xaliimo milaano

  Рет қаралды 202,425

Jabuuti TV

Jabuuti TV

Күн бұрын

Пікірлер: 131
@shukrishuulaanka8595
@shukrishuulaanka8595 Ай бұрын
ALLAAH HA U NAXARIISTO WALASHEEN XALIMA MILANO IYO ODAYGEEDABA JANATUL FIDOWSA ALLAAH HA GEEYO AAMIIN
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 9 ай бұрын
Ilaahey ha u naxariisto xaliimo muuse milano Ilaahey ha geeyo janatul fardowsa waa gabar somaaliyeed oo daacad ah ilaahey ha u naxariisto xaliimo muuse milaano waa gabar somali ah oo daacad ah ilaahey ha u naxariisto xaliimo muuse milaano
@salahahmed2553
@salahahmed2553 3 жыл бұрын
Alle Ha unaxaristo Xaliimo Muuse Milaano Waa Gaaljecel Reer Jowhar Ah
@abdihrasak
@abdihrasak 4 жыл бұрын
Still waan dhageysanayaa 03.01.2020 alle hawnaxaristo xalimo
@abdulaahiabduqaadir272
@abdulaahiabduqaadir272 11 ай бұрын
Hees iyo bar weeye alle ha u naxariisto Fanaanad xaliima muuse milaano shil gaari bay ku geeriyootay oo ka dhacay doolow iyado jigjiga ka timid
@ahmedabdi5857
@ahmedabdi5857 3 ай бұрын
Sannadkee wll?
@adenshire1349
@adenshire1349 Жыл бұрын
ALLAH hasiiyo raxmaddiisa ballaaran iyo shafeecadi rasuulkeenna MUXAMMED SCW SCW SCW SCW SCW
@rabiicmohamed1211
@rabiicmohamed1211 6 жыл бұрын
Aallaha unaxariisto xaliimo miilaano ayada iyo umada nabi maxamed scw
@mateko72
@mateko72 11 жыл бұрын
allaha u naxaristo waxay ahayd hobalad si wacan u dadihisay miraha manta oo u leyahay fankena iyo sugantena,waxayna waqtigedi famous time la so qadatay abwano taarikh badan sida ahmed saleban bide,mohamed nur shareco,abdirasaq aaqiro, sahro ileye,axmed nur jangow iyo gacaliyaheda bashir ibrahim mar kale illahay ha u naxaristo dhamantod
@adenshire1349
@adenshire1349 Жыл бұрын
ALLAH HASIIYO NAXARIISTISA BALARAN IYO SHAFECADA RASUULKENNA MUXAMMED SCW
@gooarts1308
@gooarts1308 6 жыл бұрын
Waa fanaanad reer Jowhar aheyd ilaahey ha u naxariistee , aamiin
@Muna_Dalac
@Muna_Dalac Жыл бұрын
Haa waa ayeydey gaaljecel samow weye xaliima muse milaano😢❤
@marwanlyrics8540
@marwanlyrics8540 4 жыл бұрын
Hestan cawa 10 mar ka bdn wan dhagestay Marka 1ad fananada allah ha unaxaristo ana alah ha idanbi dhafo wadankana nabad alah hanoga dhigo insha allh waxan ku cel ceshanay cawa Naftan kugu sasabi jiray siden irahda intas aya itabatay si walbaba ha ahate waxan faladan kaso qoray magalo madaxda somaliyed ee moqdisho sanadku wa 2020 bishu wa February 24 sacaduna wa 00:30 ama lix sac iyo bar habenimo dagmada wadajir xfda aargo.
