No video

Xidhibaan Maxamed oo ka hadlay Dacwada laga Gudbiyay iyo Fariinta u diray

  Рет қаралды 17,274

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Пікірлер: 116
@user-vx6qp9ho9j
@user-vx6qp9ho9j Ай бұрын
Mnsha allaah guulayso❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-tv1gx4gm4d
@user-tv1gx4gm4d Ай бұрын
Ina abiibow maanta leadernimo maalin ay kaaga dhiwday majirto kaalay waan ku sugaynaa sabtida laakiin dib ulaaban maysid
@HawaHawaaden-hh7sg
@HawaHawaaden-hh7sg Ай бұрын
Jiroojog.waliga.mahamed.abib.wageesi❤❤❤❤❤❤❤
@seed3966
@seed3966 Ай бұрын
Asc waa ninka keliya ee runta sheega weeye kuwa tuugta ah runtaa beerga gooneysa ✅✅✅
@mahadmataankuriya
@mahadmataankuriya Ай бұрын
muse bixi aya tagaya oo waliba dambile ah dambilaha dadki & dalki babiyay e kursi jacaylka waxkasta usamaynaya hadhaco viiva viiva somalilaand hore usoco xl shacabka somalilaand wu kubarbar tagan yahay
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 Ай бұрын
Beenaalaha warkiisu waa baala xoofto
@sahnim7481
@sahnim7481 Ай бұрын
Ninkan aan qadiyada Somaliland aan rumaysneynba ayaad u hiilineysaa, ee ka shaqaynaya kicinta bulshada ree awdal si uu uhagardaameeyee qaranimada Somaliland.
@zakiawil6543
@zakiawil6543 Ай бұрын
@@sahnim7481boorama ha kacdo hadiiba sidan noqotey land tii nin walbana intiisa meesha doono hala qabto ama gacan ku dhiiglahan halaga qabto dalka
@user-tv1gx4gm4d
@user-tv1gx4gm4d Ай бұрын
Waxan qashinka iska kaalay madaxwayne kaa dhigaynaa laakiin shuruudu waa inaad noqoto awdal state
@abdirahmanabdilahi4493
@abdirahmanabdilahi4493 Ай бұрын
Geesi ❤
@farahfariid1718
@farahfariid1718 Ай бұрын
🙌🏼🙌🏼🙌🏼🙌🏼🙌🏼🙌🏼🙌🏼🙌🏼
@user-dd3yu1nn7p
@user-dd3yu1nn7p Ай бұрын
Dhibaatada dalkan waxaa qayb ka ah golaha wakiilada. Waxaa laga soo buuxiyey dad noocan oo kale ah oo aan istaahilin xasaanad. Dad si xun u soo koray oo aan akhlaaq masuuliyad ay ku qaadi karaan lahayn. M Abiib dal iyo dad caafimaad qaba uma noqon karo xildhibaan.. VIVA SOMALILAND
@saidabdulahiabshir9458
@saidabdulahiabshir9458 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@apdulaziizathlastube3817
@apdulaziizathlastube3817 Ай бұрын
Wad ogtahay inuu Run sheegayo Lkn qabyaalad kuu geysay inad Tuug walaashato
@Qoordheere77
@Qoordheere77 Ай бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@Hanadhonest-wt7po
@Hanadhonest-wt7po Ай бұрын
Maxamed abiib mesha wakiilo mysan kesan ee shacab. Baa kensada jahil amxaar jacel ba thy
@user-tv1gx4gm4d
@user-tv1gx4gm4d Ай бұрын
Calankii buluugii from lawyacado gabilay
@awiladen7814
@awiladen7814 Ай бұрын
🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@idiriscabdale2706
@idiriscabdale2706 Ай бұрын
Waa xildhibaan qaran oo matela dhammaan dadweynaha somaliland. Inta caafimaadka qabta ee fikirkoodu xor yahay
@Shuhuura
@Shuhuura Ай бұрын
Maxamad Abiib waa Geesi Fariid ah 👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼🌿🌿🌿🌿🌿⭐⭐⭐⭐⭐⭐⭐⭐
@user-tv1gx4gm4d
@user-tv1gx4gm4d Ай бұрын
U er hero
@user-tv1gx4gm4d
@user-tv1gx4gm4d Ай бұрын
Maxamed abiib codkar geesi daacad aan geerida ka biqin xor ah dadkiisa jecel inay xorobaaln waa leader walaahi martin luther king
@user-tv1gx4gm4d
@user-tv1gx4gm4d Ай бұрын
Dad wanaagsan baa dagan harrgaysa sida advocat jaamacac shabeel ina mooge dad caqli badan le laakiin dibjiradaa badan
@user-tv1gx4gm4d
@user-tv1gx4gm4d Ай бұрын
Salaad cali jeeli waa safiirkayaga somoli ❤ii door naftstooda jecelyihiin
@Yaabkayaabkii
@Yaabkayaabkii Ай бұрын
G36 + Awdal
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b Ай бұрын
Jabouti baa sheegeysaane israel buu tegi karaa.
