Zayn Nour hadal yaqan mashallh waa runta Ilahay addunka khyrkeda ha ina siiyo heestan Ifkan ugu jecelahay markay iga qaloocsanto waa geerka qudha een isticmalo
@kingbarahow21284 жыл бұрын
Haye adne jaceyl ma ku galay
@mohamedabdisamedjamacmadax53453 жыл бұрын
Msh
@LovelyChateau-ip8rs7 ай бұрын
Aamin yarabi
@tigerjr84253 жыл бұрын
2021😢 codkisa inaba lagu cajizi mayo Qfki jcyl dhib ka maray un ba daremi kara😭
@zamiiira2 жыл бұрын
Absolutely 🥰🥰🥰
@cabdiwalibeeroof248310 ай бұрын
Alle yrxm. ابيات الفلسوف المرحوم االكبير محمد علي ولش (عيديد كب عني) توفي جروي عام ٢٠١٨ قصة حقيقيه من كوكب آخر. يصور الشاعر حالات لحقها منذ يوم دخل جيل و حبس في اثيوبيا في اواخر السبعينيات هذه الاغنية لها شعور خاص في امّة الصوماليه. لحن وصوت حسن اءدم❤.
@Mohamednegeye3 жыл бұрын
Heestaan waxaan dhagaysan anigoo fadhiyaa hospital digfeer iridiisa o sugaya inan ayeeyday card u qabto. waxaana ku dhagaysan hawo furan oo degan. Wllhi dhafarka ma dareemayo oo caawa dham baan soo jeeday. 21/9/2021 talaado.
@duniyzamzamgelle22492 жыл бұрын
Isoo duceey inaan Muqdisho mar indhaha saaro🤲🏾
@roblemaer48342 жыл бұрын
Waxaan la kulmay nin heestan ku daawaday Soomaali galbeed dagaalkii 1977kii.
@abdiyusuf33924 ай бұрын
@@duniyzamzamgelle2249Allah ku keeno muqdisho cadey abyo mcn welcome
@baahiye24795 жыл бұрын
Heestan markaan dhagaysanayo waan khushuucaa wlhy Alla fankii somaliyed maxa lagu ciyaray sanadahan
Waxaan dhageysanayaa anigoo gurigaa hort iida Gaarigeyga ku baraf iyo qawoow taariida waxaa waaye! 3/7/22 Marshall MN 🇺🇸 🇺🇸 USA
@mosesdirik71722 жыл бұрын
Anigaa kula dareemaya boholyoowga iyo barafka, gadhigaan ku dhexdhageeysanayaa, wax hore utagay iyo waxa iga horeeya baan isqabadsii leeyahay, north dakota joogaa Waa meesha America ugu qaboowbadan, waxa aad haysatid madareemaysid ilaa aad weeydo, wish u gud lucky, wadankeeniina ilahay nabad ha inoga dhigo,
@apdilahixanafi29252 жыл бұрын
@@mosesdirik7172 Shp badanba ma darameem hada kabaxo bushqada wadanka you hysta
@cabdiwalibeeroof24835 ай бұрын
رحم الله الفلسوف الكبير Mxmmed Cali Walash (Caydiid Kaba Cune) This emotional song from Nugaal Poet rip who died 2018 in Growe he made one he perisoned in Itobiya in last 20 century.
@abdinasirsaid56693 жыл бұрын
intaaso marxaladood anigo ka somaray mahuraan dhulkeniyo ma naxaan ka cashaqa ayaa manta ka horow ma higaanku igu helin 💔
@fadumoali74023 жыл бұрын
Marban mawjadah dheer maxaa dhexdoodo muuqayga la arkaa, lakiinse aan maqanahay👍💯💯❣️
@saidhussein2679 Жыл бұрын
Dhex maxaa weeye
@bossjecylaxmed Жыл бұрын
Lkn anmaqanahay mahan wll marban mowjadaha dher maxa dhexdodo muqeyga la arkaa sidan maqanabay wayr
@HilaacBaxay2 ай бұрын
28 October 2024 12:30 😢 xaladu wa bariga arimuhu wa igu cakiran yihiin goobtu waa garawe inta iga danbaysa iso duceya plz murad leeyahe
@ilyaazzola.81892 жыл бұрын
2019 iyo 2020 labo sano oo aan marnaba ilaawayn weeye. 22:28 ministe. Alle dhalinta soomaliyeeda ha ka saaro shaqo la'aan haysata iyo dhibta
ugaas hazzan waxaan kaaga digayaa waxaanad aqoonta u lahayn in aad ka sheekayso oo aad tidhaa waxaa la igu yidhi. Heesta waxaa curiyay xasan ganaey waxaanay ku jirtay riwaayaddii galbeeed waa la xoreeyee waarsaa gaagixisay!