@FaataxFaaraxShire
@FaataxFaaraxShire 6 ай бұрын
Bal kawaran 4 sano kadib xaaladaada aha
@xamzeali5369
@xamzeali5369 4 жыл бұрын
Ilaahay haunaxaristo fanaanada weyn xaliimo milaano iyo sayigeda bashir ibrahim o shil baabur ku dhintay saan xogta ku haayo
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 2 жыл бұрын
Hees wa taariikh iyada qabsata xalimo Bashir asago alway alaaaah u naxariisto
@deeqa445
@deeqa445 2 жыл бұрын
Ala heestan xasuus gooniyah bay igu leh dahay runtii 😭😭😭 Ilaahay ha ku naxariisto jana fardusow ha ka waraabiyo amiin yarabi 🤲🏼🤲🏼😢😢
@angrynevertrustagain7906
@angrynevertrustagain7906 7 жыл бұрын
Allah yaa a raxmoo cadiii maahaa codkeeda. iyo heestu toona ma Kala dhacaan! adigaa Samree nafta sidan idhaahdaa top
@mohamedjamaahmed1501
@mohamedjamaahmed1501 5 жыл бұрын
waa heestii ugu horaysay ee loodhiibo waxan filayaa hobaladii ciidanka xooga ee horseed inay ahayd lkn mahubo
@idrissbuni1181
@idrissbuni1181 7 жыл бұрын
R.I.P MY BEAUTIFUL SISTER. WHAT A PRETTY VOICE
@ibrahimhassan4433
@ibrahimhassan4433 Жыл бұрын
Legends xaliimo muuse milaano❤
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Жыл бұрын
Codka muysiga wuxuuba waa top
@mohamedjamaahmed1501
@mohamedjamaahmed1501 5 жыл бұрын
xaliima muuse ilaahay. how naxariisto gaari ayaa ladhacay waa dhimataya Heestan waxa sameyey abwaan shube
@ßí777-e1c
@ßí777-e1c 4 жыл бұрын
Abwan shube garowe Ku noolyahay Hada halkuu udhashayna weye kooxdana isagaaa u ahaa abwan iyo madaxba karaadi youtube isagoo Ka sheekayn
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 4 жыл бұрын
War ma buulo qodax baad joogtaa sxp.kkkk
@miss7ora
@miss7ora 7 жыл бұрын
Hooyadey a maanta ano Telefon kula hadlaaya hees ay milano qaadey ii heestay.markas raadiyey ya waaye milano ❤️ lknse heesta Waan ka la'sanahey youtube ka 😭😭😭😭
@bashiirnur
@bashiirnur 3 жыл бұрын
heesta wax ma ka xasuusata
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 жыл бұрын
Walal hesta magaceed mano sheegi kartaa ama hooyo weydii wll
@sheikhulbalad6236
@sheikhulbalad6236 4 жыл бұрын
Heestan waxan dawan jirey anoo caruur ah 2001 magaca fanada man aqoon lkn wan jeclaa
@odaydaad7539
@odaydaad7539 6 жыл бұрын
Fanaanad qaali ah baý ahayd .Qaabka iyo codka masha allah.ilaah haraxmo
@waalidadeec2752
@waalidadeec2752 Жыл бұрын
Sow adigi maaha Sanadiyo indheer Kaan u silicsanaa Saakana indhuhu Sii jaleecayaan Saw adigi maa😥 Waa dareen taabad intaasi😪 Alle qabriga ha u nuuriyo maamo xalimo🤲
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 5 ай бұрын
ILAAHEY HA U NAXARIISTO XALIIMO MUUSE
@abdilkadirmaalin89
@abdilkadirmaalin89 3 жыл бұрын
Heestan waxay igu leeedahay xasuus gaar 1990 magaalgada muqdisho gabar aan saaxiib ahayn ayaa aad iigu qaadi jirtay Sow adigii ma ahaa Gabadhaas waxaa la oran KIIN oo waxaan ku kala irdhownay dagaaaladii xamar
@regalsnow9707
@regalsnow9707 6 жыл бұрын
Naftan kugu sasabi jiray sideen idhahdaa? ALLAH ya raxmoo
@sahnibrahim4637
@sahnibrahim4637 4 жыл бұрын
Cod saafi ah iyo qurux bay haysay ilaahow ku naxariiso
@odayqaraami2165
@odayqaraami2165 Жыл бұрын
Laxanka waa jaangoow erayada waa abwaan shareeco
@iftinemead1046
@iftinemead1046 Жыл бұрын
Allah ha naxaristo
@colonelGeelle
@colonelGeelle 14 жыл бұрын
Allaah yaa raxma Faadumo Muuse Milaano
@geeska
@geeska 14 жыл бұрын
National treasure qof lagu faani karo iga dheh AUN!!!
@asalsomalilanderhargaysaaw6850
@asalsomalilanderhargaysaaw6850 4 жыл бұрын
Ala ha u naxariisto xaliimo muuse
@tuuneeylove6754
@tuuneeylove6754 8 жыл бұрын
murusadi kula Xabibo Waa naga galjecela samo Aha Alhaa u naxariisato
@ibrahimnooraden7676
@ibrahimnooraden7676 4 жыл бұрын
Waliba Barsane ah oo reer jowhar ah.