@RASHID-hs9zd
@RASHID-hs9zd Ай бұрын
Geesi geesi dhalay anoo ka soo jeeda beesha dhexe halka ka hay tuug ba dalka Heshey kadi bay u soo cabeen inay dalkan boobaan
@user-tv1gx4gm4d
@user-tv1gx4gm4d Ай бұрын
Ina abiib haday caawa geeri udhinto walaahi gaadhi kasta oo soo mara dila 10 baan ladagayaa kkkk
@htfalcon3979
@htfalcon3979 Ай бұрын
Kalaay kuna noqon maysid walhi in ka qomamayin doonan idoor ❤😂
@user-tv1gx4gm4d
@user-tv1gx4gm4d Ай бұрын
Geesi walaahi naftaankuu hururayaa rr
@khadrayusuf-if3zn
@khadrayusuf-if3zn Ай бұрын
Xidhiban abibow orod Dunida soarag jabuti ama xamar xidhiban kanoqo oo sidan dawlada u af lagadee natijadana aynu aragno
@user-tv1gx4gm4d
@user-tv1gx4gm4d Ай бұрын
Walahi caawa 700 xuunshalay fadhida sabtidaan ku sugaynaa
@awiladen7814
@awiladen7814 Ай бұрын
Hhhhh war afka.nool baad tihiine awdal state ka shekeeya🙏🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abdifilfil244
@abdifilfil244 Ай бұрын
Wlhi oo bilaahi waa nin rageed isku darsaday karti daacad iyo runsheegnimo
@SaidMahamed-tx4lp
@SaidMahamed-tx4lp Ай бұрын
Cabdirisaaq khaliif iyo huwanta baad difaacaysay. Hadeer jabuuti baad qabtay markii ay qarankeen kusoo duushay
@user-tv1gx4gm4d
@user-tv1gx4gm4d Ай бұрын
Somali❤❤❤❤❤❤❤
@user-tv1gx4gm4d
@user-tv1gx4gm4d Ай бұрын
Walaahi qorigii aan dhigay 1991 caawa kalabaydh iyo gabilay la fadhiyaa xuunnshalay
@Waayoarag98
@Waayoarag98 Ай бұрын
Ragga intaa waa la eryayaa waa la xidhayaa waa dawlada sunaheeda muxuu ninkani dheeryahay ragga kale adyadiisa iyo xumaantiisa ayaa keentay. Iska hormaadkiisa sheekadii badaha bal dhegaydta ninkan siduu isaga horyimi. Nin inaadeerkiisa oo daacad ah ha lagu soo bedelo.
