HOBALADA WAABERI HEESTA CALANKA SOOMAALIYA

  Рет қаралды 862,029

xusuusonline

xusuusonline

10 жыл бұрын

Heesta Calanka Soomaaliya oo aad u macaan

Пікірлер: 488
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 8 жыл бұрын
#SOOMALAAAY IS DABA-QABO - UMMADYAHEEY IS DABA-QABO HA IS DIIDINE IS DABA-QABO!!! RUNTI WAAN QIIROODAY OO ILLIN BAA IGA SOCOTAA!! UMMADANI MA DHAGAX DIXOOD BAA - SIDEE KALOO WAX LOOGU SHEEGI KARAA, AMA LOO FAHAMSIINI KARAYAA? DAR ILAAH JACEYLKII DORRAAD NAGA DHAXEYAY IYO BULSHOOY MAANTA DAAWADA SIDAAN U DAGANNAHAY? EREYADII CABDILLAHI DHUUX YUSSUF - HALYEEY SOOMAALIYEED 60 SANO AYAY DALKANI USOO HALGAMAYEEN #HOBOLLADA WAABERI - ABAAL MARIN NOCEE BAY INAGA MUDANYIHIIN?
@phalastinemohamedali7704
@phalastinemohamedali7704 6 жыл бұрын
ABDI ASKARI TUBE mshllh Somalia hanolato
@cabdirashiidcalinuur6116
@cabdirashiidcalinuur6116 5 жыл бұрын
Aniso
@cabdallachannel3739
@cabdallachannel3739 5 жыл бұрын
Opoll
@fahmaabdulahi8925
@fahmaabdulahi8925 3 жыл бұрын
.
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Waqti duruqsan tariq dib inan u milicsado waxan ugu dan leyahay bulshoy manta dawada sidan u dagan nahay qalbi xumo ka dahira aya dawadeyda ah somalay is dabo qabo ha is didine is daba qabo
@deeqaqurux9858
@deeqaqurux9858 2 жыл бұрын
Ax yaa wadani waan ilmeynayaa wadani nimo 😭😭😭🇸🇴❤❤❤
@ayeeyosoomaaliyeed8592
@ayeeyosoomaaliyeed8592 8 жыл бұрын
Calankii dalkeenoow 💋 Lagu diirsaygiiyow❤ astaantii dalkeenow dunida nagu taqiinow kii la wada dugsanayoow ka babada dusheenow💪masha allah jira fanaaniinta qaranka somaliyed barwaaqo ku noolaada somali weyn guri kasta iyo goob kasta aad joogtaan ☝somali
@yahyabillow1730
@yahyabillow1730 7 жыл бұрын
i love my flag blue ??? one love Somalia haanolaato Ameeen
@user-eb6qm7ng6z
@user-eb6qm7ng6z 4 жыл бұрын
Inta 2020 firsaneyso like saar viva somaalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴inzha allh 🔙
@mohamednuralfa
@mohamednuralfa 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭 i love my motherland Somalia 💕💕❣️ calanka Baluuga wanku dhiinta🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@liibaanmaxamed1918
@liibaanmaxamed1918 10 ай бұрын
thanks ❤❤❤❤❤❤❤
@sabrinmohamad3486
@sabrinmohamad3486 8 жыл бұрын
amina macoow ayaada inta ugu maceed heesta ku soo aday walee ada kuleh masha aalah
@abdiwelijaffaal
@abdiwelijaffaal 5 жыл бұрын
Lafole ugu muhiimsan
@walaalcadnaan9965
@walaalcadnaan9965 4 жыл бұрын
sabrin mohamad inta aamina macoow Lee dhageesta
@eng.koronto1149
@eng.koronto1149 4 жыл бұрын
Uguna cod macaan
@sayidcali9871
@sayidcali9871 4 жыл бұрын
Ani duqa ayee inta ugu fiican kusoo aaday aan qabaa
@waanoofficial5736
@waanoofficial5736 4 жыл бұрын
@@walaalcadnaan9965 subscribe likee ikucawiya wll soomaliya subscribe likee
@hamdahaaji8257
@hamdahaaji8257 3 жыл бұрын
Dec 3 heestan ugu jeclahy somalida heestood 🥰🥰😭😭😭😭😭😭👑👑 Allow noo siyaadi hormarkaa. Thnks hobolada waaberi
@yobarre6553
@yobarre6553 8 жыл бұрын