@Ayanle86
@Ayanle86 16 жыл бұрын
Togdheer, fanaaniintaas wax war ah kama hayo. Digfer kolley waad la socotaa wuu galbaday, sidoo kale Jaangoow, kooxdu wey badnaayeen, Sahro Ugaas iyana wey joogtaa, Bashir Xamar baan ku maqlay sanado ka hor,inta kale meel ay jaan cirib dhigeen ma ogi, waaba ii warkaaga iney Asli dhimatay! Waa masraxa aduunto oo leys weydaaranayo!
@abdulaahimuse2920
@abdulaahimuse2920 5 жыл бұрын
Nafyaan ku saasabi jirya sideee idhdaaa xalimo eb ha naxriisto
@sanweyne100
@sanweyne100 13 жыл бұрын
Waa fanaanaddii kooxdii horseed ee ciidamada qalabka sida,wexeyna aheyd marwadii al fanaan bashiir ibraahim..aun labadaba wey dhinteen.
@axmedcabdillahi3158
@axmedcabdillahi3158 5 жыл бұрын
Milano fan aanas qaali ah ayey ahayd
@feisalhussein6456
@feisalhussein6456 4 жыл бұрын
Illaahay ha u naxariisto wuxuu gaari kula rogmaday magaalada aan kudhashay kuna soo barbaaray ee luuq ganaane gobolka gedo ayadoo muqdisho katimid una socotay dolow itoobiyo
@MohamedIbrahim-iz3mr
@MohamedIbrahim-iz3mr 4 жыл бұрын
Sanadkee ayey geeriyotay wll?
@feisalhussein6456
@feisalhussein6456 4 жыл бұрын
@@MohamedIbrahim-iz3mr niyow dhawr iyo sagaashanki inay ahayd baan jeclahay 1995 ilaa 1996 baan filayaa inay ahayd
@MohamedIbrahim-iz3mr
@MohamedIbrahim-iz3mr 4 жыл бұрын
@@feisalhussein6456 Ha ok. Mahadsanid.
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
@@MohamedIbrahim-iz3mr may dhiman milaano sagaashamaadki waxey dhimatay 2002di shirkii Carta
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
@@MohamedIbrahim-iz3mr ayuu gaadhigu ladhacy sida runtaa
@Ayanle86
@Ayanle86 16 жыл бұрын
Nabadraadshe iyo asxaabta kale; Xaliimo Muse Milano AUN waxey ka tirsaneyd kooxdii ciidamada ee HORSEED. Waxey aheyd xaaska Heesaaga kale Bashiir Ibraahim.
@shiineipra1925
@shiineipra1925 4 жыл бұрын
Waah waaah
@somaliland4ever484
@somaliland4ever484 3 жыл бұрын
❤️❤️Xaliimo milano AHN❤️❤️
@kaderabdiadam9443
@kaderabdiadam9443 Жыл бұрын
Ilahay ha Naxariisto xaliimo muuse milaano heestani qalbigayga ayaay taabatay gabadh I jecel ayaa isoo dirtay maxan sameeya anigu xaas Baan leeyahay aan jecelahay 2 caruur ah ii haysaa hadana inantu way iga samri laadahay
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 жыл бұрын
Waa sanadkee qokii xasuusto ha ii sheego
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
Abdirahman Haydar waa 1995kii jabuuti wll anaaba showgaa joogey ale ha naxariistee xaliimo muuse milaano waxee shilbaabur ku dhimatay 2002dii shirkii Carta iyadoo katimi
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
@@mohamedyare1917 haa mahad sanid
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
@@abdirahmanhaydar9481 adaa mudan sxb
@karzaiahmed8661
@karzaiahmed8661 11 жыл бұрын
daariq tiyaatar laga heeso maa karti u maleeysaa looxyahow gaaljecel sh.xasan barsane ayaa ka dhashay xaliimana waa gaaljecel ee ogow intaas caag baa tahaye
@musehussein7833
@musehussein7833 7 жыл бұрын
karzai ahmed asc sxb xaliima ma ahan gaal jecel ee waa naag shiiqaal loo bage ah waana reer joowhar ee sidaasi u ogaada mhdsnd
@flame_27
@flame_27 5 жыл бұрын
Moha Amip Sayidku halyay Wadani ah buu ahaa allaha u naxariistee laakiin macangag ah oo ninkii uu dilo, caruurtiisana wuu dili jiray. Awoowgay aabihiis buu dilay. Dhamaan wiilashii awoowgay walaalihiis ahaa wuu dilay. Awoowgay uur ku hadh buu ahaa oo si dirqi ah buu iga badbaaday.
