Cajiib,!!!, bal gabadhaa yar eeg inta uu caqliguu le eg yahay. !!! Waxay ka garasho iyo xikmad badan tahay ku isku sheegaaya madax , masuuliyiin iyo hogaamiyayaal,!!!, war ka xishooda ummadda kuwa aan caqliga lahaynnow.!!!
@walaalahadaarudacwa81203 ай бұрын
Anagaa 80 jirna oo ilaa aadan cade soo taagnayn kkkk 😂😂 tan yari qaxarsanaa we love you ❤ from Awdal Borama
@dhamaysinajamac81923 ай бұрын
Personally Idoorka ma jeecli balse gabadhasi aad ayan u ixtirama because of AQLIGEDA Wacaan. Masha Allah. Salam Sare walaal.
@burjilibax3 ай бұрын
@@dhamaysinajamac8192 Zxp cidna lama wada baco cidna ad loma jclado wa intas ka dib nacdaye
@said1498ify3 ай бұрын
Idoorka maxaad ku nacday ee ay kugu sameeyeen? Dadka la iskama naco qabiil dhan oon waxba kugu samayn.
@thesporter65193 ай бұрын
kusoo fadhiiso isagoo adag
@dhamaysinajamac81923 ай бұрын
@@said1498ifywalaal somali ima kala xigto balse walahi dulumka ma jeecli. Reer awowahay 2023 ayan nacay. 100 kiba 90 dagal dhaman rali ayaay ka ahayeen. Xaraam!!!
Muuse in uu is casilo ayeey ahayd, intuu haystay, dagaal iyo gaajo, ayaa lagu jiray. Aduun waynaha marka cidanku jabo, Madaxwaynuhu waabu isdaldalaa ama is casilaa. Isku xishood Muusow. Sanadkan Faysal u dhiiba, because ciro waxuu masuul Ka aha, ragii buurta galay, iyo kii lacagta la baxsaday. This year is a difficult vote.
@ahmedomar29663 ай бұрын
Masha allah war gabadhan caqligaan ku jeclaaday dhowr jeer baan daawada video yadeeda markaa kaliya waxaan ku wataa caqli badnaanta anoon waxay ka hadlayso mudnaanta siinayna caqligaan ku wataa gabadhan masha sllah waxaan leeyahay noolow marwo .
@@sumahwaagullweyn196 ka daa shakhsi umad dhan lama racin karee hadi kle la mid ayad noqoneysa
@canbecabdisamad48203 ай бұрын
Walahi wa gabar caqali fican Dan way ka xeresaday inader adiga kuma gareso
@burjilibax3 ай бұрын
Tan yari wa fariid illahay ha ku daayo
@hoodo92603 ай бұрын
Si wacan baad u gashey bahasha qolofta weyn
@MariamElmi-b3f3 ай бұрын
maansuukhad weeye habo si fiican ayaad ugu jawaabtay 😂🤣
@QadanAbdala2 ай бұрын
Inantan fariida ah wallhi waan wataa
@MohamedAhmed-xn1eo3 ай бұрын
.asha allah fariid ku soco ❤❤❤
@ahmediman48663 ай бұрын
Waxa as a wadaniyad iyo geesiyad ah. Karachi Oromada inoo dhuumatey . Plus You’re so beautiful I wished inaad single tahay . Somali weyn ha guulsysato , Oromada iyo daba dhilifkooduna ha dhacaan . Badayaduna iib maaha waa dhaxal awow oo nagu qaaliya .
@fadumoosman53653 ай бұрын
Hadaad tahay dhalaan faxiso ka dhargaay kkkkki. Isaaq waxay jeclahay sheekadooda laakiin ha igu soo jeesanina baan iraahda reer xididkayga habarjaclo 🌴🌴fadumo OG Waad iga qoslisiisay dumaashi yariisay wayneey👍👍👍👍👍👍
@mohamedyusuf6563 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Qof buuran naf ma leh. Way badhaacinaysaa.
Wallahay gabadhaasi garxejis asalkii xigmada isaaq ayey wadataa bal tan goosha la yidhaahdo dhegaysta Gabadhaa garxejisna dhegaysta Wataa labada reer
@yuusufsheekhabdisulub43423 ай бұрын
Alla inantu fariidsanaa maashaa allaah
@Xuseenaxmedaare3 ай бұрын
u tun waa doqon qolf wayn muxuu magaceedii ahaa horta matii magaca xayawaanka sheeganaysaa muxuu horta Goosha lkn wax u kala reeb ina riyaale xitaa garanmaysaa muuse oo adeerkeeday la kowsataye xidoga geesku wey heeseene dee ma soo heesi kartaa ku dhe
Walaahi habo gabar si wanaagsan u hadashaad tahay dumaashiyadeyda isaaq badankooda amaanta xukuumada muuse iyo somaliland bay jecel yihiin in qofka waxa ka xun loo sheego waa wax wanaagsan wuuba is badali🌴🌴🌴🌴🌴🌴
hadalka iyo aftahannimada ilaahaybaa bixiya gaasiyad caqli badan
@iadam40382 ай бұрын
❤❤❤❤ waa jaab waafi ah 😅😅😅😅😅
@MohamedGas-r1s3 ай бұрын
CAQ Badeneey ha ujawaabi waad ka sareeysaa dumar koo dhan
@AbuJahalJuudani3 ай бұрын
Noole ka laxsan arki mayno weligeen
@makehilahmed36953 ай бұрын
GOSHA OO WARABO NOQOTAY. DOQONIMADA WAA LOO DHASHAH EE LAYS KAMA DHIGIH KARO.
