XASSAN ADAN SAMATAR IYO KHADRA DAAHIR CIGE HEESTII " ILWAAD" ALLEYLEHE ILWAADEEY TOP CLASS SONG ORIG

  Рет қаралды 52,446

SOMALI MUSIC & CULTURE

SOMALI MUSIC & CULTURE

Күн бұрын

XASSAN ADAN SAMATAR IYO KHADRA DAAHIR CIGE HEESTII " ILWAAD" ALLEYLEHE ILWAADEEY TOP CLASS SONG ORIGINAL MUSIC
DAAWASHO WACAN

Пікірлер: 37
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 9 ай бұрын
YAA SALAAM WAAH WAAH " ALLEYLEHE ILWAADEEY IIMAANKA DEEQDOO INDHAHAAD U ROON TAHAY" Waa Hees Xusid mudan runtii Heestan Erayadeeda Abwaankii Sameeyey maad noo raacisid Saaxiib SOMALI MUSIC CULTURE. AHUN Khadra Daahir Cigge Shakhsiyad iyo Fan dhamaystiran ayey ahayd RABBI haw naxariisto
@hamseibrahimali1154
@hamseibrahimali1154 4 жыл бұрын
Heesta ha la sheego qofkii hore ee lahaa. Waa Faadumo Haldhaa iyo Hassan Aden. Markii dambena khadra iyo Hassan baa wada qaaday
@haashimbare4936
@haashimbare4936 4 жыл бұрын
Haa waa run f.haldhaa baa laqaaday nwaa riwaayad dhan ooy wada jileen
@munasudi3392
@munasudi3392 2 жыл бұрын
Waligay life uma arag labada fanaan laakiin maamo qadro aad baan uga naxay geerida qadra daahir alaha unaxariisto
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 2 жыл бұрын
Aamiin Aamiin yaa rab illaahay qabriga ha u waasiciyo insha allah Aamiin Aamiin yaa rab
@user-dh9bd5st6t
@user-dh9bd5st6t 3 жыл бұрын
17 sano ayay fanka ku soo gashay intaas dabadeedna waxa ay nolosheeda u hibeysay umaddeeda. Allow dhawr fanaaninta soomaaliyeed.
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin
@abdidahiradan9280
@abdidahiradan9280 2 жыл бұрын
Hambalyo ilwadey
@qalinleaden1072
@qalinleaden1072 2 жыл бұрын
AUN Khadra Dahir Cige, waxay ahayd qof wanaagsan.
@yummyhammy7547
@yummyhammy7547 4 жыл бұрын
Team Khadra dahir 🖐 waa fananada dadka o dhan jecel yahay iyada iyo Hassan ba
@drsuber6587
@drsuber6587 3 жыл бұрын
Waa ereyadii Maxamed cali kaariye
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii ibraahim cajaaib laxankii shamuuri codka khadra daahir iyo samatar
@mohammed-jama
@mohammed-jama 4 жыл бұрын
*Erayadii : maxamed cali kaariye (AHU)* *dhakhtarkii jacaylka rabbi ha u naxariisto*
@KosovoO-vt5gl
@KosovoO-vt5gl 4 жыл бұрын
Mohammed Jaamac AMIIN ALLE HA U NAXARIISTO.
@ashcababdikadirmohed5767
@ashcababdikadirmohed5767 2 жыл бұрын
Erayda Ibraahin cajaaib ayaa Isa leh waa nin rer sanaag ah dhawaan ayuu geriyooday.
@ayanlekasim9296
@ayanlekasim9296 4 жыл бұрын
Toronto Ontario Canada
@mohamedhussein6561
@mohamedhussein6561 4 жыл бұрын
2020 hadad dhagaysanyso like saaar🤙
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 4 жыл бұрын
Hees qiimo badan
@abdirahimmohed9880
@abdirahimmohed9880 4 жыл бұрын
Khadri meeydhiman ee ha habariin hubso wax
@MIRALUUL979
@MIRALUUL979 4 жыл бұрын
Waxaan sheeka kuhaayaa in xasan adan iyo khadra daahir sigaar ah sxb u ahaayeen 2009 waxaan dhegwystey wareysi VOA si wadajir ha uga qaadey Samatar . Khadra iyo sahra axmed Waxaan kadareemey halkaas in warmu run ahaa xasan iyo khadro dad walaala ah oo saaxiibi isku dhow ah
@Cawil.Gaashaan
@Cawil.Gaashaan 4 жыл бұрын
Dad walaalo ah oo haddana si gaar ah walaalo ah oo haddana xirfad ka dhexeyso oo is ixtiraama, wada kaftama wada sheekaysta, isu calool fayow oo wanaaggooda tuss Soomaalida kale si ay ugu daydaan dabcan wax ka wanaagsan ma jiro ayaan filayaa. Alloow noo daa waa laba hoobal oo aan cid noo beddesha jirin
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
@Abdimajid Ali Maasha allah walaal waa run Fanaaniintu waa dad walaalo ah oo isku damqada, iska war haya, wax is tara intii karaankooda..Labadan Fanaan waa laba Fanaan oo aqoon dheer isku leh xidhiidh qota dheer na soo lahaa noloshooda intii badneeyd illaahay ha inoo daayo dhamaan haldoorkeena. Heesta Faal- Caashaq ee ay qaado Khadra Daahir laxanka heesta waxaa laxanka u saarey Xassan Adan Samatar 1979kii Erayada heesta waxaa lahaa Xassan Ganey markaa waad daeemi kartaa ineey wakhti dheer soo wada shaqeeynayeen..Thanks bro
