MUSASALKA ILMADDII QARSOONAYD � XALQADDA 1 AAD

  Рет қаралды 1,170,523

Xogmaal Media

Xogmaal Media

Күн бұрын

Subscribe Our Channel to watch more Videos

Пікірлер
@naum644
@naum644 Жыл бұрын
Aabahay macaan kusoo xasuustay musalsalkan Waxaan ahaan jiray mid habeenkii seexisa dawadiisa siisa marakanecada u xidha laydhka ka bakhtiisa habeen wanaagsan aabo ku dhahda subixiina qofkuuu xaafada ugu hor toosiyo baan ahaan jiray intuu salaada ku maqanyahay quraacda u sameen jiray 😭😭😭😭 Aad baan ugu xiisay ilaahay haw naxariisto 😭😭
@samiira4581
@samiira4581 Жыл бұрын
Ax ax ameen wll Allah u naxariisto
@FadumoAhmedMohamed
@FadumoAhmedMohamed Жыл бұрын
Ilhy ha u naxariisto 😢
@saynabahmed9821
@saynabahmed9821 Жыл бұрын
Waan ka xumahay wll Allah ha uu naxariisto 😢
@jamuumohagarmaqate449
@jamuumohagarmaqate449 11 ай бұрын
AaamiN yarapi🥹🥹🙏💯🙏💯
@mumtasahmed6444
@mumtasahmed6444 11 ай бұрын
Aamiin
@ruumi1665
@ruumi1665 Жыл бұрын
Waa film wngsn Reer woqoyiba haday jilayaan murti iyo xikmad baa ku duugan ❤
@Amranali-k7l
@Amranali-k7l Жыл бұрын
Aado wayn wlhi ano re mudug ah filimka hadaan re waqooyi jilayn dhadhan ima yesho qolyaha re konfurka jilidooda wa jacel un xogmad maleh
@hamdaladan
@hamdaladan Жыл бұрын
Waaan idinka mahad naqayaaa wllhy more love ❤️ am from somaliland
@zamzammohammed4657
@zamzammohammed4657 Жыл бұрын
Duriyadu waa dadkii murtida iyo dhaqanka noolada dadkii layga beeray ❤❤❤
@IkraanHassan-i2i
@IkraanHassan-i2i Жыл бұрын
Ayy thanks from somaliland ❤
@nasradheel5266
@nasradheel5266 Жыл бұрын
Musasaladooda waan jeclahay
@M.f3711
@M.f3711 Жыл бұрын
Guuleed cabdi caabi Sxb qaaali ah ayaad ahayd intaan kaa aqaanay 4 years glass mate Legends sxb film jile ayaad noqotay Waxan ku rajaynayaa horumar wacan keep going Waxan suugaaba waa intaad film jile caaan ah noqotiid
@salmancarab4582
@salmancarab4582 11 ай бұрын
Waan idin salaamay sxp adiga iyo guuleedba waxaad isoo xasuusisay iskulkii
@axmedabiib1862
@axmedabiib1862 11 ай бұрын
Xaqiiq baad sheegty guuleed nin aad u wanaaagsan buu ahaaa sxp Maxamed ❤
@hodanmuuse6903
@hodanmuuse6903 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hiboclaahi9064
@hiboclaahi9064 Жыл бұрын
Waxad moda qaybta guuleed in u wllkay ka hadlayo suu reerkayga shaqo ugu wada diiday oo u masuuliyada dhan isku saray buu habeen seexday ma so toosin ilaahayaw wllkay ugu naxariiso sidu nogu naxariisan jiray 😢
@baxsan
@baxsan Жыл бұрын
Aamiin aamiin wllo
@saadonoor7931
@saadonoor7931 Жыл бұрын
Amiin wll ale ha u naxaristo
@hiboclaahi9064
@hiboclaahi9064 Жыл бұрын
@@baxsan aamiin wll shukran
@hiboclaahi9064
@hiboclaahi9064 Жыл бұрын
@@saadonoor7931 aamiin wll shukran
@fatumasaida4345
@fatumasaida4345 Жыл бұрын
Aamiin
@smartmm6267
@smartmm6267 Жыл бұрын
REER SOMALILAND NOOLAADA, JIRA OO JOOGA, DADKAYGII WALEE MURTIDU WAA DHAXALKAAN AWOOWYAASHEEN KA DHAXALNAY, UBADKEENANA KU DHALNAA ❤❤❤❤❤❤
@anabellarobleh1077
@anabellarobleh1077 Жыл бұрын
Mashallah réer SOMALILAND nolada réer abtigay an jecla
@abdiladif_0
@abdiladif_0 Жыл бұрын
Thanks ❤
