Ilaahay ha u naxiisto dhamaan inta ku geeriyootayba
@exemplareducation81974 жыл бұрын
What a joke!?? Somalis are not brothers and sisters, if that was true 100000 innocent Somalilanders would not lose their lives.
@asalsomalilanderhargaysaaw68504 жыл бұрын
Walahay was true
@mansuurjama21103 жыл бұрын
aqal memes adeer somali waxba isuma aha ee ha isxiijin
@mahmudnuur57442 жыл бұрын
@aqal memes haye waan kugu ducaynay inaad aaakhiro meel wada dagtaaan waar aamin udhaha
@Yedo252544 жыл бұрын
Xasuuqyadii loogaystay Beesha reer Sheekh isxaaq waxaa masuul ka ahaa dhiigyacabkii Maxamed siyaad Barre Oo ah Farmaajo adeerkii. Shacabka reer Somaliland waa in ay sidaa u ogaadan.
@xamdahappy2340 Жыл бұрын
Wanu og nahay wllo
@suheylmoha3061 Жыл бұрын
😂😂
@sahraabdillahi70414 жыл бұрын
Wallaahi waxaa si fiican u garanayaa xusean cismaan oo agabar farmacy ku gaystay illaahay waxaan uga baryayaa Jannatul fardawsa dhamaantood.
@abdikarimhassanhajiissa9674 жыл бұрын
Wa taariiq madaw oo u baahan in isguulada lagu dhigo labaro caruurtii kadabiisay dhibkan 😢😢😢😢😢😢
@AbdiPianoChannel Жыл бұрын
Ana waxaan utaagnaa dil Arabsiyo ay faqashtu kafulisay 7 nin bishii October 1984. Anigoo ah 14 jir ayay igu qasbeen in aan aaso maydka
@HELLO75464 жыл бұрын
Waa taariikh madow oo murgo xun leh ilaahay godka haw nuuriyo, faqashtii waxaa geystayna cadabta alle ha ka waraabiyo, Arabsiyo news waad ku mahadsantihiin inaad dhacdooyinkii foosha xumaa ee guud ahaan S/Land ka dhacay aad uruurisaan, laakiin fadlan musiga ka daaya oo Quraan ku duuba , Guul S/Land.
@roodaaadan74414 жыл бұрын
Waa taariikh aan la illaabidoonin waana in lagu daraa manhajka
@ijoxasan91323 жыл бұрын
waa markii walaalkay iyo rag badan oo kale lagu toogtay burco
@RitaMia0004 жыл бұрын
Alah ha u naxaristo inti ku shahiuday xasuuqi izir bi iska ee loo geeyztay duriyada barakeeysan ee reer shixusihaaq 😭😭
@kingswagtie61824 жыл бұрын
Alle haw naxariisto dhamaan , inta noolna ee dhamaan shacabka Somaliland ah alle hadhawro
@yooniscabdi28764 жыл бұрын
Sheekh ciiise iyo intiikaleba alla hawnaxariisto
@fatuuhussein5233 Жыл бұрын
Alle hA unaxaristo dhamaantood😢
@khaliifabdi81395 ай бұрын
Ilahay swt hun intay faqash inaga Xasuqday iyo intii si allah u hoyaty Mujahidinba havinoga dabanaxrsto
@kaabeaaa89334 жыл бұрын
Wax allale iyo wixii aad faqash aragtan googoya bila caleyk hadii kale amusa ilmaderayal dhiigoga aya xalala
@fatimafarah53114 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@munomohmed14373 жыл бұрын
Ilshay ha unaxaristo janadi fardowsa ilahay hageyo Amin
@qabiilsomali7080 Жыл бұрын
Qadiyada Dowlada KHATUMO STATE OF SOMALIA 🇸🇴 WAA JAMUURADA FEDERAL SOMALIA STATE KAMIDAH WAAYAAN WAA GALMUDUG STATE O KALA
@yuusufadan88003 жыл бұрын
Wa ruunti weye wana xaqiiqa weye somaliya wa cadaawga kobaad ee Dalka iyo dadka reer somaliland weye somaliland guul iyo gobaaniimo cadaaweenu hajabo somalilandaar guul mana ah walalkeen ee cadaawga wa cadaawga
Shaqo wcn buu qabtay legendkii jaalle siyaad bare raximuhullah 😅
@hargeisasomaliland443 Жыл бұрын
Alhira ayaa laga xisaabtamaya ilaahay shaqadisii baa u tala
@hodanmaxamuud35074 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto dhamantood 😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡
@asalsomalilanderhargaysaaw68504 жыл бұрын
Waligayo ma ilaabayno xasuuqaa dadkayagii loo gaystay never forget
@aidaruskhalif64732 ай бұрын
Alle jahanaba ha ku fogeeyee saddexda mujrim ee dadka xasuusay Reer Arabsiyo, Gebiley, Wajaale iyo Alabaday waxay ahaayeen 1. Mujrim Tuke 2. Mujrim Jaamac Green iyo 3. Mujrim Koora jaan.
