Xaqiiqooyinka Dadka Tigrayga | Tigryan Waa Dad Noocee Ah | Qowmiyadaha Itoobiya

  Рет қаралды 84,507

Qaamuus

Qaamuus

Күн бұрын

Пікірлер: 68
@abshirhassan3848
@abshirhassan3848 3 жыл бұрын
Beertii ay abuurteen miraheeda ayay hada guranayaan ilaahayow isku jabi gaalo madowga oo ka dhig tusbax goay aamin! Tigrayga iyo amxaaro !!
@Just2facts2
@Just2facts2 3 жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما ابدا إلى اليوم الدين امين يارب العالمين
@deeqenv4431
@deeqenv4431 Жыл бұрын
Iam somali . love tigrinya becouse i live some home 4 years now am realtionship beatiful girl from tigrinya they are good people .
@abdullahiabshir9607
@abdullahiabshir9607 3 жыл бұрын
Itoobiya muslimiintu waa 65% Somaliduna waxay ka yihiin 8% bulshada dalkaas hadaysan ka badnayn Mahadsanid
@yasmingolden4675
@yasmingolden4675 3 жыл бұрын
Thanks 🙏 wllo sidad inoogu tariiqeysey, Tigray waa dad qableh oo go’aan adag leh oo qadiyad leh waaba intaan ku taagero walow aan Muslim iyo galo kala nahey koley amxaaro ayey dhaman
@QAAMUUS
@QAAMUUS 3 жыл бұрын
Mahadsanid walaal #Yasmin
@fahad_cigaal
@fahad_cigaal 3 жыл бұрын
Habashi waa habashi uun waana isma dhaanto iyo dhasheed
@mubaaraksaney4812
@mubaaraksaney4812 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll. Allaah haku waafajiyo hamigaaga.
@QAAMUUS
@QAAMUUS 3 жыл бұрын
Mahadsanid walaal Mubaarak
@MahadabuukarMacow
@MahadabuukarMacow 4 ай бұрын
Alaa jabiyay
@elmikamil9487
@elmikamil9487 3 жыл бұрын
Allow cadowga tiiraanyo geli oo toobadaba dhaafi, tusbax go ay ilaahow ka yeel taajir baa tahaye, allow 🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽 amxaar iyo tigreey down down .
@gengeb5610
@gengeb5610 3 жыл бұрын
I don't understand what you say but 💪 you have the Nation flag so I like it
@sultanlife5385
@sultanlife5385 3 жыл бұрын
he is talking about Tigray culture
@hassanyare7702
@hassanyare7702 3 жыл бұрын
He is telling us about tigray and Ethiopian
@dhjjgdd9099
@dhjjgdd9099 3 жыл бұрын
Wowwwww
@wiilshidan3218
@wiilshidan3218 2 жыл бұрын
Mshaa alaa
@hasanmohamed4509
@hasanmohamed4509 3 жыл бұрын
Mahadsanid sxb
@maxamudfaarax4152
@maxamudfaarax4152 3 жыл бұрын
ilaahay muraad kaaga hakuu hirgaliyo
@xarago4559
@xarago4559 Жыл бұрын
Itoobiyaanku waa soomali sida aan xog badan kuhelay
@hasanmohamed4509
@hasanmohamed4509 3 жыл бұрын
Guleso👍👍👍👍👍
@jicrii4948
@jicrii4948 3 жыл бұрын
ok ok
@shaluusports8892
@shaluusports8892 3 жыл бұрын
Maansha Allah
@noorabduwelisalah7804
@noorabduwelisalah7804 Жыл бұрын
60% waa muslimiin ✊🏻
@Yusufxasann
@Yusufxasann 3 жыл бұрын
Walaal fadlan wax aan jirin ha faafin waayo waa dembi weyn waa dembi weyn. Dacaayadda iyo beenta gaalada ha faafin. Muslimku waa 60 boqolkiiba. Kristian waa 30 boqolkiiba. Inta soo hartay oo ah 10 boqolkiiba waa diin la, aan
