Xasan Geney & Maansaddii Dhaqan

  Рет қаралды 119,237

Tixraac

Tixraac

Күн бұрын

Waxa uu Xasan Xaaji Cabdillaahi ku soo bandhigay maansadan, barnaamijkii Somali Week ee sanad laha ah ee lagu qabto magaaladda London ee carriga Ingiriiska.

Пікірлер: 59
@hanadqalab-jaan803
@hanadqalab-jaan803 8 жыл бұрын
Xasan ganay runtii waa abwaan lagu faano aadna waan uga danbeeyaa maansooyinkiisa iyo heesaha uu sameeyaba waa abwaan dhaganka aad iyo aad wax uga yagaana bawaan ilahay cimriga iyo cagligaba hakuu siyaadiyo
@yoonisgabal5461
@yoonisgabal5461 3 жыл бұрын
dhoomaha sanaagoo daali ay ku dhawdoo dhool bari ku jiifsaday iyo dhibic mahiigaan marna dirir dhirbaaxiyo miiraale dhaqa iyo gudgudaha dhabaandhabay dhildhilada u bixiyoo dhaan nageeye ku onkaday mayayna uu ku dhagagsaday mid kalena dhab ugu da’ay dharagtooy camuuduna kobta dhiica godan iyo calcalyadu dhijaamaha dhacadiid u jiiftoo raha doobi dhaaliyo shinbiraha dhawaaqee dhawr nooc u ciyayana dhagtii maqashay jeceshahay oo daro dhanaantoo dhaashaday korkeediyo xarfo rays ay dhaadhiday xididkeedi dhuunyaday ka dharqaday biyaha iyo ubaxoo dhamaysoo dhambalaha cadaystiyo maadhu isku dheeliday baldhooluhuna kala dhacay dareemaduna dhuuxiyo kala dhilin caleentii iyo dhuubki dixiduba oo geedo dhayla ah laga dhawro socodkoo marka aad dhaqaaqdaba cosob dhaaxa hawroo dhiidhida ku seexdiyo rays dhiiqo daaciyo dhac caleeni leedahay oo xagar dhamaysoo man uu cunin dhurduhu wali oogada ku dhiibshiyo dhuyuciyo maraagiyo dhiitacab magooliyo dhinbiliil galooliyo qudhac dhamasta leegoo dhaameel udgoonlihi dheega isa saartoo dhirta geedba dhalankii dheehiisu buuxsamay marankuna dhexda u galay saarkuna ku dherersaday oo gob iyo dheentiyo dhafaruur bislaatiyo gomorshaa is dhilay iyo himir sida hunguri dhubuq dhuunta kuu maraysiyo dhabigiyo madheedhkuna hoobaan dul dhididoo malab yar oo dhibqayaa kasoo dhibiqtif leeyoo midho dhiina bixiyeen oon ciidu dheged iyo dhoobo madaw ahaynoo dharka kaa halaynayn oon dhuug wareeniyo lagu arag dhibiiqoo jiilaalki lagu dhixin udubkuna ku dhicin wali mar habeenku dhaxan wadan dharaartiina kululayn dhex-dhexaad hawadu tahay oon dhac iyo duulaan dhawr bahal lahaynoo reeraha is dhinac yaal dhaabadoodu nabad tahay maalkiina ugu dhalay oo dhiilo waawayn dhanaan iyo dhitiyo ciir gooni loogu kala dhigay oo dhooraydii iyo daba dhoonki geeliyo dhaydiiday kuraygii oo dhaayin badisoo nirgo dhaylo soconloo yaanay dhiman daraadeed qaar loogu dhuufoo dheeraaday kuruskii edega u dhex jiiftoo ku dul dhaacatoo godod dhiiqeen danbeedadu oo dhaqasho doobloo ramadkiisa dhawrtoo dhididkii hablaha iyo ka fogaaday dhaantadu isagoo dhadhabid neceb dhaqso gorof u qaatoo