Carab ta naf maleh waxay garanayan sidi dad kooda lo caburiya
@AYUUBFAST13 сағат бұрын
Gul. Banurajayn.xamas.
@HakiimHakiim-t8p12 сағат бұрын
War ninyahoow codkaaga caadi ka dhig is furfur xoogaa
@KaltunAbdille10 сағат бұрын
sck wariye. horta gaalka taram iyo maraykan iyo reer galbeed isku dar ilaa yuhuud dhamaan kufarta isbahaysatay fakarkooda hadaad eegto ma gasa iyo alaqsa iyo qudus ayay ka dhigi karaan dhul ay yuhuud ledahay amaba lagu Dari karaa dhulka yuhuuda Soo in ay been ay kufartu dhoodhoobtay tahay oo waxba ka jirin ma ogid adiguba reer falastiin xasuuq iyo barakicin waa lagu wadaa oo iyagana xagooda ka ah jihaad fiisabiililaah ah oo rabiga caalamiinka ah uu ogyahay hadaad tiri kufaarkii mujrimka ahaa beenalihii taram ayaa qudus iyo alaqsa siin yuhuud boqorka koonka leh ee maamula aduunka cid lalehna aysan jirin hadalkisa mooyee mid kalana uusan jirin ee baaqiga ah muxuu dhahay yuhuud iyo kufaar oo dhan iyo kuwa munaafaqiinta ah ee muslinka shegan ee jihadka ka jeestay isku daroo ma qabsan karaan gudus iyo alaqsa waana ka xaarantinimeeyay markay halkad sheegin gaarto. rabigu muxuu yiri waxaa ku salido oo aan awood ugu yeeli oo aan ku dalba kuwo ciidamadayda ka mida oo aan awood u siiyay in ay baabiyan halaagan. ka adkaadaan jabin doona dhamaan kufarta aad ka hadlayso rabigu muxuu yiri murtadiinta iyo munaafaqiintaba iyagoon ogayn ayaan hoogoda iyo halaagoda albaabada ugagalin iyagoon maalintaas aan waxba qaban Karin ana waan ciqaabi mid daran wuu ku dhaartay ale wuuna balan qaaday rabiga caadilka ah balantiisa iyo dhaartiisu way fuli mana baaqanayso cid aan ale ahayn oo wax qaban kartaana ma jirto ilaa isaga mooyee hadaba walaalkayow gudus iyo alaqsa kufaar ma qabsanaysee taas ogow taramna cid wax ma siin kare ogow rabiguna wuu sheegeen ogow taladu waa ta ale mana jirto TU kale maalin dhawna waad arki ale subxanahu watacaala iyo dhaartiisu reer falastiin oo guulaysta iyo kufaarto jabta iyo balanta ale oo fushee ogow waa danbi in gaal la dhaho waxbuu badali. insha alaah amarku waa kii ale
@mohamednoor40087 сағат бұрын
Madaxweynaha Israil wuxu kabaqi wixi kudhaci Ibrahim raisi e iraan ,Azarbijan wa wada geeri