Allaha u naxaristo dr Adan Yusuf abokor former director of hargaysa group hospital allow janadi fardowsa ka warabi aamin aamin
@hassanmohamedeliyebi51753 ай бұрын
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@jabriilgeesey3037 Жыл бұрын
❤ maasha Allah mahadsanid qarni joog
@BariisSamatar3 ай бұрын
Mahadsanid ugaass ❤
@Hiiltacab1 Жыл бұрын
Hibo ayaa u leedahay tabinta qisooyinka. Mowduucyada ama niche aad dooratay oo kuu gaar ah iyo qaab tabintaada oo aad u fiican ayaa xamaasad gaar ah u yeelaya KZbin kaaga Horey u soco walal Waana kaaga mahadceleenaa
@MustafeAxmadwarsame6 ай бұрын
Asv
@Saciido-vv9bs5 ай бұрын
Xaasid sanaa wuuba xiree muu daaweyo GEESI UMADA UGAFY MANTY WAAD NAGA HOSEYSAA XISAABTAASNE ALAH AYAA KAA WEYDII DOONO WXD SOO SAMEYSY WNG&XUMANBA ILAAHOW ADAN KAA MAGAN GALY CIQAABTAAS OO KALE 🙏 🙏 🙏 🙏 🙏 🙏 🙏 🙏
@AbdulkadirBookh-j3v Жыл бұрын
Waan ku salaamay sxb
@maryamaali9229 Жыл бұрын
🎉🎉
@AbdulkadirBookh-j3v Жыл бұрын
⁉️
@mahmoudmustaf8707 Жыл бұрын
Siad wa ki dumiyeey midnimadi somaliya.
@Mustafhajji Жыл бұрын
Musicga introga ah yaa qaadan qarni joogow 🥰
@adnanshoole1041 Жыл бұрын
heesta musikadas magaced akhwaan
@AA1237 Жыл бұрын
Aad baad ugu fiican tahay akhrinta Keep up the good work Music ga kadaa. Si loo wada dhagaysto
@QarniJoog102 Жыл бұрын
Wa Muuqaal Aan Wa Hore Diyariyay
@cabdigaraadismaaciilducaal1062 ай бұрын
caydiid taariikhdii sa kawaran haku waala daaroode
@CabdillahiMaxmuud10 ай бұрын
Geesigu Maalin ayuu dhintaa Walee Dr, Taani iyo Saaxiibadii ree UFO,ba,waxay ahaayeen Qaamuus Nagu qaaliya iyo geesiyo . Guulaysta inta guuli jirto geesiyadii ree Somaliland Godka ka soo saarayoow.❤
@AbdiPianoChannel Жыл бұрын
Dr. Tani waa cayaalka xaafada ee Ottawa. Jabane waa cayaalka xaafada scrarbrough ee magaalada Toronto.
@maxamuudaxmed9845 Жыл бұрын
Wararka so badi
@cheyyene Жыл бұрын
Bare, Taani aabihiis ayuuba yaqaaney. Aftahan buu ahaa.
@Onceuponatime-f7h Жыл бұрын
Cheyyyene Mohammed Siad Barre qofki u 50 sano arkay wuu yaqaanay. Kan iigu yeedha ayuu yiri. Marki u so galay oo isa salaameen ayaa Mohammed Siad Barre waydiyey War maxaa raggan kugu daray? Intaan Taani jawaabin ayuu Mohammed Siad Barre ku yiri Iga bax waa necebahay Dabeeri dhaan raacday. Ayaa laygu yiri
@cheyyene Жыл бұрын
@@Onceuponatime-f7h soo kan sheegaya inuu la sheekeystay oo waaniyey.
@Onceuponatime-f7h Жыл бұрын
@@cheyyene Walaal waa inta aan maqlay ee you could be right
@abdilaahiibraahim7788 Жыл бұрын
Alla masakin 😭😭😭😭💦😥😢
@abukarmaskax28414 ай бұрын
Dr tani waxaan ku xasusta 1978/79 anigo nursing institute mogadiscio dhiganaya,isna faculty of medicine dhiganaya same campus ayu jamacada caafimadka iyo nursing institute Dr tani wan xasusta
@amareto577210 ай бұрын
Haweeney oo bisad xirtay ayaa Ilaahay naar sababtaas u geeyay. Ka waran ninka bani-aadam iska xirtay!!
