XARIIR AXMED JACAYLKEENI HUNGOOBAY NEW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024

  Рет қаралды 1,129,026

XARIIR AHMED

XARIIR AHMED

Күн бұрын

Erayada gorgor cabdi
Laxanka nabiil bule
Music henok
Camera & editing ‪@deeqsiman‬
Copyright ‪@XariirAhmed‬

Пікірлер: 895
@deeqsiman
@deeqsiman 5 ай бұрын
the goat 🔥
@Ahmed_jazz
@Ahmed_jazz 5 ай бұрын
Hit video hit edite go forward my brother
@AbdiRahiim-u6j
@AbdiRahiim-u6j 5 ай бұрын
Deeqsiga😊
@qanimoha3506
@qanimoha3506 5 ай бұрын
Hj​@@AbdiRahiim-u6j
@Abdiwasac-Qorshe
@Abdiwasac-Qorshe 5 ай бұрын
Farta ayaad ka Xidhan tahay #SIR Deeqsi keeping up From 🇦🇺
@ApdallaArab-v6n
@ApdallaArab-v6n 5 ай бұрын
Real goat
@HamzeVlog
@HamzeVlog 5 ай бұрын
Heesaha waxaa ka macan Quraanka Allah yaa igu raacsan ☝️ ❤❤❤
@Faadumo-w4b
@Faadumo-w4b 5 ай бұрын
Aniga pro❤
@Cadanishow
@Cadanishow 5 ай бұрын
Asad xajiyo ayaad ku qadhabata miyaa😂😂😂
@Maslaximan
@Maslaximan 5 ай бұрын
Anaa kugu raacsan
@moustaphezapanle3718
@moustaphezapanle3718 5 ай бұрын
Oo Adigu Ma Heeso iyo Quraan Ayaad is Agdhigi
@moha100moha
@moha100moha 5 ай бұрын
❤❤
@TEAM_27.4
@TEAM_27.4 5 ай бұрын
WALAAHI UMA MALEEYMAAYO IN DHAHAAN IYO GACMAHAAN QURUXDA BADAN IN AY DHAAFAYAAN SALIGA NABIGA S.C.W❤😢
@aamino6763
@aamino6763 5 ай бұрын
Scw
@NasriIbrahimNasriibrahim
@NasriIbrahimNasriibrahim 5 ай бұрын
Scw scw
@hoodonaasir3333
@hoodonaasir3333 5 ай бұрын
Scw scw scw scw scw ❤
@Xanfirishoficial
@Xanfirishoficial 5 ай бұрын
@zuhurismeil9340
@zuhurismeil9340 5 ай бұрын
Scw scw scw❤
@ApdallaArab-v6n
@ApdallaArab-v6n 5 ай бұрын
Ereyada 100 Laxanka 100 Music 100 Camera best 1000 deeqsi man
@maftuuxmahdi
@maftuuxmahdi 5 ай бұрын
Ku sali Nabigena is the best person ever the most knowledgeable, and the most shine all created prophet muhammad ( صل الله عليه وسلم)❤🕋😫
@team27_asad_hagio
@team27_asad_hagio 5 ай бұрын
Heesaha waxaa kamacaan quraanka alle yaa igu raacsan ❤❤
@CaliDigaale
@CaliDigaale 4 ай бұрын
Aniga zhp 😊😊
@xabsaxasan2137
@xabsaxasan2137 5 ай бұрын
Qofaan wakhti kuu helynin Ileen waalaga hadhaaye Dareenkaan kuu hogaan San Wuxu kugu haysto mooyi❤😢😢
@samiyafarxan6294
@samiyafarxan6294 5 ай бұрын
Alxmuliliah waan ka bogsaday ilahy inta ku jiratan ilahy ha ka saaro wyo waa cudur qarsoon ❤
@apdiqaniuthman
@apdiqaniuthman 5 ай бұрын
Goat is Back 🐐 Heestna in ey 20M Gaadhyzo inta og👍🏽 Laxanku Waa Odaygii Nabiil buule 🔥
@sacdiyosiidcali
@sacdiyosiidcali 4 ай бұрын
😢
@NasteexoNasteexo-ge7dl
@NasteexoNasteexo-ge7dl 2 ай бұрын
❤❤❤❤​@@sacdiyosiidcali
@xamzamaxamed2575