@shukriyousuf5988
@shukriyousuf5988 10 ай бұрын
h fdujskvwujn denk hdsunsmlcr uhs❤😂😂😂😂❤❤
@shukriyousuf5988
@shukriyousuf5988 10 ай бұрын
dhegyxaudeibkmooqeaqsgsuet❤❤❤❤
@Nimcoayaan-dk1gc
@Nimcoayaan-dk1gc Жыл бұрын
Aaabo qiimihiisa qofkii garanaya ayuun baa garanaya 😢😢aabahayow ilahay ha ku naxariisto
@foosshiikh9711
@foosshiikh9711 Жыл бұрын
Aamiin yaa rabi aabe mcn 😢😢😢😢walidiintena allaha u naxariisto aduun iyo aakhiro ba I.a
@badrigass4135
@badrigass4135 11 ай бұрын
Ameen
@akramaidil7312
@akramaidil7312 4 ай бұрын
Allaha unaxariisto
@fadumoabdulahi1104
@fadumoabdulahi1104 Жыл бұрын
Alla guuleed ba ku jiro musalsalkii hayaan ee astaan tv
@deeqacali_23
@deeqacali_23 Жыл бұрын
Marka guled arky ba isdhaha ma hayanba😢😢
@fadumoabdulahi1104
@fadumoabdulahi1104 Жыл бұрын
@@deeqacali_23 ani xitaa🤣🤣
@fadumoabdulahi1104
@fadumoabdulahi1104 Жыл бұрын
@@M.f3711 masha allh
@sulejamito8968
@sulejamito8968 11 ай бұрын
For the generation z let’s try our best to be good fathers. This film is teaching us alot that is happening our society currently
@hayaat2209
@hayaat2209 Жыл бұрын
Xogmaal 😢team hargaysa anu col baan idinla ahay waayo muzalzalka intaad ino bilowdaan yaad nagu kala jartaan Plz kan Inoo dhameeya 😢waqti fcna inoogu yeela ilahay baan idinku dhaariyee 😊immisaad nagu bar jarteen bal soo tiriya 😢
@Hodan-273
@Hodan-273 Жыл бұрын
Caloshaaad Ka hadashaye xogmal malinwalba WA bar jaran hada filinki darbi hawaday Ku cunen😂😂
@MahuraanCfhx
@MahuraanCfhx Жыл бұрын
Aaamus wll wuxu wa filine😂😂😂
@NagmaShidan
@NagmaShidan Жыл бұрын
Wa run wlhi isagoo meeL mcn maraya uun bay inagu badh jaraan 😢😔 InTaas ayaan ka sii naxsanahy😒
@XaliimoSiciidlipax-um5kl
@XaliimoSiciidlipax-um5kl Жыл бұрын
Haa wlhi waa runteed noosoo badiya wll
@fartunfarmino2241
@fartunfarmino2241 Жыл бұрын
Wlh waa runtad wall dadkan anagay naga xarabeysanayan malinkasta film bay nagu jaren
@naciimaabdirahmaan2145
@naciimaabdirahmaan2145 Жыл бұрын
Woow somalilander baa filinkan jilaaya❤😂
@Naima-43
@Naima-43 Жыл бұрын
Wow dad badan o jilayal Qatar ah baa ii muqda m.a mahadsanid runti thanks a lot
@HoodoMowliid-km6vy
@HoodoMowliid-km6vy Жыл бұрын
Wow wuu i qanciyay filimku aad buu u macan yahay halkaa kasii wada aadna wad umjadsntiin❤😊
@hamdamohmoud5649
@hamdamohmoud5649 Жыл бұрын
Noloshan hooyda iyo aabuhu isku dilayaan caruurta hortooda qof soo maray uun baa dareemi kara 😢😢😢😢
@cabdicasiis7824
@cabdicasiis7824 Жыл бұрын
wlahi haa waana taariikh mugdi ah
@Saluugla2004
@Saluugla2004 11 ай бұрын
Ha wlhi 😢
@MaryanSaid-el3cs
@MaryanSaid-el3cs 10 ай бұрын
Waa dhib ilmhu khal khal nololeedbayy galayaaaan😢
@dheereyechannel
@dheereyechannel Жыл бұрын
Xogmal media keeps goings best somali series films interests of the people's i can't wait prt 2 coming soon insha allah 👍❤💯😍⌛❤😊
@zamzamsalah1780
@zamzamsalah1780 Жыл бұрын
I can't wait sir iyo caad❤😊 plz sodhaqsada team kyga😊
@abdinasir-px5hc
@abdinasir-px5hc Жыл бұрын
Waxbaad moodaa qisadan inay aniga iga hadlayso . Ilaahow xaladaa adag naga saar anigiyo dhamaan umada somaliyeedba .
