Xasan Diiriye Faarax 🔥Iyo Heesta "HAD IYO JEER HAWLAHAAGA"

  Рет қаралды 200,075

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Күн бұрын

Пікірлер: 61
@mahdiubaxside3779
@mahdiubaxside3779 Жыл бұрын
xasuus gabar aan jeclaaday 2011 heestaan u qaadi jiray dhibka jiro wuxuu ahaa gabadhaasi dookheeda ma noqon marka nolashaa sidaa iska ah
@Asmaaahmed-jc9eg
@Asmaaahmed-jc9eg 3 ай бұрын
Sorry
@mhassan0163
@mhassan0163 2 жыл бұрын
Fannaan sare " classic " waan ku jidhidhicooday. Hooyaday baa markay dharka maydhayso isku maawèelin jirtay. Cumri dheer
@abdirashidmaxamed4665
@abdirashidmaxamed4665 3 жыл бұрын
Heestan Maxamed Yuusuf baa qaadi jirey, hadda Xasan Diiriye ayaa ku luuqaynaya. Fannaaniintu walaalo ayay ahaayeen, mid baa ka codsanaya saaxiibkii heestaa ii oggolow aan ku luuqeeyee, waa kuu fasax sxb ku luuqee, sidaas bay fannaaniintu walaalo u ahaayeen.
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 8 ай бұрын
Allaha u naxariisto abwaan xasan diiriye .
@mohamudibrahim6558
@mohamudibrahim6558 4 жыл бұрын
Xasan diiriye cod qalbiga xadantaynaya ayuu lahaa oo qiiro leh maxamed yuusuf oo qaadanaya waan arkay
@saaeadali361
@saaeadali361 4 жыл бұрын
De
@Inakulmiye
@Inakulmiye 4 жыл бұрын
Heesihii hore abwaanadu way wada qaadi jireen. Hassan Derie codkiisu wuu kusoo jiidanayaa sida kurontada. AHN. Classical music and song.
@kamaalilkacase
@kamaalilkacase Жыл бұрын
Waa Hobalki Weynaa Allah baa weyne/Xasan diriye Farax UAN
@khabiirharnandez5664
@khabiirharnandez5664 4 жыл бұрын
Waaw waa hobalkii codka baxsanaa Aun Xasan diiriye faarax heestan waxaa kaloo qaada Aun Maxamed Yuusuf Cabdi waxaa kaloo jirta hees kale oo aan labadoodaba ku dhagaystay waxaa la yiraahdaa Ilaahay Tiisaan laga tagayn iyadana inoo soo gali markuu Maxamed Yuusuf qaadayo Waayo waayihii wacnaa heesaha kale ee Xasan diiriye inoo soo gali sida heesta caawa waa bandhigii laysku soo baxayee lays bariidinayay Waa bishii calanka
@shafieabdi9728
@shafieabdi9728 3 жыл бұрын
Xasan diiriye ilaahay haw naxariisto wuxuu ahaa abwaan wadani soomaaliyeed oo aan aad u taageero heesihiisa
@macalimdurane
@macalimdurane Жыл бұрын
Hubqaadkaan Xusuusnoo Hablakali Mahadlaayee
@bashman345
@bashman345 4 жыл бұрын
Maxamed Yuusuf Cabdi iyo Xasan Diiriye labaduba heestan way qaadaan Tani waa duubista asalka ahayd ee radio Hargeysa
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
haa saxib wa runta
@abdirahmanwaber6529
@abdirahmanwaber6529 4 жыл бұрын
Waa xasan DIIRIYE waana original isagaana isla lahaa heestan.
@alisaid2008
@alisaid2008 4 жыл бұрын
Mirihii ismaacil cagaf laxanka m.yuusuf codka x.diire
@Sologamer446
@Sologamer446 2 күн бұрын
New ambassador, we gona finaly meets
@Inakulmiye
@Inakulmiye 4 жыл бұрын
Hassan Derie waxa la jiibinaya Hobalada Hablaha ee Radio Hargeisa. Kabanka wa Omar Dhule, dhexyarta waa Ali Fayruz, symphony waa Ismail Yare.