ka soo buuxshay dhaameel oo ubad dhalaanoo dhanbarkii lafta u dhacay dhuxulaha ka daadshoo iyaguna dhadhamin li’I dhangad loogu qaatoo dhama waalidkood yidhi oo rimay dhawaysoo dhaystii la socon loo dheega xardhayoo faraw dhuumatadu qarsoontiyo dhaqayaha la kala garan oo baarqab dhibiloo malaa bil iyo dheeraad wali dhuuni cuninoo dhexdu qabasho leeg tahay koromada dhufaaniyo dhawr qaalin didiyoo ka dhexsaaray geelii oo micida dhaaliyo dhoolaha is mariyoo dhiilaabay galawgii oo doobta dhiifta ah dhawr goor garaacoo rakaadiina daba dhigay dhiriftiina roorsaday galoof xayl ku dhigayoo markii uu dhulka u riday afartiisa dhaadheer baalaha ka dhaafsoo dhinacyee markay tidhi ku dhirbaaxay jeeniga oo naylo dhaga jeex iyo galwo lagu dhigay dhacanta looga qaadoo mari doodi loo dhigay oo nugulka dhaadani waa dhiin lo’deenee dhasalaalaq reentoo intoo dhoobi sara kacay loo yeedhay xayn dhool oo waylo dhuudaan dhogortoodu noqotiyo dharag boodka waxaruhu qolqolka is dhexyaaceen oo dhawr gamaanoo koore ay ku dhididiyo dhangad lagu xanuunjiyo bir dhareer ka keentoo afka loogu dhaabiyo dhacsi iyo rogaal galin dhoodida ka muuqdaan oon dhaanto iyo sacab dhalin yaradu daynayn dhalatooy cadceeduna godka ay ku dhawdoo dharabkii arooryiyo intaan dheelku sara kicin is dhextaagtay mina subax dhugashada sideedaa dhaayaha ku eegaa adigana dhargi ogyiin dhudi kubab dhamaysleey dhexyar dhabano hoobaan dhabeel gaari dhaqasho leh adigaa dheg iyo qurux rabi kuu dhameeyoo intaad dumarka dheertahay dhulka aad ku ababtiyo dhaqan hooyo weeyaan
@MustafeShacir
@MustafeShacir 6 ай бұрын
@khalidkhadar4319
@khalidkhadar4319 6 жыл бұрын
Waa manso qiimo badan leh oo dhaqankii iyo af somali badan aan ka faa iido Alle ha dhawro abwaan xasan xaji abdilahi ganey
@suleimanabdirahman6929
@suleimanabdirahman6929 5 жыл бұрын
Alla ninku dhaqanyahansanaaa👏👏👏👏✊
@cuudkacashaqa8276
@cuudkacashaqa8276 8 жыл бұрын
xasan ganey waa iga yabiyay naw masha allaah alle hano ka daayo
@ahmedmohamed-se6xw
@ahmedmohamed-se6xw 6 жыл бұрын
xasan ganey waa abwaan qaaaliye ilhy ha xiftiyo
@muxiyadiinmuuse6943
@muxiyadiinmuuse6943 6 жыл бұрын
Xasan xaaji c/laahi ganey wlhi waa abwaan qaaliya oo dhaqanka aad uyaqaana noolaw abwaan
@azlmcl198
@azlmcl198 5 жыл бұрын
waa dhaqanyahan abwaanku alle ha daaye aamiin
@suman2ahmed
@suman2ahmed 12 жыл бұрын
Abwan alle ku deejay aftahanimo Masha allaah
@Khalid46518
@Khalid46518 6 жыл бұрын
Xasan ganey salaad walba waxaanu ku wada tukanaa masaajid walaahi waa nin qaali ah oo aan isla weyney iyo kibir toona ku jirin Hadaad LA sheegaysato wuu ku ixtiraamayaa waa abwan genius ah
@selfieboychannel8338
@selfieboychannel8338 5 жыл бұрын
Xaage waaye halkaas?