@hibocabdinur1968
@hibocabdinur1968 Жыл бұрын
Aamiin aamiin
@radwaAhmed351
@radwaAhmed351 Жыл бұрын
Ameen
@ikraanmahamed1533
@ikraanmahamed1533 11 ай бұрын
Aamin
@hoodoadan3318
@hoodoadan3318 11 ай бұрын
Amiin wll😢
@JamacClmaraxmaan
@JamacClmaraxmaan 3 ай бұрын
Aamiin wll
@gudonfarahcabdi1900
@gudonfarahcabdi1900 Жыл бұрын
Wadmahadsantihiin dhamaan team xogmaal plz ku soo dhakhso part two❤❤
@A.A.E93
@A.A.E93 Жыл бұрын
Qaadku waa dhibaato ninkii soo maray baa yaqaan 10 sano oo aan cunaayay ka dib illaahay wuxu iga gooyay 07/11/2021. Maanta farxad bay ii tahey waxaan qaad moogahay 2sano iyo 2bilood.
@abasmahad2271
@abasmahad2271 Жыл бұрын
I can't wait for the second part who is like me ? 🥹😇
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 Жыл бұрын
Inta filmka cusub bilowdey❤👋🏻
@safamaxamuud-vu9cd
@safamaxamuud-vu9cd Жыл бұрын
M.a waa film khatar ah waa ku haysta mahdsanidiin xogmal media❤
@anizaaabdulahi3276
@anizaaabdulahi3276 Жыл бұрын
Aabe raxmadisa qofki karanaya og aabo ilahey haku naxaristo 😢❤😭
@AyaanMuuse-qd4lc
@AyaanMuuse-qd4lc Жыл бұрын
guuleed gidigiisuba waa emotional wllhi waa filmkii labad ee uu kujiro een dawado runtii jilninkiisa wanka helay my bro hore usoco wll
@xanaancabdi9984
@xanaancabdi9984 Жыл бұрын
Inanka mahad layidhaa wlhi waa wax kle❤❤
@LayloDeeq-f1i
@LayloDeeq-f1i Жыл бұрын
Nabiga an kusalino scw❤❤
@hanamacalin1818
@hanamacalin1818 Жыл бұрын
mnsha allah filim fiican wiilkan yr waan ka helaa filmadiisa guulleed cabdi waa jilaa fiican
@Ayaanalandhe79
@Ayaanalandhe79 Жыл бұрын
What emotional😢 best musasal❤
@ayaankhadar-vx8gd
@ayaankhadar-vx8gd Жыл бұрын
Hhhh Haa wlhii😂😂😂❤
@Geenyo2025
@Geenyo2025 Жыл бұрын
This fist part is sad. It me cry I swear. Inaanka Wa baari manshaallah.
