MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD � XALQADDA 2 AAD

  Рет қаралды 822,010

Xogmaal Media

Xogmaal Media

Күн бұрын

MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD � XALQADDA 2 AAD

Пікірлер: 583
@mushtqmohamed
@mushtqmohamed 9 ай бұрын
Qofki qoralkan arka ilahay ramadaanta cafimaad ha ku gaadhziyo🥺🤲🏼
@munaabokor375
@munaabokor375 9 ай бұрын
Aamiin aamiin wllo
@haboonmaxamed3019
@haboonmaxamed3019 9 ай бұрын
Aamiin aamiin wllo
@hafsamohamud9690
@hafsamohamud9690 9 ай бұрын
Aaamin Ya Rabi 🤲
@SalsabilBachir-y2c
@SalsabilBachir-y2c 9 ай бұрын
Amiin dhamantayn
@hoodo1803
@hoodo1803 9 ай бұрын
Aamin wllshy mcn ❤
@Ismacilxasan-f1k
@Ismacilxasan-f1k 9 ай бұрын
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️
@leilahmohamed9642
@leilahmohamed9642 9 ай бұрын
scw
@ShaaficiDahir-e2e
@ShaaficiDahir-e2e 9 ай бұрын
Scw scw namaste ❤
@khadraali5225
@khadraali5225 9 ай бұрын
salalahu calehi wasalim ❤
@rahmayoyo3670
@rahmayoyo3670 9 ай бұрын
Scw scw scw
@shamiziprahim429
@shamiziprahim429 9 ай бұрын
Scw scw scw scw ❤️
@AbdiDaqniGodobdiid
@AbdiDaqniGodobdiid 9 ай бұрын
Jumca muparik aan kuwasa sallino xabiibka ﷺﷺﷺ❤❤❤
@ZuleekhaAhmed
@ZuleekhaAhmed 9 ай бұрын
Dhoor laga ooyayo😂
@fanaxlayissack4630
@fanaxlayissack4630 9 ай бұрын
Scw scw scw scw scw
@khaalidkaraamo
@khaalidkaraamo 9 ай бұрын
Filimkan waa igu socdaa .waxaan usoo jeedin lahaa bahweynta @xogmaal inay filimkan wakhti u gaara oo aad soo galisaan. Cidii igu raacsan like me.❤
@hamdixuseen14e
@hamdixuseen14e 9 ай бұрын
wlal isbuuci labo maalin u soo galaa ee dhaheen xogmaal media
@AdnaaAhmed-rs9rl
@AdnaaAhmed-rs9rl 9 ай бұрын
@HOODOfaaraxFaaraxjamac
@HOODOfaaraxFaaraxjamac 9 ай бұрын
Haawllo
@HodanGabo
@HodanGabo 5 ай бұрын
😅😅😅😅
@mohabdalla8651
@mohabdalla8651 9 ай бұрын
Ilmadii qarsooneyd walee reero badan baa soo arkay allow alle. Markaad fiirsaneysid ayaaba inaad ilmeeyso laga yaabaa cida si dhabta u heysato kwrn 😢😢😢.