qabiil laga dawoowiyo iskuduubniyaa timiyee uuuuuuuumac my flag & my somali nation
@queentashalovearsenallovef5594
@queentashalovearsenallovef5594 8 жыл бұрын
ax ish calaaa wadani allaaah dhowro wadaniga dhabta somali kor💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙
@XalimoMohamed-yb4ym
@XalimoMohamed-yb4ym 2 ай бұрын
ilahow qabilka naga madobe alshababna naga qabo dowladana daacad ka dhig yaa rabi 😭😭😭😭💔
@haidarosmanjama6301
@haidarosmanjama6301 7 жыл бұрын
INTAAN HEES ARKAYEY MID KA WANAAGSAN OO TAARIIKH KU XUSANTAHAY TANAA ARKAY GUUL HOBALADA URAJEYNAYAAA GUMEYSIGA LAALUUSH YUU IDIN SIIININ IYO HANJABAAD
@mohamedduurow5913
@mohamedduurow5913 6 жыл бұрын
Wllhi sax waaye
@ikraamcusmaansiidi3540
@ikraamcusmaansiidi3540 6 жыл бұрын
Mohamed Duungrow
@timkristiansson1880
@timkristiansson1880 7 жыл бұрын
soomaali waxa lookala furfuray geesinimadooda iyo firficoonidooda ayaa laga baqay waxaa loodegay jar dadkeenii hore lagu dagiwaayay. hadase dhuuni raac ayaynu u badanay oo waalaynaga guulaystay
@aishaahmed2834
@aishaahmed2834 7 жыл бұрын
I'm somali I born in New York but I love somalia
@boqorkaganacsiga3831
@boqorkaganacsiga3831 7 жыл бұрын
+Aisha Ahmed 😂😂welcome sister
@caajismoon2133
@caajismoon2133 7 жыл бұрын
Aisha Ahmed No need to welcome u U r already Somali girl. In Shaa Allah we shall unite soon.
@leylamohamed4369
@leylamohamed4369 7 жыл бұрын
masha alllllllah waaqatarcaleeyk ishabaxarka beautiful
@rjfaraxspark5761
@rjfaraxspark5761 7 жыл бұрын
Masha Allah my sister guul Somali guul Somali👏👏👏
@saidomerbirkaan8026
@saidomerbirkaan8026 5 жыл бұрын
2019 Hadaada Daawaneyso Like Ii saar.
@nooromarnca487
@nooromarnca487 7 жыл бұрын
maaha allah wlh wan la ilmeyay.....🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@garuunabdulkadirjimcaale1499
@garuunabdulkadirjimcaale1499 8 жыл бұрын
masha alaah hobolada waberi waxa leyhy somalia guul
@cadnaanomar9454
@cadnaanomar9454 4 жыл бұрын
Qofkii firsanaya 2020 like saar
@xanaanshuceeb3595
@xanaanshuceeb3595 3 жыл бұрын
Maya 2021❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤
@fatumaabdullahi5142
@fatumaabdullahi5142 7 жыл бұрын
guul insha Allah my dadkeyga and dalkeyg
@hanandegan6299
@hanandegan6299 9 жыл бұрын
masha allaah heestan waaa qiiroda marka arko allow nabad kabrinay calankann ciyaar kuma imaan w ku fan aa somli in ahy llxmd
@shaficomar5370
@shaficomar5370 9 жыл бұрын
THANKZ HANNAD - WAXAAN HUBAA INAD DADKA IGA XIGTA MAR HADAD UQIIROOTEY DALKEENA MAHADSANID
@himilomedianetwork8132
@himilomedianetwork8132 8 жыл бұрын
WAQTI DURUGSAN TAARIIKH DIB INAAN U MILICSADO WAXAAN UGA DAN LEEYAHAY DAR ILAAH JACAYLKII DORAD NAGA DHEXEEYEYIYO BULHSOOY MAANTA DAAWADA SIDAAN AAN U DAGANAHAYEE ,,, MACNO WEYN AYAA KU JIRA DULUCDAAS MAANSHA ALLH XEEBOOW MHADSANID IYO ABWAANKA SANGUB
@xananmediaproductions6795
@xananmediaproductions6795 7 жыл бұрын
Himilo Media Network bro Cabdidhuux ayaa sameeyay heeska ee ma aha sangub. Abwaan sangub wuu xanuusanayaa u duceeya.
@isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575
@isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575 7 жыл бұрын
Himilo Media Network kkkk macnaha ku jiraa waa maxey waabay iska cadahee ma afcarabi baad noo tilmaameysaa kkkk sxb jaceylku dadka mar uun buu ku dhacaa laba jeer kuma dhaco markaa hadaad dhaqaaleyso wuu guuleysta lakiin hadaad dayacdo wuu Guul dareysta , Ku darso macnahaa weyn eed sheegayso kkk
@mukhtarabdullahi6883
@mukhtarabdullahi6883 5 жыл бұрын
Ma ada jaceyl kuhaya hada iisheeg sxb
@mugasaahmed7338
@mugasaahmed7338 8 жыл бұрын
Aamino Macow Cabdulle masha allaah alle haku xafido Dulmigaa Gumeysiga u dulqadan meyne hala dilo kuwii yiri Da'yar bey ahayeen daacad isku aaminey diwaanka qarankey baal dahab ku leeyihhin
@FarahGodey
@FarahGodey 5 жыл бұрын
Amino Macow cabdulle
@lailaibro6091
@lailaibro6091 4 жыл бұрын
@@FarahGodey waheees macan walipa amina macow
@FarahGodey
@FarahGodey 4 жыл бұрын
@@lailaibro6091 Aad iyo Aad Qofkii fahmi unbaaa garan
@fowzosman3211
@fowzosman3211 3 жыл бұрын
Iam very proud of to my Somali pple and country 💘💘💘💘Allow dalkeena noo caafi😪
@fartuunabdullahi8257
@fartuunabdullahi8257 7 жыл бұрын
calan yahow daraada qof weliba dameeer leh dhimishow ka door biday waa dadki hore kuwa hada waa tuuga cadow ushaqey alllow dadkena iyo dalkena nawad nogu deeeq
@hibaqabdi5511
@hibaqabdi5511 8 жыл бұрын
man's Allah love somali keep doing that somali guul
@yusufsheikh47
@yusufsheikh47 10 жыл бұрын
maashaa allah hobolada waaberi wlh wadankeenu waa hodan waana ku faanaa ee somalaay gacmaha isqabsada. walaalaha hobolada qaranka waxaan kacodsanaa in ay noosoo badiyaan heesaha wadaniyada ah viva somalia and sntv
@Raaye_Rijaal
@Raaye_Rijaal 2 жыл бұрын
Dalkeyga waan jeclahay, insh'allaah hogaan dhaba baan unoqon doonaa, hamigeygu waa inaan dalkeyga horumariyo.😭🇸🇴🙏🏿💔 Darajjo iyo geesinimo ima dheera 13 wiil ee xoriyada keenay 🙏🏿💔😭
@faizasaid2829
@faizasaid2829 8 жыл бұрын
dulmigaa gumaysiga udulqadan maynee haladilo kuwii yidhi da'yar bay ahaayeen dacad isku aamin diiwanka qarnka baldahab kuleeyihiin😢😢😢😢😢😢😂😂😂😂😂
@boqorkaganacsiga3831
@boqorkaganacsiga3831 7 жыл бұрын
+Faiza Said 😂😂
@rahmaharet6854
@rahmaharet6854 4 жыл бұрын
S.Y.L
@shaficomar5370
@shaficomar5370 6 жыл бұрын
XUSHMAD & QADARIN CIDA SOO GELIYSA HEESAHAN QIIMAHA LEH EE WADANIYADA USTAAD SHAAFICI
@farhiaismail5084
@farhiaismail5084 5 жыл бұрын
Calanyahow daraadaa qof kastoo damiir lihi duli nimo ku noolow dhimashuu ka doorbiday very good great song thanks kooxda waaberi
@rjfaraxspark5761
@rjfaraxspark5761 7 жыл бұрын
masha Allah cod mcn hesta calankena allow ino dhowr calankena mcn cadowisa caagta hosted a allaha gasho Amiin
@umulkheyrdagan3867
@umulkheyrdagan3867 6 жыл бұрын
Beytka ugu danbeeyo caadi maahan iyo wiliba fanaanka qaadaayo odayga caadi maahan axsan sowt
@sadakbergham150
@sadakbergham150 5 жыл бұрын
My father waaye
@hodanhananwanaagcadey8492
@hodanhananwanaagcadey8492 4 жыл бұрын
@@sadakbergham150 ❤
@farhiaismail5084
@farhiaismail5084 4 жыл бұрын
thanks cabdi dhuux very song calanka I love kooxda waaberi
@amalosman3613
@amalosman3613 10 жыл бұрын
