Xasan aadan samatar @( boholyoobayoo)

  Рет қаралды 278,117

Qarami Media Pro

Qarami Media Pro

Күн бұрын

Пікірлер: 55
@SurprisedAgilityPuppy-wz9iv
@SurprisedAgilityPuppy-wz9iv 6 ай бұрын
Ayaan waabari❤❤
@SurprisedAgilityPuppy-wz9iv
@SurprisedAgilityPuppy-wz9iv 6 ай бұрын
Ax Yaakov waabari❤❤❤❤
@Xasancade-xu5ui
@Xasancade-xu5ui 2 ай бұрын
Hestan waxan radinayay mudo 3 sano inkastow angaranenin inladhaho hesta boholyowayo lkn waxan mar dhagesan jiray oday an isku baranay maqayad laguqayilo hesta malin walbo waiskulaqayilijirnay maqayada kaliya waxan kakasayay marku leyahay boqoradi hawenka labashalay cawa intas kahayay sidan yutubka uguqarayay wanka wayay lkn ugudanben cawa aya helay markan kuqoray boqari habenka heso faraban ayu itusay sidan ugu radinayay mudo 4 sac kadib wan arkay lagenka sodhigay waxan leyahay txn yaqay marqanka itosay cawa dacadi❤❤❤🎉
@farxiyoluulofficiall697
@farxiyoluulofficiall697 Ай бұрын
Wow❤
@ibrozzsiyat473
@ibrozzsiyat473 19 күн бұрын
Odey karto 🎉
@dahirmohamud2307
@dahirmohamud2307 3 жыл бұрын
Baadiyoobayoo Badihii jaceylkaa Igu soo butaacoo Bartankooda taagnee. Barbarkaan u jeedaan Kala bixinba waayee Talo weygu baahdoo Beerkaa i ruxmanayee Hurdoo beegsan waayo Hammaa igu ballaadhoo ( Hammi ) Waan laba bogleeyaa....
@crisaaqibraahimbuule9634
@crisaaqibraahimbuule9634 Жыл бұрын
Heeskaan aniga iyo sxbkeey aa goobleey kasoo faaruq taagnay anagoo gaari homey ah wadano kunasoo wajahan muqdisho sxbkeyna waxoow jclaay gabar reer baardheere ma iga amineeysiin dhoobley to muqdisho heeskaan ayuu iguso cel celinayay
@cabdirisaaqxaashi2277
@cabdirisaaqxaashi2277 Ай бұрын
Dubai miyuu ahaa Nin sxb nahay oo drawal homay Mogadishu ilaa dhoblay ka shaqayn jiray OOAAN sii raacay ilaa Kenya ayaan xasuustaa❤
@jamamohamud3438
@jamamohamud3438 2 жыл бұрын
Waa ereyadii alaha unaxariistee abwaan m c kaariye iyo codkii samatar mahadsanid
@taraydhtvchanel
@taraydhtvchanel 9 ай бұрын
Habeen sabti ah bisha 6/2014 saacadu tahay 9.35 heestan aan ku dhagaysanayo ina mooge xafada ilaahay waxan ka baryayaa sandakan sanadkii isbadal khayrleh
@HuseinMahmoud
@HuseinMahmoud Ай бұрын
M Cali kariye alah unaxaristo Ereyadii si luqdii xasan bashi
@talowadaagmedia4664
@talowadaagmedia4664 23 күн бұрын
Fv
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 жыл бұрын
Hees xusid mudan Alle haw naxariisto AUN Mahamed Ali Kaariye
@Liban-hl6ei
@Liban-hl6ei Жыл бұрын
😊😊😊😊😊😊😊😊😊k😊😊😊😊1¹
@cawilck1720
@cawilck1720 Жыл бұрын
Wa.shaqale.cishqi.Heestani.xasus ayay.iguledahy.(tarikhada),(.20),5)2023)haben.isnini.sogalayso.
@shuuriyecade1027
@shuuriyecade1027 Жыл бұрын
Hees jcl o sameyn kugu reebta hadii ad aragto waxa leh mirahaa abwan maxamad cali kaariye AUN
@MohamedBashirAhmed
@MohamedBashirAhmed 5 ай бұрын
xaqiiq
@abdiinshaar2981
@abdiinshaar2981 Жыл бұрын
Kan aniga Waan Dayn waaye maxaan ka yeelaa
@engaxmedaadanrooble7726
@engaxmedaadanrooble7726 3 жыл бұрын
Aad iyo xasan adan samatar adeerkey lama qiyaasi karo intaan ku soo ceshaday
@goolis69
@goolis69 Жыл бұрын
Hees iska dhaaf marka ileen fanka somalida marka laga reebo isaaq waa habaridir. Sorry
@Farhaan114
@Farhaan114 7 ай бұрын
Anigoo Froom Baardheere ah Taariikhda 27/2/20224 Habeen Arbaco Soo Galayso Fadhi Macaan Marqaan Shidan 🎉Alxdullilaah, Ku Darsoo Waxaan Joogaa Galdogob Xaaskeyggana Waxay Joogtaa Baardheere, Habeenkan Caawa Ah Waxaan Isku Haystaaba Sidii inaan Aniga Sameeyay, Alla Yaa Baqoolloo Mar Baardheere Yaa Taga Tii Laygu Beeriyo Yaa Bilic Haldhaaley Boqoradii Haweenka La Baashaala Caawa,
@Naasirjaama-o9p
@Naasirjaama-o9p 5 ай бұрын
Ahn maxamed cali kaariye
@MohamedBashirAhmed
@MohamedBashirAhmed 5 ай бұрын
hees jacayl ah oo kutabata hadad aragto waa hubaal inuu leeyahay dhakhtarkii jacaylka AUN abwaan maxamed Cali kaariye😢
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Жыл бұрын
