5 FIKRAD OO REAL ESTATE KAGA SHAQAYSAN KARTID | REAL ESTATE SIDE HUSTLES

  Рет қаралды 31,630

Zakariye Abdullahi Ali

Zakariye Abdullahi Ali

Жыл бұрын

Kusoo biir telegram group keena: 👉 t.me/zakariyeAbdullahiAli
PDF Ganacsiga Ranjiyaynta
payhip.com/b/9AO7E
► Social Media igala soco!
📸 / zakariyecaawiye
📖 / sakariyecaawiye
🐦 / zakariyecaawiye
💛 / zaki-sool
👊 Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
► www.paypal.me/Zakariye127
#realestate

Пікірлер: 79
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Fadlan Muuqaalka Like saar Halkana ka daawo Ganacsiga Ranjiyaynta Casriga ah kzbin.info/www/bejne/pmPSmql_nqp2m6c
@ahmedcabdiyuusaf4232
@ahmedcabdiyuusaf4232 Жыл бұрын
Maahalah waligay meshan rabay hada taabatay wad mahad santahay dhismaha iyo samaynta fikrado cusub o dhismo iyo naqshad cusub wa hamiga jaliya ee an keeyahay inshalh wan kula wadagi dona dadaalki 8 bilod an so waday natijadiisa inshalh natijoyin wanagsan ban helay mahad sanid
@muxsincabdulaahimaxamad8226
@muxsincabdulaahimaxamad8226 Жыл бұрын
Ilaah ha ku caafiyo
@nolosha7950
@nolosha7950 Жыл бұрын
Zakariyow Wll Ma aqriso Buuga Rich Dad and Poor Dad
@lulali8651
@lulali8651 Жыл бұрын
Asc waxan ku iri waxan raadinaayey see shirkadaha turkiga iyo dadka somaliya dhulka ku heesta iskugu xirir kartaa ,seey u dhistaan.
@iftinenour7646
@iftinenour7646 Жыл бұрын
​@@ahmedcabdiyuusaf4232 I2
@fadumohassan5715
@fadumohassan5715 Жыл бұрын
Kheer Allah ku siiyo waal. Gabar aan habaryar u ahay oo hadda ganacsi ka qalin jabisay ayaan la wadaagaayaa muuqaalkaan, shaqo ayay raadineysay wadankiina waa iska kheereensan yahay, Allah noo kaalmeeyo soomaali hadaannahay.
@Haji-Dayib
@Haji-Dayib Жыл бұрын
Waliba hadi aad awoodo malgelin ganacsi u samee mhdsanid
@fadumohassan5715
@fadumohassan5715 Жыл бұрын
@@Haji-Dayib saasaan rajeysanahay mustaqbalba dhow in shaa Allah.
@tiitafx1
@tiitafx1 8 ай бұрын
@@fadumohassan5715 ma heshay shaqo gabadhaas walaal??
@hayadadam3312
@hayadadam3312 Жыл бұрын
Maasha Allah
@masoudabass3525
@masoudabass3525 Жыл бұрын
Machallah macalin hore ou soco
@khalidahmed77165
@khalidahmed77165 Жыл бұрын
Jazakallah kheyr ustaaad Alle haku xafido
@mohandsarchitect3825
@mohandsarchitect3825 Жыл бұрын
Masha allah bro. Waa fikrado muhiim ah on wali lawada fahansanayn aadbad u mahadsan tahay. Waxan jeclan laha in video kaso diyarisid dadka dhisa guryaha oo dib usii iibiya.
@abdiyusuf2535
@abdiyusuf2535 Жыл бұрын
Maasha Allah Thanks walaal Zakariya
@hawosheik3670
@hawosheik3670 Жыл бұрын
Maashaa Allaah habo
@ahmednadiif473
@ahmednadiif473 Жыл бұрын
Mahadsanid walal Zakeriye
@cabdalemohamud917
@cabdalemohamud917 Жыл бұрын
Wll qimobadanzakariye big respect my brothera allaya cisak wll
@waxsankeen
@waxsankeen Жыл бұрын
Masha Allah
@mustafexasan2260
@mustafexasan2260 Жыл бұрын
Mansha allah wllo qali Allah haku barakeyo
@Mrsqaramii
@Mrsqaramii Жыл бұрын
tnx uh
@deeqoali7949
@deeqoali7949 Жыл бұрын
Thanks for sharing great
@maxamedcabdilahi5249
@maxamedcabdilahi5249 Жыл бұрын
Mansha allaah wll wax badan baad noofaa iiidaysay
@ayanleabdi3027
@ayanleabdi3027 Жыл бұрын
ALLAH HAKU HAFIDO WLL ❤
@habooncabdilaahi9770
@habooncabdilaahi9770 Жыл бұрын
Mansha allaah figrad faaiido leh baad naa faaiiday say
@bostejoali3717
@bostejoali3717 Жыл бұрын
Mashallah Mashallah jasaakumullah qeer
@abdiqaniabukarmohamuud3324
@abdiqaniabukarmohamuud3324 Жыл бұрын
qiimaha kunteenarka ganjeelada albaabada waa imisa lacagtiisa sxb isoo jawab
@waxsankeen
@waxsankeen Жыл бұрын
Asxaabta zakariya walaalayaal iisoobooqda chanelkayga jazaakumullh kheyr
@ladanladan8461
@ladanladan8461 Жыл бұрын
Alle haku siyaadiyo cimriga iyo cilmigaba sidaad noogu hagarbaxdana alle hakaa abaaliyo