@fuaadabdalle7331
@fuaadabdalle7331 3 жыл бұрын
Thanks🙏
@abdirahman6734
@abdirahman6734 3 жыл бұрын
Barnaamij Qurux badan iyo cod clear ah Guulayso sxb
@QAAMUUS
@QAAMUUS 3 жыл бұрын
thanks wll
@jannajanna94
@jannajanna94 3 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳👌👌👌
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 3 жыл бұрын
Wcs mahadsanid
@adnaaanabdi3760
@adnaaanabdi3760 3 жыл бұрын
Caqligaagu waa sidee Orono oo ah majority ga iyo soomaalida iyo canfartu marka aan kuu raaco taada waxay noqonayaan 67% markaa haddii ay gaalada oramadu tahay 7/%, tirada muslinka axmaaraduna tahay 20%.. 5% qoomiyada tigray gu waa mulim. Qoomiyada bonanshangul iyaduna waa 90%. Isku darso xisaabtaada 75% ethoipia waa Muslim.
@kingsomaliofficial
@kingsomaliofficial 3 жыл бұрын
Wcs bro thank you 🙏
@user-lb6te9fe1s
@user-lb6te9fe1s 3 жыл бұрын
Don't mix Eritrea with Tgray we have the same food the same culture but we are different people Eritrea have never been part of Ethiopia or tgray
@blackmagicmatters5144
@blackmagicmatters5144 3 жыл бұрын
You are delusional and confused Agame.
@AL_shahada
@AL_shahada 3 жыл бұрын
Jabuti tikree biladhul basaborleh deganeed
@warsanfarah9582
@warsanfarah9582 2 жыл бұрын
TIGREE WAA DAD HABAARAN AAN ABAAL GUDIN IIMAANBEELAYAAL
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 3 жыл бұрын
Muslimka waa 75% itoobiya
@mohamedhassan-ln3ld
@mohamedhassan-ln3ld 3 жыл бұрын
Maaha saad udhigtay somalidu waa 100/14 oromada 100/45 axmaaro 100/18 tigrai 100/5
@user-zk8bs1hn2m
@user-zk8bs1hn2m 7 ай бұрын
Qowmiyad badnaa wuxu😅
@marouaneflitti4760
@marouaneflitti4760 Жыл бұрын
Hadii aad rabtid inaad ka ogaato kulanka adag waa souleyman hamud Ahmed Toulouse France 9 Reu sain Charles Apt 9
@user-lb6te9fe1s
@user-lb6te9fe1s 3 жыл бұрын
Come on you said akologzay Akologzay is in Eritrea 🇪🇷
@upsidesalam2870
@upsidesalam2870 3 жыл бұрын
Sow tigre eriteria kuma noola wa yabanahe🤔
@lijmaryamlijcrsetass4774
@lijmaryamlijcrsetass4774 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭
@kidestasterradeat5435
@kidestasterradeat5435 3 жыл бұрын
Tigray tigray tigray Thanks brother
@user-qc5jd7ib8k
@user-qc5jd7ib8k Ай бұрын
😂
@instgramrepost
@instgramrepost 3 жыл бұрын
Walaal subscribe ii saar waa iga codsiyee
@jeanpaule5399
@jeanpaule5399 3 жыл бұрын
Saxib tank halkasii kasiwad waxbadan Iyad nogu Fa'ideysey siwad
@user-xj9jx5cg8o
@user-xj9jx5cg8o 7 күн бұрын
Waa beentood islaamku waa 49.7, aan ku saxee benteyn maaha waa beentee
@abdikaadirakeahmed6390
@abdikaadirakeahmed6390 2 жыл бұрын
GEEDKA DAAFIDA WA NOCMA WALL
@khadarmaxamedmire4021
