Xasan Sheekh oo Qabuuro faagis ka xishoon waayay miyaa ka xishoonaya Badda in la iibiyo

  Рет қаралды 8,950

Aftahan Production

Aftahan Production

13 күн бұрын

Пікірлер: 36
@ayanlemohamed5956
@ayanlemohamed5956 11 күн бұрын
Muuse gadi maayee Ninka gadayaa waa xasan
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 11 күн бұрын
Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan dawadi bahalodey fashil tan qaburihi metyki bu ka xishoni waya ma bada la ibanayo miyu ka xishonaya wa tuug cadeysdy xasan gorgurde familykisa marxun xamza yusuf madale sulub sheikh cali wajiis sheikh bashir argixisada damajid
@sowdobiryar5463
@sowdobiryar5463 11 күн бұрын
subxaaanlaah RABI TALO KU FILAN inshaaaalh somaliya inshaaalh❤❤❤❤❤
@amalhassan7383
@amalhassan7383 11 күн бұрын
Masha Allah guuleeso Abdullah nolow geesi ❤❤❤❤❤
@fuadomar7831
@fuadomar7831 11 күн бұрын
Balwaan waxa dhegeystay dood adiga iyo h/g walaahi gambar ku fariisisay i hope Abgaal Xigmad leh oo badan in la helo ogow qabiiliste ma ahi laakin dadka la edeb dareeyo aan wax iska dhicin ma jecli ma ahi hawiye or hiraab mana jecli dhib oo somali u dhaxeyso mana ahi qof ku farxa colaada somali dhexdeeda ma ahi i hope ina ku fasirey qofkaan ahay👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑
@AhmedAbdi-md5lt
@AhmedAbdi-md5lt 11 күн бұрын
Harti Abgal macbudhan wiila&Gabdho walashey Dhashey Aa Aderkood MW Hassan sh. Taageero u,Ah Anna waa Lajiraa Ee Kadeg Adna Adeerkaa
@AhmedAbdi-md5lt
@AhmedAbdi-md5lt 11 күн бұрын
Mucaadkii Maad Dhageysataa Wey ii xanaaqaan udibci odeyga Balwaanow
@cabdallealiorshe3334
@cabdallealiorshe3334 11 күн бұрын
Sababta muse u hindisay waa yan lagaaga hormarin ee hadi labixinayo adigu bixi
@AhmedAbdi-md5lt
@AhmedAbdi-md5lt 11 күн бұрын
❤❤❤❤
@hodanali3859
@hodanali3859 11 күн бұрын
It's sad
@aminaahmed9115
@aminaahmed9115 11 күн бұрын
Subxaanallah ilaahayow kala qabooji dadka soomaaliyeed ee la isku diray 😂😂😂😂
@sahroali1196
@sahroali1196 10 күн бұрын
Balwaan.kkkkkkkkkkkkkkk😢😢😢😢😢
@mohamedabdullahisaid2457
@mohamedabdullahisaid2457 11 күн бұрын
Muqaalka like saraa oo share gareeya team Farmaajo nn
@suleekho232
@suleekho232 9 күн бұрын
I will Abgaal inay Balwaan madaxa ka dhigan lahayn intay xasan iyo qashin umada u keeenen.
@AhmedAli-tf2jz
@AhmedAli-tf2jz 11 күн бұрын
Xasan xaraash waa ma xishoode
@ibrahimissack3803
@ibrahimissack3803 11 күн бұрын
Asc Cabdullahi sxb Amiga aad ayan kuguxirnahay oo mar walba wan dhagesta wararka aad sobahisa dhaman ee sxb aan kusaxo mw xasan sheikh lagamahayo Ethiopia ayan kaiibini bada ee mw wuxuu dhahay Ethiopia bada way osticmali karan oo way kalasodagi Karen iyadoo wadan diris nala ah tasna😂waa xarirka kadhaxeya ee dirisnimo sida Uganda Burundi Sudan iyo wadama badan oo African kamid ah ay ugasodagsadan dakada Mombasa ee Kenya marka sxb fahan micnaha hadalka uu mw xasan sheikh kuhadlay wana xaqa darisnimo
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 11 күн бұрын
HADEYSAN BEELUHI DAGAALAMIN SOW XASA SHEEKH LAGU MASH QUULI MAAYO
@mustafesulyman
@mustafesulyman 10 күн бұрын
Xasan.sheekh.waxakaliita.sooomali.halmar.mydhagaxaqaataan.
@user-vl7rt7dc1v
@user-vl7rt7dc1v 10 күн бұрын
Hassan iyo musse labadaba ma gedi karaan baddayna somali oo dhan ayey ka dhaxeysa badda iyo berriga
@jandraravi9816
@jandraravi9816 11 күн бұрын
EEEEBOOW KUWAAN NAGA QABO....TURKI FAAIDO MALEH......HA LA CEEYRIYO
@abdirahmanyonis5805
@abdirahmanyonis5805 11 күн бұрын
Madaxtooyada haLuugo daato XASAN qabuurgate hadii aan shacab ahaan u nooL nhy
@mustafesulyman
@mustafesulyman 10 күн бұрын
Guurmay.noqotay.somali.dad.lagudul.ganacsado..xasan.sheekh.ikuwakaloodhan.waa.ganacsadayaal.madax.maahaha.dadxoola.ah. ay.heleen.
