HOBALADA WAABERI HEESTA NINKII DILA NIN KALE NEW SONG

  Рет қаралды 477,475

xusuusonline

xusuusonline

Күн бұрын

Пікірлер: 86
@AhmedMahrez-s7i
@AhmedMahrez-s7i Жыл бұрын
2014 alla mxn hesaha gobonimada dhageysan jiray xasus sntv somalinimada ciyarciyar ma ahn runti guul iyo umada Somaliyed i.a
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 9 ай бұрын
Allh haw naxariisto shamso shumey ayaa halkaa ka muuqata alow u naxariiso Tvga waagaaa wuu shidnaa Imnka waa kharaabad
@dalsoornews9795
@dalsoornews9795 8 жыл бұрын
HOBALADA WAABERI Heestii Nafta qaali bay No Noqatayo Ninkii Dila Nin Kale Naftu waayayaa Hadii nabad nabad la helay waa naruuro koow Noolaha dhaman nolol raaxo leh ku nolanayaa Erayo qiimo leh weeye wlh Mansha allah
@Wankusalaamay
@Wankusalaamay 9 жыл бұрын
wlhi heeystan imisa jeer ayaan dhageystay mahadsanid qofki soo galiyay
@yusufsheikh47
@yusufsheikh47 10 жыл бұрын
maasha allah waa erayo qiira leh mida kale lafoole aad ayaan ugu hambalyaynayaa wadankiisa siduu ugu noqday runtii waa fanaanka kaliya muwaadininimadisu muuqato allow wadankeena noo dhowr
@farxiyoabshir5207
@farxiyoabshir5207 10 жыл бұрын
fanaaniinta kale waa inay ku daydaan lafoole oo wadanka dib ugu laabtaaaaaan lafoole thanks ayaan leeyahay muwaadin dhab ah
@hibokhalif3188
@hibokhalif3188 6 жыл бұрын
Farxiyo Abshir ?’
@Somfox1
@Somfox1 3 жыл бұрын
Farxiyo .. Somali waa in ay diidaa qabiil iyo qudhun oo aynu soo celinaa sharaftii umada Somaliyed iyo warshadaheenii .. kzbin.info/www/bejne/e5OTkmZnisSgY9E
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 9 жыл бұрын
to Halyey, thank u v much saxib aad baa iiga qoslisiisey!! wax la bililiqeysto waaberi iyo walaalihii hargeysa ugu dambeeyey,,kk
@hudaxayatihudaxayati6996
@hudaxayatihudaxayati6996 7 ай бұрын
sacuudi ayaan joogay intaan halkaas joogay waa mida kaliya an dhageesan jiray alla waqtiga orod badnaaa waa hees manta loo bahanyahay
@falastindalmar8900
@falastindalmar8900 9 жыл бұрын
masha allah afkiina caano mac lagu qabay dhamaaantin ninkii nin kale dila asna waa inuu mara inqaabteeda marka nabad aya naas lanuuga leh ee allow nabada noo siyaaadi aamin aamin aamin yaaaaarbi
@somali4545
@somali4545 10 жыл бұрын
Hadii nabad, Nabad Nabad la helay Waa naruura kow Noolaha dhamaan nolol Raxa luu ku nolaanayaa Mana tanaado nacab Kuma niyad jabnee Naxligii baxyoow Soo nuglaanayee Ku niraanta iyo Nabara dhanbaa Na bogsoodayoo Wa nafisnayee, Noo darnaadhihii Guushena neceb Sharci naga qabtaa No dhaxaynayee, Naftu qaali bey Noo noqatayoo Ninkii dila nin kale Naftu wayayaa, Ninki dila ninkale Naftuuu waa yayaa, Naas La nuugayoo Aan abid nuglaan Nasri iyo qaboow Necaaw macaan Nuurkii iftiin Aanaa naquseen Nabad baa lahee Aan adkeeno nabad. Nabad baa lahee Aan adkeeno nabad. Dalku wu inoo nabadgale hadee aan adkeena nabad Diintu waa inoo nabad gashay hade Aan adkeena nabad, Dadku wa ino nabadgale hadee Aan adkeena nabad Muday naga maqneeyd Oon Naawilnee an adkeena nabad Nabad waan helnee, Nabad waan helnee, Aan adkeeno nabad..
