XOG CULUS:-Xasan Shiikh Maxamuud oo amar degdeg ah ku bixiyey in Baarlamaanku uusan shiri karin,

  Рет қаралды 9,076

Aftahan Production

Aftahan Production

Күн бұрын

▪SUBSCRIBE#Subscribe #Like #Share #Comment

Пікірлер: 39
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 4 сағат бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 2 сағат бұрын
Wariye balwaan salaan sare mujaahid 👍👍👍
@shukrilibax
@shukrilibax 4 сағат бұрын
Guuleyso walal balwan geesi qaran ❤ Ilaahow dalkena diintena iyo dadkena noo badbaadi amiin yaa allaha 🤲 Xaqa baa guuleysan insha allaha
@sowdobiryar5463
@sowdobiryar5463 2 сағат бұрын
SOMALI RIP😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴SOMALI RIP😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭😭🇸🇴😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭RIP
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 4 сағат бұрын
awal ma baarlamaan baa jiray nacalad haku dhacdo kuwaase yeey shirinba dalka iyagaa halkaa dhigaye
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 2 сағат бұрын
A.Balwaan Kuwa shacabka isku sheegayo farinta gaarsii sida xildhibanada kenya eey Awooda sharciyadooda eey dalka oogu hagayaan,Waxaan kale oo dhalilaya kuwa karayi duwan HSM iyo damacisa oo aan wadin kacdoon bulshada lagu kiciyo kuwan Xildhibanada labadooda Golle oo loo marayo in labada Gudoomiye kuxigenadooda Rw kusheega xukummadda waa in xilka laga wada xayuubiyaa.HSM.lasiiya hal bil ah oo dhamaan heshisyada qarsoon dhaqalaha hantida qaranka ah iyo in lagu qaado in uu galay khiyano.qaran.
@Khled832
@Khled832 3 сағат бұрын
Guuleyso Wll Cabdulaahi Balwaam Geesi Wadani Aya thy wlhi ❤❤
@aasuf119
@aasuf119 Сағат бұрын
Qorsho kale lagu jiraa alloow ummadaada badbaadi
@MaxamuudMalele-p7z
@MaxamuudMalele-p7z 4 сағат бұрын
your good
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 3 сағат бұрын
Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan xildhiban wu shirki karah xor waya odeyga 80jrka xasan gorgurde wu washay wu fashil may dhinac kasta wlkn abdulahi balwan gama calin karo xildhibanada shirkoda wa xor ba hadu isku dayo wa lo yaba odeyga 80jrka xasan gorgurde marxun xamza doqn argixisada damajid
@batulasmail8261
@batulasmail8261 4 сағат бұрын
Xilkii hore ee Xassan Xildhimaada wadaniyiinta wax garaadka ahaa iyo Madaxdi Ka fakarka duwan waa la duli jiray
@SalimcumarNaasir
@SalimcumarNaasir 2 сағат бұрын
Guul balwaan intaa kabadan wax lama shegi karo dhibka shacabka hesta xildhibaanada ayaa sabab u ah ee wax kasta ufududeeyay ayagoo jeebkoda ku xisaabtamaym mida xigta hadii golaha uu ku shaqeeyo amarka madaxweynaha meesha mayaal wax gole ladhaho ficilka golaha ayaan sugeynaa
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 Сағат бұрын
Sheeydaan madoobe mooriyaankaas allha umadda ka qabto doofka asiga iyo garguute
@maxamedadamcabdi8496
@maxamedadamcabdi8496 3 сағат бұрын