@muminadahking52343 жыл бұрын
Heestan xasan ganay ba leh wa galbeed wa la xoorayay warsa to gagixisay malaha wax qalada laga dha dhiciyay anaga og abwanki suganta ku khatarka aha weyna ba leh heesaha xasan aden badankoda isaga iyo hadrawi ba leh u qado wana ninka sosaray xasan aden gacan qabtay
@cabdiwalibeeroof24835 ай бұрын
Wxaa Sameeyay ahn Mxmmed Cali Walash oo ahaa nin is guhaamay. Rip.
@@cabdiqaniabaadir8095 abwaan kale oo hada garowe ku nool ban ku maqlay hees tan walal
@khadarmohamed26764 жыл бұрын
@@sharmakeali5248 caacle riwaayadday ku jirtay baanu kuu haynaa markaasaad garoowe oo aan laba erey isu geyn karin nala daba ordaysaa!kkkkk
@hanihashi88775 жыл бұрын
Aaaaax qoof an jeecla Oo an isku dhacnay ayaaa isoo diiray heestan 😭😭
@daudhassan81744 жыл бұрын
Jacayl Maha wa qof naftisa loogu yimid o la dhibay
@AliHassan-jn7gu4 жыл бұрын
Nocr
@abdwarsame97194 жыл бұрын
Heesta waxa lahaa xasan ganey waxan uu maleynayaa in ayaa kamid ahayd ruwayadii galbed waa la xoreyey warsa gagixisay
@fadxiaxmed39964 жыл бұрын
Waad saxan tahay
@abdirashidkhalid55403 жыл бұрын
Muxuu ku saxan yahay heestani waa qiso jacayl oo dhaba Waxalahaa illahay ha u naxariistee Abwaankii maxamed cali kaariye Waxana loo qaaday shankaroon axmed sagal
@daadproduction65743 жыл бұрын
Ruwaadu wadani bay ahayd waxan laha sidu inanka hore sheegay xasan ganey waa 1978 oo soomali ka soo noqotay itoobiya iyadoo warso iyo naato ka soo saareem markaa dadka ayaa loogu laqimayay inaanay is dhiibin wax jirta heesta ruwaada ku wada jiraa ee ah Galbeed waa la xoreeyay waarsaa gaagixisay Walee se laguma gam.o Gayiga soomaali baa leh Waxa ku bilaabantaa Galmay dagaalkii Gubnay axmaarkii Guntiga lawgii Marada gaynay Gacanta maalnay Guushii haleelay
00:24 habeenimo 17/8/24 habeen sabti ah Jawi dagan burco maqaxida manhal cawale suqaar ka soo horjeedkiisa habeen wacan
@GuledYusuf-zm6iy2 ай бұрын
ERAYADA ALLE CIMRIGA HA UBARAKEEYEE WAA XASAN GANEY LAXANKA XASAN ADAN
@moemustafa77835 жыл бұрын
Erayadii xasan ganay
@cabdiwalibeeroof24836 ай бұрын
Geni baa sameeyay heestaan hddii ladhaho wxuu fashilmayaa markii lamarayo tuducyada Mar baan mawjadaha dheer maaxaa dhexdoodoo Muuqeyga la arkaa Laakiinse aan maqnahay. Waayo abwaan walba isma guhaami karo qof isnacay mooyee.
