xisaab xumo dambe dadkeenu Ku dagaal gali mayaan xasanoow adigu weerar ithiopiya anaku deegaan ayaa

  Рет қаралды 2,169

Jamaal Nuur

Jamaal Nuur

Күн бұрын

Пікірлер: 36
@user-dc6yh6bl3r
@user-dc6yh6bl3r 22 күн бұрын
Jamaal Nuur Run Sheeg Geeridaa Been Adiga iyo Inta Kula Aqliga Guuleyso Geeridaa Been 💯💯💯💯💯 Walee Waad Wanisay Hadeey Hadal Iyo Wax Sheeg IYO Waano Wax Ku Qaadanayaan Jamaal Nuur Run Sheeg Geeridaa Been Adiga iyo Inta Kula Aqliga Guuleyso We LOVE ❤️🌹💐💐💐💐💐 JAMAAL NUUR GALEEY 🌾🌽 JAMAAL NUUR GEESI WAX BADAN Og, RUN SHEEG MArkale WE LOVE ❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹 ADIGA IYO INTA RUN SHEEGAA GEESI .
@rumaanaahmed5574
@rumaanaahmed5574 22 күн бұрын
Xasbunalaah Calaa kulu Shartooda, Etiopia ,insha allaah Guul iyo Gobanimo Dowladeena Dan qaran. Xafidalaah.
@safiya8016
@safiya8016 22 күн бұрын
💯💯
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 22 күн бұрын
Masaari mooryana ayagaa bahan unagi soofasaxay insha allaah iney abgaal gumeysten
@jaweriyasaid1393
@jaweriyasaid1393 18 күн бұрын
Dagaalka Gala.
@abdinur6152
@abdinur6152 17 күн бұрын
War dalka ma Xasan Sheekh iska leh daanyeer yahaw. Mucaarad nima hunguri laga raadiyaa maqashaye
@user-zd2yy2ej7c
@user-zd2yy2ej7c 22 күн бұрын
Meqa qabiil baa abgaal dartii itopiyan ugu carartay
@oogdhugee_3072
@oogdhugee_3072 17 күн бұрын
AaboGaal(CiqWaaq clan)+ Masar isku dhan? Somali oo idil + Ethiopia is dhan. Djibouti + Hunguri isku dhan.
@RahmoIbrahimhussein
@RahmoIbrahimhussein 21 күн бұрын
Kkkkkkkk
@oogdhugee_3072
@oogdhugee_3072 17 күн бұрын
Galmudug supporting Ethiopia... Xaasid shiid is finished... 😅
@Shankharon
@Shankharon 20 күн бұрын
caydiid taalo uga dhis meesha dhaheyseen halfe qiyaamo car kasamey galkacyo magaca caydiid
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 22 күн бұрын
Sax profosor jamaal Habargidir dagaldanbe magaleyso waxey difacaneysa dhulkoda period somali horey uso xoreysay abaalna loguma hayo masaarina galmudug cag.maso dhigi karan jiniba miyirkisu qaba
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 22 күн бұрын
MAXA DAGAAL KENEY IDINKO LEH CADAW BADAN IS JIRA
@baaqshacab1440
@baaqshacab1440 19 күн бұрын
Hadaad adiigu wareeriin kudaarso ethiopia habargidiir iyo abgaal makaala taqaano iskumid ayad oo tehiin
@HawoAdey
@HawoAdey 22 күн бұрын
Sidaas ayaan u isticmaali jirney qabiilada kalena waan u shegnay iney sidaas yeelaan. Waana lagu Balamay in la babiyosanadaha soo socda sidii ujuuraankii.
@Shankharon
@Shankharon 20 күн бұрын
ninkaan waxaa ku qufulan 92dii abgaal dagaal halgu qado dhulkoodana HG ha qadato ilaa ay keenan shabab lakiin doqonimda HG dhul ey laheyn ma ku irtaaxi karan oo kuwi adoomanka u aheeyn oo deegankoodii lagu karbaasho ma ku ogolanaya dhashii cali yuusuf inaad dhul adan lahey ku qososho habargidirey deegaankiina kiiu qosleynine
@aadamabdi6148
@aadamabdi6148 20 күн бұрын
Geedi soo ma ahayn qofkii itoobiyanka nagu soo hogaamiyay,,,,mise hada itoobiyan kale ayaa soo baxay........lafta gareen waa xur dowladuu rabo ayuu heshiis lagayaa.....xassan buldaaniya waa beenlow
@Suaad8
@Suaad8 22 күн бұрын
Habargidirey ha fudadanin xasuus yeesha🖐️🖐️🖐️
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 22 күн бұрын
abgaaldanbe yaan madax loodoran
@a.j2428
@a.j2428 22 күн бұрын
JAMAALOOW NAYLKA INAAN DIFACNO MAAHA, LAAKIIN ITOOBIYA SOOW IYADUBA DUULAAN KUMA AHAN, BADA IYO DHULKA SOMALIYEED. SOW CADOWGAAGA CADOWGIISA WAA SAAXIIBKAA MAAHA.
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 22 күн бұрын
Waxba.kama.gelin HG.somalida kale ha difacdo
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 22 күн бұрын
​@@deqawarsame-ml7fm somalide difacaysa hawiye u yeertey 😂 masar adna hawiye thy
@AliHusseinMohamed-ig3qr
@AliHusseinMohamed-ig3qr 20 күн бұрын
​​@@dilara-jj5yjmasar iyada dhulkeeda Israail ka heysta mxa ka dhicineysa😂?
@BisharoNor-tq7fu
@BisharoNor-tq7fu 3 күн бұрын