waqti duruqsan dariiq dhiib inaan uu milicsado waxaan ugu daan leeyahay daar illahay jecaylki daraad naka dhaxeyiyo bulshoy manta dawaada sidaah aan uu daganahay this song even if i repeat thousand times can't stop listening big respect fananinta dhan
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Cabdi dhux miraha iga ibsaday aniga alifay
@faataxcomedyinter6093
@faataxcomedyinter6093 Жыл бұрын
@@farhiaismail1984 Afka day 😂
@phalastinemohamedali7704
@phalastinemohamedali7704 6 жыл бұрын
Qapiil laga daboobiyo Isku duubni ba timidee Calanyahow daraadaa Qofkastoo damiir leh iyo Dullinimo unoolow Dhimashoo kadoorbidayeee Mshllh Wllhi hees qiirad leh wyeh Oo so jiidasho leh Shanta soomali weey guuleyzan
@bakarabdulahi7030
@bakarabdulahi7030 9 жыл бұрын
Amino macowe aya uku cod mcan dinaca gabdha waaw mansha allah wa hes mcan ilove somali ♡♥☆★
@bellakiin
@bellakiin 5 жыл бұрын
ala aboooow ala caloosha xaadda dhan i kacday waa hees xamaasad leh codkane kala daran masha alaah alaha idin xifdiyo dhamaantiin amiin
@mahadhasansaney9179
@mahadhasansaney9179 2 ай бұрын
Wali wan dhagaystaa 2024🇸🇴
@liibaanwardheere1303
@liibaanwardheere1303 6 жыл бұрын
Doonistaaadi calanyahow halgankiyo dadaalkii. Dagaladiii gumeysiga markii fooda la is daray. Calanyahow daradaa baa boqolal nin haldooriyo xaawo taaako loodilayeee Dumarba darada dahabkoodi iibiyaayee Qabiil laga daboobiyo isku duubni baa timide, Calanyahow daraadaaa qofkastoo damiir leh dulinimo ku nolow dhimashuu ka door bidaayee.
@dalabadaanqiley4269
@dalabadaanqiley4269 5 жыл бұрын
yaa iladawanayo /28/2/ 2019 alla heetan waxay kahadleyso allow mayfahman dadkeyga wlhi wan jeclahay fananin qaran iga dheh hobolada wabari
@daudhasan9774
@daudhasan9774 6 жыл бұрын
Masha allah aamina macow intii uku fcnyd ey qaaday wlhi allaha ini dhowro hobolada waabari❤❤❤❤
@galcadmedia2482
@galcadmedia2482 6 жыл бұрын
ishqiya asak abwaaan xebow iyo amino macow iyo lafoole dad wada legend eh ayaa iskugu tagay dhab ahanti wan qiiroday marki an daawaday dulmiga gumeysiga udul qadan meyno💪💪💪💪
@somalianboysomalianboy5706
@somalianboysomalianboy5706 6 жыл бұрын
Qabil laga dawowiyo isku dhumid tiimey waaah waah I love Somalia❤❤❤❤❤❤
@rizak9956
@rizak9956 Жыл бұрын
Allow nabad igadhig dhulkeyga 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲
@AADNFAREEN-ce2ib
@AADNFAREEN-ce2ib 5 ай бұрын
Amiin Amiin Amiin in shaalahaa
@somalitiktoklives1711
@somalitiktoklives1711 7 жыл бұрын
aniga odayga u dambeeyo aan ku heesta sidaan u daganahayee ax yaa wadani
@mohamedwaliahmed6628
@mohamedwaliahmed6628 6 жыл бұрын
rabiile kaahil ana kan dhahay cidamadu waxay
@zakisomalichannal141
@zakisomalichannal141 3 жыл бұрын
Haa wlhi sxp wad kula mid ban ahay wadankena nabad alaha noga dhigo
@napilugas5419
@napilugas5419 3 жыл бұрын
Heesta si dhaba i u dareemay mar aan xaflad qalan jabid u tage somali national theatre 🇸🇴 Soomalaay is daba qabo Ha is diidine is dabo qabo 😭🇸🇴❤
@mohajaban6021
@mohajaban6021 8 жыл бұрын
walahi waa hees cajiiba heestaan wan jeclahay
@QoonoMedia
@QoonoMedia 7 жыл бұрын
top 10 ka aduunka ayeey gashey
@luusaguud3591
@luusaguud3591 6 жыл бұрын
Heestaan markan arkoWaan ooyaa
@abdikarimx8787
@abdikarimx8787 8 жыл бұрын
Calanka somaliyed ha nolado,somaliya ha jirto ha jogto,.gumaysigu ha dhaco,(gumaysi waa talyaani,waa jarmal,waa ingiriis.) dhamaantood ha dhaceen.