@fartuuncabdulahi5219
@fartuuncabdulahi5219 6 жыл бұрын
Mnsha Allah sificn uxifdise thnks
@awdalsomalia7333
@awdalsomalia7333 5 жыл бұрын
Ninkii Dila Nin Kale Naftuu Waa Yayaa🤔 💯✔🇸😍😍😍👈🇴🇸🇴
@maxamedkarre8075
@maxamedkarre8075 5 жыл бұрын
Tnk Sxb khayr alle hakusiiyo Hesstan aad baan u jeclay
@drnajahmohamed5236
@drnajahmohamed5236 4 жыл бұрын
Pppp
@niyaaladem
@niyaaladem 10 жыл бұрын
run ALLE haka dhigo in qofkii qof dila la dilo wax kheir leh aaba sheegoosaan walee reer waaberi.
@lamisahmed3539
@lamisahmed3539 8 жыл бұрын
nafta qaali beey noo noqotayoow ninkii dile nin kalee naftuu wayayaa wadaniga dhabtaa alloooow dhooow yaa rabi waa jeclahay dalkeega
@Alisalad-c7w
@Alisalad-c7w 7 ай бұрын
Ilaaheyoow soomaaliya nabad yeel
@Alisalad-c7w
@Alisalad-c7w 7 ай бұрын
Ilaaheyoow soomaaliya nabadyeel
@Alisalad-c7w
@Alisalad-c7w 5 ай бұрын
H⁶😢bw 4
@xarago1960
@xarago1960 7 жыл бұрын
proud of you...mogadishu.....reer muqdisho ilbaxnimo iyo horumar ayaan idiin rajeynayaa....love from waqooyi.....midnimo somalia.....love somalia
@ahmedeeqnur4047
@ahmedeeqnur4047 6 жыл бұрын
M. m Mashallah dadka kala aragti dheer
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 2 жыл бұрын
Qof ki wax dilo inta badan wa la Dila hadane musuq masuq godka jilacow iyo CID maskaxda ku xanuneyso gabadheyda leyga dilay 26 marso 2022 marka xaqiqdi arkay
@karkaarbarenuur2314
@karkaarbarenuur2314 3 жыл бұрын
Masha Allah waa runtiin somalia guuuuul iyo iyo gobanimo🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@najahahmed1362
@najahahmed1362 10 жыл бұрын
Nabad waan helnee aan adkeyno nabad waa ereyo aad u qiiro badan ee Allow nabbad waarta Amin
@abdidahiradandirie17
@abdidahiradandirie17 Жыл бұрын
I ❤ Nabad
@osmanowali4081
@osmanowali4081 9 жыл бұрын
waw wan jclahay in an maqlo erayadaan qiimiga leh maxa yeelay waxeey xasusinayan kuwa cadeestay dhiiga umada somaliyeed in dhamadka nolashoodu tahay xalane fagaaraha toogashada kuwa xun xun ninkiidila ninkale naftuu wayaya afkiina lagu qabay malab&waxwalba ooomac wad mahadsan tihiiin
@naawilhouse9133
@naawilhouse9133 6 жыл бұрын
Wallkey abdi faarax axsan hees wlhi allha ku xifdiyo abwe ♥♥♥♥
@niizagareen2537
@niizagareen2537 2 жыл бұрын
Aamiim Yaa rabi alle haku xafido Abe mcn 🥰🥰🥰
@Wankusalaamay
@Wankusalaamay 9 жыл бұрын
surqa yareey ayaa kafamay o kaliya lkn heestan waan jeclahay surqa waa Ku salaamayaa taageerahaaga. Qaadka ayaan ahay maxasuusataa xiligii allaha u naxaristee Cabduqadir Shiiq Ali sanka xiligii Aa arooayada laduubi jirtay 2000 nadii
@drxbeeballowsomaliaugargaa8752
@drxbeeballowsomaliaugargaa8752 10 жыл бұрын
Naftu qaali bey noo noqotay ruuxii ruux dilaa waa lo dilaaaa !