Cabdullaahiyo Somali WAXEY KU mahmaahata jiifkaan jiifa kaaga horeeye Aadan madoowe horas u jiiftey barlamaanka waxaa hot taaganaa lAlushkoodey qaadan jireen dhib barlamaanka keenin meeshaan ma laalo
@Rashid_Ali01
@Rashid_Ali01 4 сағат бұрын
Baarlamaan meesha ma joogo waa kuwa meesha na dhigey
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r 4 сағат бұрын
Waa dad Lita ha layska qabto xasan tuug
@Ruun-finder
@Ruun-finder 2 сағат бұрын
Maalin walba villa soomaaliya waxaa gala nin aad moodo in wixii dalka ka dhacay aan la socon waxaa soconaya waxaan rabo sax iyo khalad islameeraysi khilaaf sharci daro shaqo xumo musuqmaasuq iyo dib u dhac. 😢😢😢
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 3 сағат бұрын
Mahadsant walaalkey balwaan garguurte gut kiisaa biyo uuga galeen
@abcbc4008
@abcbc4008 Сағат бұрын
Asc waxaa idinku dhacay cur la yiraahdo xasan sheekh XasbunAllah wanicmalwakiil kuli daalimiin iyo mucaaradka Allah ha ku celsho Amiin yaa Rabi.walashi weligey ma aan Arkin Madexweyne ka fiican Dalxureeye madexweyne xasan sheekh iyo maxamed siyaad Bare waxey noo Qabteen shaqo fiican Ajir iyo xasanaad Allah ha siiyo Anoogoo Sharf leh Ayaa mucaaradkii siyaad Bare naga dumiyeen .laakin maanta ma yeleyno in mucaarad naga dumiyo Dowlada ka shaqeysay Nabada wadanka waxaa lagu tagaa Baabuur gobolkasta xamarna waa Nabad Alxamdulilaah Rabilcalamiin.umada somaliyeed waa in laga dambeeyo Madexweynaha Amarkiisa waa in ow shaqeeyaa.no more laalush lagu so siyey si aad u Ridaan Dowlada Risalwssare Xamsa waa nin Fiican Allah ha noo xafido xildhibanada lacgta soo Aatay laalush wax kama Qaadi karaan Risalwasare Xamsa cabdi Bare waxaa la jira Allah iyo dhamaan umada somaliyeed .ee jecel cadalada maxow sameyey oo xilka looga Qadaa walalayaal dulmiga jojiya iska dhaafa xasidnimada.Allah ayaa siiyey in ow noo Noqdo Risalwasaare waana jooga ilaa ow calafkisa ka dhamaado wax dhibka ku haayo ee u quriwayey Risalwasaraha Xamsa Cabdi Bare waa Daarodka ku jira Barlamaanka xildhibanadii Saciid daney Ayaa lacag soo siyey iyo Emaaradka lacagtaas sun iyo sorti Aqiro Allah ha idinkaga dhigo Amiin yaa Rabi.please ka lexda Risalwasare Xamsa Cabdi Bare markey dhacdo dorasho Qof iyo cod ah walaahi waxaan Doraneynaa Xamsa cabdi Bare Asoo idiin Noqonaa Madexweyne maxaad sameyneysaan markaa.cadowga Dowlada xasan sheekh cagta hoos Amiin yaa Rabi.guul iyo gobonimo Allah ha siiyo xasan sheekh iyo Xamsa cabdi cadowgooda cagta ka hoos Amiin yaa Rabi.walalayaal ka xishooda waa walalkiin Xamsa cidkale ma heysato aan ka aheen Daarod Xamsa insha Allah waxow Noqondonaa Madexweynaha umada somaliyeed mar uun insha Allah waa nin wadaad ah oo daacad ah oo Awonin Qabyaalad iyo xasidnimo masha Allah.daaroodka xasdaayo walalkood Xamsa cabdi Bare cid ey wax u Quraan ma jirto waa idiin baranay hadaan nahay u.ada somaliyeed .xasbunAllah wanicmalwakiil kuli daalimiin waxasidiin
@AbdicasiisXuseen-ec4vk
@AbdicasiisXuseen-ec4vk Сағат бұрын