@abdiyousuf3157
@abdiyousuf3157 Ай бұрын
Wuxuu dheeryahay wuxuu muuse biixi dheeryahay waayo waxay ahayd inta xasaanada xilka lagaga qaado la maxkamadeeyo iyadoo la waydiinayo dalkii dhamaa ee uu burburiyay iyo gobolada maqan
@MaxamedXanaaneeye-jr2pz
@MaxamedXanaaneeye-jr2pz Ай бұрын
Tuuuuuuuug
@user-tv1gx4gm4d
@user-tv1gx4gm4d Ай бұрын
Maxamed abiib waan ku faraxsanay inaad gunta soo taabato waxan aad wadanka ku sheegaysay reer baad tuulo la joogtaa N
@abdiqadiraden1335
@abdiqadiraden1335 Ай бұрын
WALAAHI. HADAANU. REER. AWDALNAY. FICIL. AYAANU. UGA. JAWAABI DOONAA. DIBNA. WAX SOMALILAND. LA. YIRAA. ISAAQ. AYAALE
@awiladen7814
@awiladen7814 Ай бұрын
Hhhhh iidor land ka baxa oo AWDAL STATE ku dhawaaqda🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mahamudjama6048
@mahamudjama6048 Ай бұрын
mmtv nacalad ba kugu taal munaafaq viva SAABtv
@SaakinSalebaan
@SaakinSalebaan Ай бұрын
Aĺle kacabso awooddii ciidanka qaranka waxa dhabar jabiyay mucaaradka walaal
@muxammad2413
@muxammad2413 Ай бұрын
ASC, Sabtidda insha ALLAAH, Reer awdal haddii aannu nahay waxaannu ku leennahay, NAGGU MATALLI MAYSID AFLAGGAADDAYNTA ULLUL- AMRIGGA, EE ISLAAMNIMMADDA KA BAXSAN EE AAD MAALLIN KASTA SAXAAFADDA ULLA HOR IMMANNAYSID. Wa BILLAAHI tawfiiq.
@XAREEDKayse
@XAREEDKayse Ай бұрын
Nin karti leh ba tahy xildhipan
@Hanadhonest-wt7po
@Hanadhonest-wt7po Ай бұрын
War mamamed abiibow mudane owdal u laabo waku aqoonsan doono mamul goboled sida laascaanood
@sahnim7481
@sahnim7481 Ай бұрын
😂😂 Bac Bacda iyo Oohinta jooji, hadaanad cadawga lashaqeyn, maxay Xildhibaanada Ree Somaliya, kuugu doodayaan?! Somaliland hadii ay kaa dhabtahay sida M.Muuse iyo G.F.ratoon ayey ku caayi lahaayeen. Guul Somaliland ❤🎉
@FaaliFiili
@FaaliFiili Ай бұрын
Xildhipan maxamed abiib kuzoo dhwow gopolkaga iiydooreyna wadan ha nqodo awtada hoyodod wasooyin
@user-tv1gx4gm4d
@user-tv1gx4gm4d Ай бұрын
Somaliland dalmaaha waa qabiil kåalay gobalkaaga kaalay na hogaahogaami
@user-tv1gx4gm4d
@user-tv1gx4gm4d Ай бұрын
Somaliland sabtida marka ina abiib awdal aado bal arka
@user-tv1gx4gm4d
@user-tv1gx4gm4d Ай бұрын
Reer kaa taag dararan waxba haka sugin noqo sidii geesigii cabdirahman khaliif hadad sharaf rabto somalilandlanta aad sheegaysaa arabsiyo soo dhaafimimayso maalma ama bila soosocda soo dhawee x sh maxamuud xamse dhiiganana anagaa bixinayna dad saaqiday waxba ma wadaagi karnp
@ZuberZakad
@ZuberZakad Ай бұрын
Qofkan yaa idhi siyasad ayuu wax ka yaqaan ,jaahilkan aaan cilmiga bulshada lasoo barin umada kala dhex baxa ,intanan la iska dhex . Xildhiban waba xil Wayne dilal xata ma qalmo
@user-tv1gx4gm4d
@user-tv1gx4gm4d Ай бұрын
Ina abiibow calaacalkii wuu dhamaday
@user-tv1gx4gm4d
@user-tv1gx4gm4d Ай бұрын
Balanteenu waa baki
@user-oz1xd9ix6y
@user-oz1xd9ix6y Ай бұрын
Abiibow iidoor waxba kuuma hayaan uga soo bax cashuurteenay ku naaxeen gobolka laga qaadayo yahu dhaha
@lutfi9892
@lutfi9892 Ай бұрын
Afxumada laguma heshiin, iyo qaran dumisnimada, hadaad Djibouti xildhibaan ka noqon lahayd god baa lagu gelin lahaa, ooyaaye
@AminAbdo-ox6ik
@AminAbdo-ox6ik Ай бұрын
Wasir kadoono gurgurte K
@theruler411
@theruler411 Ай бұрын
Siaaysadu qabiil maha. Hadaan reer helbel nahay waan iscasilayna ynaa ma shaqeeyso .