@mohamudqoon76255 жыл бұрын
Allah yaa raxma Erayada waxaa curiyey Abwaan Maxamed Cali Walash, oo kasoo jeeday gobollada Puntland, dhawaana ku geeriyooday magaalada Garoowe. Allah ha u naxariisto.
@mukhtarbaadil5 жыл бұрын
Xasan ganay ayaa le wll heesta. Waana siyaasad afwayne ayaa loo jeeday.oo xasan ganay snm ayuu ku jiray markaa.
@sucadabdlle4985 жыл бұрын
Wlll xasan ganay baa curiyay ok had a ku nool hargayisa
@ifraaxxasan59265 жыл бұрын
Abwaan Xasan Ganey ayaa leh.
@daudhassan81744 жыл бұрын
Kkkkkkkk dadkani wa funy ,heestu jacaylba mahaa
@amore55834 жыл бұрын
Waa erayadi xasan ganey
@mohamedhaji18754 жыл бұрын
27- June 2020 rag naftiisa mooyee maaree dhibaato
@arraweeloessa83473 жыл бұрын
After one year 😊
@mohamedhaji18753 жыл бұрын
@@arraweeloessa8347 enjoy it. Tell the two sentences you like it.
@@arraweeloessa8347 heestan lyrics-keeda waxd dareemi karo qof jawi nasiimo isagoo ku jira howlo horey uu u daayay dib loo soo geliyay kana midho keeni la'asan. Hadii ay sidaa tahay waxaan ku leeyahay ALLE ha iskugu kaa aaadiyo arrimahaga! I'm from 🇪🇹 what about you?
Heestan Xusuus Weyn Ayan Gala Markan Dhagaysanyo Wana Heskan Ugu Jeclahay Hesaha Xasan Adan Ereyada Xasan Ganey Music Daud Ali Musxaf Laxanka Mohamed Nur Jango
@khadarhashi75487 жыл бұрын
Nasri mohamed Heesaha hasan adan waa number 1 heestani dhinacayga
@mukhtarbaadil5 жыл бұрын
Wll laxanka xasan adan baa le
@AbdiazizSaidAhmed4 жыл бұрын
Laxanka heeska waxaa iska leh oo saaray isla Xasan Aadan siduu wareysi ku sheegay Cabdisalaan Herero la yeeshay.
Mar baan mowjadaha Dheer maxaa dhexdoodoo Muuqayqa la arkaa 4:12 lkn se aaaaaaaaaaaaaan Maqanahay 4:12 bal fiiriya sida uu ugu fara farayaraystay Lkn se aaaaaaaaaaaaaaan. Maqanahay War wuxu legend sanaa Xasan adan samatar (xasan baashi)
@Abdirahimofficialy2 жыл бұрын
Xusuus gaara maalintii iigu horeysay 2014 april maalin khamiisa 15sep 2022 Mirqaan gaara hargaysa
@BaggioAliHajji4 жыл бұрын
Esh calaa hees
@seedsomalikoob22507 ай бұрын
wayahu kolpa waa si heestan waxan dhagaysan jiray anoo jacayl I hayo shiidna ah 😢 jacaylka wakhtigan dambana lacag la aan waa farxad la aan ilaa labo wayaha iyo wakhtiga isku ogol mooyane sababta aan u kala hadhnayna ay midhaa tahy 1/5/2024 markan kala hadhay todobad kadib waxan helay shaqo bishii 550$ ayan qato iyadina waxay igu dhigtay ayaan ogayo ku noqo naftu way igu kari wayday markaa intaso wayahu aduunku way waayo bdan yihiiin wayaha masuuga haduu ka madow yahy waa umuriyo debaq cashaqu martiyayr 😢😢 marwaxan idhahda rag naftisa moyae maree dhibato mitido is diidsi muhashada iska ilow😢 1/6/2024
@@cabdiwalibeeroof2483 waa runtaa saaxiib abwaankaas ayaa ku darsaday qisadiisa riwaayadda waxuuna u dhiibay Xasan Aadan Aadan isaga ayaa ka sheekeeyay mar laga waraystay Bbc Growe ayuu joogay dad ayaa been la wareegaya waan xasuustaa.