@TirigoAxmed
@TirigoAxmed 8 ай бұрын
Walhi been Maha aniga malaha Wan beer jilicsanoho ilmada ma ceshan karo😢😢😢😢😢
@KingJusto-
@KingJusto- 9 ай бұрын
Aan ku salino nabiga maxamad scw ❤
@MankaAbdi-n6x
@MankaAbdi-n6x 9 ай бұрын
Scw
@husseindirir4781
@husseindirir4781 9 ай бұрын
Salalaahu calayhi wasalam
@MariyaMariya-h9w
@MariyaMariya-h9w 8 ай бұрын
scw scw scw scw ❤❤❤
@nazhadjamac1088
@nazhadjamac1088 9 ай бұрын
Jumce weeye saliga hala badiyo scw❤
@abdillahiahmed6963
@abdillahiahmed6963 9 ай бұрын
Scw scw scw
@MaxamedCarwo
@MaxamedCarwo 7 ай бұрын
Aachen
@Ahmed-maaniyo
@Ahmed-maaniyo 9 ай бұрын
Hablaha In laga ilmaysiiyo ma wacnaa In qalbigooda la Ilaaliyo weeye 😢
@HudaAbdilahi-
@HudaAbdilahi- 9 ай бұрын
Jah waY siday thy in hablsha lola dhaqmo❤🥺
@khadijomaxamed9441
@khadijomaxamed9441 8 ай бұрын
Nin waxgarada igadheh wll mahadsanid waa runtaa sistr🎉🎉🎉🎉😢❤❤❤
@AmiinYoung-vo4ml
@AmiinYoung-vo4ml 9 ай бұрын
Walahay musalsalka qalbiko ikatabtay walahay waarun musalsalkaan uxukahadlayo waa sida Aabaiy iyo aderkiy😭😭
@SundusChamac-rl7mv
@SundusChamac-rl7mv 9 ай бұрын
Bsinka ma ficna wxso kle ​@@ikraammohamed5717
@caishacuud7830
@caishacuud7830 9 ай бұрын
​@ikraammohamedcee5717 ceeb wll dadka qalbigoda iyo karamadooda ilali adba walidka xumantisa kumad raxeysatene😮
@ikraammohamed5717
@ikraammohamed5717 9 ай бұрын
​@@caishacuud7830haye wll thank you
@NimcoAnwar-t1c
@NimcoAnwar-t1c 9 ай бұрын
Waa Habeen jumca ah igula sali xabiibkeena muxamed salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤
@LaylaAbokor-p2c
@LaylaAbokor-p2c 9 ай бұрын
Scwscwscwscw
@mbgamer4070
@mbgamer4070 9 ай бұрын
Scw Scw
@ramlaomer2228
@ramlaomer2228 9 ай бұрын
Xayasiiskan ama naga dhaafa ama daqiiqadaha noo kordhiya bal sidan xal mahane❤😂
@zamzammohammed4657
@zamzammohammed4657 9 ай бұрын
Haa Wallahi wall waan dhibsaday waan is dhaafiyaa anigu ish
@ramlaomer2228
@ramlaomer2228 9 ай бұрын
@@zamzammohammed4657 Anigu xataa wan dhafiye waa xayasiis daqiiqado badan soconya
@fardowsaabdi8390
@fardowsaabdi8390 9 ай бұрын
Oo maad is dhaafisd
@ramlaomer2228
@ramlaomer2228 9 ай бұрын
@@fardowsaabdi8390 waan dawadaba kuman odhan
@ikraanbilan9740