@khaliifabdi81395 ай бұрын
Cshakur haybe iyo arabsiyo nes Wan jecelahay lkn banamijkan Magaca wad kadishen jsl guul
@yurub52883 жыл бұрын
Waxan ku nacay kalmadaa Somali waa walaalo hadana aan ku xasuuqo kanooli wixii na soo MARAY Guul somalilaan Manta ✊✊✊✊✊✊😅❤💚💚❤💚
@rugsanofficialchannel93694 жыл бұрын
Manhajka waxbarashada somaliland ha lagu daro xasuuqii faqashtu u geysatay somaliland
@xalimoyusuf27554 жыл бұрын
1987 waa markii xasuuqa ugu badan lagu fuliyay shicibka somaliland
@AhmedAli-ic1xf3 жыл бұрын
Alle ha unaxariiso janadii fardawsana hageeyo Mujaahidiintaas
@MohamedMohamed-cw3ud3 жыл бұрын
Haraadigii Mujrimkii Afweyne iyo dhashooda waa soo laabteen ayagoo ay hor boodayaan Iidoor Hawiye iyo Eelaay.
@kaabeaaa89334 жыл бұрын
Mohamed Abdi hawse jawan iyo Inta kaleba Allaha u naxariisto xita gadhigisii 1924 Mercedes Benz ayan garanaya Allaha u naxariisto dhamanba wuxu aha nin wanagsan oo gadhi u leyahay wata oo dirawal ah
@xamdacabdi71044 жыл бұрын
Waan ku xumahya xasuuqa somaliland
@yahyeali96964 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto dadkii lalaayay walee aakhiro war baa taagan
@nimcocabdi36403 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@abdirihinyare10644 жыл бұрын
Ma ilawi dono xasuuqa
@adanakalb87084 жыл бұрын
Anigu waxaan marxuumiintaas kula xidhnaa jeelka wayn ee gabiley.. laba qol oo isku xiga ayaanu ku kala xidhnayn sidii dilkaasi u dhacay sidan.cutubyo ciidan ah oo guutada 5 naad ka tirsanaa ayaa hawlgal ciidan ugu baxay mashruuca wajaale meel wadadii rafka ahayď ay mari jirtay waxaa daganaa laba reer oo wadadu kala dhexmarto. Unug miinaystayaal ah ayay snm kusoo amartay in ay miin
@kaabeaaa89334 жыл бұрын
Faqash ha ikala qadina wixii ku abtirsadaba nolosha ku guba faraciyinta
@gedefletv60494 жыл бұрын
Adeer faqash yey ahayd ma qabiil bay ahayd mise dawlad Cid walba leh Kala cadee
@ahmedgellah30504 жыл бұрын
@@gedefletv6049 FAQASH WAXAY AHAYD OO AY IMINKANA TAHAY DADKII FULINAYEY SIYAASADDII AFWEYNE EE AHAYD "ISAAQ TIR". MURAN IYO KHILAAF KAMA JOOGO CIDDII AY AHAAYEEN OO IMINKABA WAA KUWA LEH IN LA XASUUQ DADKA REER SOMALILAND XAQ BAY AHAYD!!!! DIB U DHAGAYSTA WAXAY KU HADLAAN IMINKABA HADHAAGII FAQASHTII HORE IYO FAQASHTA CUSUB!!!! DHAGAYSTA MAXAMAD CABDI YUSSUF IYO CABDIRAXMAN GUULWADE IYO NINKA LA YIDHAA XAARMUUJE DHAGAYSTA!!