@noloshawaanabadnabadiyonar4542
@noloshawaanabadnabadiyonar4542 8 жыл бұрын
maasha allaah magaala madaxda soomaaliya muqdisho alloow dhoor wixii kusaa abs an hees soomaaliya waaan taageeraaaa
@yaasminabdirahman8607
@yaasminabdirahman8607 3 жыл бұрын
Inta 2021 dawanysa liketa✌️🇸🇴
@yacquubaxmed4999
@yacquubaxmed4999 4 жыл бұрын
2020 hadad dawaneyso likta haila dhafin
@hiransportschannel2355
@hiransportschannel2355 3 жыл бұрын
Waqtii duruqsan taariikh dib in aan umilicsado waxaan ugu dan leyahay dar ilaah jaceylkii doraad inaga dhaxeeyiyo bulshooy maanta daawada sidaa aaynu udaganahaye😭😭😭🇸🇴❤️💪💪💪
@nasteexoindo1462
@nasteexoindo1462 8 жыл бұрын
woow masha allah hanolado xamar cadey iyo kooxda waaberi ha nolato amiin
@higasi3536
@higasi3536 7 жыл бұрын
waa hees cajiib ah viva soomaaliya
@MohamedMohamed-sy9ll
@MohamedMohamed-sy9ll 7 жыл бұрын
You are the best
@user-mj6es8fl6s
@user-mj6es8fl6s 6 жыл бұрын
كيف حال الله
@queenhanan3946
@queenhanan3946 3 жыл бұрын
2021 ❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 soomaalay isdabaqabo!🇸🇴🇸🇴💯❤️❤️❤️❤️
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
I love my flag somaliyed guul Somalia cadawgena ha ha jabo amiin somalinima I deqday
@ZeylacIbrahim-cc8nm
@ZeylacIbrahim-cc8nm Жыл бұрын
Aamiin yaa Allah
@arwaabdi1625
@arwaabdi1625 2 жыл бұрын
Yaa daawanaya 13 Dec 2021 maalin isniin ah sacada 3:06 pm heestan kama daalo 😍😍❤️❤️
@dhagaweyneyusuf9966
@dhagaweyneyusuf9966 2 жыл бұрын
Qab iyo qaranimo somalia
@dhagaweyneyusuf9966
@dhagaweyneyusuf9966 2 жыл бұрын
Aamiin. Aamiin aamiin calankeyga nuroow hadii aan soo noqon alahayoow kunabad geli
@abdikariimahmedadan1449
@abdikariimahmedadan1449 9 жыл бұрын
WAQTI DURUQSAN TAARIIKH DIB INAAAN U MILACSADO WAXAAN UGU DANLEEYAHAY DAR ILLAAH JACEYLKII DURAAD NAGA DHAXEEY IYO BULSHOOY MAANTA DAAWADA SIDA AAN U DAGANAHAY walahi waaan ooyay markaan dhageystay heestaan looqaaday calanka qaranka soomaaliyeed oo waxaa iga oohinsiiyay erayga ah SIDA AAN U DAGANAHAY OO XAQIIQ AH INAAY MAANTA SOMALI CIDKASTO AAY U DAGANTAHAY OO AAY DAMAACIN KARTO LAKIIN ILLAAH BAA U MAQAN CALANKA IYO CIIDA SOOMAALIYEEDBA
@isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575
@isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575 7 жыл бұрын
Abdikariim Ahmed Adan Calanka Dhiiga Leh Tuura Hadaad Rabtaan Inaad Hagaagtan Somalidana magaca aad ka disheen sheegta Soomalida KOONFUREED
@Rama____1
@Rama____1 6 жыл бұрын
Isaaq La,aantii Waqooyi Iyo Koonfur Midoobi Maayan uskud wasaq baa tahay adiga ayaa ka dabeeya wax walbo somalia ku dhaco aduunka dhan og lkn mar aan maanta aheyn ayey idinka soo baxeysaa anaga maba idiin ku imaadin lkn adiga oo koonfurta usoo ordaa insha allaah ilahay waa itusin doona ilahay ha idin qabto somalia cadowgeeda kabta aan wato hoosteda lee ahaa uf iyo aq
@shaaficiabshir9400
@shaaficiabshir9400 7 жыл бұрын
SomaLi. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@hawaabdi2719
@hawaabdi2719 7 жыл бұрын
waaheesta oogu jeclahay anoo reera musig ahayn Allah ugargaaro libaaxyada Africa Somalia
@marianm469
@marianm469 9 жыл бұрын
