Xog Diyaar garooba oo Difaaca Ceerigabo Suldaanka Warsangeli oo U jawaabay Suldaankii Habar Yoonis?

  Рет қаралды 29,498

XOGOGAAL

XOGOGAAL

Күн бұрын

Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook
/ xogogaal.not
/ weriyeyussuf
/ dalkanews.net

Пікірлер: 22
@NaasirCarab
@NaasirCarab 19 күн бұрын
Mansh alha GuuuuuL Somalian
@krazyville
@krazyville 18 күн бұрын
Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaam 👑 waa ninka meesha kala haya waa nin wax badan arimahaas ka soo shaqeeyay
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 19 күн бұрын
Maasha Alaah GUUUL sland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fahiimae7336
@fahiimae7336 18 күн бұрын
Ceerigaabo gudeheeda nabada halaga shaqeeyo. Reeraha wada degani kuligood Allah haka cabsadaan oo nabada ha xijiyaan Debeda wererkii kaga imanaayana waa in laga hortagaa oo magalada la ilaashaa. Ilaahay cadowga Somaliland ha jabiyo
@G.M820
@G.M820 19 күн бұрын
Beenaalle nabiibiye gudidda G36 nabadii ay ku baaqen waa ka warceliyeen Garaadda gobolka Sool nabad na waa ku baaqen waana taa warbaahinta taalla ee Adigu naftaada beenta ka xore 😂😂
@nathra7351
@nathra7351 18 күн бұрын
Warsangali ayaa kadaran dhulbahante isaaqoow ha maqlina warsangaliga. Waayo warsangarigu waa gaadhi adow oo muraayadihiisuna madow yihiin dhulbahante ayaa ka dhow warsangariga
@HassanSharif-k9d
@HassanSharif-k9d 19 күн бұрын
Nabada lama baryo iskeday u imaan
@said1498ify
@said1498ify 18 күн бұрын
Meeshan nabadi ma taalee isaaqow wax iska celiya oo cabaadka joojiya Laangaabyahow laangabku dhalay.
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 19 күн бұрын
ADEER CEERIGAABO BEELO ISKUMA HAYAAN EE DADKA KA DAAYA BEENTA CEERIGAABO WAXAA WEERAR KU AH OO RABA IN AY QABSADAAN DAAROOD OO DHAMEYS TIRAN OO DOONAYA IN AY XOOG KU QAATAAN BARYADA HABARYOONIS EE KU SAABSAN NABADA AY NAALAYE AXMED KA BARYAYAAN HELI MAAYAAN WAAYO SHEEKADA MEESHA KA SOCOTA NAALAYE AXMED KA WEYN EE DAGAALKA HALA LIQO INTII HORE WEYSOO DHAAFTEY SHEEKADII CABDI RISAAQ KHALIIF AAD ISLA TAQAANEN KA WEYN
@Eazy-q8l
@Eazy-q8l 19 күн бұрын
Warsangali huup ayu raag aya diraan warkan wanu hayna aa ilma sheekh isxaaq isalaya warsangali wa maas huus waax uganin wadi sea manka isaaq aa baada mara jiri hadi warsangali ka halu daag markabka isaaq wayi ku turajiran yaan ladin khyaniin macyu mass hus aya aska xadid sayahin alla cadwga ilma sheekh isxaaq ha JABYU AMIIn
@Onceuponatime-f7h
@Onceuponatime-f7h 12 күн бұрын
Caynaanshe, Cimraan iyo Makaahiilba waa Warsangeli dude
@Cabdiyuusuf-tk3yw
@Cabdiyuusuf-tk3yw 19 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@aaminozmohamed991jamactimo5
@aaminozmohamed991jamactimo5 19 күн бұрын
Dad wanaag iyo nabad gelyo loogu taag laayahay weeyan reerkan ilma huwan lkn gardarada ay wadaan iyaga ayay la go.aysaa incha alh😮
@waalayaabaywaalayaabay9130
@waalayaabaywaalayaabay9130 19 күн бұрын
Suldaan siciid Waa kaba qaad idoor
@geediali437
@geediali437 18 күн бұрын
Waar waxba ma samayn karaan soo joog ninkii laga wàyo soo jìf baa laga helaa màrkaa sool iyo sanàg iyo buuhoodle waxaa lagu darayaa waliba laascaanood oo magaca laga bedeli doono loona bixin doono hee ku soo qora comment ka
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz 19 күн бұрын
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂𝐧𝐚𝐛𝐚𝐝𝐢 𝐰𝐚𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐭𝐚𝐥𝐨
@AO00720
@AO00720 19 күн бұрын
baw imika maa warqadan ciyaal tiktokara soo saaren bad nagu buunbuuninaysa?
@cabdilahihassan6112
@cabdilahihassan6112 19 күн бұрын
Nabad gelyadu wayfiicantay
@Ahmedwali-ji2sf
@Ahmedwali-ji2sf 19 күн бұрын
Wasq qaawan
@Kbrallh
@Kbrallh 19 күн бұрын
Sanaag masool oo dhulbahante iyo hjeclo kayihiinbaa lamoodey hyoonis iyo warsigalibaa majoorati ka ah waa rag waayo araga
@abdikafarismail375
@abdikafarismail375 19 күн бұрын
Warsangali waa isdhiibay gumaysi ayay rabaan snm ayay isudhiibeen wax badan way ooyi candho warsangali
@fardusaw9688
@fardusaw9688 19 күн бұрын
Faqash emeson u taliso warsangali ma rabo
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 48 МЛН
Minecraft Creeper Family is back! #minecraft #funny #memes
00:26
哈莉奎因怎么变骷髅了#小丑 #shorts
00:19
好人小丑
Рет қаралды 46 МЛН
小丑在游泳池做什么#short #angel #clown
00:13
Super Beauty team
Рет қаралды 40 МЛН
Wararka Caalamka Kuwii Ugu Muhiimsanaa Ee Maanta 19 09 2024
16:52
Universal TV
Рет қаралды 23 М.
Shabeelka Mudug :- Waligay layma jeclaan…@dheereye4040
27:17
Xero geela la xarakeeyey ee reer jigjiga ku xoomeen
18:10
Hereri Media
Рет қаралды 33 М.
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 48 МЛН