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Aamiin walal shukran
@user-sz4wu6er9r
@user-sz4wu6er9r 8 ай бұрын
Asc wll sakariye Allaha ku barakeeyo sidaad noogu hagar baxdy Jazaa Akalaahu khayran
@fatxiahmed2422
@fatxiahmed2422 Жыл бұрын
Waa Arin wanagsan meeqa aya igu filnan marta lacag ah hadan rabo inan albabadas keeno thanks wll 🙏
@halimaHussain_
@halimaHussain_ Жыл бұрын
Masha Allah Alle Haku xafido walaal mahadsanid Macalinkeygiyoow.
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Aamiin walal Luqmaan dhamaanteenba
@waheliye44
@waheliye44 Жыл бұрын
Keep going bro from cardiff
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Mashkuur Waheliye top fan
@abdulqadirali9414
@abdulqadirali9414 Жыл бұрын
Asc brother. I'm interested in the mobile notary if you can tag me links for how to apply iyo wax yaalaha xiriira. Mahadsanid
@maxamedrasaas8434
@maxamedrasaas8434 Жыл бұрын
Asc sxb kahadal Ali baba
@numericade
@numericade Жыл бұрын
Sxb kuliyadan kasoo hadal BSc in Entrepreneurship and Innovation
@filsanahmed1569
@filsanahmed1569 Жыл бұрын
Asc wan ku salaamay wall Malmahan miyaa xanunsan tahay ku meee
@jamaljeego2753
@jamaljeego2753 Жыл бұрын
Sakeriye Istanbul ayad jogta hadda ayan filaya haddii ad weli ku sugan tahay bro in an kula kulmo ayan jecla iiso jawaab
@mohametsait3751
@mohametsait3751 Жыл бұрын
Walal waxaaso dhan haddaad barato wadankeeni ganacsata joogta waxba uma ogola dhallinyartii oo iyagaa dad ajaaniba u yeedhanaya
@Shamuueet
@Shamuueet Жыл бұрын
Walal boostkaay noosoo sameey
@khalidsillah4525
@khalidsillah4525 Жыл бұрын
Anigana kula saaray likta
@abdiazizyoutube9007
@abdiazizyoutube9007 Жыл бұрын
Saxib Camerada Aad isticmasho iyo lens maxa waye?
@yaasir5920
@yaasir5920 Жыл бұрын
Suhayb aad iyo Aad ayaad uu mahadsantay wlal
@fs6617
@fs6617 Жыл бұрын
Asxaaabey qof ganacsi isla sameyno rabaa fikrado kala qaaadano mxaaa ka qabtaaan
@naciimomire7504
@naciimomire7504 Жыл бұрын
Wll qaali Somalia notary qof sharci barta uun lo ogol yahay
@CLAAHI-fe9ly
@CLAAHI-fe9ly Жыл бұрын
Asc walalkey adigoo raaliy Turkiga ayaa rabaa in aan kaa waresto nambarkaada isoo dir mahadsanid
@abdirashidmohamed2721
@abdirashidmohamed2721 Жыл бұрын
Walaal mishiinada lagu sameeyo Brick ga iyo Block ga ama jaajuurka kuwa ugu fiican iyo qiimaha ugu macquulsan ee lagu helikaro iyo meelaha laga helikaro video manoogasoo diyaarin kartaa. Mahadsanid.
@dahirabdikhadir2912
@dahirabdikhadir2912 Жыл бұрын
Waa fikraad aad u fcn
@amalhope42
@amalhope42 Жыл бұрын
Am first
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Bravo 👏
@intelligenceprimecapital9265
@intelligenceprimecapital9265 Жыл бұрын
Asc Zakariye waxaa jiro shirkado video clips laga iibsado bilwaliba ama sanadwaliba lacag u shubeyso meel aan kala xiriirana ma aqaano fadlan hadaa iila wadaagi karto shirkadahaas wll qaali
@engapdirahman6079
@engapdirahman6079 Жыл бұрын
aniga ayaa haya shirkadaas wllo
@shaakiradan9777
@shaakiradan9777 Жыл бұрын
Asc walal wan kusalamy Salan kadib wall waxan kaa codsanayaa inaad igu oo xoogaha macluumad ah iga sisoo qabka loo barbaariyo digaaga iyo waxyalaha la iga bahanyhy Numberkaga igu caawi adoo mahad san
@rayanisse4614
@rayanisse4614 Жыл бұрын
Wll zakariye book green house ubahana meel kla so xiirarana malahan
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Walal hada Email iigu soo dir isla fariintan iyo magacaaga Consultzakariye@gmail.com
@zuhaybrealgoat6689
@zuhaybrealgoat6689 Жыл бұрын
Ina adeer sakariyow qodhaa iyo xeredaa Waxaad MUUQAAL noogasoo samaysaa Programka (UPP-Work) Qaabka loo samaysto, sida lacagta loola baxo iwm. Ina adeer kasoo Hadal plss waxaan ahay qof xirfad leh lkn Meel uu kaga shaqaysto waayey 🙏