@qanciyeboy1234
@qanciyeboy1234 Жыл бұрын
Waar waa filim 😂😂😂😂😂😂
@SaamiyaCabdirahman-ji2pc
@SaamiyaCabdirahman-ji2pc Жыл бұрын
​@@qanciyeboy1234ma ku cadynee😂😂
@CawoKhadar-pw6vo
@CawoKhadar-pw6vo 8 ай бұрын
Mmkkkllllllolijjkkkklllkikkkkkklklllkpoooo😊😊😊😂❤❤😅
@Abdikafi252
@Abdikafi252 10 ай бұрын
This is my Fv filim 2024✌️🔥🇸🇴🇺🇸
@daweya12
@daweya12 Жыл бұрын
Wllshy baa saan usuuxda aadna way uyartahay wlhi waan ka maxaa markay dhacdo meel kasta waa LA mariyey igu soo duceeya🥲💔👁
@nuurmustafe
@nuurmustafe Жыл бұрын
Wll ilaahay swt ha caafiyo wllsheen insha allah caafimaad degdega ha siiyo wllhi waa naxdin 😢🥺😍🤲
@maryanmxamed7270
@maryanmxamed7270 Жыл бұрын
Wll quraan saara in.a wey cfmdi anigaba wan qabi jira quraanka Ayaa alle igu caafia Ku wada oo haka daalina quraanku waa dawo la hubo
@AbdisalamNasir-ud7gb
@AbdisalamNasir-ud7gb Жыл бұрын
Walaal alle ha caafiyo alla ha caafiyo 😥🤲
@RamadanXamud
@RamadanXamud Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭 walhi waan oyaay 9 : 51 intaa waan ilmeeyay qiiso dhaabo oo famligaya ayab mooday yacni waay iguu dhaacday 😭😭😭😭😭 hooyo ale haku naxaristo 😢😢😢😢 gacan tii abahay aayay usabaab ahayd 2021 ila maanta 2024 qool ayan kuu xiidhanahay 😢😢😢 ani waan walaanahay 😭😭 wll hadaad iga daabayso like isaar plz cadaalad daaro from somali
@amalosman4596
@amalosman4596 Жыл бұрын
Wll alle culayska ku haya fudayd hakugu badallo allehna hooyo ha unaxariiso😢😢😢😢😢wl qof illhy jecelyahyba la imtixaama ee adkayso wlllll😢😢😢😢😢
@RamadanXamud
@RamadanXamud Жыл бұрын
@@amalosman4596 waayahy wllo ale haku shaarfo
@xamdimusse6386
@xamdimusse6386 Жыл бұрын
Ax😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@ilhaanyariisey6168
@ilhaanyariisey6168 Жыл бұрын
Xasbunallah😢Allha unaxaristo wll hoyo mcn lkn sabab uu ku dilay muxusa ku dhuftay waa xanun wlhi 😢
@RamadanXamud
@RamadanXamud Жыл бұрын
@@ilhaanyariisey6168 siixir aayu usaameyay kaadib muudi 6 bilod aayay geeriyotay 😭😭😭😭
@FadumoAbdullahi-r3z
@FadumoAbdullahi-r3z Жыл бұрын
Best musalaal❤😢
@XikmaadCadaawe
@XikmaadCadaawe Жыл бұрын
Bhjjkiiinikiikjjjynygfffultrx
@mahamedmahamoud1053
@mahamedmahamoud1053 11 ай бұрын
Guriga aad ku matalysan filmka faqriga ah dad ayaa xaaladaa dhab ahan ugu jira 😢
@Mullaaxo
@Mullaaxo Жыл бұрын
Mahad &Shacni are best actors please we need them ❤
@Naxariis_lugaleh
@Naxariis_lugaleh Жыл бұрын
For real bruhh wlhi dareen dhab ah beysobandhigaan😢
@Mullaaxo
@Mullaaxo Жыл бұрын
Sow maaha we missed them
@caishacuud7830
@caishacuud7830 Жыл бұрын
Aad iyo aad wlh
@zamuzamu9194
@zamuzamu9194 Жыл бұрын
Abdirahman Istey, Hani show, amani saxardiid, Ridwaan, ubax dugsiiy. Abdirahman ck best actor ni Somaliland. Xogmal media Please added this people in this new fillm
@faizaabdi4754
@faizaabdi4754 Жыл бұрын