@anwarali-jx1ot
@anwarali-jx1ot 4 жыл бұрын
Naftu qaali bey noo noqotay ninki dila ninkale naftuu waayayaa
@midnimochannel5234
@midnimochannel5234 7 жыл бұрын
Ish calaa hees waa baru group thanks yaqe
@ZahraQueen-2
@ZahraQueen-2 4 жыл бұрын
Nafta qaalibey noonoqatay ninki dila ninkale naftuu wayayaa waaaaaw axlaa erayo🎤🎧🇸🇴💙❤️💝💪💯💝
@HIDDAHAOFFICIAL4220
@HIDDAHAOFFICIAL4220 7 жыл бұрын
qabyaaladda ayaa soomali fool xumaysay waa dad fiican oo nadiifa allow naga qabo cudurkan qabyaladda somalia Guul dadkaygii kooxda waberi waa Top
@qaalihussen2452
@qaalihussen2452 5 жыл бұрын
Det är inte bara i Sverige och Finland i veckan under den här artikeln är helt enkelt inte bara i Sverige och Finland i veckan under den här artikeln är helt enkelt inte bara i Sverige och Finland i veckan under den här artikeln är helt enkelt inte bara i Sverige och Finland i veckan under den här artikeln är helt enkelt inte bara i Sverige och Finland i veckan under den här artikeln är helt enkelt inte bara i Sverige och Finland i veckan under den här artikeln är helt enkelt inte bara i Sverige och Finland i veckan under den här artikeln är helt enkelt inte bara i Sverige och Finland i veckan under den här artikeln är helt enkelt inte bara i Sverige och Finland i veckan under den här artikeln är helt enkelt inte bara i Sverige och Finland i veckan under den här artikeln är helt enkelt inte bara i Sverige och Finland i veckan under den här artikeln är helt enkelt inte bara i Sverige och Finland i veckan under den här artikeln är helt enkelt inte bara i Sverige och Finland i veckan under den här artikeln är helt enkelt inte bara
@ahmedeeqnur4047
@ahmedeeqnur4047 6 жыл бұрын
Mashallah guul an adkayno Nabad,
@habiilabdulaahi4414
@habiilabdulaahi4414 9 жыл бұрын
allow nabad nasiiiiy aaamim yaaaa raaaabi
@abdidahiradandirie17
@abdidahiradandirie17 Жыл бұрын
@ramlanuur9372
@ramlanuur9372 6 жыл бұрын
Nafta qaaliyee noo noqotee ninkii dile ninkale naftu waaayaya😭😭😭
@hypermanhyper4751
@hypermanhyper4751 4 жыл бұрын
Erayada abwan abdi Farah nur Gareen abwaan qaran 👌
@michelle-su3iy
@michelle-su3iy 4 жыл бұрын
Xasuuus sntv kadaawanjiray
@kaaliyare7561
@kaaliyare7561 7 жыл бұрын
Naftu qaali beey noonoqotayoo ninkii dila nin kale naftuu waayayaa
@munahahmed3919
@munahahmed3919 8 жыл бұрын
Masha Allah I loved the song
@boharcabdalla3341
@boharcabdalla3341 8 жыл бұрын
Best wishes for my People! Great Somalia!
@afbarwaaqo4394
@afbarwaaqo4394 6 жыл бұрын
Ilahayooooooooo ya kii wax dila daba dhiga
@abdullahimo
@abdullahimo 7 жыл бұрын
masha allah naxligii bax farmaajo so baxay waa nafisnay
@alhamdulillah3123
@alhamdulillah3123 10 жыл бұрын
the best song ever?