@xamzamaxamed2575 5 ай бұрын
Ereyada oo dhemeys tiran Mar hore adigoo i daayey Wxaan wali kugu hesto Igama aha hool lananeh Danbaa i hugaan baresah Markaa ifehteh i erdheysee Qalbiga kuu soo hiloowa Ayaan dawo loo heleyneeh Cideh baa igu haley neyneh Jacelkeyna hingoowey Xusus buu igu hayaayee Inaan iska kaa hilmaamoo Waxbaaa jiro iga hortaagan Markaan hadalkaa donoo Anoo farxad kaa heleynin Had io jeer kuma taweyneh Nafbaa igu akheesaaa Qofaan waqti kuu heleynin Ileyn waa laga haraayee Dareenkaan kuu hugaansan Wxuu kugu hesto ma,oyii Best son 4/8/2024
@MahamudaliYusuff
@MahamudaliYusuff 5 ай бұрын
Heesta dhan hadan fahmay
@CabfiabshirGrad
@CabfiabshirGrad 4 ай бұрын
❤❤❤❤ xariir
@xariirlyrics383
@xariirlyrics383 5 ай бұрын
Inta og inay heestan qarxi doonto😊. Like dhac ku siiya👍🏾.
@AbdiHassanBare
@AbdiHassanBare 5 ай бұрын
Inteey ku qarxi rabtaa. Xeebta liido ama isgooska soobe. Aan ka cararnee noo sheeg
@sadaqAbdulkadir-
@sadaqAbdulkadir- 5 ай бұрын
​@@AbdiHassanBare😂😂😂😂😮
@IbraahimKayd
@IbraahimKayd 5 ай бұрын
Ma shaki baa kaaga jira taas ileen qofka uu yahay waad ujeedaa in uu yahay alfanaan xariir ee
@Motaakeeye44
@Motaakeeye44 5 ай бұрын
Qabyalada mesha kla tag midban ba ku dhlee😮
@HawoAhmed-kv6kp
@HawoAhmed-kv6kp 5 ай бұрын
Ex keyga iso diray xaley heestana wali ma fahmin mexe ku saabsabn thy 😂
@citytechsolation
@citytechsolation 5 ай бұрын
golden voice xariir axmed nio abwaanka heesta leh gorgor abdi laba ayuu wada sameeyee ma xaaladiisaa kacsan soo fiiri marwaan yarena ka dibna like ha iga ilaawin
@InaJaamac-11
@InaJaamac-11 5 ай бұрын
Nina fanka isagaa ubaahan nina fankaa ubaahan inta og in uu fanku ninkan ubaahanyahay 👍
@AbdulaahiMukhtaar-f1m
@AbdulaahiMukhtaar-f1m Ай бұрын
Aad iyo aad
@nimacanabdirahman5120
@nimacanabdirahman5120 5 ай бұрын
Goatka Fanka guuleyso abti, heestan waxaan ku xasuustaa galabtii aad ku duubaysay madaxtooyada 08-29-2024 waxaa iisoo sheegtay qof igu qaaliya🥰
@Najiibindhojaceyl10
@Najiibindhojaceyl10 5 ай бұрын
Axx.jacayl wlhi xasuus hore baan galay inta qalbiyada laga dhaawacay like isaara😢😢😢
@SmilingDrumKit-il8mr
@SmilingDrumKit-il8mr 4 ай бұрын
Heesta waan ogay inaatbka heshay sax Lkn wll nabiga kubsali scw😭🤲
@Duceeye
@Duceeye 5 ай бұрын
Inan iska kaa hilmaamo waxbaa jira iga hortaagan 😢😢 xariir ahmed only legend
@SuhaybCumarmuuse
@SuhaybCumarmuuse 5 ай бұрын
Xariir legen waan ku tageera zxp hore u soco 🎉
@kamaalhassanadnan5996
@kamaalhassanadnan5996 5 ай бұрын
Goat-ka dhabta ah ee fanka casriga ah ee Soomaalida Xariir Axmed! Guuleyso best fanaan.