@Miicaadyare
@Miicaadyare Ай бұрын
Gadabuursow kaca Xabada Rida Gunimadan ha qaadaninee.
@lutfi9892
@lutfi9892 Ай бұрын
Xayawaan xabadaa kuu cuaub ee maatada ha kicin
@XAREEDKayse
@XAREEDKayse Ай бұрын
🎤 iga cuna😂😂
@ahmedwarfaa3541
@ahmedwarfaa3541 Ай бұрын
Waar waxani waa cabsi galin , sidaas daraadeed idinku xilka ka xayuubiya faratoon marlabaadkana muuse raaciya
@user-tv1gx4gm4d
@user-tv1gx4gm4d Ай бұрын
Caawaan qorigii sifaytay walaahi kala baydh iyo boorama aan loo kala gudbin dhawaa
@samataridan6404
@samataridan6404 Ай бұрын
Ma hopyadaaba leh kalabaydh neefyahow. Dadka idinka ugu jilicsan xafajooy
@user-tv1gx4gm4d
@user-tv1gx4gm4d Ай бұрын
Jananada reer sh isxaaq adi maxaa ku duldhigay
@IpnuHanvi132
@IpnuHanvi132 Ай бұрын
Xildhiban mohamad aBiib Yousof guulayso inader cidna waxba kaa qaadi mayso illhy mooyaane❤
@SanaagSomaliland
@SanaagSomaliland Ай бұрын
Maxamad Abiib madaxa ayaad noo saarantay. Korneeladda fashilmay ha iska ciyaan. Walaahi aanay waxba kaa qaadi karin.
@mohamedosman7016
@mohamedosman7016 Ай бұрын
Taa wada lahaanshaha iskadaayoo sharciga waajahdee ooyaaye
@ayan_mouse4496
@ayan_mouse4496 Ай бұрын
wariyayaashu kuwo.maaha warninka ka hagaajiya makarafoonka
@user-tv1gx4gm4d
@user-tv1gx4gm4d Ай бұрын
Maaha qabiil isaaq dad yar oo fara ku tiris ah baa wax fahma sida jaamac shabeel cali guray ina miresuldaanka guud ee h awal ina jaanbiir caaqilka laakiin jaahiilta ayaa ka badan
@mohamedosman7016
@mohamedosman7016 Ай бұрын
Hhh madaxwaynu waa reer Djibouti Ismaaciil cumar geele oo diridhaba kadawarsada waata 1aade ta 2aad ooyinta jooji garsoorka laxidhiidh uun anagu waxba kuuma qaban karno yaasiin maaha adiga iyo khaliif waana lagu soodiray oowaxaalagu yidhi dhulbahante inta hargaysa joogtana kasoosaar maalintaad us kutiri odayga
@user-tv1gx4gm4d
@user-tv1gx4gm4d Ай бұрын
Ina abiib xataa in ladilaa walaahi muusaa u dhimin reer nuur
@user-uz2rb5zx5y
@user-uz2rb5zx5y Ай бұрын
Codkaaga qaar ayey ka jareen, mesha abiib oranayo madax lamadhihi karee madaxda manta jogta ee umada lacagtodii fooqyada kadhistay ee dhacaya hantida umada
@user-tv1gx4gm4d
@user-tv1gx4gm4d Ай бұрын
Qalabkoogu dhamaystirin
@user-tv1gx4gm4d
@user-tv1gx4gm4d Ай бұрын
Caawa bilaa tartan waxan kuu doortay hogaamiye awdal reer nuur
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b Ай бұрын
Waxba kaa ma qaadi karaan. Muuse waa wax iskuma fale.waxba kama xishoonayaan.
