No video

Xuseen Yuusuf Tarabi 🔥Iyo Heesta "SUNAYAAL BICIIDLEY"

  Рет қаралды 80,432

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Күн бұрын

🌟Heestan waxa curinteeda laha
Abwaan Ibraahim laanghadhe AHN 1969
🌟Laxanka
- Xuseen Yuusuf tarabi AHN
HEES CUSUB
MUUQAAL XIISO LEH
HEESHA CUSUB
HEES SOMALI OO QORAAL AH
SOMALI LYRICS
HEESO XUL BEST SOMALI MUSIC
HEESO QAARAMI AH
HEESO KABAN AH
HEESO NON STOP AH

Пікірлер: 47
@abdiawad7872
@abdiawad7872 2 жыл бұрын
The one of the best legend in somali singers they will never get him
@maogtahay4999
@maogtahay4999 4 жыл бұрын
Wa heesahygii waayo waayihii wacnaa mahadsanid indr
@mohaahmed174
@mohaahmed174 4 жыл бұрын
Wow cajiib hees hees dhaaftay mahadsanid #waayowaayihiiwacnaa
@muhidinali5078
@muhidinali5078 2 жыл бұрын
Kama daalo dhegeysigeeda, Allaha u naxariisto inta samaysay iyo inta qaaddaba.
@abdirazaktarabi2134
@abdirazaktarabi2134 2 жыл бұрын
Ilhay naxariistii jano haka waraabiyo adero aamiin yaarab
@abdiawad7872
@abdiawad7872 3 жыл бұрын
The one of the best somali legand singer (AHU) hussien yusuf tarabi .somali people never forget him.
@ahmedabdiismail6900
@ahmedabdiismail6900 Жыл бұрын
One of the best singers beloved in all of the somali territories in the HOA and elese where in the globe - IHUN
@user-nq5ev3vf5w
@user-nq5ev3vf5w 6 ай бұрын
Ereyadii cabdillaahi cabdi shube Laxankii cabdi matan aw cumar
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 4 жыл бұрын
Saw hogo kaliileed Saranseer gu' baaqsaday Sidaan dawri aar ahay Sahay iyo sibraar li'i Sibiq sow ma aan bixin Sunniyaal biciidleey Sabar geenyo ugubley Sidaan kuu arkaan weli Sasabaa nafteydoo Sugayaa wanaaggee @@@@@@@@@@ Sowtaan ahaan jirey Doob sarara weynoo Senge faras ka xoog weyn Sida cawlka neefsada Soo qaban wax cararaa Sunniyaal biciidleey Sabar geenyo ugubley Sidaan kuu arkaan weli Sasabaa nafteydoo Sugayaa wanaaggee @@@@@@@@@ Saq dhexe habeenkii Sidaan xoolo guul wado Naftu wax sawaxantaa Af ma saaro oon kale Sunniyaal biciidleey Sabar geenyo ugubley Sidaan kuu arkaan weli Sasabaa nafteydoo Sugayaa wanaaggee @@@@@@@@@@ Hees cajiiba oo wada xikmad ah, fannaan qaali ah qaadahayo Alle haw naxariistee Xuseen Yuusuf Tarabi, ma hubo abwaanka leh lkn Cabdulaahi Cabdi Shube ama Acmed Saleebaan Bidde hadba midbaa lagu sheegaa, laxanka Gacayte. Waxaasoo dhanse qof yaqaan si fiican baa noo sixi kara. Heeskan oo waxaa jira Maxamed Mooge ku qaadayo AHU lkn waxaa aad ugu cod macaan Tarabi kzbin.info/www/bejne/nHfGnJ2Afc-gmrM. Mooge iyo Tarabi dhammaantoodba Eebbe haw naxariisto rag culus oo Soomaaliyeed bay ahaayeene.
@axmed_deeq
@axmed_deeq 4 жыл бұрын