Hani way maqan thy way dhooftey inta kalena waa xaasleyaal marka laga reebo ck io ridwan
@asmacali8645
@asmacali8645 Жыл бұрын
Wan ma helay best filim 😢❤
@faizaabdi6128
@faizaabdi6128 Жыл бұрын
Wow mashaallah beautiful somali drama ❤❤❤❤ 😍😍😍😍
@ImraMuley
@ImraMuley 11 ай бұрын
Mususulkan wallhi wujira Abahay ayaN ku xasuusta Abahay allha unaxaristo 😢
@CabdirahmaanIbrahim
@CabdirahmaanIbrahim 7 ай бұрын
Filomkan ilaa part 41 waan daawaday lkn dadka wxuu u yhy musal musal/filims lkn a aniga really ila yhy waxyaabadan oo aniga igu saab saabsan ayuu ka hadlayaa ilaahaw aabahy mcn naxariistii jani ka waraabi yaa rapi isaga iyo wixi islaama ❤😭😭😭
@anwarabshir2818
@anwarabshir2818 Жыл бұрын
Comment 1aad ❤️🤚
@fardowsafardowsaabdurahman7422
@fardowsafardowsaabdurahman7422 Жыл бұрын
😂🎉😢😮😅😊❤ 4:27
@HindamaxamedDuaale
@HindamaxamedDuaale Жыл бұрын
O9😊
@Queeninamaxamuud
@Queeninamaxamuud Жыл бұрын
🤭🤭🤭🤭🤭🤭🤤🤤🤤🤤
@fadumofani1593
@fadumofani1593 Жыл бұрын
@MaxamedCabdi-tf6yf
@MaxamedCabdi-tf6yf 11 ай бұрын
😊​@@fardowsafardowsaabdurahman7422
@axmedabiib1862
@axmedabiib1862 11 ай бұрын
Guuleed Cabdi caaabi aad baan ugu hambalyaynyaa jilidaad aadka u wanaaagsan ee fican hore u soco sxp
@ramlaomer2228
@ramlaomer2228 Жыл бұрын
Hooy rer xogmaalow imikaba musalsalkaas dhexda hanooga jarina😂❤
@Dahabsan
@Dahabsan Жыл бұрын
Midki kle miyaya jareen
@ramlaomer2228
@ramlaomer2228 Жыл бұрын
@@Dahabsan musalsalkii darbiga ayay jareen iyo kuwa kle oo sucon jiray sida Aarsigii abahay
@KaafiMohamed-wg1vf
@KaafiMohamed-wg1vf Жыл бұрын
😅😂😊
@FatimaAbdiyoussouf
@FatimaAbdiyoussouf Жыл бұрын
Best film reer waqooyi khatar waaye keep going my blood ❤
@RuqiyoIbraahin
@RuqiyoIbraahin 11 ай бұрын
Diyaad iyo hodan ayaa iga gadan naxqriistooda 😢🎉
@anabellarobleh1077
@anabellarobleh1077 Жыл бұрын
Mashallah SOMALILAND wadanki hoyaday nolada dhaman ❤
@IdilIsmail-z8d
@IdilIsmail-z8d 9 ай бұрын
Noolow sidoo kale sharafey
@qaamus
@qaamus Жыл бұрын
Wa flim katurjumayo nolasha bulshada qeybaheda kala duwan
@ifrahibrahim9641
@ifrahibrahim9641 Жыл бұрын
Haa wlhi
@IqraSalebaan-ds1vb
@IqraSalebaan-ds1vb Жыл бұрын
😪qeybta wiiilka waaa oooyin😢😭 ....... Aaad ayaaaa uga heley masha allah ❤
@FeysalXuska
@FeysalXuska Жыл бұрын
Asc tiim xogmaal musalsalka aarsigii aabahey meedey part2 giisa waansugi la,ahay
@Muwahib_khayre
@Muwahib_khayre Жыл бұрын
Filmkan Cusub Wan Soo Dhawaynaya Waxan Rajaynaya Inan Dhamaysto Insha Allah Jilayasha Waxan Gartay Hibaaq Hibaaqey Longtime Wan Ku Salamaya👋
@NajahhomeDecor
@NajahhomeDecor Жыл бұрын
Wlalah qalpiga wangsan iso boqda ana marka dawtan filmka subscribers ha iga ilawin illahy rali ha idnka ahaade ❤
@Naima-43
@Naima-43 Жыл бұрын
Rer hargeisa iyo jilayashi Astaan baa ii muqda woow
@Zaiman331
@Zaiman331 Жыл бұрын
Emotional 😢 and really life story😞
@arafomoussaahmed9364
@arafomoussaahmed9364 Жыл бұрын