Jeel ogaden ninki ka badbaday alxamdulillah ha dhoho
@nuuraniabdirashiid7082 Жыл бұрын
Tariikhda so. Badi lipaax guleyso
@abdulkadiradedhussein-cg4vn Жыл бұрын
Rawaayad SNM yaa u sheegeysaa
@abukarmaskax28414 ай бұрын
Dr Mohamed Ali sulub xagu ku dambeyey ileyn isku koox bay ahaayen 1981 aniga Dr sulub 1985 aya igu dambaysay mar an boqasho ku tegay hargaysa club ayaan ku arkay bal Dr sulub xage ku dambeyey
@adnanshoole1041 Жыл бұрын
broda heestas ku furmeeso videoka magceeda pleas heesihi hore aad baa u jeclhy
@QarniJoog102 Жыл бұрын
EEBOOW Mahadaa Seyna Baxasan Marna Alla Weyn Ayey Iila Ekaataa Waan Ku Wareeray
@muxeddeeqcabdidaahir60262 ай бұрын
Waxaa wanaagsanayd in surka laga gooyo
@awmadowbe9382 Жыл бұрын
Maxaaa siyad bare na soo mariyey wax fiican kama maqal ninkaas..
@Mdam1232 Жыл бұрын
Naceyb qabiilbaa ku indho tirey odeyga wanaag io xmaanba waa leeyhy lkn adi daroodaphopia ku hy😂
@JamaSeed-ds5nc3 күн бұрын
Ninkani waa cajiib soo jeedintisu qiiro iyo calool xuma wayna
@mahamedibrahin65988 ай бұрын
Waxaad ka tagtay oo aad ilawday Dr sulub oo ka mid ahaa
@QarniJoog1028 ай бұрын
Wa ku jira Sulb
@Onceuponatime-f7h Жыл бұрын
Idinku magaalooyin baad madfac ku garaacdaan. Halyey Mohammed Siad Barre geesi aan dib loo arkayn ayuu ahaa. Faisal Ali Waraabe weydii isaga ayaa runta og
@abdullahimohamed4172 Жыл бұрын
Kkkkkkkkkk
@OmarOmar-ek6ft Жыл бұрын
waa wareey 20 jirow sidan uma ekayn ee meel quruxbadan oo vilooyin sharxan alaab luxury ah. cidna lama ciqaabi jirin qof walba villo buu deganaa banaanka lee loo ogolaanjirin anigaa joogay adeer
@QarniJoog102 Жыл бұрын
20 Jiroow Ilaa Hada Laguma Noolan Karo Agagaarkiisa Iyo. Halka Uu Ku Yaalo Waa Dhul Cajiib Ah Cimilo Ahan
@nasramohamed5040 Жыл бұрын
Adiga maxbuus maaheen miyaa Adeer Mase kuwii siyaad dadka u ciqaabi jirey ayaad aheed
Siday sheeko SNM ku noqotay, waxa hubaal ah in uu siyaad bare adeer kuu ahaa, dhibaatooyinkii uu geystayna aad ku raacsantahay misena dhaliilaysid cid walba oo adeerkaa dhaleecaysa
@ibrahimhassan4433 Жыл бұрын
Beenta isaaqa waa tan bur burisay soomaliya isaaq siyaad barre waa ninkii ugu wanaagsanaa isaaqa oo jaahil ah ayuu wax ka dhigay si uu hawiya ugu bahdilo siyaad barre isaaqa inta uu qabtay daarood iyo isaaq umada xaxaba waayo waxey ahaayeen kuwa lagu sheqeysan karo oo hunguri raadinaaya beenta isaaqa kulugood waxey ahaayeen gawaadyo dowlada siyaad barre naagaha iyo qamriga madaxda ka iibiya waxxaa ka mid ahaay fiysal cali waraabe gawaadka ugu weyn oo naaga iyo qamriga u keeni jiray moorgan iyo madax badan isaaqa duwladii siyaad barre gawaadyo ayey ka ahaayeen beenta kadaa isaaq wuxuu ahaay waa layaqaan
@looliye Жыл бұрын
Waxaan isku hayaa in aan ku caayo, inaan kula garnaqdo, iyo inaan iska kaa dhaafo, waayo dulmi iyo been cad ayaad umada ka gashay ee ilaahay dulmigaa hakaa muujiyo waliba waa hadàad ilma xalaal tahay
@mahmoudmustaf8707 Жыл бұрын
Darood wa kanserka somalida. Somalida u ma taliin karaan. Waanu ka bogsanay nacabkan
@nasramohamed5040 Жыл бұрын
Adiga camal cwaxaa fiicneed Iney kutoogtaan kuwii dalka qabsadey alla maxaan ugujiriwayey Adna kuu arkiwaayey Waa kuwii siyaad bare Daba dhilifka u ahaa 😢
@said1498ify Жыл бұрын
Qofku markuu nacayb nafsaaniya qabo waa noocan ninkani waxa uu ka waramayaa taariiq dhaba oo soo martay.
@mdmatches658 Жыл бұрын
Adeer Tarikhda soo baadh marka hore intanad soo badhacin Siyaad barre isaga dalka babi iyey