@adenshire1349
@adenshire1349 Жыл бұрын
Waa sax. Mujaahid sh xasan barsame, Allah janatu fardowsa haugu deeqo, Sidii ay xorriyadda iyo diinta islamka ay naftodi qaaliga aheyd ay ugu hureen in ummadda somaliyed ay xornimo UGU noolaadaan.
@zacahmet844
@zacahmet844 5 жыл бұрын
kama daalo heeysten kabanka codka iyo laxanka ayaa idililay , milano boqaradii fanka
@guledahmed6284
@guledahmed6284 7 жыл бұрын
sxbayaal waxaan rabaa hees ay xaliimo xoosh qaado oo layidhaahdo anoo dhiigu joogsaday dhibtaan maray gudoodiga dhudhumadu ijeexmeen asan garan dhibaatada amin dhexe ma soo kicin hadal iyo dhamaantii iga baaji dhaawaca
@cabdiciisecajuun2317
@cabdiciisecajuun2317 5 жыл бұрын
Anaaba raadinayaa sxb heestaas Xallay saw dhinbilo huura Iyo dhamaac ololiyoo Anigooo dhex jiifoo DhibaataysN man kicin Dheelaloo hurdada baas Intaan dayey labada dhinac Kama waayin dheego Dharkiyo gogoshii kama tagin Ano dhiig kujoogsaday dhibatan Maray gudoodiga Dhudhumadu ijeexmeen Asaan garan dhibaatada Intaasaan ka xusuustaa
@falagameera5577
@falagameera5577 4 жыл бұрын
Sxb Heestan waxa laha Abwan cabdiqadir cabdi shube waxana qadi jiray Sureer axmed iyo Bashir ibrahim Anoo dhiig ku jogsaday Dhirtan maray gudoodiga Dhudhumadu i jeexmeen Asan garan dhibatada Amin dhexe maso dhacay Hadal iyo dhamantii Iga baaji dhaawaca Naftu yanay kuu dhiman
@rabiicmohamed1211
@rabiicmohamed1211 6 жыл бұрын
Allaah yaraxmaarixiim
@ibrahimhassan4433
@ibrahimhassan4433 Жыл бұрын
Allaha kuu naxariisto evils family allaha kaa koriyo
@geeljireofficial9173
@geeljireofficial9173 4 жыл бұрын
Alla yaa raxma walaasheen
@maalinmaali8833
@maalinmaali8833 6 жыл бұрын
Ileen sidi Cali wiikay ileen waa qarni isaga tumin heesta
@maalinmaali8833
@maalinmaali8833 5 жыл бұрын
Sanadkee ayey dhimatay xaliimo milaano
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
maalin maali 2003dii ayuu shilgaadhi ku dhimatay iyadoo katimud shirkii Carta ee 2002dii
@drrashiid5533
@drrashiid5533 Жыл бұрын
Waxa aan laheen xiriir muddo ku siman 5 sano. Sanadkii aan islahaa, ka gun-gaadha oo guusha hantiya , guurna u heensaysta. Ayaa calaf ka adeegay, oo qoftaydii ninkale la dadab galey. Ilaahay ha isku barakeeyo *Naftaan kugu sasabi jiree *Sidee iraahdaa
@JabuutiTV
@JabuutiTV 16 жыл бұрын
you're welcome what was her name (allah ha u naxaariste) ?