@KingDaniel7
@KingDaniel7 5 ай бұрын
Heestu way u fadhidaa laxanka iyo codkaba the one and only Hariir Axmed one of rare singers left on these era 1. Xariir and Nimcaan inkastoo nimcaan shakhsiyadiisa aanan ka helin but they are both on top 2. Mame, Qamar and who else can’t remember qof kale igusoo dhici waayay inta kale way iska bariis seeyaan uun siday ila tahay my opinion 🔥🔥🔥 lakiin fanaan kasta hal ama labo hees top ah waa uu qaadi karaa 👍
@AbdulaahiMukhtaar-f1m
@AbdulaahiMukhtaar-f1m Ай бұрын
Xariir axmad fanaanka sita ama ka codmacaan majiro
@abdiaziizabdihamid
@abdiaziizabdihamid 5 ай бұрын
Ku Sali Nabigen SCW ❤
@Ahmed_jazz
@Ahmed_jazz 5 ай бұрын
Scw
@SayMoha1
@SayMoha1 5 ай бұрын
Fananka wuxu ka mid yarahay fanaaninta dhif iyo naadir ka ah ee Fanka ka masuul ah kuwasona ku milmin qabyalada ay fanano baden ay kumilmen kuna sharaf beeleen Xariir Ahmed nin afkisiyo adibkisaba laga nabad galay fankana sharaftiisa ilaaliyey guuleyso abti❤🥰
@AbdulaahiMukhtaar-f1m
@AbdulaahiMukhtaar-f1m Ай бұрын
Aad iyo aad
@Abdiwasac-Qorshe
@Abdiwasac-Qorshe 5 ай бұрын
Super STAR 🌟 XARIIR AHMED 🌟 Exquisite Melody 😋 Brilliant Beat😎 Fascinating Edit😱 Serene Atmosphere 😊
@mustaphekablalaxofficial3525
@mustaphekablalaxofficial3525 5 ай бұрын
Xariir 2015 ayay ahayd markii aan bartay anigoo magaalo baraaktaqol la dhaho o sanaag kutaala jooga. heestii ilwaadle iyo heesti hablaha jarar ilaa imika 2024 waan taageera❤❤
@sakariyecabdi3865
@sakariyecabdi3865 5 ай бұрын
Haa hada 10 sano ku dhawaad wa afanana xariir aan la gaadhin hadana hogaaniya
@dhooolabdi2
@dhooolabdi2 5 ай бұрын
Jacaylkeni hungoobay Xusus buu igu hayaye In an iska kaa hilmamo Waxba jira iga hor taagan 😢 Way I damqaysaa 😢😢
@gaashaanleshow2996
@gaashaanleshow2996 5 ай бұрын
Jclkeeni hungobay Xasuus buu igu hyaye Inaan iska kaa hilmaamo Waxba jira iga hortaagan Gaotka xariir iyo deeqsiman Mesha rag baa isugutagay Inta og inay 15m gaadhayso like❤
@khadarabdiqanimohamed
@khadarabdiqanimohamed 5 ай бұрын
The Real goatka fanku waa adiga wlhi ❤ Xariir ahemd cabdilahi the legend 😉❤️‍🔥
@Xasankaafi-ou8fu
@Xasankaafi-ou8fu 5 ай бұрын
Qofkaan waqti kuu heleynin Ileen waa laga haraaye Dareenkaan kuu hogaansan Wuxuu kgu hysto mooyi❤ What a words and what a singer Harir ahmed for ever💯🤝
@Aziiza-Halgan
@Aziiza-Halgan 5 ай бұрын
Jcylkeenii hungoobay💔 Xusuusbuu iguhayaayee🤦‍♀️ inaan iska kaa hilmaamo Waxbaa jira iga hortaagan🥹 Fankuba wa lafoole iyo xariir❤
@abdiwalimohamed7788
@abdiwalimohamed7788 19 күн бұрын
Ala run badanidaa waa 2 daa tiir ee fanka lafoole iyo xariir
@MoktarBchannel
@MoktarBchannel 5 ай бұрын
Goat🐐 kaygii Xariir Ahmed Abdulaahi❤
@AbdiRahiim-u6j
@AbdiRahiim-u6j 5 ай бұрын
Meesha legendersbaa Iskugu Tagay Heer Sare Weeye Xariir😊
@ZulthanZomali0
@ZulthanZomali0 5 ай бұрын
Waxan joga tripoli lipya sacadu wa 6:58 subaxnimo Waan soo tahriipay si aan horumar ugaadhsiyo familygayga odhan plz inta iga danpaysay iso duceya safarka inti ugu danpaysey ayan galayaa😢 in ale igu guleyo❤
@Khadarhabbeosman
@Khadarhabbeosman 5 ай бұрын
GUUUl Wllkey ❤
@zakicdeh2179
@zakicdeh2179 5 ай бұрын
Guulayso wll
@shuceybcxakiin7598
@shuceybcxakiin7598 5 ай бұрын
Idamka allahe guuleyso wll.