@maxamudmuse2623
@maxamudmuse2623 7 жыл бұрын
Nabad iyo nolol allow nassii
@darmaangeedi8328
@darmaangeedi8328 10 жыл бұрын
Waa run ninkii dila nin kale inuu nafta uu waayo isagana...............walee waa run sidaas ayaa nabada lagu helaa.......qisaasta waa nolol ......
@ahmedeeqnur4047
@ahmedeeqnur4047 6 жыл бұрын
Amazing son
@aliguled2166
@aliguled2166 4 жыл бұрын
Maye hoboladi waaberi. Maba arag kuwan
@deeq7252
@deeq7252 9 жыл бұрын
Life for life, Eye for eye & and tooth for tooth
@omaryare404
@omaryare404 7 жыл бұрын
Heesaha wadaniga eaan jeclahay.
@niyaaladem
@niyaaladem 10 жыл бұрын
lafoole xamar muu baraaqsaday warbaa ka dhacay meesha waxbaa yaala waa in ana tagaa
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
As, yartaanaa tanaa gariidataan yareydataanaa walEeneey iyaa iyaa lEeEEE tii lagaa sooooo dhawaystayoo dooqoo jeclaadayoo walee wacadala iyoiyo gabadha shaxshaxleeeeydataanaa wadayareey wadajirEey hEetE hEetE wayisa dhEegtEyba saxsax absuttlyyyy offcourseee offcourseee offcourseee offcourseee offcourseee offcourseee
@maxamedkarre8075
@maxamedkarre8075 5 жыл бұрын
Waar yaa u smaeeyay Reer Somalia heestan ileen kolay midhahan abwaan Koonfureed ma samayn karee ? Waqooyi ama Ogaadenia abwaan Kasoo jeeda ayuunba keeni kara xigmadan hhhh kaftan weeye soomaliyay Dad Aan kaftamini walaalo maha 👏👏👏
@qadramaxamedcusmaan6930
@qadramaxamedcusmaan6930 5 жыл бұрын
Hhhh waa isdifaacee yaah yaalagugu yaacin cml
@LuckyBoy-jy1ch
@LuckyBoy-jy1ch 3 жыл бұрын
Quuri waa ayaa kaa muuqda dhamaan inta ku luqeeynaysa iyo abwaanka curiyey waa koofur waliba reer muqdisho
@abdirahmanaliahmed8921
@abdirahmanaliahmed8921 10 жыл бұрын
Masha alaah
@xiireycaraale4156
@xiireycaraale4156 9 жыл бұрын
Masha allah dad idin gaari karo malahan noolaada
@abdirahmanaliahmed8921
@abdirahmanaliahmed8921 10 жыл бұрын
Allow nabad nabad nabad nasiii
@biikalo
@biikalo 10 жыл бұрын
Amzing.......
@mozatabdi
@mozatabdi 6 жыл бұрын
Abwaan sungub ayaa sameeyayay
@raashidiinabdullahi5583
@raashidiinabdullahi5583 8 жыл бұрын
manta dadkan wax bey dhageysanayan mshlh caay majirto wad so ilbaxoosaan hhhh
@jihaanqrx9511
@jihaanqrx9511 7 жыл бұрын
Raashidiin Abdullahi hhhh soma aha waan okahay kuwa hoos kahdlya jira lkn lasioo ilbax Yeelkadede😝😝👏👏👏
@vitahuddacapsules6894
@vitahuddacapsules6894 8 жыл бұрын
i love this song
@jamacadanerag665
@jamacadanerag665 6 жыл бұрын
Masha allah
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 3 жыл бұрын
2021
@karimbr7090
@karimbr7090 10 жыл бұрын
waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw caadi ma ahan
@abdirashidbarre1602
@abdirashidbarre1602 6 жыл бұрын
Ninkii dilay wasiir cabaad muxuu uxiranyahay
@sahrahassan4360
@sahrahassan4360 8 жыл бұрын
waw
@SiciidMaxamuudsiraadley