ABTI, FIKIRKAAGU WAA SAX HAYEESHEE TAARIIKHDA WAXAA LA ISU XASUUSIYAA SI LOOGA DIGTOONAADO IN LAGU DHACO QALADKII HORE U DHACAY OO KALE. HADHAAGII IYO HAMBADII FAQASH WAXAY WALI KU DOODAYAAN INAY XAQ AHAYD IN LA HIRGALIYO SIYAASADDII FAQASH EE LOO YIQIIN WAAGAAS: "OLOLIHII ISAAQ-TIRA"!!!! BAL DHAGAYSTA WAXA AY KU HADLAYAAN MUJRIMIINTII AFWEYNE U ADEEGA JIREY: GACAN-KU-DHIIGLEH MORGAN, GACAN-KU-DHIIGLEH MAXAMAD CABDI YUSSUF GACAN-KU-DHIIGLEH TUKE, GACAN-KU-DHIIGLEH CABDIRAXMAN GUULWADE, GACAN-KU-DHIIGLEH CIISE MUDAN, GACAN-KU-DHIIGLEH CABDULCAZIIZ CALI BARRE ....... IYO..... IQKB IQKB=.... IYO QAAR KALOO BADAN
@mansuurjama21103 жыл бұрын
Adeer dagaal baa naga dhexeeya faqash ee iska aamus
@mutasmutas67932 жыл бұрын
@@ahmedgellah3050 waarun taasi wllo
@leabantwin7480 Жыл бұрын
ma in laqariyaad rabtaa wixii dhacay
@alifarah29422 жыл бұрын
Qof muslim in ladilo mabanana lkn wax lalaayo tihiin isaaqow dhulbahaba iyo samaroon wad xasuuqden
@mutasmutas67932 жыл бұрын
Furuq beenaale shaydaan dhiiga islaamka ku farxaya
@bookhaxmed6583 Жыл бұрын
Maxaad la qalaadinaysaa sawdinkii burco hubkiinii snm idinkaga furatay ee ay macawustu idinka dhacaysay faqashey
@ahmedopone40803 жыл бұрын
Gabiley waagaa soo tii uu Gadabuursi lahaa intey Isaaqa xasuuqin?
@ibrahimomer68254 жыл бұрын
.Somaliland genocide history . We request international genocide committee to consider the ignorant siyad bare military soldiers to brought into international courts. Ibrahim Omer.
@ibrahimomer68254 жыл бұрын
Unforgetable history happy in somaliland Republic in 1988.
@gaasiraguuled24974 жыл бұрын
Waxaan garanayaa 30 nin oo maalin hargeysa lagu toogtay uu ka mid ahaa nin la odhan jiray waran galbeed ragaasi maal qabeen iyo mutacalimiin sooca bay ahaayeen waliba gaadhi xaajiyad ah oo huruuda oo warangalbeed lahaa waxaa markiiba la wareegay nabad sugida oo mar lay xidhay 1987kii Ku soo arkay indhahayga waaxdii nabad sugida
@yasinaddow41 Жыл бұрын
Gumaadkii February 4 1991 booramana ducoment ka hadlaaya kasoo hadal
@tomyali-u4i Жыл бұрын
allaah hargeysa waxa igu danbaysay 1987 markii dagaalka anu ka yacnay insha Allah sanadkan ayanu iman..afwaynow gudka aad ku jirto ku olal
Waryaa Adiga ciyaar bey kula tahay Kalsbyahow faqash usgag ah ayaa tahay Ragbaa Dhiigoodii u huray Ciyaar faqash halkan kagamay Tegin qori caaradii Ayaa kaga Saaray Oo aan ku aarsadey Afkaaga qadhmuun xidh
@husseinabdille3 жыл бұрын
Xasuuq lee sheegtaan bisanka