Si wacan baad u qortay heesta adoo mahadsan waxaad mindhaa il-duuftay WELI oo ku jirta sidaan kuu arkaan WELI sasabaa nafteydoo sugayaa aaaaah sugayaa wanaagee. Waase dhag. Mida kale umalaynmaayo Gacayte inuu yeelan karo naaxyada heestan waayo xilligaa ma qabo inuu fanka kuba jiray, heestana waxaan qiyaasayaa dhamaadkii 60kii ilaa bilawgii 70kii inay ahayd. Mahadsanid
@abdiaziizhassan1746
@abdiaziizhassan1746 3 жыл бұрын
Si wanagsan ayad u saxda erayada lkn se midhaha waxa leh ina saleban midde ninkan kale axmed deeq maya sxp heestu wa dabyaaqadi 72 naxiyadana %90 gaceyte aya lagu shega
@axmed_deeq
@axmed_deeq Жыл бұрын
Saqdaa dhexe habeenkii Sidoon xoolo guul wado Naftu wey sawaxantaa Sedna cadeyga mooyee Af ma saaro oon kale ,,,,,----- Wel done saaxiib. Mahadsanid
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 Жыл бұрын
Sxp si fican ayad u qorta wad mahadsantahay
@buuxciise2338
@buuxciise2338 Жыл бұрын
@@axmed_deeq 1964 illaa 65 66 ayu fanka bilabay axmed gacayte
@shoombe2148
@shoombe2148 4 жыл бұрын
Xuseen yuusuf wuxuu ahaa hobal ka mida kuwa aan ugu jeclahay cod cajiibana wuu lahaa laakiin ma heesa badna
@maogtahay4999
@maogtahay4999 4 жыл бұрын
Wa runta waxad mooda dadka codka macaani iney heesaha kala xaasidi jireen codkooda aun waxa igu dambeysey aragiisa 78kii hargaysa galab ayey ahayd hotel wax ku wada cuney aun
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 4 жыл бұрын
MA OGTAHAY waxaa kaloo jirta fanaaniintu inay ku kala dabeecad duwanyihiin sideey abwaaniinta ugu kala dhowaadaan si Heeso loogu dhiibo
@Mahuraan979
@Mahuraan979 4 жыл бұрын
@@AhmedMohamed-tn5yg wlh waa runtaa dadka waxaa ugu hees mac kuwa ugu heesaha yar rag iyo dumar
@Mahuraan979
@Mahuraan979 4 жыл бұрын
@@AhmedMohamed-tn5yg taa wey jirtaa Waxaa kaloo jirtey in siyaabo kale la isugu dhawaa oo deegaanka iyo reerka ugu badanyihiin
@khabiirharnandez5664
@khabiirharnandez5664 4 жыл бұрын
inkastoo qadar kuna meesheeda yahay waxaa ka mida fanaaniinta heeso hoodu yar yihiin cod kooduna dahabka ahaa ka mida tarabi & cumar nuur cabdule & cabdulqaadir xasan nageeye & shariif cabdala xuseen & axmed inshaar olol iyo qaar kale
@abdisalam4728
@abdisalam4728 4 жыл бұрын
xuseen yusuf tarabi alaa yarxama fanaan
@bootanmaxamed8741
@bootanmaxamed8741 2 жыл бұрын
Heestan waxaa ishegay nin uu dhalay cabdilaahi cabdi shube in ùu sameeyey heestan
@mohamedali-po3qj
@mohamedali-po3qj 8 ай бұрын
Ahu naxariisto marxuumka aameen yaa Rabbi
@abdisalam4728
@abdisalam4728 4 жыл бұрын
classss sxb taageere weyn baan kuu ahay rageeda waayaha waligay waan doonayay heestan oo asal ah inaan dhagaysto camuu mahadsanid waahyaha salaan sare
@ahmedabdiismail6900
@ahmedabdiismail6900 Жыл бұрын
He can't be competed ever what a lovely voice
@isayas7587
@isayas7587 2 жыл бұрын
Saqda dhexe habeenkii Naftu way sawaxantaa Sidaan xoolo guul wado surka cadayga mooyee Af ma saaro oon kale
@Mahuraan979
@Mahuraan979 4 жыл бұрын
Heestaan waxay kujirtaa heesaha aan kadaalin dhegeysigooda