Best muzuzule part 2 please🙏😢❤
@DrsfardowsoAli
@DrsfardowsoAli Жыл бұрын
كلمتان سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم 💚
@ZackAdam-he2hr
@ZackAdam-he2hr Жыл бұрын
Ayyy musalsalkàn wa ku haystaa ❤
@barwaaqoaxmed893
@barwaaqoaxmed893 Жыл бұрын
Dee gooormuu soo dhacaa musasalkani😊
@nuramohamed4108
@nuramohamed4108 Жыл бұрын
Legend weye ninka dhirbaaxadu kaso horeysaa😂😂😂”Ayada iyo Adigaba waan idiom qaadaya wab😂😂
@Aabiofficial
@Aabiofficial Жыл бұрын
Bintu shaadhcase filin ey kujirto laga xiisii maayo ❤
@zamuzamu9194
@zamuzamu9194 Жыл бұрын
Hibaaq bring your friends hooda ridwaan Ck istey
@abdirahmanahmedaliismail3587
@abdirahmanahmedaliismail3587 Жыл бұрын
This is epic story, i feel it really Please xalqada badan ka dhiga
@user-nv1jz2ss5x
@user-nv1jz2ss5x Жыл бұрын
Allow hooyoyinken danbigoda dhaaf yaa rabi ❤❤❤❤❤❤
@umuasmaa4321
@umuasmaa4321 11 ай бұрын
Alla wax ldhaly wanaagsnaaa asigoo dilyo ayuu hdana usii nxriisnayaa wlhi wan ilmeyy😢😢😢😢😢😢😢😢
@nadiacumarcabdalla1528
@nadiacumarcabdalla1528 Жыл бұрын
Masha allah waye lkn arsigii abahey musalsalki ahaa noso celiya 🙏
@qadannuurashow9580
@qadannuurashow9580 11 ай бұрын
Waa markii uhoraysay een si saxa udaawado oo bilaa buuqa show waaba filim soo jiidasho leh oo ka hadlaya xaqiiqo somalida ka dhex dhacda
@nastexohaji1976
@nastexohaji1976 Жыл бұрын
Wll musaslka Aarsigii Aabahey aawy qeybtiisa labad😢
@bilanafrah757
@bilanafrah757 Жыл бұрын
Meshase ku ektahy wx jila la wayey 😂
@nastexohaji1976
@nastexohaji1976 Жыл бұрын
@@bilanafrah757 Wan uxiisay runtii
@FeysalXuska
@FeysalXuska Жыл бұрын
Wllhi aniga marwalbo wan weydiyaa wax iga jwbo wan wyyy bal idinka inoo soo wareysta aqyaarey
@nastexohaji1976
@nastexohaji1976 Жыл бұрын
@@FeysalXuska video waliba ay soo dhigan comnt aan ku qorno
@caabimustafe290
@caabimustafe290 Жыл бұрын
illahayow Aabahy u naxariso 🥹🤲🙈
@umalkhayrmahdi5550
@umalkhayrmahdi5550 Жыл бұрын
tani waa filim lkn iyadO dhapa ayaa jirta😢😢 illahy dhipaatada haka dul qadoo
@nasrocadey8570
@nasrocadey8570 Жыл бұрын
Magac musasl ka hely😢❤
@mawsim5444
@mawsim5444 Жыл бұрын
War waan ilmaynaya wlhi😢 mid aan idin waydiiyo magaladeed ku dawanaysan filmkan qiirada badan anigu hargaysa gaar ahaan xafadaha calamada
@hiboclaahi9064
@hiboclaahi9064 Жыл бұрын
Waba film yaab xanbarsan glkcyo bn ku dawanayaa anigu
@HanaAbdi-l8h
@HanaAbdi-l8h Жыл бұрын
Isla calamada ayaan kugula dawanayaa qli
@sunduselmi9802
@sunduselmi9802 Жыл бұрын
​@@hiboclaahi9064ana kula mid galkacyo ka dawan xafada israac
@fadimaahmed1284
@fadimaahmed1284 Жыл бұрын
muqdisho cadeey ayn ku dawanayaa
@Anabeeyyyy
@Anabeeyyyy Жыл бұрын
Nairobi ka dawanayaa anu
@yassinmoussa4771
@yassinmoussa4771 Жыл бұрын
Xogmaal media keep going les meilleurs chaînes série en somali ❤❤🎉🎉
@abdirahmanahmed7959
