Рет қаралды 55,934
Daawo Kelmadii Dahir Alasow iyo Qabyaaladda -Kaligii talisnimadda Garguurte ? Ma ogtahay inuu xilalkii ugu sareeyay Dowladda iyo ilahii dhaqaalaha ku tixay Beel hoosaadka uu ka dhashay ee Waceeysle Abgaal - Akhri Liiska Magacyadooda iyo xilalkeey kala hayaan kadibna xaqiiqso ineysan Dowladda Soomaaliyeed ka jirin Muqdisho.