Trump Muxuu ka damacsan yahay Group 5 iyo qaxootiga
Пікірлер: 30
@MRGABOWAbdi2 сағат бұрын
ANIGA IYO CARUURTEYDA IYO XAASKEYGA WAAN CELINAY PASSPORT KAYAGA, WAXAAN LEEYAHAY DHAMAAN SOMALIDA HA LA SO TARXIILO
@AliHassan-cx5dy9 сағат бұрын
1993 ban soo galay usa 2000 waxaan qaatay citizens trump iyo kooxdiisu awood uma laha ay dib iigu celin karaan aniga iyo dadka ila midka ah dalkani waa amegarant country waa la soo kala horeeyay mooyee trump xaaskiisa baa soo galaysa hadii ay dhacdo qof muwaadin ah in qaabkaa loola dhaqmo trump awoowgii labaad baa qaxootinimo ku soo galay wadankan dadka soo galootiga ee cusub ee hada ay leeyhiin waanu celinaynaa waa 11 milion afarta sano ee trump joogana 400.000 keliya bay celin karaan hadii xitaa ay boobsiiyaan lkn dhalinyarada gobolada republican jooga waxaan kula talin lahaa in ay tagaan gobolada democrats sida minneasota waayo states democrats lama shaqaynayaan hay,ada wax masaafurisa trump ma khasbi karo in dadka loo soo qabqabto gobol kastaa xeer hoosaad buu leeyahay
@SacdaDaauud6 сағат бұрын
wll luuqa igala soo hadad 😢😢😊
@SSS787816 сағат бұрын
Walee waad riyoneysaa..democratic states hadii ay isku dayaan in la tarxiilo illegal immigrants..dhaqaalaha dowlada dhexe ooga yimaado ayaa laga jarayaa....walahi ayaga oo raali ah ayey la shaqeyn doonaan federal government.
@SacdiyoIbrahim-xc6bk6 сағат бұрын
Iso qabo adigow rali ah
@fathiahmed94284 сағат бұрын
Talaadaas dad badan kamaqlay Wana talo ficn ee tagaa melaaha aad kaga badbadaysan taraam
@MemoMemo-g7c3x9 сағат бұрын
Jawaab fiican
@mahamedabdulahinour97408 сағат бұрын
Jazakalah kheir
@nimoislawo214312 сағат бұрын
Thanks wllo ❤❤❤❤❤❤❤
@ducaysanemohamed66275 сағат бұрын
group 5 qeer kama shegin
@AbdirahmanTuur2 сағат бұрын
Somali badan ayaa Brazil iyo Panama jooga. Allaha u sahlo safarka
@addis86910 сағат бұрын
Deeqdarajo mahadsanid 16 Sano ayey hooyo somaliyed maraykanka fiiso kutimid kadibna sarci wayn kama qaadan wadan kale ayey sharci wayn ka qaadatey maraykanka ma iman kartaa oo ma soo booqan kartaa ahelkeeda fadlan garyaqaanka su'aashan iga jaahiltir mahadsanid
@anabawadomar37049 сағат бұрын
Asc walalo waxad ii waydiisa garyaqaanka dadka ku yimiday visaga oo isdhiibay ma la tarxilinaya iyagana
@YAHYEXUSEEN-h5m5 сағат бұрын
Haa wll waa dadka ugu fiican janiska lama tarxiilayo
@MemoMemo-g7c3x9 сағат бұрын
Jisaakalaah qeer
@CumarAbdullahAbdullah4 сағат бұрын
Ok
@NaimoShuriye12 сағат бұрын
Dadka familyka ee kalamaqan ee visa iisugu dacwodayo noo waydii xaalkooda wll mahadsanid
@Brian_121810 сағат бұрын
naimo hada lesbian tahay naagtada malagu kenayo, lakin nin hadu ku qabo wa lagu kenayaa
@ahmedosman111Сағат бұрын
Dadka visa yaasha u xaraysanyihiin maxay ka yeelayaan sida immigrant visaaha ee family sponsorship ka.
@huskatimo893221 минут бұрын
Garyaqaanka xageen kala xiriiri kara
@MemoMemo-g7c3x9 сағат бұрын
Asc jawaaba faafiah
@YahyeHassan-l5q7 сағат бұрын
Dv lottery wll waydii
@noormohamud-it6ml8 сағат бұрын
Second citizen tii oo a laga waday muwaadhin dhab ah matihin ee waxaad tahay footo koobi miyaa liskuugu yimid
@CumarAbdullahAbdullah4 сағат бұрын
H
@SSS787816 сағат бұрын
🤣🤣BAABUUR BU WATAA KULAHAA...DEEQ DARAJO...BAABUUR AYAA WAX WEYN LA'AH
@AbdiOmar-gw6dp4 сағат бұрын
Si kala u fahamtay ayaan fila qofka haddi magan galya la siiya lkn sharci suga yahay oo maxkamad balan ka haysta waxa la siiya warqad uu ku shaqeysta sido kle license uu baabur ku wata Mareykanna qofkii raba in uu ku noolada baaburka waa sida biya oo kale waa muhiim Lkn sharci rasmi ah ma haysta maxkamadda waxaa laga yaaba in aay u diida somaalida waxa ku jira dag dag oo waxeey rabaan in howshaba lakala tuura lagana yaabe in loo diida marka waa muhiim lafteeda in waxaga dib laguugu dhiga nolashada iska wadatid
@jeeni-goroyo53543 сағат бұрын
Video ga waan dhamaystay hadana hal meel oo g5 lagusoo hadal qaaday ma arko e wariyuhu ma beenaalaa oo views buu nagaga raadinayaa
@AbdirahmanTuur2 сағат бұрын
Wuu ka hadlay bro si fiican u dhagayso Mar kale inta u dhaxaysa daqiiqada 11.40 ilaa iyo 13.00 mahadsanid
@al-bashirdermalclinic4 сағат бұрын
Hanaga joojiyo g5 dadkiiba wadankii way ka guurayaan dalkii waa cidloobayaa mar dhaw hadii kale