Hg dagal danteda wey gale lkn dagal kale maya maxa ka faidne kan mareykan la galne kan itobiyanka la galne labadaba abgaal kene hg meel fadhista galkasto oo imado tabada la saxixena hana taban ku taban meyno Somalida kale ha is difacan
@AliHusseinMohamed-ig3qr
@AliHusseinMohamed-ig3qr 3 күн бұрын
@@BisharoNor-tq7fu indhaha ka dawada sheekada xasan u wado cali geedi Ethopia anga keenay ku fanyey Abaal marin la siyey 😁
@MohamedAli-zs9vf
@MohamedAli-zs9vf 22 күн бұрын
Asc Jamaal Adiga maxaa kudiday Somalia OOO mida cadawga ISKA difaaaacdo Hal key rabto hamarteee
@NurRoble
@NurRoble 20 күн бұрын
Xasan masar ayuu keenay difaacna idinka ma baahna laftagareen yuu idinka soo bixin shabeelada hoose asgoo wato ethoopiya kkkkkk
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 22 күн бұрын
Hg iyada u yeeratey masaari abdilqaasim iyo mahad salaad 😂😂😂 kaligaa baa u yeertey kaligaa celceli
@mohamedjamle7898
@mohamedjamle7898 22 күн бұрын
Calaacal jooji jaasuus aan akhlaaq laheyn baa tahay haddii aad leedahay been aad sheegto aqoon u maleyso waa ayaan daro jooji kalmada habargidir nijaas iska dhigo aqoon yahay sida soo seexda
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 22 күн бұрын
Hhhhhhhhhh cay naf ka raadi waxaan kuu hubaa proxy war kaligaa inaad ku jabysid somalida kle waa kugu eegayso
@user-lq9vu3jn2y
@user-lq9vu3jn2y 22 күн бұрын
Walaal jamal wax uuu ka hadlay waa run xasan ummadii somaaliye ee doortay halkee ku ogyahay
@HawoAdey
@HawoAdey 22 күн бұрын
Habargidir waa xaabo xaabadana dabkaa lagu shitaa askari ayaa laga dhigaaa dagaalka ayaana lagu dhameeyaa meesheey xoreeyaana dad kale ayaa la siiyaa.
@daadirdaadir3568
@daadirdaadir3568 22 күн бұрын
Waxaa qalad ah inaan wax ka dhageesano Nin aabihiis xabad Ku dhuftay nac nacda u sheeg dadka an Ku aqoon ex x.jadiid ha isku hadlin
@osmanahmad8509
@osmanahmad8509 22 күн бұрын
Mr jamaalow anoo Hg ah mid waa kugu raacsanahay waana fiicnaan lahayd in Hg oo dhan ay kaa qaadato hadalkaa Sida dhaqan dagaalkaa askari haduu mudo furun dagaal kujiro fasax nasiinaa inuu qaato waaye askari cusub na booskiisii lageeyaa hg muda ayey furun dagaal kujirtey Kasoo bilow Unisom ilaaa Ethiopia 2006 ilaa shabaabka hada ah Intaaba dagaal ka ayey safka hore uga jirtey Marka Hg Intii karaankooda ah America iyo Ethiopia ba way kadifaaceen intii karaankooda ah Maanta hanastaan Hg Walaalaha soomaaliyeed ookale oo hada qayladooda laga joogi la'yahay hadifaacaan wadan waa tookadoodiiye soomaalidii shalay markii Hg Amerika iyo Ethiopia ladagaalamaysey usacab tumayey ama lasocdey oo garabsiinayey gumaysiga maanta wax hadifaacaan hal nin oo askari Hg ahi inuusan dagaalkaa galin waa kugu raacsanahay aniga iyo inta Hg ta kaloo oo nagu fekera. Shalay ninkii cadaw camiilka u ahaa bilad shsraf ayaa lasiinaa nin kii cadawga ladagaalamayeyna waa duli dagaalna waa kubaaqaa in wadanka ladifaacaa waa qiyaali sheeka caruureed aan waxba dhaamin . Hg nasta tiriibkaa oo qaata fasxa askari
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 22 күн бұрын
Masar yaaa keeney soo hg ma keenin abdiqasim baa keeney kaligaa baana dhimanaya habartaay 😂😂😂nin kle dhulkiisa uma socoto😂😂😂
@AliHusseinMohamed-ig3qr
@AliHusseinMohamed-ig3qr 20 күн бұрын
​​@@dilara-jj5yjabdiqasim ma asga dalka ka taliya is weydii Masar xasan shiiq keensdey marka siyaasad ahan u fashilmey masari wx ka fuleysan aduunka maba joogo Dad dhulkoda israil 2 malyan ka heysto ku leh dalkle difaceena😂?
Or is Harriet Quinn good? #cosplay#joker #Harriet Quinn
00:20
佐助与鸣人
Рет қаралды 59 МЛН
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 16 МЛН
Electric Flying Bird with Hanging Wire Automatic for Ceiling Parrot
00:15
DAAHIR RIYAALE OO KARBAASHAY CIRO WADANI QOSOLKII ADUUNKA DAAWO
13:30
Sh Bashiir Amaan: Waxaan soo arkay Soomaali aan islaam ahayn Redinle!
1:01:22
Raxma xasan shawgii garmalka 20 Qof Kaliya Lacagta Bixiyay
12:57
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 27 М.
Or is Harriet Quinn good? #cosplay#joker #Harriet Quinn
00:20
佐助与鸣人
Рет қаралды 59 МЛН