@mariaali4935
@mariaali4935 11 күн бұрын
Nin dhul kaa haysta miyaa bad loogu darayaa ibliisyada xasan dhiiqo iyo muuse juudaan waa laba tuug oo dhul iyo bad gadanaya soomaalay toosa oo cadowga koowaad waa labaa nin iyo waxay dabada ku wataan waar aaway EFDIyo soomaali galbeed doqon dawo ma leh fariidna furaash kuma jiro ogaada in aan dhul iyo bad laqaadankarin ee aan dib u soo ceshono dhulka naga maqan ee kiinya iyo Itoobiya naga haystaan ee alle ifka ha ku cadaabee uu ingiriisku siiyey kuwii aan wadaniyiinta ahayna ayu sii fududeeyey dhuunta la idinku dhig oo mootul qsfle alle idiinkeen wadankii baad gadaysaane cajuusyo 80 ira ah waar eega
@fahadhussein8229
@fahadhussein8229 11 күн бұрын
Hadalka sa ka dhigesiid wa qalad
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 11 күн бұрын
kkkkkkk maxaa saxa markaa adeer hadalku waa cad yahay ee ma qabiil nimaa kaa hadlinaaysa kkk
@fadumoselemennjjhkkkkjh7339
@fadumoselemennjjhkkkkjh7339 11 күн бұрын
Dadki adunka intu xalafuyiy bu u dhacay ehelu qaburki bu canshuraya weli social media ka hadlesan xasan dhiiqo group
@suleekho232
@suleekho232 9 күн бұрын
Xasan Shiikh wale dadka Somaaliyoo dhan oo Abgaal ugu horeyoh wale intuu sun siiyo ayuu dhulka qagada. Xassan waa shisheeye kalkaal. Waxa uu neceb yahay cidba cida uga dhow. Tuug inkaar qaba wayeh. Ilahay Xasan Shiikh qubo kaligiis ku koban haku rido.
@nahawi1479
@nahawi1479 11 күн бұрын
Anigu in Baddan ayaan figradeyda ku Qoraa Baraha Bulshada, waxaa ii soo Baxdey inaanay iman Doonin Dowlad Soomaaliyeed oo ka talisa Dalkii Mar la odhan jamhuuriyada Soomaaliya. waxaan ku Talin lahaa in Qabiil Waliba Deegaankiisa ku Fara Adeygo oo ka ilaashado Caddowyada Dibada iyo kan Gudaha Sida, Xasan Dhiiqo.
@mohamedabdullahisaid2457
@mohamedabdullahisaid2457 11 күн бұрын
Aniga 1 January baan sii ogaaday in muuse juudan iyo mooryaan xasan xaraash qaran baqti u sajuude heshish beenaadka bada zeylac isla ogaayeen
@LulMohamedfarah-qn8fs
@LulMohamedfarah-qn8fs 11 күн бұрын
Mudane.wariye. hadii anigu taladeeyda la.qadan lahaa. Waxan madaxweyne ka dhigi lahaa janaraal Yusuf raage odawaa wayo waa shaqsi wadani ah dal hogaamin karo ciidanka uroon sida farmajo waa sidey aniga ila tahay wabillaahi toowfiiq
@hassanbuni1725
@hassanbuni1725 10 күн бұрын
Soomali hoog iyo halaag ayaa madaxweyne u noqday hadan la iska qaban soomaliya meel dheer ayaa laga doondooni doonaa
@AmalAbdirisakMahamed
@AmalAbdirisakMahamed 10 күн бұрын
Muuuse bad ma gadin khaaain wadana mahan Somalia ninka iiiibiyey waaaaa ismaciiiiil Cumar geeele Sababatooo ah isagaaa Somalia mw ka ah Walalkaaa wayn eeee hawiye Hassan Waa baaalashle Ogsooonaw muuuuse sinji Iyo farac lama wadaaago Balse waxaan ka dhashay dadkiiii siyasda hogaaamiya Somalia Jabuuuti Kenya ETHOPIA Dubia aaaan ogalayn 5 sano meeel iskaga xiray
@ahmedcumar8335
@ahmedcumar8335 11 күн бұрын
Xasan gurguurte tuug waaye ee aan iska qabano intoowsan na iibsan,awaloow badii io qabuur iibsaday
@abobasement346
@abobasement346 11 күн бұрын
irir samaleh mah tah bay no kenen xasan munafaq iyo tugah u taliyah jabutih iyo nacaskah qutigah hargaysah muse oromoh waxaa wajibah in sadedah tug in lagu jihadoh
1 or 2?🐄
00:12
Kan Andrey
Рет қаралды 38 МЛН
Khó thế mà cũng làm được || How did the police do that? #shorts
01:00
My little bro is funny😁  @artur-boy
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 13 МЛН
GEESKA AFRIKA &  SIYASADA MUUSE IS MAQIIQA KU DHEEHAN
1:11:12
Liban Hussein Samatalis (RADIO AL CADALA)
Рет қаралды 10 М.
DEG DEG' VILLA SOMALIA AMAR ALLE LAAKIIN!!
44:21
Habar media
Рет қаралды 288
XASSAN SHEEKH JAWAAB KUSOCOTA IYO  TAARIIKH RUNA
26:01
JUBA TV
Рет қаралды 42 М.