@ikraanbilan9740 9 ай бұрын
Allah is one ❤
@qanciyeboy1234
@qanciyeboy1234 8 ай бұрын
👋 hello
@XawoXasan-h3h
@XawoXasan-h3h 7 ай бұрын
​@@qanciyeboy1234hello 👋
@KhadarHurre
@KhadarHurre 7 ай бұрын
Good❤
@somalione6095
@somalione6095 9 ай бұрын
اللهم بلغنا رمضان 🤲🏻
@Cabdiqanisaleeban-c9l
@Cabdiqanisaleeban-c9l 9 ай бұрын
aamin
@saalmiinafaarah
@saalmiinafaarah 8 ай бұрын
@CabdixakiinMaxamed-ck4pl
@CabdixakiinMaxamed-ck4pl 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤​@@Cabdiqanisaleeban-c9l
@qadroqalanjo8008
@qadroqalanjo8008 9 ай бұрын
Jimco wanagsan inta cafimad qabto inta xanunsana ilahy haa cafiyo ku saliya dabugene muxamad scw❤🎉
@kawsaribrahim5785
@kawsaribrahim5785 9 ай бұрын
amen amen wl
@RuqiyoIbraahin
@RuqiyoIbraahin 8 ай бұрын
Sallahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam
@FadumoSharif-z2l
@FadumoSharif-z2l 5 ай бұрын
Scwscwscw
@Najmaali-l6s
@Najmaali-l6s 9 ай бұрын
Nabiga ku sali scw
@fathihaji1750
@fathihaji1750 9 ай бұрын
Scw scw ❤❤
@UbaxFaarax-p4u
@UbaxFaarax-p4u 6 ай бұрын
Salallaahu caleyhi wasallam
@nuurmaxamed2801
@nuurmaxamed2801 7 ай бұрын
Ku saliya navigation scw scw scw ❤❤❤
@allaacaddeeyayofficial4621
@allaacaddeeyayofficial4621 9 ай бұрын
Hargaisa magaalo aan jeclaa ILLAAHOOW qabyaalada naga dawee
@nafiisaAyaanle-ch9dg
@nafiisaAyaanle-ch9dg 9 ай бұрын
Amiin amin wall
@saalaxxusencabdi1057
@saalaxxusencabdi1057 9 ай бұрын
Aamiin yaa rabi
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 7 ай бұрын
Aamn
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 9 ай бұрын
Jimce Mubarak inta musalsalkan bilowdey❤
@yahyajama8319
@yahyajama8319 8 ай бұрын
Allow wax wanagsan nagu Aarsaq ya Rabbi❤🤲🤲
@Ahmed_sh.khalif10
@Ahmed_sh.khalif10 9 ай бұрын
Inanta saabiriin la yidhaa qurux badnaa filmkaba iyada u daawanayaa ❤❤😂
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 7 ай бұрын
Kkkkkk m.a dheh dee waryaa gabadha
@ShaaficiDahir-e2e
@ShaaficiDahir-e2e 9 ай бұрын
Like maxa kuheysta wllshey io wllkey 😅😅 Like isaara Yana lii kala Harin ❤🎉😊
@sahraismail2230
@sahraismail2230 9 ай бұрын
Waa qiisoyiinka dhaaca miid kaa miida o ruuna film kaan qaalbiiga ayuu igaa taabtay 😥😥