Xasan aadan samatar fanaanba calanka ah
@mamasafio2897
@mamasafio2897 Жыл бұрын
Boqoradii jaceylka
@CabdifataaxMaxamed-sc6dg
@CabdifataaxMaxamed-sc6dg 8 ай бұрын
Habeen sabti ah 16 February 2024 jijiga
@sckeynan157
@sckeynan157 5 ай бұрын
28/4/2024 sunday time 8:53 am
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 5 жыл бұрын
Dhagardiid hadduu hadlo armaa la yiraahdaa reer hebel baad ujeeddaa iyo reer hebel baad difaacaysaa ....waad ogtahay waxa Baraha bulshada iyo baararka la fariisto ka socda
@ibrozzsiyat473
@ibrozzsiyat473 19 күн бұрын
Nin weyn ahmedmohamed ❤salanullh🎉😊
@dhagardiidnasruallaah4213
@dhagardiidnasruallaah4213 5 жыл бұрын
Samatar wadaniyada inuu kahadlay aheyd haduu wadani dhaba yahay maanta wadankeenu xaguu marayo waxlaga aamusi karo ma aha
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 5 жыл бұрын
Ok ma waxaad u jeedaa somaliland
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 5 жыл бұрын
Mise soomaaliya fanaanku xaduud ma laha ee warka shaaca ka qaad sxb
@abdillahimaxud6043
@abdillahimaxud6043 Жыл бұрын
Kan hesihisu xikmad bay ku Dhiman yihin ma bentaybaa
@ibrozzsiyat473
@ibrozzsiyat473 19 күн бұрын
Aqri qoralka ee afku iskuu qaawo 😂like saar ee kasooco meesha 😂
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 2 жыл бұрын
ardayda geleysa
@abdiinshaar2981
@abdiinshaar2981 Жыл бұрын
Xasang aadeng ahaayti
@calideeq4522
@calideeq4522 2 жыл бұрын
Xasan adan axsan fanan wayahay lakin mexey taree waa habar gidir
@AadanMuxidin-s2o
@AadanMuxidin-s2o 7 ай бұрын
Reerslev hebel fdhaaf reeer bssdiye funidu waa katagteye rasc umads.
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 2 жыл бұрын
wa turjubanadina
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 2 жыл бұрын
iyo mar ay sheekhoda cashiro ay kakoror sanayan cashiradasoy la socoto ضربت
@SaynabXasanmaxamed
@SaynabXasanmaxamed 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 2 жыл бұрын
hawase ee daa iyaga iyo hoyadodba
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 2 жыл бұрын
ha u yedhane
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 2 жыл бұрын
lonjiner iyo carkoda ushaqayta yaalba
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 2 жыл бұрын
boqol iyo 100 iy00 toban tona kama dagalaman
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 2 жыл бұрын
yurub Nasari away kowasay dirayan
@BartonBaird-l2m
@BartonBaird-l2m 4 күн бұрын
Thompson Thomas Jackson Joseph Garcia George
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 2 жыл бұрын
وقطعنا هم فى امم melahasay gedo ka la noca isko dardaran
@CaliMuxudiin-tp6hf
@CaliMuxudiin-tp6hf 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@osaamahasanabdirahmanosaam2695
@osaamahasanabdirahmanosaam2695 2 жыл бұрын
Tuuyi
@MuxudinKulaac
@MuxudinKulaac 8 ай бұрын
Llllll0 in Ll
xasan aadan hees maalmaha qaloocan
9:50
Cumar daahir Maxamed
Рет қаралды 36 М.
xasan aadan samatar (sidu yahay gudgude roob)
9:20
mahamed liibaan
Рет қаралды 261 М.
How do Cats Eat Watermelon? 🍉
00:21
One More
Рет қаралды 14 МЛН
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 38 МЛН
Maalmaha qaloocaa | xasan aadan samatar |lyrics
10:00
ciiro warsame
Рет қаралды 803 М.
SAMATAR - BEST MAXAATIRI SONG - GUULEED
14:51
AMAANDHOOREY
Рет қаралды 445 М.
Dooq xasan aadan samatar iyo magool
13:49
kaaraan official
Рет қаралды 184 М.
Heestii sabidii yaraydee | xasan aadan samatar
11:38
HEESO HD
Рет қаралды 465 М.
Heestii: Beerlula | Xasan Aadan | Ereyadii Hadraawi
14:40
Nayruush Media
Рет қаралды 93 М.
XASAN ADAN SAMATAR HEESTII 1973
14:11
GAFDIID GAFDIID
Рет қаралды 471 М.
Heestii:- DURDURYAHOW ROGMANAYAA
14:30
Hal Abuur channel
Рет қаралды 36 М.
Hassan adan samatar somalii song nonstop VOL 2
28:35
Somalii Nonstop
Рет қаралды 345 М.
How do Cats Eat Watermelon? 🍉
00:21
One More
Рет қаралды 14 МЛН