@MIRALUUL979
@MIRALUUL979 4 жыл бұрын
Aamiin ilaahay ha inoo daayo hoboladeena dhamaantood Intii nool oo ay khadra daahir kujirto waxaan jeclaan lahaa in lagu casuumo furitaanka tiyaatarka inta aaney kaheesin qolyahaan cusub
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
@Abdimajid Ali. Aaiin aamiin ya rab illaahow noo daa. Waa run weey ku wanaagsaneyd in lagu soo casumo Fanaanada Furitaanka teatherka Qaranka..Hada hees weey ka toobad keentay sidaan filaayo hada qolyaha cusub ayaa nasiib u leh oo wakhtigu iyo nasiibku ku simay
@MIRALUUL979
@MIRALUUL979 4 жыл бұрын
@@SOMALIMUSICCULTURE haaa Waan ogahay khadra iyo maandeeq mud kahor in ay hees joojiyeen balse waxaan ujeedaa in hadal laga siiyo xaflada furitaanka niyadeyda ayaa jecel oo keliya sxb
@amoorecio362
@amoorecio362 4 жыл бұрын
Wah waah 😘😘😘
@kaltunomar4417
@kaltunomar4417 4 жыл бұрын
Maashaa Allah alle ha unaxariisto qadro dahir xasan aadan Santana alle haxifdiyo
@Cawil.Gaashaan
@Cawil.Gaashaan 4 жыл бұрын
Walaal Khadro way nooshahay Allaah ha xafido oo cimri dheer iyo cibaado suubban ha ugu deeqo waa hooyo Soomaaliyeed oo sharaf iyo wanaag naga mudan
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Illaahay nagama qaado!!!!! Illahay cimri dheer iyo caafimaad ayaa uga beryayaa Fanaanada Khadra Daahir iyo Fanaan Xassan Adan
@dhuux7official181
@dhuux7official181 23 күн бұрын
idhan doog kabaxay maxaa lagawada!
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 23 күн бұрын
@@dhuux7official181 Waa Ku Amaani maayee Qurux waxaad u egtahay Hiiraan doog ka baxey iyo
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 4 жыл бұрын
7 dulli Ee heestan dislike saarey Maxay ahayeen
@safiyalowra6510
@safiyalowra6510 4 жыл бұрын
Waaa Afar Badow ah Dislike micnahreda ma yaqaanaan Hahahahaha
@mustafeaxmed8807
@mustafeaxmed8807 4 жыл бұрын
Ma heesaa khayr leh alle hana ga dhaafee
@rashiidsulub1235
@rashiidsulub1235 2 жыл бұрын
Heestan music ayaa ay ka liidata iyo recordingka sida kale laba fanaan oo qaaliya abwaanka sameeyay md cali kaariyo hormoodka Riwaayadaha iyo jeceelka
@salansacad
@salansacad 4 жыл бұрын
Sorry huuno Khadra dahir way nooshahay
«Кім тапқыр?» бағдарламасы
00:16
Balapan TV
Рет қаралды 273 М.
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,9 МЛН
Synyptas 4 | Жігіттер сынып қалды| 3 Bolim
19:27
kak budto
Рет қаралды 1,3 МЛН
1 KHADRA DAAHIR HEESTA 12 JEER IGU SOO LIGLIGATAA WITH LYRICS   YouTube
10:21
SAMATAR - BEST MAXAATIRI SONG - GUULEED
14:51
AMAANDHOOREY
Рет қаралды 445 М.
Hassan Aadan & Khadra Daahir, liibaantu waa ma is afgaranaa
7:07
TvUniversaldotNET
Рет қаралды 5 МЛН
XASAN ADAN IYO KHADRA DAAHIR HEESTI ALAYLEHE AQOONYAHAN MMC QAWL
9:00
mustafe macalin caydiid muuse
Рет қаралды 13 М.
CAABI MIRE IYO KHADRA DAAHIR (#JEEGAAN_JALEECADA)
10:44
MaGuuraan Channel
Рет қаралды 87 М.
*Heesaha Xasan Adan Samatar | Qaybta 3aad | Audio Only
1:19:59
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 224 М.
hees khadra dadaw sadasha
10:34
HIDDAHA OFFICIAL
Рет қаралды 940 М.
Marhaba Sabi - Qyz Bozbala (Official lyric video)
3:10
Marhaba Sabi
Рет қаралды 1,3 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Shunday o'tib ketmasmiz (audio 2024)
2:51
Jaloliddin Ahmadaliyev
Рет қаралды 4,9 МЛН
Nursultan Nazirbaev - Қай қала? (премьера песни) 2024
2:33
Лилия
3:00
Али Ахмет - Topic
Рет қаралды 2,9 МЛН
Alisher Konysbaev & Duman - Мен болуым керек (Official MV)
2:35
Roza Zergerli - İstedim 2024 (Yeni Klip) 4K
2:56
Roza Zergerli
Рет қаралды 205 М.
Afruza - Baxtlimisan (Official Music Video)
4:42
Afruza
Рет қаралды 11 МЛН