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 4 жыл бұрын
@Abdi Sh Gaab boowe odeygeedo wuxuu ahaa bashiir ibraahim. Abwaan bashiir indhabuur maahan. Iska hubi yeynaan kaa hoos bixin.. Thanks. Fror Bosaso.puntland
@ahmedosman5558
@ahmedosman5558 6 жыл бұрын
Waa gaajacel abtisame waxa qabo waa baadicade ilaah ha u naxartisee
@xoxo-yg6gb
@xoxo-yg6gb 2 жыл бұрын
Waa Xawaadle xaliimo
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
@@xoxo-yg6gb maahe beenta jooji reer jawhar bay aheede waxeena aheed shiikhaal ale ha naxariistee xaliimo
@sarahussein5872
@sarahussein5872 8 жыл бұрын
kuwan dislike ga saray heesta maxaa ka qaldan? kolay wa dadka bila dareenka aha
@ceydiidxasan9108
@ceydiidxasan9108 6 жыл бұрын
Sara Hussein Ma fahmayan so mahn Blse macnha iyo darenka ay ka turjumeso hdey fahmi lahyeen sidad mysn smeyen wallo qaali
@abdijibarabdilahi4781
@abdijibarabdilahi4781 5 жыл бұрын
Waa miggaAn waaye wxi dislike ziya
@yaallah2558
@yaallah2558 3 жыл бұрын
Dameeri maxay sinjibiil kagaran ayaa horay loodhahay, haday garanayaan macnaha heesta dareenkay leedahay dislike mayna saareen
@JabuutiTV
@JabuutiTV 16 жыл бұрын
thanks for the info
@rossrays695
@rossrays695 7 жыл бұрын
allah ha uu naxariisto
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Жыл бұрын
Kooxdii ciidamada Horseedbay ku jirtay
@davidking3271
@davidking3271 6 жыл бұрын
Xalimo Milaano iyo bashiir Ibrahiim Waxaay Kasoo Jeedeen Gobolka Hiiraan
@osmancaato6563
@osmancaato6563 8 жыл бұрын
wa aad uu wanagsan missik iyo laxan wacana la raciyey
@aboubakeryacin4080
@aboubakeryacin4080 2 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedosman836
@mohamedosman836 12 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waa dadkii hore wallaaaahi waa xasuus.com
@xasan.jaamac
@xasan.jaamac 5 жыл бұрын
Heestan ayaa halabuuray tolow ? Mahasanid bulshoy.
@Oldisgold48
@Oldisgold48 5 жыл бұрын
Abwaan cabdulqaadir cabdi shube
@faysalhassanmahamud4551
@faysalhassanmahamud4551 5 жыл бұрын
abwaan cabdiqadir cabdi shube
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 4 жыл бұрын
Abwaan shibaha garoowe jooga ee kooxda waaberi puntland xukuma . Iminkana ah nabad iyo nolol.
@nabadraadshe
@nabadraadshe 16 жыл бұрын
Mahadsanid walaal Hassanahmedw. Waxaan u maleyn in Xaliimo Milaano ka tirsanaan jirtay kooxdii Horseed ee ciidamada qalabka sida. Allaha u naxariisto. Aamiin
@mobayle8508
@mobayle8508 5 жыл бұрын
Nabadraashe aan kula kaftamee 10 sano ka hor baad falanqeeyo xogogaal u ah fanka ahayde, hadda malahayga waxaad tahay Khabiir.
@abdulfatahgaboobe5898
@abdulfatahgaboobe5898 5 жыл бұрын
xalimo muuse milano waxay fanka ku soo biirtay 1978/79 iyada iyo sahra ileeye, wxay kawada tirsanayeen Kooxda Horseed ee CXS, waxaa ugu caansanaa, jaangoo, digfeer, Siraad ugaas, xasan uurcadde, xalima muse milano, Asli abwaanada kooxda, sida Abwaan Shube, Bishiir Salad, M nur Shareeco, iwm
@falagameera5577
@falagameera5577 4 жыл бұрын
Nabdradshe sxb ma nooshahay 11sano kadib
@nabadraadshe
@nabadraadshe 4 жыл бұрын
@@falagameera5577 Haa, weli lugaheygu wey ka sareeyaan dhulka.
@falagameera5577
@falagameera5577 4 жыл бұрын
@@nabadraadshe masha allh ilahay cimriga iyo cafinadka haku barakeyo sxb
@ashadiriehassan8364
@ashadiriehassan8364 12 жыл бұрын
Xaliimi Muuse Milaano allaha u naxariisto waxay ku dhalatay Jowhar oo ay ku kortay heesahana ka bilowday jowhar waxaana guursaday Bashiir cali xuseen waxay ahayd qabiilka Murusade aabaheed wuxuu ahaa Dhaqtar xanaanada xoolaha ee jowhar waxaa la dhihi jiray Muuse Muran.
@abdiladifladka
@abdiladifladka 6 жыл бұрын
Asha Dirie Hassan Haliimo muuse milaano waxa ay u dhalatay Baadi cadde AUN
@akramhaji6235
@akramhaji6235 4 жыл бұрын
Anee aayadeey tahy waxeyna eheet asharaaf
@ibrahimnooraden7676
@ibrahimnooraden7676 4 жыл бұрын
@@abdiladifladka waa Gaaljecel oo Barsano ah Millano waa aabaheed naaneeys loo bixiyey oo taliyaaniga la shaqeyn jirey.