@abdirahmanahmed7959 Жыл бұрын
Filin fiicn wankahely waniwata xogmaal media ❤
@Hussnimubaarak
@Hussnimubaarak Жыл бұрын
Musasalkii darbiga aaway inta sugeyso like ku cimaamada
@xafsaaxmed7679
@xafsaaxmed7679 Жыл бұрын
Waaw.ilmadi.qaarsooneed xalqada.1 I love you
@BishaaroYuusuf-md1xy
@BishaaroYuusuf-md1xy Жыл бұрын
Best muzazal wlhy😢❤
@nimcoahmed4512
@nimcoahmed4512 Жыл бұрын
Ax😢filin iga dheh Msha Allah ❤
@abdillahiahmed6963
@abdillahiahmed6963 Жыл бұрын
Asc dhaman bahda xogmaal media runti wan idin jeclahay ❤❤❤ guuul iyo gobanimo inshallah if no that so waxan rabay in an idin kala qayb gato majajiladina kawarama sxb all of you xogmaal media special Mohamed paracitamool
@maryamacabdi3499
@maryamacabdi3499 Жыл бұрын
Dadpaa dawan doona 1 year kadip 2hr agona oo Yara 😂❤
@khadraali5225
@khadraali5225 Жыл бұрын
kumajiri😂
@ifraaxsiraaji4560
@ifraaxsiraaji4560 Жыл бұрын
Ana ha iga reebin😊
@Abdirahmaan0
@Abdirahmaan0 11 ай бұрын
2 month's ka dib ka wrm😂 manta dawaniya uu biLow ii yahy filmku 😂 Ramadan mubarak
@safaismacil9860
@safaismacil9860 11 ай бұрын
2 after month maanta daawanyaa kawran Ramadaan mubaarak 🌙❤
@mahadashkirofficial9780
@mahadashkirofficial9780 9 ай бұрын
After 3month😂😂
@deeqacali_23
@deeqacali_23 Жыл бұрын
Caadi maha walhi part one anba kahela lkn plz hanugu kala goynina sida musasaladi hore sida hayan halgan jacayl kuwaso dhan 😢😢
@englaabsalax1577
@englaabsalax1577 Жыл бұрын
Top 👌Musalsal waa walaahi Thanks dhamaan jilaayasha Iyo Qoraaga Filimka Iyo Xogmaal Team
@naimamohamed1609
@naimamohamed1609 Жыл бұрын
😢😢😢 anigoo og in uu films yahay hadan ilmada idhahayga ma ceshon karo
@KIINSULUBS
@KIINSULUBS Жыл бұрын
😂, 😂😂
@maxamedxasan5506
@maxamedxasan5506 Жыл бұрын
Oo musasalkan hargaysa lagu matalee wow isaaq shaxdi way fahmeen 😢😢
@zihaambarwaaqo8660
@zihaambarwaaqo8660 Жыл бұрын
HARGEISA isaaq oo kaliya kuma noole afsomaliga inaga sax wll😅
@maxamedxasan5506
@maxamedxasan5506 Жыл бұрын
@@zihaambarwaaqo8660 waan ogolahay inabti 🫡🫡💙
@Arawelomer
@Arawelomer Жыл бұрын
Reer somaliland weligoodba wxn way yaqnen hargeisa isaaq o keliya maha oki
@malagmaanak
@malagmaanak 8 ай бұрын
Waa musasala xanunu batana walahi 😭😭😭😭😭😭😭
@Abdirahmansocoto7087
@Abdirahmansocoto7087 Жыл бұрын
Waa filimaantaydiiye kusoo dhakhsada❤❤
@Ayanitta344
@Ayanitta344 11 ай бұрын
War Kan filim wa dhafay😮😘
@kadraibrahim4064
@kadraibrahim4064 Жыл бұрын
J'aime beaucoup vraiment ❤❤
@abdikarimabdillahi4195
@abdikarimabdillahi4195 Жыл бұрын
J’adore aussi ❤
@AbdiDucoFx
@AbdiDucoFx 8 ай бұрын
Vbhb❤
@keisemohomed6056
@keisemohomed6056 9 ай бұрын
Dhabtii waxa uu taabatay dareenkayaga waana xaqiiq jirta
@mahamedbilyan
@mahamedbilyan 11 ай бұрын
Actorku wakee wllyal shidalba ku xidhane
@maryamaolad2356
@maryamaolad2356 Жыл бұрын
Sir iyo caad aaway😌😌😌
@CashaMaxamed-q4q