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 3 жыл бұрын
sxb waa Ruunta isma yare iyo cali fenus iyo cumar Dhuule iyo hablihii Rardiyo hargeysa
@mahadmataankuriya
@mahadmataankuriya 4 жыл бұрын
ada hurda sexanaye habenka idharara wayo waayo maxasusata & wixi ad somartay xasan diriye roraye murti & codmacan ayu isku darsaday alle haw naxariisto xasan diriye
@sadiqabdi2716
@sadiqabdi2716 10 ай бұрын
A very special Somali star HDF. A legendary singer. AUN. RIP!
@hirrowleofficialchannel-2726
@hirrowleofficialchannel-2726 Жыл бұрын
Heestan Cali Sugulle Cigaal ayaa leh iska hubiya
@animeyaty8977
@animeyaty8977 4 жыл бұрын
الله يرحمك ويدخلك الجنات من ابوابها🙏
@ahmedabdinasir9011
@ahmedabdinasir9011 Ай бұрын
Cajiib cajiib xasuus
@animeyaty8977
@animeyaty8977 4 жыл бұрын
مبدع كالعادة استاذ واايو احسن قناة والله
@khaliifxirsi4322
@khaliifxirsi4322 3 жыл бұрын
cesh calaa hees waa hees la mariyay maamus iyo milgo hees somaliyed 29/1/2021 cercgy prefecture magaladu waa Paris dalkuna waa France xasuustu hadii idin wacnaato shacab waynaha somaliyed dal iyo dibadba
@ramliina2517
@ramliina2517 3 жыл бұрын
Salama wllky ana isla saka 29/1/2021 wxan ku dhagesanya dalkena hooyo alle hayno barakeeye
@geelqaad9160
@geelqaad9160 2 жыл бұрын
Khaliif xersi, ma faan baa moodey haddii Paris aad joogtid, walaal dal aadan laheyn laguma faano, aniguba wadan ka hormarsan oo ka qurux badan baa degganahay oo ku yaal Woqooyiga America(North America) mana sheego oo dal aan laheyn baa u arka, ee ma dambe ha soo qorin dal aadan laheyn raalli ahow haddii aad gef u aragtid qoraalkaan.
@maanragaragtemaskaxdumardh4221
@maanragaragtemaskaxdumardh4221 2 жыл бұрын
Adaa hurdo seexanaayee habeenkaa ii dharaara💔
@mohamudibrahim6558
@mohamudibrahim6558 4 жыл бұрын
Hees tan maxamed yuusuf ayaan ku aqaanay
@QAAMUUS_PODCAST
@QAAMUUS_PODCAST 2 жыл бұрын
Saxiibada Waayo Waayihi Wacnaa. Heeskan miyay kala qaadeen laba jeer Fannaniinta waaweyn ee Maxamed Yuusuf iyo Xasan Diiriye Ilaahay labadoodaba ha u naxariisto. hore waxaan ugu maqlay Maxamed Yuusuf Cabdi.
@WALAALAHAHARGEYSA
@WALAALAHAHARGEYSA 2 жыл бұрын
Midhihii Ismaaciil Aw Axmed AHN.