@user-tv1gx4gm4d
@user-tv1gx4gm4d Ай бұрын
Maanta waxan dareemayaa dhalinyartii awdal salal samaroon ciise midnimo
@user-tv1gx4gm4d
@user-tv1gx4gm4d Ай бұрын
Magalo cad iyo ceelbardaale iyo wajaale halkaas ka bilaabmaysaa
@CabdiRamaan-l6m
@CabdiRamaan-l6m Ай бұрын
Xaraan baadtahay
@FaaliFiili
@FaaliFiili Ай бұрын
Ziilkiii hooydapa dee xarana
@user-oz1xd9ix6y
@user-oz1xd9ix6y Ай бұрын
Ilma xaaraan adigaa ah cunsirunyay
@user-tv1gx4gm4d
@user-tv1gx4gm4d Ай бұрын
M abiib gudoomiye shacabkaaga hogaami no more somaliland sharaftaadu waa inaad noqoto sidii mr khaliif waligiiba dagaal aan reer nuur bilaabini ma dhicin hub waxaan lahaa mashruuca wajaale geeyay ceelbardale
@abdiyusuf9006
@abdiyusuf9006 Ай бұрын
Yarkan shadh ka weyn buu xidhay wa qaran dumis , cayaal suuq ah , waxuu maqlay isaaq uu hanjab si loo yidhado awdal ba taagaysa , oo uu gafka iyo dimbiyada uu dalka ka galey uga baxsado.
@user-tv1gx4gm4d
@user-tv1gx4gm4d Ай бұрын
Balantenu garbahaadlay iyo ceelbardale
@CabdaleMuuse-z8k
@CabdaleMuuse-z8k Ай бұрын
we1"
@user-tv1gx4gm4d
@user-tv1gx4gm4d Ай бұрын
Geedbalaadh baan gaynayaa sidii 1988
@user-tv1gx4gm4d
@user-tv1gx4gm4d Ай бұрын
Ina abiib waa ninka u gu saamayn badan xataa prof samatar
@iali8540
@iali8540 Ай бұрын
DALKAN WAXAAD LA DHEX JOOGTAA CALOOL MADHAN IYO CAY .
@bilana289
@bilana289 Ай бұрын
Muuse ayaa alla dhex jooga dalka calool baahan
@user-tv1gx4gm4d
@user-tv1gx4gm4d Ай бұрын
Bal ninka ukun gacanta kusita walalaahi sidaadiibaad durya ku noqon
@user-tv1gx4gm4d
@user-tv1gx4gm4d Ай бұрын
Nacayb qabiil ma qabno laakiin walaahi waa cabdi rashiid khaliifkagii abiib waxanan ku faraxsanay inu caawa sidaa u hadlo waa xornimo iftiintay hadalkaasi
@user-ln7dh7sk7s
@user-ln7dh7sk7s Ай бұрын
Kkkkkkkkk maaweladi carurta miya waraysigu
@user-zs1ms3gc6j
@user-zs1ms3gc6j Ай бұрын
Malinkasta dacwa iyo qeyla lee ku jiro somali iney hurdaan ayaa ii cad wlhi
@lutfi9892
@lutfi9892 Ай бұрын
Ooyaaye hadaad danbi ku jirtaa kicin shacab
@user-tv1gx4gm4d
@user-tv1gx4gm4d Ай бұрын
Hargaysa danbe fadhiyimaysid rays baad fadhiyaysaa adoo hogaaminya gobolkaaga bal ninka dila soo dhaafa arag
@user-ww1sf9ir4q
@user-ww1sf9ir4q Ай бұрын
Oydee ma mid dhaamay wayday reer awdal midku dhaama ha keenaan
@user-tv1gx4gm4d
@user-tv1gx4gm4d Ай бұрын
Fariid jibraacin
@mohamedosman7016
@mohamedosman7016 Ай бұрын
Ooyinna waysoo haysaa
@mabrukadirir1398
@mabrukadirir1398 Ай бұрын
Waar mataqaanid xishood waxaad tahay bilaa ixtiraam jiri ah waar nadhaaf waxaad tahay waanu ku aragnay ee cid kale isu sharax
@abdiyousuf3157
@abdiyousuf3157 Ай бұрын
Adoo muuse difaacaya😂
@user-oz1xd9ix6y
@user-oz1xd9ix6y Ай бұрын
Cawa iyo hadeerba sida awuu ceebehiinna ushergayaa maxaad ka qaadaysaan hore ayay caydiinii waxba UGA qaadi wayday ilayn cay mooyee arinkale ma lihidine maanta idinka ceebtii meelkasta iska caayaya.