@khadarmaxamedmire4021 2 жыл бұрын
Tigre muslinkoodu waa boqolkiiba 20 lmlka
@mohamedabdimohamoud8328
@mohamedabdimohamoud8328 2 жыл бұрын
Ninkaan ma tigray buu amaanayaa? mise ?
@user-zk8bs1hn2m
@user-zk8bs1hn2m 7 ай бұрын
Xog
@canabcabdi1014
@canabcabdi1014 3 жыл бұрын
War qoomayada tigreeku waa qudhmis
@saadaqguure758
@saadaqguure758 2 жыл бұрын
Mahad sanid walaal
@mahadjowhar8287
@mahadjowhar8287 3 жыл бұрын
tigregu waa dad qab leh oo laan dheere ah sida somalida
@heerqaran580
@heerqaran580 3 жыл бұрын
War ninyahoow warbixontaadda dib ugu noqo 2007dii tirikoobkii ugu dambeeyay ayaa joogay 65% ayay haayeen waxaana dhinaa qowmiyadaha cafarta iyo soomaalida oo wadda muslim ah sidda saxdaa walaguu qiyaa 70% ilaa 75%.Oromo mada kaliya ayaabaa ah 40% 95 % waa muslim Oromdda marka walal xaqiiqadda raadi
@abdirahmanwaber6529
@abdirahmanwaber6529 3 жыл бұрын
Mr qaamuus waxa wanaagsan inaad ka sheekayso ood soo bandhig to taariikhda umada soomaliyeed sida axmed gurey oo ahaa hogaamihii qabsadey tigry iyo xabashiga. Dadkayga iyo dhulkayga faani inaad cidkale wax wayn oo cajiiba inooga dhigayo.
@khadrakahin6394
@khadrakahin6394 Жыл бұрын
Wadamada jaarkeena inan wax ka barano waa muhiim
@omarserbiya2007
@omarserbiya2007 3 жыл бұрын
TIGRA WAXAN FILAYEY IN DAGAALKASI MID ADKADA LKIN WAXAN ARAGNA IN 20TAN CISHO KADIB LAQABSADAY MAQALA BALSE WAXAY GALAYAN BURAHA IYO QAWLAYSATO GORILA AH AYAY NOQON DONAN FURIN DAGAAL AYAA KUFARAN SIDA SOOMAALIA AL SHABAB DHIBKA UGU HAYAN SHACABKA BAY IYAGUNA GALI DONAN DAGALO KUDHUFOO KADHAQAQA
@khadarmaxamedmire4021
@khadarmaxamedmire4021 2 жыл бұрын
WARIYE WARKAAGA OO DHAMI WAA BEEN IYO DACAAYAD MUSLINKA IYO SOMALIDA
@maxamedcali8187
@maxamedcali8187 3 жыл бұрын
Mhd snid wllo sida wngsan e aad nugu soo gudbiisay
@sssdddf8508
@sssdddf8508 3 жыл бұрын
Waar ninyaw somalida Ethiopia waa nacasyaal
@mohamedibraahim5390
@mohamedibraahim5390 3 жыл бұрын
Beenaale wllahey been ayaad sheegtay tigrey ayaa kaalinta sadeexad ah 17milyan
@simbapersent2007
@simbapersent2007 2 жыл бұрын
Waar qaarbaan arkayaa calankii Soomaaliland baaba'sadee waayo Qaaq 🤢🤮
@cabdirisaq4858
@cabdirisaq4858 3 жыл бұрын
Beenloow itoobiya muslimiinta ayaa ku badan muslimiinta dhanka siyaasada waa la caburiyaa tigree waa sadax milyan waaye
مسبح السرير #قصير
00:19
سكتشات وحركات
Рет қаралды 11 МЛН
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 97 МЛН
Dad gives best memory keeper
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 21 МЛН
GTA 5 vs GTA San Andreas Doctors🥼🚑
00:57
Xzit Thamer
Рет қаралды 27 МЛН
Qaabkii itoobiya Loogu Wareejiyey Dhulka Soomaalida & Marxaladihii Lasoo Maray
30:06
مسبح السرير #قصير
00:19
سكتشات وحركات
Рет қаралды 11 МЛН