@munaabukar2688
@munaabukar2688 9 ай бұрын
Rer waqooyiga jiliinkooda iyo luqatooda wan iska jeclahay wan idin salamay
@nafiisaAyaanle-ch9dg
@nafiisaAyaanle-ch9dg 9 ай бұрын
Wanu ka qadnay thanks wallshy ❤
@Arawelomer
@Arawelomer 9 ай бұрын
Wnu ka qadney anogo reer somaliland ah
@nasraomer2819
@nasraomer2819 8 ай бұрын
❤❤
@sidramrk
@sidramrk 9 ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ♥️
@najmaahmed470
@najmaahmed470 9 ай бұрын
@najmaahmed470
@najmaahmed470 9 ай бұрын
@MariyaMariya-h9w
@MariyaMariya-h9w 8 ай бұрын
❤❤❤
@fatushorhaye6415
@fatushorhaye6415 8 ай бұрын
Allah is one
@mohamedgentleman
@mohamedgentleman 8 ай бұрын
Maashaa allaah inanta Hodan ku matalaysaa waa quruxleey
@umalmahmed8527
@umalmahmed8527 9 ай бұрын
Wiilkan guleed aad baan u tagaraa ❤
@hastanbreezy8531
@hastanbreezy8531 9 ай бұрын
En fait ce théâtre parle le réalité a nos jour...car les plus victimiser ce sont souvent les personnes qui en une bonne ❤❤❤❤❤
@SamiyaOmar-x2e
@SamiyaOmar-x2e 9 ай бұрын
Évidement❤
@Aboumahadsan8
@Aboumahadsan8 8 ай бұрын
Ca😢me va tout droit au cœur cet film❤ rer hargeissa caadi maha
@ShaakirXasan-c6k
@ShaakirXasan-c6k 8 ай бұрын
Waaaaa nolosha aniga iyo wllkay nakala haysata isagan ilahayba hantisiyay ana an isin wllaky isla weni ba ku jirta duruftan u igunacay 😢😢😢
@MaryanAbdirahman-sy7oj
@MaryanAbdirahman-sy7oj 7 ай бұрын
I’m sorry i can fell it
@aishamohamed1522
@aishamohamed1522 7 ай бұрын
Astaqfaarta badso waad helaysaa waxa aad jeceshahay insha ALLAH
@raxmaahmed171
@raxmaahmed171 9 ай бұрын
Alla Wlahi siyaad wan jeclay 😢😢😢😢❤
@AsiyaKalid
@AsiyaKalid 9 ай бұрын
Alahumma barik musalsalka wa khatar m.a hargeisa cadey❤😊
@xamdimaxamed-z3t
@xamdimaxamed-z3t 9 ай бұрын
Alla walaale saan u su gayeY wan dalaeY mahad sanaidiiN😊
@QadarAli-o4e
@QadarAli-o4e 8 ай бұрын
Best film aan daawado ee somali samayso
@yamurr38
@yamurr38 9 ай бұрын
Alxm Allah does give me a father's like this 😢😢subahaallh 😢😢
@asmaabdirixman-kv3xg
@asmaabdirixman-kv3xg 9 ай бұрын
Noola soo dhakhsada filmka😢❤
@RuntaMedia1
@RuntaMedia1 9 ай бұрын
Best filim ever. Xaqiiq jirto ayuu ka hadlaa. Noo badiya daqiiqadaha.
