Xasan Diiriye Faarax 🔥Iyo Heesta "I GARGAARI WEYDEY"

  Рет қаралды 107,778

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

4 жыл бұрын

🌟Heestan waxa curinteeda laha
A/ Xuseen Aw-Faarax Dubbed AHN 1967
🌟Laxanka
U/Xasan Diiriye Faarax AHN
HEES CUSUB
MUUQAAL XIISO LEH
HEESHA CUSUB
HEES SOMALI OO QORAAL AH
SOMALI LYRICS
HEESO XUL BEST SOMALI MUSIC
HEESO QAARAMI AH
HEESO KABAN AH
HEESO NON STOP AH

Пікірлер: 34
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 18 күн бұрын
Allaya raxmaa Hassan dirye iyo inta inga horsey ee maanta Guriga Dhabta jiifaa Amiin
@yousufilkacase9030
@yousufilkacase9030 3 жыл бұрын
Alle yaa raxma raaxiimiin alfanaan xasan diiriye faarax midkamida tiirarkii ugu qaalisanaa fanka somalida. BarbilWga hore laxanka heesta qaabka ay u dhacayso waxay iska Shabahaan heesta jamaadeey ( cumar nuur cabdule) iyo gamaayeey ( giriig).
@saidjamaali2528
@saidjamaali2528 4 жыл бұрын
Allaha unaxariisto 2004 ban la kulmay Isagoo naafoobay misna harqaan tolaya fanaanki qaymaha badnaa Xasan diiriye faarax. Ciida buu kahoos maray 2008. Mid walba oo naga mid ah ee daawaanaya manta waxaa hubaal ah inuusan gaari doonin sanadku markuu gaaro 2099 ama 3000. Walee Xabaal sugayaal Ismoog baynu nahay 2020 dadaal unbaan noo gudboon.
@cigaalsalal6767
@cigaalsalal6767 4 жыл бұрын
Mahadsanid wllo. Fanaankeenii weynaa Xasan Diiriye Allaha unaxariisto, marti la jecel yaheyna allaha ka dhigo, inagana allaha inoo ka daba naxariisto dhamaanteen.
@cabdicabdillahiyonis3241
@cabdicabdillahiyonis3241 2 жыл бұрын
Halkuu ku nooolaa markii dhintau
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 4 жыл бұрын
Allow kunaxariiso.. Kabanku Music isagaaba ka macaan💖
@osmankulane1525
@osmankulane1525 4 жыл бұрын
Xasan Diiriye Faarax Alle hawnaxariisto. Walle cod wuu ladhintay.
@abdirahmanahmeddacaam2183
@abdirahmanahmeddacaam2183 4 жыл бұрын
Illaahay ha u naxariisto fanaan xasan diiriye faarax
@M0eDahir
@M0eDahir 4 жыл бұрын
Allah ya raxma Hassan Dirie farah
@CSeerbiya
@CSeerbiya 4 ай бұрын
Look this astonishment , Lute/Kaban, accordion /Visarmoni , Flute, Viloin and drummer, good bless him Hassan Dirie Faraha 1949- Jul 26, 2008.
@adama2578
@adama2578 Жыл бұрын
ILAAHEY HA U NAXARIISTO JANNATAL FIRDOWSA RABBI HA U DEEQEE FANAAN XASAN DIIRIYE HEESIHIIAAN AAD U XIISEYN JIRAY OO HADDA HEESTAN MARKAAN MAQLAY WAXAAN XASUUSTAY WAAYIHII WACNA.
@mmjjilicow5779
@mmjjilicow5779 3 жыл бұрын
Heestani waa cajiib waana eedsheegasho ciduu ka red sheegtaba waana arin soomaali dhex taal
@rashiidsulub1235
@rashiidsulub1235 3 жыл бұрын
Kolay waxa leh mirage xuseen aw farax allehna ha u naxariis intii dhimatay sida ay u socota waxay illa tahay beesha gabooye inaga cabanaaya ina tusaayana dareenkood.walalaheen quudhsiga aan la dulqaadno cululeys xaqdarada ah
@abdirahmanboqolle57
@abdirahmanboqolle57 4 жыл бұрын
Heesta faahfaahin sooraaci Abwaankii sameeyey erayada iyo cida laxanka saartay taariikhday soobaxday MAHADSANID
@Tubeec699
@Tubeec699 4 жыл бұрын