@amiirfahad1804
@amiirfahad1804 5 жыл бұрын
hargeysa wadada 150 agteda ayan ku oga marki igu dambaysay
@selfieboychannel8338
@selfieboychannel8338 5 жыл бұрын
@@amiirfahad1804 bro igu salaam abwaanku
@amiirfahad1804
@amiirfahad1804 5 жыл бұрын
inshalah bro
@ahmedhussein4331
@ahmedhussein4331 2 жыл бұрын
Xgee hargaysaa
@nuurjabane8108
@nuurjabane8108 7 жыл бұрын
Allow cimriga kuuu barakeee adeeer
@cabdimahamed1165
@cabdimahamed1165 6 жыл бұрын
Xasan ganey waa abwaan qaaliya
@abdijamah7083
@abdijamah7083 8 жыл бұрын
Hassan gane hadrawi gaariye ibrahim gadhle Sleebaan Bide Cali Sugulle ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Shaacuur
@Shaacuur 7 жыл бұрын
abdi jamah isaaq qabyaalad Badanaa ma yuhuudbaa.
@أمسارة-س9ح
@أمسارة-س9ح 6 жыл бұрын
Sir Burhaan maye wall dad aanu kudhadano alle naga beeray alxm
@caliwasaaye.5728
@caliwasaaye.5728 5 жыл бұрын
Tukaale, Yamyam, singub, dhoodaan, idaajaa, geeleyare, makayte.
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 5 жыл бұрын
@@caliwasaaye.5728 kaariye, indhabuur, tabantaabo ,harawo,bare fiidow
@Burcaawi2471
@Burcaawi2471 5 жыл бұрын
abdi jamah cabdi qays iyo qaar kalow badan
@abubakarugaaz262
@abubakarugaaz262 5 жыл бұрын
Nollow AdeerO❤
@ijoadan2061
@ijoadan2061 4 жыл бұрын
Waa cimilada dalkeena in roobka gu ka bilaabmo. Galbeed roobka dayreedna bari abwaanku ma qaldana
@halabuurcabdisalaan8917
@halabuurcabdisalaan8917 7 жыл бұрын
mnsh Allah wllo qaali
@smiledon77
@smiledon77 4 жыл бұрын
WAA SANGUB sugaan reer miyi
@claahisaalax7910
@claahisaalax7910 6 жыл бұрын
Hadhageys taan waxna hakabar taan kuwan sheegta abwaanada cusub
@maanochanel2391
@maanochanel2391 7 жыл бұрын
subxanaka yaa erayo
@yaasiinaburas8110
@yaasiinaburas8110 Жыл бұрын
Dirir.9aad.⛈️⛈️⛈️
@FarahBarud
@FarahBarud 13 жыл бұрын
ONE OF MY BEST POET 100X BETTER THEN HADRAAWI GAARIYE AND NEEF SEENYO HASSAN NOOLOW WAAAD TAHAY HORMUUDKA ABWAANADA NOOL MARKA LAGA REBO EE SAMEEYE HEESAH MA ODHAN KARO GABYAGA WAAYO WAXAA WELI NOOL DHOODAAN,JAAMAC KEDIYE,GACAL XAAYOW IYO RAG BADAN OO AANAN SOO KOOBI KARIN
@xamdixasan1284
@xamdixasan1284 2 жыл бұрын
Asc
@naciimaabdirahmaannaciimaa4245
@naciimaabdirahmaannaciimaa4245 3 жыл бұрын
Abwaan xasan geny horta ma nolo yhaay mose waa dhintay
@farhanhdhimbil4998
@farhanhdhimbil4998 3 жыл бұрын
Wuu noolyahay wll Hargeisa Ayuu degan yahay.❤️🙏
@naciimaabdirahmaannaciimaa4245
@naciimaabdirahmaannaciimaa4245 3 жыл бұрын
@@farhanhdhimbil4998 haa sah wllo sifiican
@cabdirisaaqmaxamudkilaas990
@cabdirisaaqmaxamudkilaas990 2 жыл бұрын
Heesta Sayloo Guyaal Badan Waxaa Leh Ayada Oo Gabay ah Mxd Cidoood
@aaminayaasiin523
@aaminayaasiin523 6 жыл бұрын
maslaxaaad
@smiledon77
@smiledon77 4 жыл бұрын
waa XASAN GANEY KKKK
@apdikibarismael2316
@apdikibarismael2316 5 жыл бұрын
Maxan wiiL isaaq arka