@hilalladan5740
@hilalladan5740 5 ай бұрын
Wad guulaysan wllo inshallah wx ku dhibana illahy kuma tuso
@ZulthanZomali0
@ZulthanZomali0 5 ай бұрын
@@Khadarhabbeosman amein wll🥺
@IbrahimRaage-y9v
@IbrahimRaage-y9v 5 ай бұрын
Inta og inay thy madax tooyada dawlad deganka somalida like ta hyla dhafina😂
@CnasirFatxi
@CnasirFatxi 5 ай бұрын
Alfañan Xarir Ahmed Way Fadhida Erayo iyo Laxan Baa Meshas Kudhacay Qalbi Taabasho weeye Hesta Blh Waad I Dawese ❤
@Mohamed-Ozil
@Mohamed-Ozil 5 ай бұрын
Ninka tageero maxan sugayey hees cusub heesi hore dhagaysan jiray keep going bro hees no so badi please #Jigjiga 🫡2014 ♥️ our I miss home 🏠
@Cabdirisaaq_rissta-24
@Cabdirisaaq_rissta-24 5 ай бұрын
Xariir fanka haka bixin la aantaa waa abaar😢😢
@maameyuusufali6573
@maameyuusufali6573 5 ай бұрын
Sow mah
@BashirSiyad-qt9cv
@BashirSiyad-qt9cv 5 ай бұрын
Ha wlh la aantis fanka wa abaar king of melody
@Ahmadisse6
@Ahmadisse6 5 ай бұрын
Ma aragtaaaa😢
@MuxyadiinXasan-u5i
@MuxyadiinXasan-u5i 4 ай бұрын
Why waa run
@apdirahmaanzakki5823
@apdirahmaanzakki5823 5 ай бұрын
Jacaylkeeni hungoobay Xusuus buu igu hayaaye In aan iska kaa hilmaamo Waxba jira iga hor taagan Ereyadan waa iga gadan yihiiN❤️👏
@Jamila_janno
@Jamila_janno 5 ай бұрын
Maraan bogsadey ayay so baxdey❤😂😢
@Kader.Arab4336
@Kader.Arab4336 5 ай бұрын
Goat ka fanka🔥 Inta og in madaxtoyada DDS thy meeshan❤️😂
@MawliWees-vs8mf
@MawliWees-vs8mf 5 ай бұрын
Wlhi markan heestan dhagaystay waxn xasuustay xasuus hore legeng of da legeng xariir axmed allaha kula jiro
@afyareofficial3050
@afyareofficial3050 5 ай бұрын
The Goat xariir ahmed Nin Fahasan waqaca heesaha iyo saameynta heesta
@abdirahmanomar3242
@abdirahmanomar3242 5 ай бұрын
Hadad tageerto xariir ❤ ha ila dhaafin
@Axlo_34
@Axlo_34 5 ай бұрын
Inan iskaka hilmamo☺️ Waxba jira iga hortagan❤️‍🩹 Fanka hadeer joga wa xariir qudha walhi🥹💔
@SharmakeAbdulu-wj6ce
@SharmakeAbdulu-wj6ce 5 ай бұрын
tan hees waa dhaaftay wllhi hees macaan weye xariir Ahmed wa fanaanka qarniga❤🔥
@ayanleahmed3462
@ayanleahmed3462 5 ай бұрын
Ninka kaliya ee qabiil io qudhunkiisa banaanka kajooga nin dhan oo fanaan isku shegaaya oo waxaad arki heer hebel lasoo taagan fanku xariir oo kale ayuu rabaa ama buqa kadaaya 🎉
@AbdulaahiMukhtaar-f1m
@AbdulaahiMukhtaar-f1m Ай бұрын
Aad iyo aad xariir axmad cod ixtiraam ilaahay wuu siiyay
@ayaanbadan5580
@ayaanbadan5580 4 ай бұрын
Midke baad igu halaysayy axyaa sowt harii ahmett❤❤❤❤
@walaal__Golden122
@walaal__Golden122 5 ай бұрын
Xariir is the best fanaan nafluhu waa cajapey walee 😮
@saidabdullahi5682
