🥺🥺 . Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Eber Eber Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
@SSS7878120 сағат бұрын
❤❤DULYADEYN INU DHIRFANYAHAY AYAA LO MALEYNAA
@engyasirhazzen1293Күн бұрын
اللهم انصرهم اخواننا فى الفلسطين وأعنهم على أعدائك اللهُمَّ إنّا نستودعُناك بيت المقدس وغزة وكُل فلسطين ، اللهُمَّ كُن لهم عوناً، اللهم إنّا لا نملكُ لفلسطين إلّا الدُعاء فيارب لا تردّ لنا دعاء ولا تخيب لنا رجاء وأنت أرحم الراحمين اللهم انصر ضعفهم فإنهم ليس لهم سِواكَ اللهـــــــــــــــم إنا نسألك النور في أبصارنا ،، والبصيرة في عقولنا واليقين في قلوبنا ،، والإخلاص في أعمالنا والنقاء في أنفسنا ،، والسعة في رزقنا والصحة في أبداننا ،، والشكر لك على ما أنعمت به علينا .
@MahmoudMohamed-rw6ueКүн бұрын
Aamiin Aamiin yaa RABBAL Caalamiin☝️🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@AyaanMohanedКүн бұрын
Ameen YaaRabbi
@Mahdi-b6b3bКүн бұрын
Codka sifiican looma'maqlaayo, wax yar voice up please.
@saabkeysaabkey5494Күн бұрын
X/media iyo cullimaduba waad ku mahadsin tihiin tallada diinta ku salleysan inaad usheegtaan muslimiinta ku nool USA. M/sanidiin. Asc.
Kuwa soomaaliga ah ee dhibaatada iyo qaraxa ka soo cararay ee wadanka inila joogo dhibtoodu niima muuqado miyaa ee iniigu soo xiga mise iyada dhibtoodu waa lama arkaan
@NimoAliaboubakar-bj3grКүн бұрын
Waba taan la yaabanahay maxey isdhaman tram iyo haaris labadaba israail ayey tagarsanyihin lkn somaalidu dantooda ma yaqanan walalhod sharciyada u baahana uma naxayan
@safioahmed4103Күн бұрын
Somalidu Waa xaasid walahi dadka so booday iyo kuwa hada visa sugayasha ah midba waxba uma arkan
@SSS7878120 сағат бұрын
❤❤❤WAXU SHARCI DARO KU SOO GALAY AMERICA 🇺🇸 WA LA TARXIILAYAA...