NOOLOW CALANYAHAW WELIGA DHISNOW
@faysalbakaal
@faysalbakaal 4 жыл бұрын
Yaa dhageysanaya 07-03-2020. From Dhaka bangladesh 🇧🇩
@fardowsodajume7159
@fardowsodajume7159 3 жыл бұрын
Faysaloow aniga kula dhagysanayo markasata wa adiga iga so hor baxee yaaa kuso diray
@faysalbakaal
@faysalbakaal 3 жыл бұрын
Hhhh Haye Fardowsa intee kale igu aragteyna abaayo oo kaaga soo horbahey 😂😁
@fardowsodajume7159
@fardowsodajume7159 3 жыл бұрын
@@faysalbakaal ma yaro walhi imasaa malin iga so hot baxaday Ahmad nagar ano I shidatahay khado daahiir cururka ka galaa fardaha hadi lagu dameer
@faysalbakaal
@faysalbakaal 3 жыл бұрын
@@fardowsodajume7159 hhhhhh malaha naftada I rabta ayaa filaaa 😁😂
@ismahanalli1243
@ismahanalli1243 9 жыл бұрын
Qalbixuma kadaahira ayaa daawa dhaliyee walee ruunta ayaad taabateen, illaahay ayan ka barinay inuu umadena somaliyed qalbixumo ka daahiriyo insha allaaah aamiin yaarabi
@abdifatahabdullahi5588
@abdifatahabdullahi5588 5 жыл бұрын
Inanta gabdhaha ugu hor qadesa heesta magaceeda haleygu caawiyo Aamino mocow cabdulle salana kusaray hooyo
@samiraswety2115
@samiraswety2115 Жыл бұрын
Nasro omar baasharax aalaha dhaha wll
@owlaadjacayl4290
@owlaadjacayl4290 6 жыл бұрын
Best hees ee so baxday kadib bur burki Nolada hobalada waabari
@shumeeysheekh4683
@shumeeysheekh4683 8 жыл бұрын
wauw heestan waxaa dareemayo qofka aah somali dhabaa aaax yaa hees hobolada wabari
@mohamadahmad3334
@mohamadahmad3334 Жыл бұрын
DONISTADI CALANYAHOW HALGAN IYO DADAAL 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴somali flag my power 💪💪💪🧠
@fahiyanor9596
@fahiyanor9596 4 жыл бұрын
Nolaada hobolada waabari masha allah
@nadifoabdullah7108
@nadifoabdullah7108 9 жыл бұрын
gabrta uku horayso macan waye magacad ya ishegi karo asxabta
@ifrahmohamed4477
@ifrahmohamed4477 8 жыл бұрын
nasro basharac
@mohamedwaliahmed6628
@mohamedwaliahmed6628 6 жыл бұрын
Cidamadu dirayskiyo dabka waxay uqaaten woow❤️jecliya ninkaas codkiisa
@miskimire8415
@miskimire8415 Жыл бұрын
Heestaan marka aan dhagaysanayo qiirada iyo wadaninimada aan dareemo wllhi heesta calanka xitaa kuma dareemo. Somaliya ha noolato🇸🇴❤
@wllbaalbaal1837
@wllbaalbaal1837 2 жыл бұрын
Somalia hanolato mar walbo guul😘🥀
@thunderlight4619
@thunderlight4619 6 жыл бұрын
31/12/2017 waana qiiraysanahat Guul iyo Gobanimo 🇸🇴❤️
@mohaamacalin4643
@mohaamacalin4643 7 жыл бұрын
mashaalah i love my flag
@hamdiamiin9138
@hamdiamiin9138 6 жыл бұрын
Alla qiiira Odayga ka muuqato caadi mahan waan ilmeeyay runtiiii 😭😭😭😭
@cjofficail1778
@cjofficail1778 8 жыл бұрын
Wlh waan oayay waqti durugsan markoo dhahaayo 😂😂
@boqorkaganacsiga3831
@boqorkaganacsiga3831 7 жыл бұрын
+Jey Films 😅 😅 😅 😅
@ruqiyahajji7868
@ruqiyahajji7868 7 жыл бұрын
Jey Films wlh anigaba S.kle waxn u ooyay musiibada naqabsatay iyo sida cadowgeena nooga faaiiideysteen
@MohamedMohamed-sy9ll
@MohamedMohamed-sy9ll 7 жыл бұрын
I
@isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575
@isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575 7 жыл бұрын
Shaafi Jejeste kkkk maad joogtay wakhtigaa mxaad la ooyaysaa ,,aniguna waan qoslay markuu yidhi !!