@Adnan-bc1vk3 ай бұрын
WAAD MAHADSANTAHAY
@Jamam06Mehdi3 ай бұрын
Caqli badan Fariid
@SulubHasan3 ай бұрын
Top commentes Waabari markii cirka Loo dirtay maxay maxaa Dhacay Se xidigaa geeska markii Samada loo dirtay Maxaa dhici Ma dhik mise vote
@HassanBulale3 ай бұрын
Fariiiiiiid tani fariidsanaa
@MohamedHusen-p1e3 ай бұрын
Gool maaha waa bisad
@rahmayusuf90653 ай бұрын
Gabadh Somaliyed iga dheh
@MohamedHusen-p1e3 ай бұрын
Ha dilin waa doqon
@CilmiaxmedmuuminCilmiaxmedmuum3 ай бұрын
Geesiyad,runta,usheeg
@ibraahimsuldaan73913 ай бұрын
Aduuu goormad siyaasada kubiirty waxaan kadhagaysan jiray dhaqan kaad Ku soo baxaysaa
@danabguuled54913 ай бұрын
Ugaadhii u dabneyd cadowga Somaliland oo ciyaayna wss kuwan
@se10593 ай бұрын
Fariid cashar u dhig doqontan dhareerka leh
@ku-kaaje3 ай бұрын
Walee waa runtaa qoftaa qof ka doqonsan ma araaag laba afoo qoyan baay LA soo fadhisataa meel walbaa. Carab waayn
@sabriincadey25223 ай бұрын
Waa doqon naagta qolofka weyn😏😏
@cawalerashid-br4fu3 ай бұрын
Sideetanbaad ugusoo jawaabteen
@MohamedHusen-p1e3 ай бұрын
Rageedii walee waad ka baxday doqonta goolmaahee waa dacawo
@HassanBulale3 ай бұрын
Qabyaalada joojiya dadku way wada dhasheen
@mahamedwacays90873 ай бұрын
Ha laga daweeyo nacasnimada
@NimaIbrahim-p8f3 ай бұрын
Naa niicda mesha kala tag orodo dhar xidho muse waxba lagama qaban karee 😂😂😂😂😂😂😂
@Adnan-bc1vk3 ай бұрын
FANAANIINTU CIIDANKA AYAY U DOODAYAAN OO U CADHAYSAN YIHIIN OO AY LEEYIHIIN HA LAGA CODEEYO DAWLADII SIYAASADEEDU JABISAY CIIDANKA EE WAXYEELADA GAADHSIISAY
Ugbad Arag Xunoo Shuruf kii Siciid Deni Ka dhex Qalinayo Naag Buufis oo Qaawan Ciro Waxaba kuu Tari mayeso Hurdaye
@rahmayusuf90653 ай бұрын
Ruuxa Buuran wad fahantay
@alihussrin43503 ай бұрын
Inantan cid lo waaaaaa
@mahdiibrahimabdi31973 ай бұрын
Diinta.haku Darin ashahadada Haku darin
@fadumoosman53653 ай бұрын
Jaalle maxamed siyaad bare allaha u naxariisto janada alla galiyo wax dhaamo siyaad la waa Somaali mid bay ahayd peace somali people🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@AliGujir-qr2ur3 ай бұрын
Waad Ka indheeer garadsan tahay dumarka reerka
@KadanAliIsa3 ай бұрын
Baayaa arawelo waxad ula baxday Waa eyad in aad tahay ee caqli ibliiska nala dhaaf. Ma jeli in aan dumarka ka hadlo markad leedahay eed hadana rifayso gabadh ma dhagoolad wax u sheegaysaa. Naa sirqo iyo saaqidadiba waa adiga oo u doodaya dad aflagado iyo cay inooga dhigay hees.
@mahdibihi50953 ай бұрын
ASC waa aqliga heegada
@cawalerashid-br4fu3 ай бұрын
Maxay tahaydee waa naag saldanada
@God-p5x3 ай бұрын
Walsiye.10000.wshungur.halyabina
@rahmayusuf90653 ай бұрын
Naga celi Mafakartada
@hiboAxmed-u4c3 ай бұрын
mareegta garan maysee usharax
@Sunny_flowerstar3 ай бұрын
Wadku sugtay kkkk boyada xaarka😂
@NimaIbrahim-p8f3 ай бұрын
Kulmiye hesi wax kama qaban karo fot baa wax taree ordoo iska fadhista barortana yareya