Bashiir Ibrahim iyo Xaaskiisi Xaliimo Muuse Milano Allaha u wada naxariisto.
@Beeso24715 жыл бұрын
Madaxey Nin yahow Taariikh ma xusuusta lakin waxay ahyd ayaan u malaynaa 1998 bashiir ayaan wagaas Xamar isku aragnay iiga sheekeeyay Alla Ya raxma Milano Fanaanad weyn ayay Eheed kooxdii horseed iyada iyo Bashiir and Jaango (Ahmednuur Ali Jaango Mulaxamiistaha qaranka from Buulo Burte) viva Buulaay
@bagalxaranbaa11875 жыл бұрын
Qatalaa layiraa, qosol la igama helee qasanadu weey ii dhantahay, Toloow intaa eey tiri gabdhaha maanta malaga helayaa R.I.P Both of you
Bashiir Ibraahim Cabdi waa nool yahay wuxuuna degan yahay Waberi Mogadishu, Halima Allah Unaxariisto fanaanad culus ayey ahayd!!
@mohamedyare19172 жыл бұрын
Ismail Mohamed Abdi wuu dhintee ale ha naxariistee beenta iskadaa sxb
@Aamina65447 жыл бұрын
bashiir iyo milaano alle haw naxariisto labada aadban raali uga ahaa lkn aduunka cidna lagu daynayn
@angrynevertrustagain79068 жыл бұрын
Allah ha unaxariisto cod uu gaar ayay lahayd sida kinsi
@ubaxfatima12 жыл бұрын
heestaan waa heesa hore oo waliigeeda la maqliin aawaay kuwa kobiiga waa in aad koobi saameeysaan waa hees waa qosol
@Queeen0113 жыл бұрын
xaliimo is the daughter of xirsi khatala.her mother is from baydhaba.she was born in 1968 in baydhaba.listen to the lyrics and will understand.
@MudaneSooyaal8 жыл бұрын
Hibo Ahmed Xalimo was the daughter of Muse Milano a well known businessman and Bashir.was her husband.
@blvr106 жыл бұрын
Hibo Ahmed eedadeey fake history kadaay walaal kabixi meesha haqaldin umada
@ibrahimnooraden76766 жыл бұрын
Hibo Halimo is from jowhar not from Baidoa. Her father was well known man.
@Beeso24716 жыл бұрын
Xaliimo musse milano iyo Bashiir Ibrahim abdi, oo ahaa ninkeeda ay isku dhaleen caruurta Markii ay ka soo laabteen bandhig faneedkan lagu qabtay Djibouti ayaa gaari la rogmaday halkaas oo ay ku dhimatay Allaha u naxariistee Milano bashiirna uu dhawac ka soo gaaray )AUN)
@Maxadeey16 жыл бұрын
Allahaa u naxariisto goormee aheed?
@ßí777-e1c4 жыл бұрын
Jabouti weye xiliga melaha 1997 ilaa 1999
@AhmedAhmed-kg1xn12 жыл бұрын
ismalash bashiir wuu dhintay alaaheey ha u naxriisto
@nimogas79298 жыл бұрын
yasir omar
@noorjimale51017 жыл бұрын
o bashiir ibrahim miyii dhintay?ethiopia ayaan mar dhaow ku ogaaye