@CashaMaxamed-q4q Жыл бұрын
Ax wlhi waa ilmeyey hablaha wiilashu la dhasheen wey iga naziib badan yihin halmar uun hadaan laabta walalkay gali laha wey ii dhacan walaal maxaad dunida uugu so biiri weysau😢💔 habloha inamadu la dhasheen waxaan dhihi laha ilaashada wiilasha inila dhashey😭
@faraxhusein3743
@faraxhusein3743 Жыл бұрын
Abyo Nolosha uu samir❤😢😢
@YusraMohamed-e1k
@YusraMohamed-e1k Жыл бұрын
Ayyy musalsal iga deh ManshAllah
@SafaSafa-ww2oe
@SafaSafa-ww2oe Жыл бұрын
Safa safa safa safa safa Waar magacii siiseen walhi 😂😂😂😂😂
@BahjaAbdirahman-b1m
@BahjaAbdirahman-b1m Жыл бұрын
Absolutely ❤
@HoodoYuusuf-r4d
@HoodoYuusuf-r4d Жыл бұрын
Wiwayadiina waa tageraa❤❤
@nainaohaz8640
@nainaohaz8640 Жыл бұрын
Sumeya iyo tina team sir iyo caad iyo team darbiga like sharma ninki duqa oo mss world dadkan jilinka kasaxa fadlan anyway team ilmada qarson welcome
@Axmad-legend
@Axmad-legend Жыл бұрын
Kusali xabibkeena SCW❤
@ifraxmaxamud9617
@ifraxmaxamud9617 Жыл бұрын
Musasalkani wuu naga ilmaysiiyay wiilku markuu kulahaa hooyada aabahayba iga reebay qaayrkeey walaahi waan ilmeyay rageenow ogada ubadku waa hanti maguurtaa oo kulaman jirkiina waana ubax ku baxaya 2 waalid oo isu samra marna aan darensiin wax van ❤ iyo farxad please
@mohamett.0
@mohamett.0 Жыл бұрын
wlhi Xnun Wye Wlidka isma lahan wlhi 😢
@ahmedubdi
@ahmedubdi Жыл бұрын
Alla hore u scda wka helay from xamar❤🎉
@AhmedEgehDhoobay
@AhmedEgehDhoobay 10 ай бұрын
Waa film dareenkisa xabarsan oo murti leh
@abokordool2036
@abokordool2036 10 ай бұрын
Bismillaah Isku day:- # Aabaha wx ka qaldan yihin Sida kle waa oki flimku 1: gacmaha iga cun dheh waa abe (calamada) 2: u matal sidi walidnimo 👀❌ (oki)
@hodmanmohaz3931
@hodmanmohaz3931 Жыл бұрын
Wlhi musasal nolosha manta jirta tawanaya weye plcz ino dhereya daqiqadaha😢
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD � XALQADDA 2 AAD
22:26
Xogmaal Media
Рет қаралды 840 М.
Habeenka Hooyada Fanka - Habeenka Hibo Nuura.
26:26
Astaan
Рет қаралды 109 М.
coco在求救? #小丑 #天使 #shorts
00:29
好人小丑
Рет қаралды 120 МЛН
Tuna 🍣 ​⁠@patrickzeinali ​⁠@ChefRush
00:48
albert_cancook
Рет қаралды 148 МЛН
Flimkii Halgan Jacayl
2:13:11
Xogmaal Media
Рет қаралды 1,3 МЛН
Ilhan Omar vs Donald Trump maxay isku haayaan?
19:41
Xogmaal Media
Рет қаралды 2,3 М.
lLMADII QARSOONAYD | SAABIRIIN IYO MOWLIID | WARAYSI
23:33
Xogmaal Media
Рет қаралды 159 М.
MASEER PART 107
20:20
Family Sagal Channel
Рет қаралды 674 М.
Ali Harare oo ka hadlay gabadha youtuber-ka ah ee KOKO BULLE
15:05
FILO PART 60
31:18
Abukar Mahdi
Рет қаралды 557 М.
Musalsalka Darbiga Part 1
26:12
Xogmaal Media
Рет қаралды 625 М.
Film-kii Sir iyo Caad, Part 9
23:29
Xogmaal Media
Рет қаралды 653 М.
FILO PART 62
31:07
Abukar Mahdi
Рет қаралды 533 М.
coco在求救? #小丑 #天使 #shorts
00:29
好人小丑
Рет қаралды 120 МЛН