@Mahidaqurux
@Mahidaqurux 3 жыл бұрын
2021 wali yaa ila dhagesanayo ❤️🇸🇴❤️🎉
@hiraalofficial254
@hiraalofficial254 5 жыл бұрын
Waa heesta aaan heesaha ugu jeclahay
@faysalbakaal
@faysalbakaal 4 жыл бұрын
Yaa dhageysanaya weliba commentigeyga akhrinaya Jully 2020, Dulmigaa gumeysigaa Udulqaadan meynee Hala dilo kuwii yiri Da'yar bey ahaayen Daacad isu aaminey Diiwaanka qarankey Baal dahab ah ku leeyihiin baal dahab ku leeyihiin.. Alla intaas baa iga gadan runtii.. i love my country and my its people my somalia live forever. 🇸🇴❤💕🌹❣⚘🤩🥰
@abdiazizabdille2711
@abdiazizabdille2711 5 жыл бұрын
Heesta kaliyee iga ilmaysiiso
@CaynaasheCabdicasiis
@CaynaasheCabdicasiis 2 жыл бұрын
Mid ka mida dhaxal ka awoowgeey abwaan cabdi dhuux yuusuf gashte qarankeena soomaaliyeed Cimri iyo caafimaad awoowe
@ayanalimatan8981
@ayanalimatan8981 9 жыл бұрын
waaw waa hees aan la dhacnay ilaahay qalbigeega ha ujilciyo wadanimo
@abdirahmanahmedileeye570
@abdirahmanahmedileeye570 4 жыл бұрын
Masha allaH MY mother Land ILahaY haku xifdiYo DarenkaYga sojidaTaY
@kingmoha8295
@kingmoha8295 5 жыл бұрын
Respect my people I am very love my Government
@GENERAL-GEEL-HOLMIYE
@GENERAL-GEEL-HOLMIYE Жыл бұрын
Heeskaan waxaa cusbada uyeelay AUN Mulacamkii Waynaa alle wayne baa Wayneee AUN ustaad abwaan Cabdilkariim faarax qaarey jiir 😭🤲ereyadii xersi dhuux Laxankii Cabdikariim jiir 🎉
@nuurkaaofficial1014
@nuurkaaofficial1014 4 жыл бұрын
Wlhi aamino codkeeda ayaa dhiiga ikacshy aamino noolow
@callidheere2600
@callidheere2600 Жыл бұрын
Gabadha bilowga heesta bilawday waanku heestaa cod maan
@sahramohamed8940
@sahramohamed8940 6 жыл бұрын
Jacliyaaah calanka qaranka Somalia waaa u xiisey wadankeygii hoyo
@shaficomar5370
@shaficomar5370 9 жыл бұрын
Heesaha wadaniga Halasoo nooleeya, hana lagu saleeya kuwa raad kuyeesha dhalinyarada jeceylka dalkeena hooya aanan fursad uhelin ee ku jira tiihda. Farxad ayaan kunoolaan hadaad jeclaata diintaada, Dalkaaga & dadkaaga soomaaliyeed adoo mudnaanta siinaya inaad adheecda madaxda xatta hadii aay khaldanyhiin amaba adigoo mucaarad ah sideeyda BALSE SOOMAALIYA AYAA NAGA DHAXEEYSA
@user-gy5qm1dc9z
@user-gy5qm1dc9z 6 жыл бұрын
waaaaaaw💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙👏👖👕
@craxmanahmedjaama7458
@craxmanahmedjaama7458 4 жыл бұрын
Heestan Hees Lamid ah Wali Ma Arag Waa Hees Aan Sigaara U Jeclahay
@khaliifmahamoutt7037
@khaliifmahamoutt7037 4 жыл бұрын
Calanka aan gabaLkiisu dhicin......🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@xiireycaraale4156
@xiireycaraale4156 9 жыл бұрын
Masha allah wadani ayaa tihiin noolaada
@osmanborow4177
@osmanborow4177 6 жыл бұрын
Nice song I love my culture
@sakariejama9456
@sakariejama9456 7 жыл бұрын
Hees qaraan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@boqorkaganacsiga3831
@boqorkaganacsiga3831 7 жыл бұрын
