XOG KU SAABSAN RAGGII DILAY CAAISHA ILYAAS AADAN

  Рет қаралды 37,984

Kulmiso Araweelo

Kulmiso Araweelo

Күн бұрын

March 1, 2019

Пікірлер: 35
@sahrasaid140
@sahrasaid140 3 жыл бұрын
ilaahay ha unaxariisto amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin
@xalimamahamud577
@xalimamahamud577 5 жыл бұрын
Waxaa qalad ah in layiraa waa nin ee wax haloo karsho ,geberyar maxay wax ugu karee. Soomaaliyay bedela dad ayjanabi kala ah oo guryo leyskugu geeyo
@fatiman2077
@fatiman2077 5 жыл бұрын
Gabadhii gura ceel cadaalad mey helin gabadhu waa lama ooyaan,Ayagii kufsaday ayaa dhaaranaya indho Adeegooda,maskiinad ilaahay xaqeeda ha soo saaro,caisha ilaahay xaqeeda ha soo saaro.
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 5 жыл бұрын
Yes Xaraantaas Waa isku dambi dhamaantood Waa inlaqisaaso, Insha'Allaah!! Xukun Xalaal ah ilaa hada maanan arkin. Wali reer puntland hadaysan xaqnatusin way udhamaatay. Carada ilaahay ha udiyaargaroobaan
@ummamohameali7801
@ummamohameali7801 5 жыл бұрын
Waa soomaali oo dhan
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 5 жыл бұрын
Walaashay runbaad Sheegtay, Gabdhuhu Way dulmanyihiin🙏💔💔💔💔💔🙏🙏🙏🙏🙏
@zahraabdi4399
@zahraabdi4399 5 жыл бұрын
Gabdha casha allah ha u nariiste gabdha ha ku irsaq radsanina ilahy barya in irsaqad kale idin siiyo umada dhashay caluul xumada ka daaya islan walba youtup gabar u soo qadan
@Sabrinjahaf
@Sabrinjahaf 5 жыл бұрын
Ragga gabadha dharkay xirantahay ku mashquulaya maxaa ka khaldan 🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔.
@yaslamissa7000
@yaslamissa7000 5 жыл бұрын
Walaalo punt-land waxaa ku badan nimanka naagaha kufsada iyo waliba kuwa gadaaya hablaha banaanka Mara. Arin taas waa dhaqan ay taqaanaa dadka ka soo jeeda punt-land. Waa runtey nin saqiir ka baxsanweydey ma wuxuu cafinayaa dumarka kale.......!!!!!!!!!!
@mahmooddaud3956
@mahmooddaud3956 5 жыл бұрын
Nin bilaa diin ahi inuu gabadh kufsado way dhici kartaa, laakiin inay 5,6 ama 7 nin ku heshiiyaan kufsi weliba gabadh yar oo 12 jir ah waa argagax, waxaanay ku tusaysaa in mujtamacaasi uu yahay mujtamac faasida oo sixid u baahan!! Nimankaa hadda loo soo qabtay dilkii Caasha yar waa in meel fagaara ah lagu toogto, waa garacyo aan meher ku dhalane.
@muntazissa6837
@muntazissa6837 5 жыл бұрын
markaas khaladka waxa leh hooyada inanteeda yar u dirtay niman aan maxrimkeeda ahayn ha ka gurato hada weligaa nin ilamahaga ha ha udirin
@kawsarabdikassin2872
@kawsarabdikassin2872 4 жыл бұрын
Abayasha gabdhohoda uma heliyaan
@wacanali3595
@wacanali3595 5 жыл бұрын
Aniguba eedo waxaan dhahay waxaa dilay caaisha rag eey taqaano maxaa yeelay waxey u dileen ai biniaadamnimo ka baxa over kill ayeey gaalada dhahaan
@littlemanrichman
@littlemanrichman 5 жыл бұрын
nimankaas xaqa halamarsiiyo tan 2baad ninaay raashinkooda karsadaanay ahayd war raga wax ha karsadaan miyaaysan gacmo lahayn
@ahmedbaarshe687
@ahmedbaarshe687 5 жыл бұрын
hooyada dhashay caasha ayaa khaladka laheyd waayo inanbey udireysaa ragg aqalkujira. miyaaney inanteeda siidilin.
@heerqaranheerqaran7595
@heerqaranheerqaran7595 5 жыл бұрын
Walal is astur intaasuu ragga ayaa labtaada fiirsanaayee. Adeega waa dhaqan soomaali taas ceebmaahan,ee waxaa ceeba kufsiga iyo dilka oo kasii daran
@MubYus