@HoodoKhadar-yx4eu
@HoodoKhadar-yx4eu 7 ай бұрын
War yadhaheen inta ninka aabaha ahi yar yagey gacanta taaga ❤☝️☝️☝️☝️
@SahraCabdi-ry8wt
@SahraCabdi-ry8wt 7 ай бұрын
Wal meelxun ayay ku goday ku soodhaqa sada wll ❤❤❤
@HawoKhasi
@HawoKhasi 9 ай бұрын
Allah is one❤❤❤
@Fahoudy111
@Fahoudy111 9 ай бұрын
حقيقة مؤلمة : الحياة ليست جميلة للجميع ، ✋️
@dheereyechannel
@dheereyechannel 9 ай бұрын
First one comments best somali series films interests of the people's i can't wait prt 3 coming soon insha allah ❤👍😍💯❤😮
@aaminoismaciil7843
@aaminoismaciil7843 9 ай бұрын
Taagero fcn aa ahy sida a aidinku xiranahay qofkii ugu horeeye aa ahy😊
@abdiazizyousuf3080
@abdiazizyousuf3080 9 ай бұрын
Hore u socod baan idiin rajeynayaa team Xogmaal ❤
@LakiMaxamuud-dq2bm
@LakiMaxamuud-dq2bm 9 ай бұрын
😍😍
@janoinashiekh5121
@janoinashiekh5121 9 ай бұрын
Qisooyin maalin walba bulshadeena ka dhex dhaca ayuu abaarayaa filimkani drecter mahad Ibrahim iyo xogmaal media mahadsanidin
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 9 ай бұрын
Tani waa buunbuunin ma jiro Aabo sidaa ah haduuse jiri lahaa ma jireen qoys sidaa u soo dhowaynayaa
@faarush8157
@faarush8157 9 ай бұрын
@@yaasiinhassan2127wlh inay jiraan car adiguba baar nolosha dadka balwada leh iyo familka uu leeyahay
@GeudiChine
@GeudiChine 7 ай бұрын
In sha alah walalahay ilahay bisha barakysan ee rabadan
@Raaqiyariyaaq4
@Raaqiyariyaaq4 9 ай бұрын
Filimkan waa run wuxuu ka hadlaya waxyaabaha bulshada ka dhex dahaca😢
@ZubaydahAli
@ZubaydahAli 7 ай бұрын
Kkkkkk
@ruqiyomohamed9954
@ruqiyomohamed9954 9 ай бұрын
Bisinka wan ka naxay inkasto musalsal yahay balse dadbey dhab u heysata allaha kasaro anagana noloshan cml alla ka magankalay
@abdirizakgamadid7201
@abdirizakgamadid7201 9 ай бұрын
Wax laga naxo weyaan allow khatumada khayr noogu khatin xaqiiqdi qoysas dhibtaas la nool ayaa jira allaha ka samata bixiyo
@Hafsa-s7y
@Hafsa-s7y 8 ай бұрын
اللهم بلغنا رمضان ❤️😭🫶
@sabaadmuuse2041
@sabaadmuuse2041 9 ай бұрын
Aan ku wada salino xabiibkeena scw
@NadadirieSuleiman-rk1pi
@NadadirieSuleiman-rk1pi 9 ай бұрын
Flimkan inaad ramadanta la sugtaanbay ku macaanayd❤
@xamseAbdidhako
@xamseAbdidhako 8 ай бұрын
Naa iska cibaadeyso😂
@sharmakeofficial4254
@sharmakeofficial4254 8 ай бұрын
Marka ramadanka miyan cibadaysta mise wan oya 😂😢
@APTHINAASIRHusen
@APTHINAASIRHusen 9 ай бұрын
Soo badiya walhi wanqiiroodey inanka siyaad tahaystaa ihaysata anee
@HOODOfaaraxFaaraxjamac
@HOODOfaaraxFaaraxjamac 9 ай бұрын
Rabi dhibka hakaa korqaado wllo😢
@ridwaancumar2424
@ridwaancumar2424 9 ай бұрын
Hal mar nabigeenii iigula saliya❤❤❤
@hoodohinda1224
@hoodohinda1224 7 ай бұрын
S c w
@UbaxFaarax-p4u
@UbaxFaarax-p4u 6 ай бұрын
Salallaahu caleyhi wasallam ❤❤❤
@NiciimaMaxamed-ko3of
@NiciimaMaxamed-ko3of 9 ай бұрын
Wlhi waa xaraabo odaygan jaasaya ani ku hystaa ee reerkii rogay😂😂
@ahmedmohamudadawa9396
@ahmedmohamudadawa9396 9 ай бұрын
Sallallahu caleyhi wasalim
@Ubaxii_Buuraha
@Ubaxii_Buuraha 7 ай бұрын
Jimco iyo ramadaan maalin aad u qiimo badan rabi janada haynagu kulmiyo
@sharmaakeali3212
@sharmaakeali3212 9 ай бұрын
Sir iyo caad baa best film ah
@queenhibak3989
@queenhibak3989 9 ай бұрын
Samatar jamac & xamda jamac walaladay ❤🎉
@ShukriMaxamed-s6e
@ShukriMaxamed-s6e 9 ай бұрын
Sallallaahu caleyhi wasallam sallallaahu caleyhi wasallam sallallaahu caleyhi wasallam
@LUISFIGO-tr5pw
@LUISFIGO-tr5pw 4 ай бұрын
SOVODKAAN AALKOLEYSTAYASHA WA IGU CUSUB YAHAY 9NTEE LAGA SOCDAA❤❤❤❤❤❤❤❤ KKKKKKKK
@FardowzahHussein
@FardowzahHussein 9 ай бұрын
Hargeisa ❤
@Ismail-Haniya
@Ismail-Haniya 9 ай бұрын
Arkan magacayga ku jilaya iiga badala magaca, cabtoy ayaanba noqon rabaaye.
