Anigaa ugu horeeya my name sagal jeclaaye heestan waxaa ii qaadi jiray ninkii ugu horeeyay ee aan la sheekaysto oo aan aad u jeclaa ahaana qofkii aan sida dhabta ah u jeclaa wlhii heedtani xasuus Garaa ayay ii leedahay aabahayna igu qabtay anoo dhagaysanayaa naxdin illayn ma dhamatid
@hazzan5 жыл бұрын
Hees hore loo qaaday miyaa heesku inay cusubtay ayaan filayay
@salebancabdisigad5785 жыл бұрын
Haa hore ayuu u qaaday isla isaga ayuunbana qaday markaasi waxay ahayd 2011
@saxarcawil76095 жыл бұрын
Waa hees aad u macaan xanfar yare guulayso
@osmanmohamoud1434 жыл бұрын
Heestan Abdi Ahmed Adan Kaar (Cabdi Food) ayaa lahaa oo waxa la qaaday 1970’s
@barrelyrics38114 жыл бұрын
@@osmanmohamoud143 isagaa hore u qaday un xanfar yare