@MubYus 5 жыл бұрын
Heer. adigu maxaad laabteeda ka eegaysaa...lol
@safiyasaid9189
@safiyasaid9189 5 жыл бұрын
Waa qaade iyoqarshe xukun caadil ah ayaa loo baahanyahay
@yasminyasin1378
@yasminyasin1378 5 жыл бұрын
Ninki gabar kufsada asna xanuunka ha maro
@ubhahmedhalane1764
@ubhahmedhalane1764 5 жыл бұрын
Gabdhuhu waa inay xaqooda isku mid haw arkaan meelkastooy jogaan.
@dekoduble2939
@dekoduble2939 5 жыл бұрын
Nimanku hashaqeestaan
@foos7330
@foos7330 5 жыл бұрын
Asc asxaabta ragaa waa iney ciqaabtooda maraan
@abdullahiahmed5903
@abdullahiahmed5903 5 жыл бұрын
*xataaa ninka hilibka ay ka iibsatay iyo islaanta la iibinaysay hilibka iyo todobada ninba waa in tiiirka la geeyaaa*
@hothanmohamed6862
@hothanmohamed6862 5 жыл бұрын
Syjb
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 5 жыл бұрын
Waa in la dilaa kuligood si dhibaatada u istaaqto
@hodanabdulqadirabdulrahman1227
@hodanabdulqadirabdulrahman1227 5 жыл бұрын
asc wan ka xumahay waxa dhacay hooyooyika somaliyeed waa in iska dayaan caadada xun ee ah nimanka qaraabo ayan nahay ee gabdhuhu ha caawiyan ragga ajanabiga ah yan gabdhaha loo xareyn sida inadeerka ',inabtiga ,key habaryartu dhashay waa wada ajaanib ha laga ilaaliyo gabdhaha
@huudafarah8275
@huudafarah8275 5 жыл бұрын
Kuwasi waxaya wanoo waliba bahalo waliba warabee
@dekoduble2939
@dekoduble2939 5 жыл бұрын
Hala laayo
@ashaparekh6839
@ashaparekh6839 5 жыл бұрын
Real karbaash ma ahan halakeno sacuudiga karbash oo kale
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 5 жыл бұрын
Labada dilay waa in la dilo
@shukrihussein1043
@shukrihussein1043 5 жыл бұрын
Ruqiya Ali abayo mcn kuligood waa in la wada dilaa waa isku mid kii soo wadey kii guriga lahaa kii xoogay kuli ha la dilo wacalada maxey ku kala duwan yihiin waa qaada iyo qariyo maxaad labadaas kaliya u leedahey miyaanu hooyo ku dhalin
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 5 жыл бұрын
@@shukrihussein1043 abaayo sax abaayo laakiin xaga diinta mid kasta ciqaab gooni ah ayuu leeyahay
@khaliifxirsi6668
@khaliifxirsi6668 5 жыл бұрын
Basaas
@abdulahiabdi3284
@abdulahiabdi3284 5 жыл бұрын
Maxaad been usheegee waxaad ogtahayna majirto ee jaajuusad baatahay kunool Norway
@ummuramla3628
@ummuramla3628 5 жыл бұрын
Waxaadan hubin baad ka hadadhay ceeb
1916 - قصة المشهورة سمية العاضي!!
47:23
ابو طلال الحمراني - سوالف طريق
Рет қаралды 645 М.
小丑和白天使的比试。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:51
超人不会飞
Рет қаралды 43 МЛН
Madaxwaynaha Somaliland miyuu gayaa in sidan loola hadlo?
4:35
AX! GABADHEYDO KUFSADAY AYADO SAQIR AH XOOG IGAGA HESTA HADA
1:14:23
Ridhwan Issack
Рет қаралды 190 М.
BAASHAALKA | KAFTAN MACAAN | QOSOL | SUUGAAN | WAAYO WAAYO
32:11
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 22 М.
WIIL SOMALIYED OO 3-QOF OO GAALO AH QABRI LAGULA AASAY LONDON
27:39
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 348 М.
Kaftanka Siyaasadda Arimo xasaasi ah "Somaliland iyo Puntland"
57:39
Xogmaal Media
Рет қаралды 2,9 М.
XAAJIGA SAFIYA TUSMO OO AFKA FURTAY SHEEGAYNA CIDII GUBTAY
18:24
Awdal Media Production
Рет қаралды 15 М.
Каха и жена (недопонимание)
0:37
К-Media
Рет қаралды 731 М.
Типичная СЕМЬЯ (смешное видео, юмор, приколы, поржать)
0:59
Натурал Альбертович
Рет қаралды 2 МЛН