@saidabdullahi5682 5 ай бұрын
Miraha legenkii Abwaankii Waynaa GorGor inta aqoonta uleh fatrta taaga😂❤
@dhalintamaanta1391
@dhalintamaanta1391 5 ай бұрын
Inaan iska kaa hilmaamo waxbaa jira iga hortaagan yaa salaam boqorka codka King Xariir Kaazow
@Ruweydo-of9ym
@Ruweydo-of9ym 5 ай бұрын
Jaceylkeni hungobey xasun buu igu hayaye 😢💔inan iskaka ilowbo waxba jira hortagan😢
@Bulshaaawi
@Bulshaaawi 5 ай бұрын
Ma xusuusataa markaad i dhihi jirtay; Wax walba oo gudahaaga ka shidan bannaanka keen oo ila wadaag, si aad iigu nafisto? Hadda, waxaa jirta hal su'aal oo muddo i dhibtay jawaabteedana aan heli waayay. li sheeg sababta aan hees waliba kaaga dhax helo. Hadday Farxad tahay, murugo, samir, rejo, niyadjab iyo mowduuc kastaba. Fadlan, ii sheeg!💔🥺😭😅❤️
@mudanehamse6527
@mudanehamse6527 5 ай бұрын
Qisada Heestani waxay cadaynaysaa in qof wax jeceli uu ka daran yahay qof sixran 💔💊💑🌍
@HodmanQurux-v2u
@HodmanQurux-v2u 5 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@SamsamShumey
@SamsamShumey 3 ай бұрын
Wlhi xldas kujiraa hda ina sixranhy aya limaleya😢😢😢😢💔
@ayaanabdi8465
@ayaanabdi8465 5 ай бұрын
Haa walhi waxba iga hortegen sand iyo 7 bilwodaxn wanku ilaabi la yahyey😢😢😢😢allha qalbiga iga mayedhe
@cabdiyasin1684
@cabdiyasin1684 5 ай бұрын
iga qor xariir zxp heestani way qarxayso
@Jookar1
@Jookar1 5 ай бұрын
Hestan laxankedu wa laxamadii xariir nabiil laxamadaadii hore buu ka dheegtay
@mahadiadawe
@mahadiadawe 5 ай бұрын
ZUPER STAR XARIIR INAAN ISKA KAA HILMAAMO WAXBAA JIRA IGA HOR TAAGAN ABWAANKAYGA GORGOR GOOD JOBB
@robleabdikarim944
@robleabdikarim944 5 ай бұрын
First comment 😂
@mohamedabdilatif
@mohamedabdilatif 5 ай бұрын
The real goat my bro xariir ahmed abdulahi keep doing 🎉
@MssFaraxsan2024
@MssFaraxsan2024 5 ай бұрын
Tan Hees Waa dhaftay yaqay ❤ Xariirow iNtaa Noo wadaa fanankena ❤❤
@omarsudi
@omarsudi 5 ай бұрын
Waxaa umaleyaa ineyba ani iga hadleyso Runtii ma aqaan si aan ugu sheegi lahaa inaa wali jeclahy 😢❤
@MazagaProduction
@MazagaProduction 5 ай бұрын
Xariir ahmed. Legengcy xiligi hesta loo bahna soo deysay aniga inaa iga hadleyso umaleyaa wlhi🥹🥹🥹 respect fanan
@BarwaaqoAbdi-s3h
@BarwaaqoAbdi-s3h 3 ай бұрын
Saliga nabigaena muxamed Scw scw scw kusaliya
@shugrimohamed1287
@shugrimohamed1287 5 ай бұрын
Inaan iska kaa hilmaamo Waxba jira iga hortagan😮 Xariir another one top hit 🔝
@RuwaydaAdansigale
@RuwaydaAdansigale 29 күн бұрын
Xariir axmad The Past fanan in Somalia 🇸🇴
@birmadyare
@birmadyare 5 ай бұрын
The Goat Xariir Ahmed 🫡 Song Of the Year 2024 🔥 Waa La Yaabay !!
