MASHALLAH GABADHA AF SOMALIGA IYO AF INGRISKA KU HADLEYSA AD IYO AD AYAN U HAMBALYENAYA SII FICANA WEY U HADASHAY ...
@AshaAbdi-rd8fyАй бұрын
VIVA SOMALILAND ❤😮
@EngdaauudAbiibАй бұрын
Soomaliland guuuuuul
@Ahmed-v6g8gАй бұрын
Good point waa in la dafiraa dawladnimada Somalia
@EngdaauudAbiibАй бұрын
Soomaliland maaha quruurad
@jeimoha3286Ай бұрын
Ha ku mashquulin somaliya ee wax iska celiya
@EngdaauudAbiibАй бұрын
Failed soomalia italiya waa cadawga soomaliland soomaliland government cagtay dhabarka ka saaraysaa
@mussemohamedhassan516Ай бұрын
Kkkkkķkkk😅😂😅😅😅😅😅😅😅
@EngdaauudAbiibАй бұрын
Ma aqoonsanin failed soomalia italiya destroyed
@AhmedSuldaan-u8hАй бұрын
Dhibka jiraa wax weeye gudida garxajis ee cade gude hogaaminayo waayo fiydaw ayaa laga hayaa oo dhulbahantaa ka hayaa gudidada garxajis beri ayaa nabad ku baqayaan waana arki doontaaa
@cabdalacawilyoohiye3Ай бұрын
Sax
@SalebanYareАй бұрын
Abtiyaal.dood.wanaagsan.ayaad.waddaan.laakiin.dhex Dhexaad.iyo.alle. Ka.cabsi.ku Dara Lix.dil.ayaan.jawaab .farsi Ah.la .idiin.geysan.
@Yeees-p4cАй бұрын
Wax la dhoho Soomaali land ma jirto ee waxa jira maamul gaar ah Soomaaliya kamid ah. Tan kalana dadka fitnada wada waa dadka dhulka reer galbeedka ku nool oo aan ka war hayna dhibka ay ku jiraan shacabka Soomaaliya. Dad qaata 3000 oo doolar bishii ayaa waxay waalayaan dadka qaata inta u dhaxeesa 100 doolar ila 300