@sahraxusen4554
@sahraxusen4554 Жыл бұрын
Asc wall sakariyoow ka soo hadal dumarka guriga jooga ee caruurta ku xaniban fursado ifuran waad mahadsanthy
@suadahmed2787
@suadahmed2787 Жыл бұрын
Same here figrad so raadi abayo insha Allah 😂
@juwajoy4163
@juwajoy4163 Жыл бұрын
Sax aniga xata wan radinaya
@ayuubchanel9016
@ayuubchanel9016 Жыл бұрын
Sakariyoow anaa ka shaqeeya notary waana wax aad usahlan waxay ubahanthy kaliya inaa experience thy oo aan lagu qaldi karin waxa jira warqada facke ah marka mobile notary waa cajiib
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Mahadsanid Ayuub falcelinta togan waa xaqiiq adeeg hufan ayay qabtaan Nootaayalaydu. Hada tan banaanka xafiiskana waa inay ku daraan :)
@mustafemk829
@mustafemk829 Жыл бұрын
warqad nootayo u baahna ee Halked jogta
@mohaziofficialll357
@mohaziofficialll357 Жыл бұрын
Manta wax badan kama ogi 😢
@alkheirimedia3934
@alkheirimedia3934 Жыл бұрын
M.a wall zaki aad ayaad umahasan tahay Runti dhiirigaliye umaded ayaad tahay qof jacel ineey dhalinta heergaraan ayaad tahay
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Mahadsanid walal soo dhowow
@realboy1947
@realboy1947 Жыл бұрын
Asc wlayal kwrma hadii aan ku midowno Ganacsiyaal sida real state iyo wixii lamid Weliba qaab online iyo offline ah Qofkii horimar dhaqaale rabo Oo dacad ka tahy ha ilaa soo xariro
@batuunabdihamid6662
@batuunabdihamid6662 Жыл бұрын
Lambarkaga iso qor si aan kula so xiiriro
@realboy1947
@realboy1947 Жыл бұрын
Waa kaas
@anwardiaz539
@anwardiaz539 Жыл бұрын
Awy number kama heyno wll
@janogashoamatalaah7764
@janogashoamatalaah7764 Жыл бұрын
Xgee lagala sooxiriiira wllo sooqor numberkaagah
@dahirabdikhadir2912
@dahirabdikhadir2912 Жыл бұрын
Wll ilaso hadal plz
@baromacdangoldandgemstons4044
@baromacdangoldandgemstons4044 Жыл бұрын
Baro Macdanta Dhulkaaga Hooyo.....sidee macdan loo helaa ( how to get gold and gemstones) from Somaliland kzbin.info/www/bejne/Zma7lYl5fbl2fqc
@waano12-20
@waano12-20 Жыл бұрын
Aniga iyo illaahay ayay arintaan noo ahayd gaar illaahayna waxaan rabay waan kaga helay Alxmdllh 🤗👉kzbin.info/www/bejne/nGG3aZKdeteJgaM
@maxamedrasaas8434
@maxamedrasaas8434 Жыл бұрын
Asc sxb kahadal Ali baba
@numericade
@numericade Жыл бұрын
Sxb kuliyadan kasoo hadal BSc in Entrepreneurship and Innovation
@numericade
@numericade Жыл бұрын
Sxb kuliyadan kasoo hadal BSc in Entrepreneurship and Innovation
Cajiib Dad inkirey asalkoodii
5:00
DADWEYNAHA ,
Рет қаралды 276 М.
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 19 МЛН
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 15 МЛН
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 86 МЛН
GANACSI QIIMO JABAN LAGU BILAABI KARO TUSAALE DAAWO
9:28
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 21 М.
5 GANACSI OO 2 KUN DOOLAR LAGU BILAABI KARO
14:27
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 84 М.
TUSAALAHA NIN DHALINYARO AH OO 1 MILLION DOLLAR DROPSHIPPING KA SAMEEYA
10:19
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 36 М.
HALKAN AYAY LACAGTU KUJIRTAA!  Best Somali Investment
9:14
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 91 М.
5 GANACSI OO XIISO BADAN 2019 LA HIRGELIN KARO
14:41
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 49 М.
Kaftanka Siyaasada 509 oo aad u xiisa badan
45:57
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 50 М.
5 GANACSI OO FAA'IDO BADAN LAGA HELO
12:59
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 94 М.
3 GANACSI AAN LAGA MAARMIN - 3 SECTOR TO INVEST
9:24
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 21 М.
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 19 МЛН