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 4 жыл бұрын
ANIGU WAAN KUGU HAMINAYA QARANIMOY(SOMALAAY)ADAAN HAABKA IGU HEYN!!!👏👏👏👏👏
@Asmaaahmed-jc9eg
@Asmaaahmed-jc9eg 3 ай бұрын
Maashaallah axyaa waddani allaha noo saqiro
@aliadanwarsame9211
@aliadanwarsame9211 2 жыл бұрын
Hubqaadkadaan xusuusnaa hablaha kale lama hadlayo cajiin. Xasan Diiriye
@nasro7666
@nasro7666 2 жыл бұрын
Ilhay unaxaristo
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 4 жыл бұрын
Alaha unaxariisto xasan diiriye faarax
@HalisTa..22
@HalisTa..22 4 ай бұрын
Adiga way kuu Hagaagtee Naftaydey hibasho raacday🤦‍♂️✋
@c.warabecadde1063
@c.warabecadde1063 Жыл бұрын
Heesti igu Xasuusta Badnayd Heesihii Xassan Diiriye AHN
@HassanAhmed-yy3mo
@HassanAhmed-yy3mo 3 жыл бұрын
Boqorka codka alle ha unaxariisto
@khadarmaxamedqaalib5008
@khadarmaxamedqaalib5008 2 жыл бұрын
BARI SAMAD WUU BADNAA
@animeyaty8977
@animeyaty8977 4 жыл бұрын
سبحان الله نحنا الوحيدون الماضينا افضل من مستقبلنا
@hoygagujir7170
@hoygagujir7170 4 жыл бұрын
Markan heesahan ookale arko anaaba jeclaysta in aan heeso Hubqaadkaagan xusuusno Hablaha lama hadlayaaye Anigu in aan qaadayay ila noqotay say iiqusayso
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 Жыл бұрын
Allahayo janadii fardosa geey xasan diiri
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 3 жыл бұрын
Alaha u naxariisto
@ibrahimahmed1296
@ibrahimahmed1296 4 жыл бұрын
Waa hees wanaagsan
@adenismailsanweyne3370
@adenismailsanweyne3370 2 жыл бұрын
wow what a song who is listening 6/6/2022
@animeyaty8977
@animeyaty8977 4 жыл бұрын
اغاني تدخل القلب من دون استأذن
@warfaaseed386
@warfaaseed386 3 жыл бұрын
hees aad u macaan
@NimcoWaqooyi-gy3dj
@NimcoWaqooyi-gy3dj Жыл бұрын
Aad ayaad u mahadsan tihiin Katrina suugaatii hore soomaliteed
@moogemooge3836
@moogemooge3836 4 жыл бұрын
Hees macquul ah
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 3 жыл бұрын
Msha alaah
@nourhassan1524
@nourhassan1524 10 ай бұрын
Nice
@ummuhanna5627
@ummuhanna5627 4 жыл бұрын
Heestan wuxu uqaday Xaaskisa oo kacarootay
@aliadanwarsame9211
@aliadanwarsame9211 2 жыл бұрын
Heesta,macnaheeda iyo quruxdeedu waa laga sheekeeyo qisada ay ku timid.
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 3 жыл бұрын
Xasan diiriye
@nuurabdibare827
@nuurabdibare827 3 жыл бұрын
Nice song
@mohamedsomali3783
@mohamedsomali3783 4 жыл бұрын
Mamo Maryan Mursal ayaa imuqato
@abshirmohamud296
@abshirmohamud296 3 жыл бұрын
Alk
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 4 жыл бұрын
😀🙂👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏 WAA SUGANTI EY WASARADA CADALADA IYO DIINTU USOO GOWRACI JIRTEY UMADA!!
@warfaaseed386
@warfaaseed386 3 жыл бұрын
L
Xasan Diiriye Faarax Iyo Xaliima Khaliif Magool🔥 Iyo Heesta "BOQORKII QURUXDA"
9:31
Maxamed Yusuf Ahun | Heestii Had iyo Jeer Hawlahaaga
11:03
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 15 М.
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 59 МЛН
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36
Timir Lafbaa Kujirtaa - Xasan Diiriye Faarax (Hees Wadani)
5:40
Cumar Dhuule Cali 🔥Iyo Heesta "GARANMAAYO WAXAY I GUBEE"
12:25
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 275 М.
Axmed Yaasin Digfeer |Heestii Digfeer |
9:57
Hassan Adde
Рет қаралды 349 М.
xasan Diiriye Faarax Amarkaa Sidaa Yiri 06/05/1969
8:29
ISHAAR MEDIA
Рет қаралды 9 М.
Khadra Daahir - Waa Bixiso Oday "Original"
9:54
Gu`Roon Jire Media
Рет қаралды 253 М.
Siciid Khaliifa Iyo Seynab Cabdillaahi 🔥Iyo Heesta "HAYNA KALA WALWAALIN"
9:22
Maxamed Axmed Kuluc 🔥Iyo Heesta "JEEDAAL"
9:44
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 1,1 МЛН
Aayatiinle
10:23
Cabdi Tahliil Warsame - Topic
Рет қаралды 41 М.
dhirta xididka hoosaa
11:36
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 166 М.
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 59 МЛН