@ShugriSead
@ShugriSead 8 ай бұрын
😂😂
@HhHhhh-nd4cr
@HhHhhh-nd4cr 9 ай бұрын
Allah is one 🎉❤
@abdirizaksiyad2703
@abdirizaksiyad2703 9 ай бұрын
inantaa indhaha xiran codkeeda baan fahmay waa inantii jecleyd Qoraagii reer Jigjiga ee film kii Astaan TV intii ila fahantay soo dhawaada
@laylafaarax3747
@laylafaarax3747 9 ай бұрын
Magaceed inanta codkeeda garanayaa mana soo saarayo
@nasraomer2819
@nasraomer2819 8 ай бұрын
Wa runta 😊
@FahmiAbdi-hq4be
@FahmiAbdi-hq4be 8 ай бұрын
Raxma weeye
@khadijaibrahim3054
@khadijaibrahim3054 9 ай бұрын
Cabdj xakiim bry CIYAAL WAABERI 1 MAAJO Wa ku salaamry
@shakuurjamal4573
@shakuurjamal4573 9 ай бұрын
Xogamal filmkan waa emotional wxana iso xasusen 2010 mar an bambasa jogay araintan si dhba ayan u arakay wana dhiba balwda somalida ku heyso
@nashadmaxamed243
@nashadmaxamed243 9 ай бұрын
Waaxay gabdhaha iyo aabahooda isleeg😮😂😂
@Nasren2
@Nasren2 8 ай бұрын
Tan macasha leh iyadaba kaweyn 😂
@KhadiirMadar
@KhadiirMadar 8 ай бұрын
Filimkan waa cajiib 😮😍💯
@HersiNor
@HersiNor 9 ай бұрын
Channel kan 1m halagarsiiyo🎉
@hafsamahmoud5912
@hafsamahmoud5912 9 ай бұрын
Gabadha sabirin ladhoho waxay dadka qaliin ugalan bu ilahey qurux ugu deeqay😍 Allahuma barik ❤
@Aarkalaasgeel
@Aarkalaasgeel 9 ай бұрын
Ilaahey dartiii igu caawiya walaalaheyga muslimiintaaa waxan ahey nin curyaan ah oo saaxibi ciyaal ah oo bilaa camal hada aan heysan cid galab
@nuurmaxamed2801
@nuurmaxamed2801 7 ай бұрын
Inta dhoofka neceb like 👍 me❤❤
@leylocali8269
@leylocali8269 9 ай бұрын
Xogmal sir iyo cad meday ❤😢
@dhemaninaqasimali76
@dhemaninaqasimali76 9 ай бұрын
Maantaaa la soo dhigey
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 9 ай бұрын
Filim-kaan caawaan bilaabay Saabiriin baa u daawanayaa filimka dhan😂😂😅😅😅😅😅😂😂😂😅😅
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 9 ай бұрын
Ilmadii qarsooneyd😢😢
@SaalaxYare-vx8ht
@SaalaxYare-vx8ht 9 ай бұрын
Waa runta wllhi sxib
@marwaabdishakur3784
@marwaabdishakur3784 9 ай бұрын
Ilahyow nagula ciqabaa dhoofis😂😂😂🤲🤲
@prettysagalsweet1778
@prettysagalsweet1778 8 ай бұрын
😂😂wllhi amba waan qoslay 😂🏃🏻‍♀️
@HamzeAbdi-t8z
@HamzeAbdi-t8z 27 күн бұрын
Wxn Rajaynayaa filimkam inan wax badan ka faaiidi doono Xamse cabdi (Xamse Yay)
@lulahmedmoge8308
@lulahmedmoge8308 9 ай бұрын
Masha allah❤❤❤
@Siman2213
@Siman2213 9 ай бұрын
Wanjclhy filimanta Somaliland iyo mugadisho ❤❤❤❤ lagu dhigo ❤❤❤❤
@YuusufCali-q7s
@YuusufCali-q7s 6 ай бұрын
Scw scw scw
@sahramohamedmohamed5042
@sahramohamedmohamed5042 5 ай бұрын
Scw scw scw
@YuusufCali-q7s
@YuusufCali-q7s 5 ай бұрын
Wcs
@IfkaIfka-c5r
@IfkaIfka-c5r 4 ай бұрын
Scwscw scwscw
@NastehoCaapi
@NastehoCaapi Ай бұрын
Aniga haduu abahay idhihilahaa waankdhoofinaa wan uducayn lahaa😢😢😅
@abdullahimuse9368
@abdullahimuse9368 9 ай бұрын
Xarfaanka socidkisa caadimaahan waajilay. Balse filinkan qisadisa waa waxa kajira bulshada somaliyed dhaxdeeda.