@AbdiWayne-p3z
@AbdiWayne-p3z 5 ай бұрын
The goat xariir ahmed in badan nasii madadaali ina adeer 🐐
@OsmanJigre-x8l
@OsmanJigre-x8l 5 ай бұрын
Waàaw wlhi waan sugayny heestan Al fanaan xariir ahmed jir oo joog
@Lodwarcity
@Lodwarcity 5 ай бұрын
AYY THE GOAT 🐐 KA FANKA :ALFANAN XARIIR AXMED LEGEND AAN JECLAHAY HEESI HIISA❤❤
@Abdikani584
@Abdikani584 5 ай бұрын
Deesi maaan📽🎥
@maxamedxirsi7712
@maxamedxirsi7712 4 ай бұрын
Hees laysu misamay Jcylkeni hungobay xusus bu igu hayaye inn iska ka hilmamo waxba jira iga hortagan❤❤
@karrama947
@karrama947 5 ай бұрын
The goat my bro xarir ahmed🤞
@marwaan6470
@marwaan6470 5 ай бұрын
Waa kaaheynaa😮
@Zhaarub
@Zhaarub 5 ай бұрын
Nin kaliye fanka iska leh wakhtigan the goat xariir Axmed
@khadarmaxamud9672
@khadarmaxamud9672 5 ай бұрын
The Goat 🔥 xariir Ahmed abdulaahi
@NasriAbdi-fq3fy
@NasriAbdi-fq3fy 5 ай бұрын
Axsan yaa fanakeenii❤❤
@MursalSicid-xy6rl
@MursalSicid-xy6rl 5 ай бұрын
Xariir axmed fankaa ubaahan😊😊😊😊😊😊😊
@abasabdulahi7439
@abasabdulahi7439 5 ай бұрын
Hawl la'aantii oo cad, waliba waa hawl la'aantii oo pro max ah weeye. Kkkkkk❤❤
@GuledArab-t9r
@GuledArab-t9r 5 ай бұрын
Xasuuso aad na galisay xariir is the best singer ❤
@hasseuns4093
@hasseuns4093 5 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉❤🎉🎉🎉🎉🎉 Yaa samaynkara
@AbdulaahiMukhtaar-f1m
@AbdulaahiMukhtaar-f1m 2 ай бұрын
Xariir axmad heeskasta uu qaado walahi wanjeclahay
@Qadhmac
@Qadhmac 5 ай бұрын
best Camera Man #deeqsiman
@NashadTigerofficial
@NashadTigerofficial 3 ай бұрын
2020 qofkan kala harney ila hada ma ilawi. Dad ka dameya xriir la sameyey hadan isaga ma ilawayo🥹
@abdilahisuleiman9092
@abdilahisuleiman9092 5 ай бұрын
woff waa hees dhaaftay tani al-fanaane🔥💯❤️
@Super-salman17
@Super-salman17 5 ай бұрын
Abwan gorgor abdi 2024 wa u fadhisaa one day xarir iyo marwan legends
@Muhudiin_ok
@Muhudiin_ok 5 ай бұрын
Xariir axmed fananka kaliya aan taagero isga iyo suldaan seerar iyo sharma boy 😮😊
@Anisa-ki4tv
@Anisa-ki4tv 4 ай бұрын
Waxan jeclahay nin 3 naag qabo ima so jeedo hadalka waka baryaa isma aragno markasta waa mashquul mar dhowr bartay saaid u jeclahay naagaha waxba igama galin ilen asaga jeclahe lkn ima daneeyo sida u daneeyo😢😢 aduunka u jeclahay ilaahow ma helaaye i iloowsii😢😢😢 qofa jeceshahay ku jeceleen waa xanun😢😢😢😢😢😢
@ZakiMaxamuud-q3q
@ZakiMaxamuud-q3q 5 ай бұрын
Xariir the legend ❤🎉 fanka hadaaad macsalameyso 😮 wa damaaa
@Mustafecalimaxamed-b4p
@Mustafecalimaxamed-b4p 5 ай бұрын
Tani hees way dhafty xariir axmed lajan❤❤❤❤❤
@MuniiraMohamed-n9x
@MuniiraMohamed-n9x 5 ай бұрын