woow meesha dad waaweyn ayaa isgu imaaday nin culus lafoole😅 😅 😅 😅
@boqorkaganacsiga3831
@boqorkaganacsiga3831 7 жыл бұрын
dhebka jiro wan wada ognahay somalya dad cadaw ayaa u tashtay wlhi
@shacni1958
@shacni1958 10 жыл бұрын
heestan wa ku hestaa lafoole, amina macow iyo wiilka marshale u eg an ku hestaa cod aa ku dhamaday.... mA xoxo
@Asmaasluub
@Asmaasluub 10 жыл бұрын
Ha midka marshale u eg waa ku heestaa lol cadi mahn waka helay💖
@mohamedwaliahmed6628
@mohamedwaliahmed6628 6 жыл бұрын
Lola Bb me to
@jawdesigns2534
@jawdesigns2534 2 жыл бұрын
8sano kahor Ayaan dhagesan jiray heestan Aadbaan ujecalaa inkastoo aniga burburkii kadib dhashay hadana heestan aadbey iqiira geli jirtay xaqiiqdii😪😪 Maantana 8sano Kadib xagee joognaa Maxaa inoo qabsoomay waa su aal inlays weediyo mudan weye walahi Alahayow xaalka Somalida adigaa hagaajin kara yaa rabbi alahayow dawladan iminka dhalatay drawlad Cadil ah inooga dhik Alahayow madax daacad ah oo diinta nagu xukanta inooga dhik yaa rabi yaa raxmaaan Alahayow halka ay salaadeena ka xidhmi la.adahay adigaa garanaya yaa rabbi wadankeena noo hagaaji yaa rabbi Yaa rabbi dadkeena iyo dalkeena iyo diintiina inoo saqir yaa rabbi Alahayow drawlad la.aantaan inaga saar yaa rabbi Alahayow dadkeena abaarta kasaar Madhar kheyr qaba ushub yaa rabbi Alahayow aduun iyo aaakhiro inoo naxariiso yaa rabbi ya raxmaaan
@cadeeyshushu8729
@cadeeyshushu8729 5 жыл бұрын
Masha alllaah
@abdirahmanayis3082
@abdirahmanayis3082 6 жыл бұрын
Wlh waa hees qiiro leh qofkii somali namada ka maqan lee ayaa fahmi karo qofkii qabiil ku qufu la yahay ma dareemi karo hee somali ha noolaato hee 💪💪💪💪💪💪 I love 🇸🇴
@mohamedabdullahi4652
@mohamedabdullahi4652 5 жыл бұрын
Heestaan waa laysigu tagay cabdi dhuux iyo ilka jiir
@GanacsadeCabdi-sf4cx
@GanacsadeCabdi-sf4cx 8 ай бұрын
Allah yacasig wa sharafak afkina cana lagu qabay qaranimadu wa sharafta bini adamka adkeya qaranimada Somalia 🇸🇴 ilo❤
HEESTII / SOKEEYE ILEEN MA DAALO
5:35
RTD WEB TV
Рет қаралды 1,6 МЛН
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 9 МЛН
Inside Out Babies (Inside Out Animation)
00:21
FASH
Рет қаралды 13 МЛН
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 63 МЛН
HEESTA DOWLADNIMO HOBOLDA WABERI 2011
11:10
SomaliSwiss
Рет қаралды 69 М.
AXMED AARSHE CAASHAQU DANGUUD MAAHA NEW OFFICIAL VIDEO 2017 HD
7:28
Hawraar Music Production
Рет қаралды 11 МЛН
NASTEEXO INDHO & MUNYE HEESTII WEYNOW HA INAKALA WADIN 2018 HD
6:52
Abukar Mahdi
Рет қаралды 10 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
HOBALADA WAABERI HEESTA NINKII DILA NIN KALE NEW SONG
5:55
xusuusonline
Рет қаралды 473 М.
Hees Qalbiga Taabanaysa ❤️ Hooyoy Yaa Ku Heli Kara🙏
4:49
Dal Jire Tv
Рет қаралды 871 М.
HOBALADA WAABERI HEESTA WAABAA BERYEY BILACSAN AROORYO SUUBAN
4:35
xusuusonline
Рет қаралды 1,4 МЛН
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 9 МЛН