Sxb qebta hose bey ku qorantahay Curinta heestan waxaa lahaa xasan ow-Farax dubadd Tariiqdana 1967 laxankana waa xasan diriye farax Intaas baa kuqoran sxb ee sifican u eeg adoo raliya
@zakariaa.hussein6116
@zakariaa.hussein6116 6 ай бұрын
The most underrated singer of our nation 😮
@abdihayehashi769
@abdihayehashi769 3 жыл бұрын
Saaxiib mahad sanid heestan in badan baan sugayey
@AsadAli-le2ms
@AsadAli-le2ms 3 жыл бұрын
thank you your Chanel,l and keep saving somali heritages.
@MubYus
@MubYus 3 жыл бұрын
Xasan Diiriye... Fanaaan weyn
@muslimmiskiin-alle146
@muslimmiskiin-alle146 3 жыл бұрын
Waa heesihii macnaha iyo murtida lahaa Allah Yarxamuk Xasan Diiriye Bahda WAAYO WAAYIHII WACNAA Mahadsanidin
@M0eDahir
@M0eDahir 4 жыл бұрын
Mahadsanidiin Bahada WAAYO WAAYIHII WACNAA👍
@abdirahmanahmeddacaam2183
@abdirahmanahmeddacaam2183 4 жыл бұрын
Always connected at waayo waayihii wacnaa Thanks all of you
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 3 жыл бұрын
😀👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏 YAA SALAAM!!! KU HABO!! WACDIYA!!
@dharqaale
@dharqaale 4 жыл бұрын
Cepgoing mar kara hore lkn wxan codsan ayaa inaad keen to hestii fiidmeerta uu qaday xasan Diiriye orginal ah plz
@user-hd2vz9gm8v
@user-hd2vz9gm8v 19 күн бұрын
Waxa is kale Abwaan ciise warsame ama Axmed Saleban bidder waayo ruwayad ay wada sameyen ayey ku jiirtay
@abdiabdi1749
@abdiabdi1749 3 жыл бұрын
Hassan diriye actually was a true somali legend,I love also his songs n type of music
@alihaji1200
@alihaji1200 4 жыл бұрын
First one
@alihaji1200
@alihaji1200 4 жыл бұрын
Tolow sidee u wada xidhiidhna
@biilan3878
@biilan3878 3 жыл бұрын
Kiki I love the way it oo
@biilan3878
@biilan3878 3 жыл бұрын
@@alihaji1200 has
@haleelo1613
@haleelo1613 4 жыл бұрын
m.a
Xasan Diiriye Faarax 🔥Iyo Heesta "HAD IYO JEER HAWLAHAAGA"
7:15
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 191 М.
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 40 МЛН
Useful gadget for styling hair 🤩💖 #gadgets #hairstyle
00:20
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 9 МЛН
OOMAAR IYO DADKA DHIBTA LARABAA OO FARXADIISA NECEB
10:25
Yaasiin Halyeey
Рет қаралды 29 М.
Xasan Diiriye Faarax Iyo Maryan Mursal Ciise 🔥Iyo Heesta "ABAAL DHIGO"
6:56
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 148 М.
Axmed Cali Cigaal $ Xasan Diiriye Ahun | Heestii Shugriyey
6:40
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 21 М.
FARXAAN QABOOJIYE WAXAAN UURKA KAA JIRIN QAACI DAYAX BAND 2020
8:27
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
Saafi Ducaale aun & Xasan Diiriye uan | Heestii Hidaha iyo Guurka
5:21
Xasan Diiriye ihn | Heestii Fiidmeerta Duushay
7:36
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 9 М.
Waka Waka 😁 #funnyshorts #rianashow
0:14
RianaShow
Рет қаралды 26 МЛН
БАБУШКИН КОМПОТ В СОЛО
0:19
PAVLOV
Рет қаралды 19 МЛН
Gymrat CAT is a CHEATER?! 🙀 #kitten #cat #cute #aicat
0:45
Stunning Cat Stories
Рет қаралды 30 МЛН
A young mother couldn't calm down her baby at the lesson #shorts
0:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 12 МЛН