Ina iska ka hilamamo waxba jiro iga ka hor tagan 😢 anigo ka tashady oo nolosheda qurux Sanyo ayan ilawi lahay mana heli karo😢😢
@ahmedsaedyusufahmednur1640
@ahmedsaedyusufahmednur1640 3 ай бұрын
😢😭😭😭 xanuun badnaa
@shucayb271
@shucayb271 5 ай бұрын
Goat fanka xariir ahmed💙🇸🇴
@aadanjamac1260
@aadanjamac1260 5 ай бұрын
WALI WAYE BABA🎉🎉🎉😊
@MadinaMahamoud
@MadinaMahamoud 3 ай бұрын
My favorite ❤❤❤❤
@Nura-v9z
@Nura-v9z 4 ай бұрын
Nice song wllkey xarir 🙏
@MaashHassan
@MaashHassan 5 ай бұрын
mara hore adigoo idaaaayey waxaaan weli kugu heysto wow hees wey dhaaafty runtiii 100%
@abshirahmednuur925
@abshirahmednuur925 4 ай бұрын
Erayga cajiibka ah ee heestan ku jira waa cidee band igu halayn😢😢
@cabdiraxamen4274
@cabdiraxamen4274 5 ай бұрын
codka 100% erayada 100% laxanka 100%❤
@AbdiQaniMohamed-ge2if
@AbdiQaniMohamed-ge2if 5 ай бұрын
Legend xariir ahmed fanaan aan teegeero u ahay
@ZamzamAbdillahi-cw1hi
@ZamzamAbdillahi-cw1hi 5 ай бұрын
Hestan aniga iyaaa ley khadey allah ha iga masaxo xasuusaha khaarniga e i haysto wan ka xumahay xasuus hore iyo mar walbaa an xasusanahy😢😢😢😢
@sundusyasin2858
@sundusyasin2858 5 ай бұрын
Welcome to back libaaxa fanka❤
@Caaisha-zc9oy
@Caaisha-zc9oy 5 ай бұрын
Hees mcn waaye caawo waa habeen igu weyn walashey safar ah murug murug ayan dareemoya wlhi alle wax dhibo ma tuso 🥺
XARIIR AXMED MOOYI SAAN AHAY NEW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
6:17
XARIIR AHMED
Рет қаралды 688 М.
XARIIR AXMED | ASHQARAAR | NEW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
6:25
XARIIR AHMED
Рет қаралды 10 МЛН
Что-что Мурсдей говорит? 💭 #симбочка #симба #мурсдей
00:19
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН
Maxaa diiniyan iyo cilmiyan laga yiri isku daaweynta Kaadida geela
15:11
ISMAIL AARKA || INTAAD DHINACEYGA JOOGTO || OFFICIAL MUSIC VIDEO 2025
5:41
HEEDHE GABADYAHAY
7:27
Faysal Muniir - Topic
Рет қаралды 3,1 М.
XARIIR AXMED IFKA IGU XANAANEE SOMALI MUSIC OFFICIAL VIDEO 2020 hawraar
6:09
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,2 МЛН
XARIIR AHMED - MAALMAHA GUUSHA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:07
XARIIR AHMED
Рет қаралды 2 МЛН
NIMCAAN HILAAC| Waan Ku dhigayaa 2024
7:17
Hillaac Music
Рет қаралды 6 МЛН
MAXAMED DAYAX -  XASUUSAHA MADOOW OFFICIAL VIDEO 2024
7:50
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,7 МЛН
XARIIR AXMED | ANA DHINAACAAGA TAGAN | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
4:41
Waqal WStudío
Рет қаралды 7 МЛН
Что-что Мурсдей говорит? 💭 #симбочка #симба #мурсдей
00:19