Asc mudane
@aasuf119
@aasuf119 Сағат бұрын
Aadan madoobe ka keena dheh because guri uu xoogeey buu degan yahay
@ayanlemohamed5956
@ayanlemohamed5956 4 сағат бұрын
Barlamanku isma oga mana yaqaaniin awoodooda That means waxba ma dhamaan xayawaanka ;
@AbdiGarre
@AbdiGarre Сағат бұрын
Golaha shacabka haddi ay baqdaan marka xigta waa la kala diraya
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r 4 сағат бұрын
Xasan tuug Rida ilahaw nadhafi
@AbdiGabobe
@AbdiGabobe 18 минут бұрын
Balwant.runta.dhaaf.
@kamasmnusdariiqdayl3464
@kamasmnusdariiqdayl3464 4 сағат бұрын
Daarood Balwaan waa ku haystaa hadalka balwaan waa iska Gabay awayte
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 3 сағат бұрын
daarood waa cudur dadka kudhaca ee xasan daarood waxba kama qaadikaro xamar uun buu kataliyaa taa ogoow dameer maalinka uu xilkiisu dhamaadana xitaa xamar uun buu kasiitalin ama doorashuu qabanayaa waana ku qasbanyahay taa ogoow inaamisoonoow
@Ruun-finder
@Ruun-finder 2 сағат бұрын
Soomaaliya goomay kalitalis ka gudbin?😢😢😢
@XamarayXamar-od6zu
@XamarayXamar-od6zu 3 сағат бұрын
waxuu tijaabinayaa markey ismaaciil masar ertareya imaaraad ka dhigaan boqor milatari ah oy ciidan farabadan u keenaan oo asga ka amar qaata xasan waxuu rabaa inu soomaali boqor kala yareeya oo inyar oo amar kaqaata ay soo haraan dowladaha waaweyna wey ku raacsan yihiin
@FadumaAbdisamed
@FadumaAbdisamed Сағат бұрын
Wscw
@CabdixakinAadan-e1i
@CabdixakinAadan-e1i 2 сағат бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r 4 сағат бұрын
Cirku kugu Soo dun ilahaw wixi xoolaha umada cunay naga qabo
@AbdiGabobe
@AbdiGabobe 9 минут бұрын
MW.barlaanka.ya.adiga.kudoortay.mahilmantay.wayna.kalanoqonkaran.filo.
@yusfcaliyusf-e2k
@yusfcaliyusf-e2k 3 сағат бұрын
Waryaa madaxweynaha a wood buuxda ayuu u leeyahay inuu joojiyo kulan kasta hadaa u jeeda maxaa kaqaban kareeysaa qabyaaladeesta tahay ducuf
@NurRoble
@NurRoble 3 сағат бұрын
Xurmadle xsm waxuu ka mid noqday tubanka madaxweeybe ee afrika ugu aqoonta fog ilaah ha inoo soo celsho❤❤❤❤❤❤
@Ubaxuba
@Ubaxuba 3 сағат бұрын
Yaahuu
@mohamud12adam50
@mohamud12adam50 2 сағат бұрын
Ileen hadalku mad damqadu. Afnooli waa hadlaa eyna waa ciyaaa
Democracy Policy Panel - 2024 GSPP Annual Conference and Alumni Gathering
1:19:39
Goldman School of Public Policy
Рет қаралды 2,6 М.
Sigma baby, you've conquered soap! 😲😮‍💨 LeoNata family #shorts
00:37
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,5 МЛН
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 128 МЛН
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 32 МЛН
SHEEGA DEE (4843)
2:07:00
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 3,1 М.
Xog Culus: Sh Abdirahman Bashir "yaa badali doono Ismail Cumar Geele"
1:01:37
Harvesting and Baking with Fresh Almonds: A Village Tradition
38:01
Kənd Həyatı
Рет қаралды 4 МЛН
Sigma baby, you've conquered soap! 😲😮‍💨 LeoNata family #shorts
00:37