@khalafyare1260
@khalafyare1260 7 жыл бұрын
Hhhhh libax hasaan ganey abwaanka giiyigaa somalida oo idil
@smiledon77
@smiledon77 4 жыл бұрын
DIRIR
@mursalgadhka9394
@mursalgadhka9394 Жыл бұрын
Wr ninkan qoladiisa yaa ii sheeki kara
@mohamednuur4126
@mohamednuur4126 Жыл бұрын
Waa Makaahiil
@CawilOsman
@CawilOsman 9 ай бұрын
😅Dacar
@xaalicilmi8155
@xaalicilmi8155 4 жыл бұрын
Maansadan waxaa iska leh nin layidhaahdo awbaan jirde xogla xasan ganay wuu xaday waxaana cadeeyay abwaankii mulaxamkii waynaa ee xudaydi imikadan waxaad ka dareemi kartaa sida ay ula yaabam yihiin hadraawi iyo gaariye ninkan weyn ee waxaanu lahayn sheeganaya isagoo abwaana
@fadxiaxmed3996
@fadxiaxmed3996 4 жыл бұрын
Beenaale weynbaad tahay
@xaalicilmi8155
@xaalicilmi8155 4 жыл бұрын
@@fadxiaxmed3996 bal anigu cadayn ayaan hayaaye adigu maxaad ka hadkaysaa
@fadxiaxmed3996
@fadxiaxmed3996 4 жыл бұрын
Haa zxb ninkan maaha dadkad ku qaldayso waxayna daba socota heesta sayla mida kale anuu maalin kasta wan arka nin magac doona maaha qof walbana wuxu jecel yahay inuu tix galiyo hadaad suuqa ku aragto xasanow wax ma ku weydiiya wuxu yidhaa haaye ader iweydii mxa diiday mana aha nin suugan cid kale damci kara isagaaba hodanka ah xagaa mida kale suugantu waxay leedahay baadi sooc weyna muuqataa in xasan ganey leeyahay
@xaalicilmi8155
@xaalicilmi8155 4 жыл бұрын
@@fadxiaxmed3996 cadaymo la xidhiidhi ayaanu haynaa maansada inuu leeyahay jirde xogla ninla yidhaahdo
@fadxiaxmed3996
@fadxiaxmed3996 4 жыл бұрын
Haa ma xuma lkn bal cadaynta isoo gaadhsii markaa ma waa beenaale ayaad leedahay number kaagiyo halka lagaa helo noo sheeg anaa isaga soo helaaye aad ku cadayside ana aan ogaadee
Xasan Geney Iyo Gorgorkii
9:47
Tixraac
Рет қаралды 183 М.
MAANSADII: MAGAN
17:00
Hal Abuur channel
Рет қаралды 16 М.
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 47 МЛН
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 4,2 МЛН
MY HEIGHT vs MrBEAST CREW 🙈📏
00:22
Celine Dept
Рет қаралды 65 МЛН
SISTER EXPOSED MY MAGIC @Whoispelagheya
00:45
MasomkaMagic
Рет қаралды 10 МЛН
Gaariye & Maansaddii Hagarlaawe
10:57
Tixraac
Рет қаралды 95 М.
Abwaan Maxamed Xaashi Gaarriye (AUN) oo ka Sheekaynaya Farqiga u Dhaxeeya  Tix iyo Tiraab!
7:53
Intergovernmental Academy of Somali Language AGA
Рет қаралды 4 М.
Maansadii:- DUUFAAN (Full)
22:25
Hal Abuur channel
Рет қаралды 9 М.
Baaqa Bulshada oo waraysi cajiiba la yeeshay Abwaan Xasan Ganey
1:06:48
Star Media Corporation
Рет қаралды 148 М.
Miisaanka Maansada Caraale vs Gaariye (Dood)
42:21
Bartamaha
Рет қаралды 45 М.
Tixdii Shareero - Abwaan Xasan Ganey
8:29
Kayd Somali Arts and Culture
Рет қаралды 114 М.
Maansadii DUUFAAN
21:01
Hal Abuur channel
Рет қаралды 1,6 М.
Gaariye
38:07
Abdiweli Elmi
Рет қаралды 79 М.
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 47 МЛН