@fadumaqaayo
@fadumaqaayo 9 ай бұрын
Wllnimadu waa wehel❤❤💞
@saadeaali9231
@saadeaali9231 9 ай бұрын
Masha Alllaaaah ❤❤
@DrsfardowsoAli
@DrsfardowsoAli 9 ай бұрын
كلمتان سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم 🩵
@Khaalid27
@Khaalid27 9 ай бұрын
Just now part 3❤🎉
@faraxsan-l7f
@faraxsan-l7f 9 ай бұрын
Mashallah ❤
@xafsajamaccali1859
@xafsajamaccali1859 9 ай бұрын
Guled waaba wllkay oo halka so tagan alle hayno walaladen❤
@najmahassan5045
@najmahassan5045 9 ай бұрын
Ma qofbaa dhoof diida Aar filmaa 😂😂😂😂
@Aadanshekh-n5o
@Aadanshekh-n5o 9 ай бұрын
Qofkee jeceshahy lga fogeyna saas wy ksoo qaad😢
@HamzemohamedahmedHamze1122
@HamzemohamedahmedHamze1122 7 ай бұрын
Safari Allah ha caafiyo
@nuuramaxamed2238
@nuuramaxamed2238 7 ай бұрын
Hooyda siyaad dhashey wan jeclhy
@mariahuruze6639
@mariahuruze6639 9 ай бұрын
Daqiiiqada soo badiya aad Bay uyaryihiine codsi
@sahramaxamed181
@sahramaxamed181 9 ай бұрын
Saabiriin amaba nasriin xasan cali wa classmetekayagi form fourka wxan ku rajaynaya horumar ballaadhan i.n
@bouchraosmaan6150
@bouchraosmaan6150 9 ай бұрын
Aniga Cawa ugu so horeyy team Sir iyo caad salaama❤
@KhadraYousuf-f6l
@KhadraYousuf-f6l 7 ай бұрын
Angu siyaaban uu jiraa❤❤
@YusufAdan-wv4mt
@YusufAdan-wv4mt 6 ай бұрын
Mmaa
@zainabhassan3823
@zainabhassan3823 9 ай бұрын
Laakiin hooyadan aad ayey miskiin u metashy marku lacagtii sida lagu keenay sida basiidka ah uga falceliso ma ahayn
@AsmaJaamac-z6e
@AsmaJaamac-z6e 5 ай бұрын
Scw scw scw scw
@Mariadhareyy
@Mariadhareyy 9 ай бұрын
the best film ❤😢😢
@AniisaCbdi
@AniisaCbdi 7 ай бұрын
Hodan. Dhildan kaga goo wll😢😮
@xamdimaxamed-z3t
@xamdimaxamed-z3t 9 ай бұрын
Filimkan qiso dhab ah miyuu ka hadla tolow asxapeY😢
@CookwithMaria944
@CookwithMaria944 9 ай бұрын
Haa saasa lagu xayaysiinayey inuu qiso dhaba ka hadlaayo😢
@Naima-43
@Naima-43 9 ай бұрын
Wayba iska cadahay ilen wa waxa ugu badan ee bulshadeena iyo qoysaska somaliyed noloshodo kala duwan buu ka hadlaya
@hamdaladan
@hamdaladan 9 ай бұрын
Haa wll
@sukaymoabdirisaqyusuf5638
@sukaymoabdirisaqyusuf5638 9 ай бұрын
Yes anaa uhor arkay😂😂😂😂
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD � XALQADDA 3 AAD
20:04
Xogmaal Media
Рет қаралды 724 М.
MUSASALKA ILMADDII QARSOONAYD � XALQADDA 1 AAD
22:32
Xogmaal Media
Рет қаралды 1,1 МЛН
黑的奸计得逞 #古风
00:24
Black and white double fury
Рет қаралды 23 МЛН
Seja Gentil com os Pequenos Animais 😿
00:20
Los Wagners
Рет қаралды 35 МЛН
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,6 МЛН
13 October 2024
18:53
Aden Nunow Barre
Рет қаралды 7 М.
FILO TAARIIQDA AAD DAAWAN DOONTAN WAR BIXIN
10:22
Abukar Mahdi
Рет қаралды 250 М.
WIIL SOMALIYED OO 3-QOF OO GAALO AH QABRI LAGULA AASAY LONDON
27:39
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 389 М.
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD � XALQADDA 20 AAD
23:26
Xogmaal Media
Рет қаралды 743 М.
Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 2
21:19
QASAAL TV DRAMA
Рет қаралды 222 М.
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 15 AAD � DHAMMAAD
20:52
Maseer Dumar Short Film 2023
26:16
Yahye Tiger
Рет қаралды 1,7 МЛН