@user-tv1gx4gm4d
@user-tv1gx4gm4d Ай бұрын
Reer awdal sharaf uga dananbaysa m abiib walaahi majirto waa dagaalkii cooli kabilsabmay 1988 isna nin gaaban buu ahaa kkkk maanta xornimaa muuqata
@user-fc9rb3fg6r
@user-fc9rb3fg6r Ай бұрын
Reer xamarka dhaha ii arkay iiarkay iiqariyaa ka danbaysa......ninkan was too much.
@mabrukadirir1398
@mabrukadirir1398 Ай бұрын
Waar nadhaaf hanagu ooyine aayar nadhaaf somaliland aad iyo aad ayay kuula saayirtay waxaa inanaya kursigaad ku kibirtay nin reer biki ah oo magaladiisa wax u qabanaya adiguna basaasnimada nala dhaaf
@amalidiris9641
@amalidiris9641 Ай бұрын
Maqaxidan kaligin iska shida awal bu ka dhashay ,dhulbahabta afxumadina idinka tagay e idinkay oyin idin danbaysa
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 Ай бұрын
Waar meesha reer baa dhistay oo is dhisay waa iidoor dadka kalana waa lahayaste sidaasu qabaa caqliga iidoor adigu xagee joogtaa
@mehdiahmed3639
@mehdiahmed3639 Ай бұрын
Abib u garnaqsaday si rageed Wa ninka idoorow daaya Maanta somaliland uma bahno dhib kalee, aqligu a shaqeeyo
@nancyjohn2609
@nancyjohn2609 Ай бұрын
Ooyaaye, isku xelji😂
@Adnan-bc1vk
@Adnan-bc1vk Ай бұрын
WAANU KU TAAGEERSANAHAY ANAGOO BEESHA DHEXE AH DALKUNA WUU U BAAHAN YAHAY CID DAACAD U AH OO CADAALAD IYO SINAAN KU DHQDA UMADA WADA LEH OO DHAN
@mahamudjama6048
@mahamudjama6048 Ай бұрын
hadanu si fiican u maqala xildhibaanka
@LightSpark3421
@LightSpark3421 Ай бұрын
Muuse Beexi wuu waashay
@mustafaabdi8427
@mustafaabdi8427 Ай бұрын
kkkk muuse waa tuug
TOOS: Dunida iyo Maanta
BBC Somali
Рет қаралды 436
Get 10 Mega Boxes OR 60 Starr Drops!!
01:39
Brawl Stars
Рет қаралды 19 МЛН
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 84 МЛН
This Dumbbell Is Impossible To Lift!
01:00
Stokes Twins
Рет қаралды 35 МЛН
Magic trick 🪄😁
00:13
Andrey Grechka
Рет қаралды 54 МЛН
BUUNDO | EP7 |  Xildhibaan Mohamed Abiib
48:39
Mohamed Omer
Рет қаралды 74 М.
Somaliland Oo War Cusub Kasoo Saartey Xaaladda Ceerigaabo
12:25
Xaalad Bandow ah oo lagu soo Rogay Ceerigaabo
7:51
SAAB TV
Рет қаралды 8 М.
Aawaday waa xarunta qaadka Hereri-ga, oo habeenkii lagama seexdo
21:13
Somaliland oo Chine Heshiis cusub la gelay  si Aqoonsigu   arinta Tawain oo iyna
31:26
XOGTA DEG DEG AH OOH???
30:05
SOMALIA NEWS WORLD MEDIA 🌎
Рет қаралды 164
"Anaga Amxaara naga xiga Soomaaliya, cadowgayaga weeye"
1:24:17
Universal TV
Рет қаралды 40 М.
Get 10 Mega Boxes OR 60 Starr Drops!!
01:39
Brawl Stars
Рет қаралды 19 МЛН