@amiinysf2859
@amiinysf2859 4 жыл бұрын
Alle haw naxaristo xuseen Yusuf tarabi
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Hees xusid mudan
@badrudiinnuur1060
@badrudiinnuur1060 4 жыл бұрын
Aun Fanaan X Y Tarabi #WaayoWaayihiiWacnaMahadsanid wll
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii c.c.shube laxankii iyo codkii xuseen yuusuf tarabi
@Adenhassen-xe7bh
@Adenhassen-xe7bh 7 ай бұрын
Ok Fred
@cabdishukuurcabdilaahi5356
@cabdishukuurcabdilaahi5356 2 жыл бұрын
Axyaa qaraami
@cadecilmi4003
@cadecilmi4003 4 жыл бұрын
Waayo waahii sxb heeskaan maxamed moogo o qaadaya ayaan dhagesan jirey heeska yaaleh orjinalka tarabi iyo mooge
@leewesley480
@leewesley480 3 жыл бұрын
i know it's kinda randomly asking but does anybody know of a good place to stream newly released tv shows online ?
@fisheralaric692
@fisheralaric692 3 жыл бұрын
@Lee Wesley meh I'd suggest flixportal. Just search on google after it:) -fisher
@leewesley480
@leewesley480 3 жыл бұрын
@Fisher Alaric thank you, I went there and it seems like a nice service =) I appreciate it!!
@fisheralaric692
@fisheralaric692 3 жыл бұрын
@Lee Wesley No problem xD
@buuxciise2167
@buuxciise2167 2 жыл бұрын
wllo xuseen yuusuf tarabi aya original ka laha sidan jeclahay
@kaysaahmed531
@kaysaahmed531 3 жыл бұрын
Kaysa
@hamsemohamed9843
@hamsemohamed9843 4 жыл бұрын
Midhihii m. Cumar huryo ahn
@cadecilmi4003
@cadecilmi4003 4 жыл бұрын
Kayse Ismail yaa kuluuqeeya maxamed moogena waa qaadaaye
@1quuran813
@1quuran813 Жыл бұрын
💚💚🙏
@Garaad1000
@Garaad1000 4 жыл бұрын
Xasan aadan samtar heesta HARAADIGEED hadaad heyso soo gali sxb
@Garaad1000
@Garaad1000 4 жыл бұрын
@@waayowaayihiiwacnaa mahadsanid sxb lkn iyadoo fasiixa yaah
Heesti libaanto codki xuseen yusuf turabi iyo mandeeq
11:58
qadafi nuur
Рет қаралды 29 М.
HEESTII INDHA DEERALEEY LYRICS  BY HUSEIN Y TARABI
9:57
WIIL JALAQSAN
Рет қаралды 26 М.
what will you choose? #tiktok
00:14
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 7 МЛН
7 Days Stranded In A Cave
17:59
MrBeast
Рет қаралды 96 МЛН
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 21 МЛН
Indha Deeraley Xuseen Yuuusuf Tarabi.wmv
10:05
gorgornews
Рет қаралды 516 М.
Axmed Mooge Liibaan Iyo Xaliima Cabdi Afweyn 🔥Iyo Heesta "Cagta Saar Wadada"
5:34
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,9 МЛН
Saynab Cige Hees Kaban Qaaci : Ha U Tudhin Wax Kaa Tegay
9:00
Maria Channel
Рет қаралды 30 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,4 МЛН
Xasan Adam Samatar Iyo Sahra Axmed Jaamac 🔥 Iyo Heesta "SAYLO GUYAAD BADAN"
10:23
Caasha Bisle & Xuseen Yuusuf Tarabi Ahun   Heesta Liibinto Hay Lurin
7:08
Maxamad Adam Dacar iyo Hibo Nuura Maxamed 🔥Iyo Heesta "DEGMOY II SOO DUCEE"
8:50
what will you choose? #tiktok
00:14
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 7 МЛН