Xasan Sheekh iyo xaqiiqada dagaalka AS oo is khilaafsan. Muuse biixi iyo geele oo isku dhacay,,,,

  Рет қаралды 6,490

Aftahan Production

Aftahan Production

8 күн бұрын

Пікірлер: 27
@user-sg2qh4mt2v
@user-sg2qh4mt2v 6 күн бұрын
Ilaahay ha ituso soomaali oo ka xoroowday qabiil,qabqable,calooshii u shaqayste, danayste, oo walaalaa doowlad caddaalada leh dadkeeduna ku mashquulaan wax soosaar iyo horumar
@ahmedcumar8335
@ahmedcumar8335 6 күн бұрын
Xasan shiiq maxamuud munaaafaq beenaale ah waaye
@amalhassan7383
@amalhassan7383 6 күн бұрын
Masha Allah Abdullah geesi nolow ❤❤❤
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 6 күн бұрын
❤❤❤yes yes❤❤❤❤ mahadsanid wariye sare cabdilahi balwaan guulaayso sxb❤❤❤❤
@XuseencaliMaxamed-pq3mr
@XuseencaliMaxamed-pq3mr 6 күн бұрын
kusaliya nabiqeena maxamed scw
@user-nf5gn2ps5o
@user-nf5gn2ps5o 6 күн бұрын
Labadii xaaq daaro kuheshiso xaqa ayaa isku diira Alaah majiifo alhambulilaah Rabillalamiin
@deqaissa7045
@deqaissa7045 6 күн бұрын
Ehlel beydkii sow iskumey taataaban illahay baa garabkoda kabaxay because magri bey beelo walalahooda umaleegayeen 😂😂😂😂😂😂waa kaftan
@axmedcaruush2952
@axmedcaruush2952 5 күн бұрын
Wcs
@abobasement346
@abobasement346 6 күн бұрын
sadexdih u heshiyay xasuqih lasaanod e irir samaleh ilahay bah isku diray mantah I’m so happy in sadexdih Argagixisoh e ku shiray jabuti ilahay bah isku diray waa Good news ilahay idin cirib tir in shah Allah
@lorenzlischer3682
@lorenzlischer3682 6 күн бұрын
Alah xasna nadhaafiyo
@choukrisaid5525
@choukrisaid5525 6 күн бұрын
Wa sheiko guelleh Hu samey
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 6 күн бұрын
kkkkkkk xasan malaa ma miyirqabo baan umalaaynayaa maskaxdiisa hala baadho bal
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 6 күн бұрын
Xasan shiekh isagah isma yaqaano, in la bartayna moga. Sababta wuu xanunsan yahay maskax ahaan. Walida dhaqanta
@shukrilibax
@shukrilibax 6 күн бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Ilaahow dadkena somaliyed xaqxa garnsi in kabadan33 sano iyo kabadan beey wax aan dhiiga walakisa kale eey isku dilayan Walalayal isdaya dalkena somali oo dhan buu ku filan yahay ?? Adunyada wax laga qaadayo majirto ??ilaah ha u naxaristo marxum jawaari xilwalbo iyo mw kasto iyo qofbadan oo qiimo leeha malinn buu dhiman qabyalad waa qurrn somali waa hal familj Ilaah qalbigena hagelibo? Ilaahow qalbigena gali taas ??😢 ilaah ha u naxaristo inti dhimatay amiin yaa allaha 🤲🤲🤲💔😭
@abduwelidimbilei8318
@abduwelidimbilei8318 6 күн бұрын
War heedhe balawaan walale horaya ayada u sheegata inayasna waxani waxa maleelagaya ahayan waayo qayanao dadakii kuahshiiya xaqa ayaa iskudira ee walale balawaan guuuuul iyo gobanimo
@Kaakoos_641
@Kaakoos_641 6 күн бұрын
Was labà tuug isma’dhaanto & dhasheed 😏 show’ayey noo wadaan.
@AbuAli-kx6nw
@AbuAli-kx6nw 5 күн бұрын
Labadii xaraan ku heshiiya xalasheey ku diriraan horaa, looyiri
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 6 күн бұрын
😂😂😂😂
@mohamedhassan1469
@mohamedhassan1469 5 күн бұрын
Shacabk kenye seey u kacen aan ugu Karnovs qabiil qabqable iyo odeytuug ah oo wanakena xaraashaye dhalinyaro wadankan aan badbadino hadii kale aan noneyno sidii falastiin camal
@ikacasenin7063
@ikacasenin7063 4 күн бұрын
Wada hadalka ankara.waxan sojedenaya in etopia in eey nagu warejeso marakebta dagalka.hadey ogolata.halaga kereyo.shaqalo sharceyeysan hakensadan.waxan inta an shegey aheen wa qayano qaran.
@caashluul6394
@caashluul6394 5 күн бұрын
Xasan aaway dhulkii tolkiis 4 ilaa 5 jeer baa lga difaacay
@AbuAli-kx6nw
@AbuAli-kx6nw 5 күн бұрын
Ismaaciil cumar geele waxuu rabaa awdal inuu jabuuti kudarsado waayo Fursat ayuu uhelay In maanta soomaaliya tahay timer xabaal taal
@yasminjama2703
@yasminjama2703 6 күн бұрын
Muuse wuu u hanjabey Jabuuti
@faryarmuusa9323
@faryarmuusa9323 6 күн бұрын
Wa movie waxasi waxba kama jiraan odeyaal siyaasi ah weyan kursi ayeey raban
@MohammadMohamed-qt4ip
@MohammadMohamed-qt4ip 6 күн бұрын
​@@faryarmuusa9323sidaas maahe dukaanki Ismail ayuu muse faraha lasoo galay lkn hadaa loo yabaa muse
@sahroali1196
@sahroali1196 6 күн бұрын
Weligiba.beenayuu.sheegiriay.markuu.laha.ciidamadii.waa.lagatay
버블티로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 101 МЛН
XASAN SHEEKH HADII SIYAASADA KA WAREERTO AYUU XERTAA TUUTAHA CIIDANKA
9:14
XASSAN SHEEKH JAWAAB KUSOCOTA IYO  TAARIIKH RUNA
26:01
JUBA TV
Рет қаралды 42 М.
FEYSAL CALI WARAABE HAWIYE WAA ADDOOMADA DAAROOD (3937)
1:00:56
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 12 М.