@SiciidMaxamuudsiraadley 9 жыл бұрын
KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK MEESHA HOBLADII WAABERI AYAAN KA EEGAYEY. WAA MAXAY ROOXAANTANI. KKKKKKKKKK
@ShakirMohameda
@ShakirMohameda 9 жыл бұрын
+Halyey Qaran sxb hobollada Waabberi kuwooda duqooba in la beddelo soo ma aha kkkk :)
@SiciidMaxamuudsiraadley
@SiciidMaxamuudsiraadley 7 жыл бұрын
Sxb Holodii waaberi waatii maryan mursal sheegtay cida bedeshay, Waa Xidigaha geeska, Mida kale kuwani ma iyagaaba ka da'yar Hoboladii waaberi. lool
@jihaanqrx9511
@jihaanqrx9511 7 жыл бұрын
Halyey Qaran sheega walan dheh Xidigaha geeska aaaa waxkle
@abdulqadirabdulhamid4080
@abdulqadirabdulhamid4080 3 жыл бұрын
Heesan dambi anwaankii samiyay lama sheego miya Xoog hees soqaday un baa laleyahay War abwaanka heesta iskaleh shega Sidokale mulaxanka
@mowgayare916
@mowgayare916 3 жыл бұрын
Minitka 0:15 qoràalka eeg erayada Cabdi faarax nùur sxb
@hajiali5480
@hajiali5480 9 жыл бұрын
👍
@cumarwiish4278
@cumarwiish4278 10 жыл бұрын
guul wabari
@Somfox1
@Somfox1 3 жыл бұрын
Rule and order .. Dalkeenu waa barwaaqee .. inoo soo celiya nabada .. dhiiga somali waa qaali in badan ba cadow inaga faa idey oo uu arkay Somali somali dilaya .. waa in dhiiga Somaliyed dahab noqdaa .. dalkeenu waa barwaaqee diida qabiil iyo kuwa wada dano dalal shisheeye kzbin.info/www/bejne/fnXGq2mZjZmXY68
@abdulkadirmohamedagey7930
@abdulkadirmohamedagey7930 10 жыл бұрын
ALL FRIENDS
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 9 жыл бұрын
kkkkk maqalay warley ma leydiin warramay?!!@! somali nafway hadey ka baqeyso unisom iyo general haw ma baacsateen. siyaar barre xuduuda ma geliseene, ee hooyooyinka caruurtooda xabsiyada lagu kubsadow kuwaa maa u heestaan luuqadoodana bartaan?!!kk
@ahmedeeqnur4047
@ahmedeeqnur4047 4 жыл бұрын
I love this song
HOBALADA WAABERI HEESTA CALANKA SOOMAALIYA
9:44
xusuusonline
Рет қаралды 875 М.
Seja Gentil com os Pequenos Animais 😿
00:20
Los Wagners
Рет қаралды 32 МЛН
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 11 МЛН
Wait for the last one 🤣🤣 #shorts #minecraft
00:28
Cosmo Guy
Рет қаралды 5 МЛН
KOOXDA DEEGAAN HEESTA DUUFAANADA (OFFICIAL VIDEO)
4:29
xusuusonline
Рет қаралды 1 МЛН
NACABKAY HA IIJABIN (SAYNAB CIGE) HEES MACAAN HCTV
7:45
Horn Cable Tv
Рет қаралды 1,5 МЛН
YAA KU HELI KARAA HOOYOY KOOXDA HIDDO 2024
6:03
Young Muste
Рет қаралды 187 М.
Hees Shirkii Carta UMADU WAY DAALANTAHAY
6:20
Nawad Hassan
Рет қаралды 530 М.
Hees Wadani Allaa wayn ninkii aaminaa awood leh
10:17
MS QARANIMO
Рет қаралды 258 М.
HEESTA DALKI HANAD BAA U KACAY HOBALADA WAABERI
7:29
xusuusonline
Рет қаралды 76 М.
Hobalada waaberi 2013 Dalkeenu waa hodan
11:14
xusuusonline
Рет қаралды 154 М.
Seja Gentil com os Pequenos Animais 😿
00:20
Los Wagners
Рет қаралды 32 МЛН