@nafiisamohamoud88924 жыл бұрын
Alle haunaxariisto
@MohamedMohamed-cw3ud3 жыл бұрын
Afweyne waxaa la socday waa Iidoor. Cumar carte qaalib Ismael ali abokor Madexweyne ku xigeenka Jama gaas mucaawiye wasiir General Jama yare Ahmed hassan muuse wasiir PM Mohamed xawaadle madar Ismael ahmed Ismael Lax wase madexweyne ku zigeen General hassan saadka General canjee 60aad General Muuse 60aad Siilaanyo wasiir And many other Iidoor Sycophants haraadigii Afweyne Yaa ku sii dari kara
@ibrahimabdulahi76902 жыл бұрын
Halka inaga hubi abri ilahay ha u naxariisto iyo dhamaaniyo Intii ku dhimatay xabadi ayaa kari wayday mumin xaqdaro lagu dimayay ayu aha ayad uga jeeda hadaba naxasiista ilahay waxa ka mid ah inadad si dhibyar u dhimato hadaba toori iyo bud qof lagu dilay iqaab ayu la kulmay waxa ka roon gumac wu dili wayay lkn amar ilahay nafta unba ka ragtay inad dhahdo hadad rabto inaad awliyo ka dhigto lkn gumac lagaga samir oo budh iyo tooray aya lagu dilay waxay noqonaysa ujeedka dhan in loo arko caruurta iyo dhalinta uun inaad cuqdad ku abuirayso ama argagax
@Dulqusley Жыл бұрын
Tuke waxan u haysta Faisal Botan iyo 500 maxbus harti hello idoor wagash 😂
@abdydz9565Ай бұрын
Tuke is back 😂
@ibrahimomer68254 жыл бұрын
Xukuuki keligii taliye siyad bare Wuxuu ka xuumma Dagalkii kuwad iyo kii labad.
Somali is dilay iyo dagaal beeled lama yidha xasuuq Xasuuq waxa layidha dad shiciba o ay dawladi layso Anagu ma jiro qabiil an gaar u haysna e dawladi afweyne ayan haysna
@mansuurjama21103 жыл бұрын
Waxaas iskugu sheekeeya laakin la idiinka hadhi maayo faqasheey.
@leabantwin7480 Жыл бұрын
walaal xasuuqa maxaad utaqaaanaa
@Abdihakin.4 жыл бұрын
Allaha unaxaristo dhamantod.. Puntland ban kaso jeeda jamhadi ugu horeysay oo somalia ka bilabata ban ahyn SSDF dhibtaz idinku dhacdey mid lamida nagu dhacdey Maantana Waan ka calool fiyoownahay Ee Isaaqow Cuqdad meel idin ma gayniso .. Tariikhaha xuna waa la iskalabaa 5ta Somali wa walalo ama dalal hakala noqdan ama haldal hawada noqdane .
@ahmedgellah30504 жыл бұрын
Majeerteenku way ka gardaraayeen AFWEYNE oo waxay ku haysteen KURSIGA MADAXTOOYADA hayeeshee annaga waxaa la noo laayey ISAAQ-NACAYB. CUQDADA LAMA ILLAAWAAYO OO NINKII KUFSADEY CAARKAYGA EE EHELKAYGII OO DHAN LAAYEY SIDEE BAAN U ILLAAWI !!!!! WALIGAY MA ILLAAWAAYO OO WALIBA TAARIIKHDAAS DUGSIYADA IYO JAAMICADAHA AYAANU KU DHIGI DOONAA SI AANAY MAR DANBE U QALDAMIN DADKA NAGA DANBEEYAA MUSTAQBALKA. .