@salahahmed2553
@salahahmed2553 3 жыл бұрын
Nacas Waa Gaaljecel Xaliimo Muuse Milaano Jooji Beenta Nahaabyahow
@princejuba
@princejuba 11 жыл бұрын
yaa kugu soo sheekeyay waa darood, nagtani waa gabar hawiye ah
@maajidshariif4859
@maajidshariif4859 6 жыл бұрын
soomaliya waxan dhihi lahaa wa dadka aduunka ugo qablayada bdn shitt
@abdulaahimuse2920
@abdulaahimuse2920 5 жыл бұрын
Xalimo waa qaaali
@abdulaahimuse2920
@abdulaahimuse2920 5 жыл бұрын
Waa hees qimo badan xalimo alaahe ha naxriisto
@amiiramaxamuud7171
@amiiramaxamuud7171 6 жыл бұрын
Naftaan kugu sasabi jiray sideen idhaahdaa
@saedyusuf5765
@saedyusuf5765 5 жыл бұрын
HEESKAN JACAYL MAHAN DA'YARTU SAA HAUFAHANTO WAA SIYAASAD IYO SUN IYO WAABAY ERAYADU
@Queeen01
@Queeen01 12 жыл бұрын
she is originally from BURCO.listen to the lyrics and u can identify what her real family name is.i.e when she is siging with bashiir ibrahim
@blvr10
@blvr10 6 жыл бұрын
Hibo Ahmed eedadeey waligeed burco salaam kuma marin from hirshabeele
@edabsan7449
@edabsan7449 5 жыл бұрын
Lol
@toghdeer01
@toghdeer01 16 жыл бұрын
ayaanle walaal aad baad ugu mahadsantaha information aan in badan aan doonayey qof og ayaad u eg tahay,walaal fanaaniita horseed aad ayaan u jeclaa shacabk soomaaliyeedan intooda badan my yaqaanaan in horseed ay soo saartay fanaaniin badan oo ay ka mid yihiin,bashiir ibrahim,madiino salaas,sureer axmed(istiqlaal),xaliimo xoosh,aamina ilkacas, asli maxamed(ilaahay ha naxriistee) dadkaa aan soo sheegay asli mooyaane halkay intii kale ku dambeeyeen?waxaan waa wecelintaada.
@abdulaahimuse2920
@abdulaahimuse2920 5 жыл бұрын
Alal
@JabuutiTV
@JabuutiTV 16 жыл бұрын
mahadsanid
@mohamud3529
@mohamud3529 5 жыл бұрын
kkkk
@cBQz5o6Im
@cBQz5o6Im 12 жыл бұрын
kkkkkkk,,, kan leh she is originally from Burco yaa wax u sheega she is from Gaaljecel samoow .
@csmedimn3631
@csmedimn3631 2 жыл бұрын
Jjjjujjjjuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuu
Xalima Muse Milaano Iyo Bashir  Ibrahim Heestii Anba Guurka Waan Rabay.
13:54
Maanabooliyo Studio
Рет қаралды 29 М.
xaawo hiiraan by hooba BY Axmed Dhago
10:11
aacigaal
Рет қаралды 429 М.
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,8 МЛН
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 83 МЛН
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 123 МЛН
hees soamaali ah qadiijo qalanjo
4:22
Ali Jala
Рет қаралды 272 М.
Fadumo Ahmed - Tufaaxii aan tirsaday
9:02
Jabuuti TV
Рет қаралды 587 М.
Maxamud Kadheeri & Xalimo Milano Ahun l
16:21
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 2,1 М.
DEEQA AHMED HEESTII  SOO ADIGA MAAHA  FARSAMADII SAMATAR SAID SALAH
4:41
samatar said salah
Рет қаралды 567 М.
Xaliimo muse & Bashiir ibrahiim
6:57
Jabuuti TV
Рет қаралды 118 М.
HEESTII | RUCUBTA NAASAHA  | BASHIIR IBRAAHIM & XALIIMO MILAANO
6:58
HOYGA XASUUSTA🎸
Рет қаралды 4,8 М.
Maxamud Kadheeri Iyo Xalimo Milano 🔥Iyo Heesta "ILA SABAALI CAASHAQA"
16:17
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 191 М.
Xaliimo Milano Heestii Sow Adigii Maaha kaban version
9:01
KAMAN IYO KABOW
Рет қаралды 12 М.
fadun & faduma
9:35
Jabuuti TV
Рет қаралды 243 М.