No video

Xog Muuse Biixi oo Xasaanada ka Xayuubi raba Maxamed Abiib, & Shirqool Dil ah oo dhici kara, Afrikom

  Рет қаралды 30,419

Suldaanka TV.

Suldaanka TV.

Күн бұрын

✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
#@suldaankatv.

Пікірлер: 24
@sour.candly7868
@sour.candly7868 Ай бұрын
Allow Muuse ha ku Celin Kursiga Soomaliland............waa Shar wade aan Alle aqoon......Subxaanalaah.....
@ashamohamed7006
@ashamohamed7006 Ай бұрын
Sax sax sax sax Allah kula garab gali Abiib salatul ley ayaan ku dukan inshallah kursigana Allah ku Garton inshallah inshallah inshallah inshallah Abiib odegana dhabanada ka guban Allah uma Garton kursiga na inshallah waa kuma maad ila garatey cakhli caruur leh dokhon akhil leheen dokhon ah waa Feisal farukh
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 Ай бұрын
Mohamed abiiib waa basaaska huwanta waa guule
@user-yr3fm2sf4u
@user-yr3fm2sf4u Ай бұрын
Madaxweyne Muuse Biixi waa jilaa kaalin laxaad leh ka qaadanaya sidii loo ciribtiri lahaa madaxweynaha Jabuuti sidaas darteed wuxuu u sii fadhiyaa Somaliland si uu u badbaadiyo qaranimada Somaliland waanu ku taageersanahay Muuse Biixi waa guul adiga oo aan aragno inuu ku guulaysanayo siyaasadiisa cad.
@user-tu8nt7js1n
@user-tu8nt7js1n Ай бұрын
Wararka reer galbeedka weriye fadlan ha noo soo qaadan waayo iyagaa wada dhibaatada adduunka oo dhan
@ashasalah2835
@ashasalah2835 Ай бұрын
XILDH. ABIIB WAA RUN SHEEG, SOMALI WAXAY TIRI, RUN SHEEG WAA CEEB SHEEG, XILDH. ABIIB MAROODIJEEX ISAGA BAXA REERKIINA REER AWDAL.
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay Ай бұрын
Cidina kuma dhacdo maxed abiib wayo sodonjeer ka badan inta uqaran dumis ku kacay shacabku haku kaco washeysiga
@CabdiqaniDaahir-xy6sd
@CabdiqaniDaahir-xy6sd Ай бұрын
Muuse biixi allaha soo celiyo si soomalilnd loogukala yaaco
@abanuuromar4172
@abanuuromar4172 Ай бұрын
Xasaanad ka xayuubinta ka dib Muse Handarab wuxuu ku socdaa Xildhibaannadaas oo ugu horeeyo Xil. ABIB inuu Xabsiga liinta ku cabsiiyo .... wallee handarab markaan si toos ah ayuuba u waashay !!! .
@ABDIJAMALSAHAL
@ABDIJAMALSAHAL Ай бұрын
Waryahan wa in la so xira
@daallonetwork8486
@daallonetwork8486 Ай бұрын
Waa war been ah oo isku diraaya madaxada Somaliland oo waa weriye reer xamar ah oo isku dirida Somaliland lok Soo diray me axmed abiib waa madaxada Somaliland oo jecel cadaalada iyo horu marka Dalkiisa
@ashasalah2835
@ashasalah2835 Ай бұрын
MUUSE MASIIXI WAA DAD CUN, XILDH. ABIIB GUDABIIRSI HA ILAALIYAAN AMA HAHA TAHO HARGEYSA, OO DJIBUTI HA ISKA TAGAAN.
@user-gr4dz7ku4j
@user-gr4dz7ku4j Ай бұрын
ina abiib ama jabhada gudabiirs haraaco ama dhabayco ah raaco somaalilaan ilayin cadogeedii bu noqdayiye ah isgaga baxo
@gudoonahmed3257
@gudoonahmed3257 Ай бұрын
Ka joog waar hooy ka joog waxbaa jira ee kajoog
@hassanbuni1725
@hassanbuni1725 Ай бұрын
Maxamed abiib dad ayaa soo doortay kuma dhaco awoodna uma laha inuu xilka ka qaado
@CabdiqaniDaahir-xy6sd
@CabdiqaniDaahir-xy6sd Ай бұрын
Markaa maxmad abiib ma waa bilaa tol buu isleyhy 😂
@KhaalidKhaalid-yu5ti
@KhaalidKhaalid-yu5ti Ай бұрын
Hooyadii ku ma dhacado inuu maxamed abiib faragaliyo ankaa ka danbayna walaahi somaliland ka dhamaan lada haye inay danbasku dhamaan
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o Ай бұрын
A dad state ma hooyadaa u bixisay
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew Ай бұрын
Muuse biixi miyaa xasaanad ka qaadi kara soow doorasho qof iyo cod ah kuma soo bixin
@KhaalidKhaalid-yu5ti
@KhaalidKhaalid-yu5ti Ай бұрын
Madax wayne kaliya ee fashilmay inta madaxwayne aduunka ka jirta ee kursi qaali ku fadhiya intuu is casili lahaa ninka somaland kala geeyay cidu madax u yhy nasiib xumaa
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c Ай бұрын
Muuse fircoon miyaad nin moodeen kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ka cabaad wayn umadoo dhan markay rag is helaan
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c Ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkfqysal faaruq ma nin ayuu isu maleeyey Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk tolow muuse fircoon miyuu faysal faaruq u dhaarayaa sidii nin muxuu ugu hadlayaa asal madoorshihii faysal faaruq
@user-pl7du6nc8t
@user-pl7du6nc8t Ай бұрын
Waar beentadaa cidna mashir qoolaysee
Dulimigu Qiyaamaha Waa Mugdiyo Sheekh Axmed iid
31:57
Baraarug Media
Рет қаралды 62 М.
Пройди игру и получи 5 чупа-чупсов (2024)
00:49
Екатерина Ковалева
Рет қаралды 4,1 МЛН
ISSEI & yellow girl 💛
00:33
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 24 МЛН
How I Did The SELF BENDING Spoon 😱🥄 #shorts
00:19
Wian
Рет қаралды 37 МЛН
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 44 МЛН
ABDI JACAYLKA ILHAAN DARTIIS BAAN LA CAATOOBAY, QISO DHAB AH
21:31
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 202 М.
M. Bixi diyaar ban u nahay dagaalka Jabuti & Jabhda Xorynta Awdal
17:24
Пройди игру и получи 5 чупа-чупсов (2024)
00:49
Екатерина Ковалева
Рет қаралды 4,1 МЛН