@bashman08ify4 жыл бұрын
AHMED Gellah aad aan uga xuney waxa ku dhacay rer waqoyi walalo waan oyey markeen aan aljazira iyo bbc Chanel 4 iyo CNN oo soo deeysay dad oo isku xir xiran oo hadane naftii kujirto la dugay aad aan uga xuney wiilkoo dhahayo ssdf aa la layey sxb runta aa sheegno cidna ma looleen sida walaloheen rer waqooyi loo dilaayey wayo too ka dhacday puntland ciiden goostey ee ahayeen lakin runta ha dhahno rer waqooyi diyarad iyo hub aa loo istacmalay shacabka abow somali hadaan nahay runta aa sheegno ani taas cuqdad ma arko wallahi billahi waraa nus million aa la laayey sxb 250,000 wallahi ma rumeysen illa aa ka fiirsaday tvga wadanka canada iyo bbc world iyo aljazira iyo Chanel 4 midkoo ladhaho ee dhulka ingriiska kabaxo kullina cadeen iyo video ee soodayeen haa dii oo arki laheed wallahi billahi is barbar dhig puntland iyo kuwo oo waqooyi nus million somali eh aa la baabiyey ninka cad iyo wiilkiisa bbcda 87/88 live somalia soo dubaayey wax walbo xataa dayarada oo duleyso hargiesa korkeed ninka cadaanke aa ku qabtey kamarada wiilka iyo abihiin labada wa ka hadleen doonayey waxoo lagu suubinayey dadka akhi runta maxaa usheegi la nahay ani in lagaliyo xusuus somaliyeed waa rabaa wayo waa wax ku khadasho Walalo rer waqoyi wallahi waan idin jecelnahay lakiin hadaan manto madax weyne ka ahan laha somalia wallahi waa ogalan lehaa ina nokhotaan dowlaad aan walalo nahay sida Djibouti camal amo NFD amo somali gelbeed we love you Somaliland from muqdisho.
@bashman08ify4 жыл бұрын
Abow runta aan dhahno dadkaan sidii oo lo gomaadey cid somali ahna ma loogali sidaa camal kuli waa dhahna dadka waa cuqdadey san yihiin lakiinse hadaa dawotid waxoo ku dhacay waa u garabey wallahi billahi dad badan aa umaleynayo in aa iska dhaadhicinooyo rer waqooyi Rwanda gumaad aa subiyeeen oo hal qabiil oo tuttsi la dhaho ee layeeen huttu san walbo waa la xusaaa dadkaas inakana waxaa dhaheen anuko nah waa na lagu suubeyey sidiaa camal akhi maxaa runta indhaha uga kharsa noonaa dadkan su xun aa loo galey oo walibo diinta ka baxsan yuhuda xataa sidaa hitler ma ugalen waa naftaa uu ka qadayey lakiin iyako oo nool ma aseynin hadaa somali dacad oo dhab ah tahay waxaaa dhihi laheed in skoolada lagu dhigo waaye meel walbo oo somali afsomali ku hadasho kunooshey lugu dhigo laguna xuso waa in aa la oynaa waa in aa u damkhanaa isbarbar dhig maloo bahno hadii aan shan qof iga disho ani nah 100 kaa dilo ma isbarbar dhigi karaa taas wiloow wallahi xataa ilmaha aa dhalay aa uga shekeeya qabka oo loo galey walalo heen rer waqooyi waayo waxaan ahay in aan ahey wadani oo dhab ah mana jecli in oo meelkale lagu suubiyo waxii iyaka ku dhacay intii oo dhimatay allah ha unaxariisto
@mutasmutas67932 жыл бұрын
@@bashman08ify wallal qof wanagsan oo qalbi saafiya ayaad tahay ilaahay ha ku sharfo nin rageed runta yaqaan
@leabantwin7480 Жыл бұрын
laba raariikh la isma barbardhigo adigaa adeerkaa baad is kholaaafteen anaga isir ahaan ayaa naloolaynayay awoowe hadaad morgan hoosta kuhaysato
@warsamejamal98284 жыл бұрын
Please this program it will be a conntinuo
@Dulqusley Жыл бұрын
Baaga idoor lo xasuuqey gunta Oromo
@bookhaxmed6583 Жыл бұрын
Idinku sawdinkii yuhuud ku abtirsan jiray
@YCQBo5 ай бұрын
Qaraxeey 💥
@bucurbacayrawbarkhadle99094 жыл бұрын
😦😦😦
@xasanmaxamed49114 жыл бұрын
Namiimiya waa ehelka naarta
@aminafgh21274 жыл бұрын
Dhiig muslin ayaa ugu qaalisan aduunyada kii kibir ku daadiyaana waa ehlu naar