YAA CELIYAY DIYAARADDI UU SAARNAA

  Рет қаралды 65,768

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Күн бұрын

Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato....
Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka,

Пікірлер: 367
@ahmeddahir6224
@ahmeddahir6224 3 жыл бұрын
Masha Allah guuleysta Hanoolaato iyo Qeys Ciribeey Qabiir culus. Dhankiina uun baan ka helnaa warar xaqiiqo ah
@abdulqadiradamali9123
@abdulqadiradamali9123 3 жыл бұрын
Anigu markii aan aqriyay commentiga, waxaan arkayaa dad dhaliilay sida uu wax u fasirayo. Lakin anigu aad baan ula dhacay in isla dowladu ay abuurtay hubanti la'aan amni sidaas darteed ay diyaaradu uga cabsatay in ay timaado airopor hubeysay. Taasna u madaxweyneuhu rabay si shirkii abniga qaranka uu baaqdo
@AhmedAhmed-ws6uo
@AhmedAhmed-ws6uo 3 жыл бұрын
P
@sadamxasan4408
@sadamxasan4408 3 жыл бұрын
INTA kuwarerte siyasada somalia LIKE sar
@mohamedyuusuf8749
@mohamedyuusuf8749 3 жыл бұрын
Doqon sanaa waxani
@suldanmohamed8385
@suldanmohamed8385 3 жыл бұрын
Kkkkk layaabka adunka waa doqon
@abdallagullwarsame2464
@abdallagullwarsame2464 3 жыл бұрын
CABAAR BAAN IDIN DHAGEYSTAY, SHEEKADIINU WAA WAXEY ILA TAHAY, XAQIIQDA IYO RUNTA AYAAD KA LEEX LEEXATEEN, THAT MEANS NACAYB SHAQSI BAA IDIINKU JIRA
@ibnrushdaverroes7633
@ibnrushdaverroes7633 3 жыл бұрын
Hanoolaato 👍🇸🇴
@hamseabdi9019
@hamseabdi9019 3 жыл бұрын
Wariye dhedhdhexaad noqo si waxa aad noo soo gudbinayso loogu kalsoonaan karo.
@MBmubaarig
@MBmubaarig 3 жыл бұрын
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕
@dhawaaqlaheeyn7137
@dhawaaqlaheeyn7137 3 жыл бұрын
14:45 Oo aan la ogeen inuu Diyaaradaa Saarnaa??. Qif Ogaa ma laha? Ilaa Uu Jabuuti ka dagay? Kolkaas Baa Sirdoonka Jabuuti iyo Geeyleba War galiyeen RW-ROOBLE Diyaarada na hakad la galiyay?? Intii RW-ROOBLE War laga helaayo?. Rooble na uu dhahay? Celiya Fahad-Yaasin War buu wadaa iyo Cadeemo. Qof Garaad Leh Taa baa U SALAXANTA.
@khadrajamaa706
@khadrajamaa706 3 жыл бұрын
ياخي ليش ما تفسر الامور بطريقة عقلانية النا س ما اغبياء
@MohamedAli-ku2eo
@MohamedAli-ku2eo 3 жыл бұрын
Xoolo ilahey waye Kan
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 3 жыл бұрын
Waa Dahabshiil Rooble waa in maxkamad lasootaago waa Dabadhilif ushaqeeya Kenya Imaaraadka iyo Jabuuti iyo qaarkale waxa lagu sooduulay qaraninada iyo madax banaanida Soomaaliyeed
@hodan3084
@hodan3084 3 жыл бұрын
Abiii ahmed xaaskiisa 2 farmaajo kawaran
@nassermohamed8837
@nassermohamed8837 3 жыл бұрын
Kan meesha ha keenin saaxiib dhex dhexaad maaha plz qof kale keen
@xaruudxusseen3567
@xaruudxusseen3567 3 жыл бұрын
Makhaayad fadhi ku dirir ayaa fadhidaan
@gaafaneabdi675
@gaafaneabdi675 3 жыл бұрын
Xayawaankan qaran dumiska ah dadka hortooda ha keenin mardambe. useless.
@ashaoali8020
@ashaoali8020 3 жыл бұрын
GAAFANE ABDI . QEEYBTA QARAARKA.
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 3 жыл бұрын
Qays. Waa Taxliiliye. DEGAN MASHA Allaah. Hanoolaato.iyo Ayaanle
@ahmeddahir1300
@ahmeddahir1300 3 жыл бұрын
Please Ayaanle this guy is against Farmaajo government,interpol is everywhere. Waa nin bernaamijkaaga fiican aan u fiicneyn.
@abdimohammed6068
@abdimohammed6068 3 жыл бұрын
I have been saying this but hanoolato doesn't care about public opinion, I am not sure if they are like Fox news.
@sacaadajibriilchanel
@sacaadajibriilchanel 3 жыл бұрын
Ninkan maa siidas ayuu siyaasi kuyahey
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 3 жыл бұрын
allow aanan dhageysan kanoo kale yaahuuuuuuu
@mahamudjamamahamud
@mahamudjamamahamud 3 жыл бұрын
Hanoolaato geesi ayaad tahay lakin kan barmaamijka kula wadaa wax uu og yahay ayaan jirin waa Beenaale Nr 1
@khadrasaid5165
@khadrasaid5165 3 жыл бұрын
Asc adigu Iskawaran sidee tahay marwalba qof baad saarantahay look at you maxaa ku kikkilinaya afkaagu isma qabto miyaa ninow isku xishood waxa yahayba
@hafsaali4297
@hafsaali4297 3 жыл бұрын
Hanoolaato gurbaan ayuu garaacaya ninkii usabcinaaya ayuu keensanayaa
@abdimoallin2600
@abdimoallin2600 3 жыл бұрын
Most bizarre interview ever. SHOCKING.
@Nexxett
@Nexxett 3 жыл бұрын
kantiinadeesan kulahaa !!!!.. kuwii baddan gatay oo waliba gacan kuu dhiiglayaasaha ahaa baa caasimadda ku baashaalaaya qaarkoodna aqalka sarre kujira. kii suspectiga ahaana waa in lakatiinadeeyaaa.. Hannoolaaato isku xishooda, waxaan falanqeen maahaa waa habaar baa wadaan ,,kkkkk wadanka Allaha noo xasiliyo
@adamabubushra
@adamabubushra 3 жыл бұрын
Aad baan ooga xumahay in hanoolato caqligii ilaahay sii ii uu ka Abdallah dhacay si uu farmaajo oogu raadiyo dhaliil iyo iyo been abuur oo uu isku dayo wax cad iiuu badalo Farmaajo ceydo ama ceeb uraadiso waxaa kaaga muhiimsan in aad is ixtiraamto taftaada
@Myhalimaworld
@Myhalimaworld 3 жыл бұрын
Waxba kuma heysaan meeshaan. War la hubo noo keena ama iska aamusa, male-awaalka iska daaya.
@maxxammedhus.468
@maxxammedhus.468 3 жыл бұрын
waxuu doonayaa inuu naga dhaadhiciyo waa been in Turkish airline warkay ku joojisay duulimaadyada djibouti ay ku marijirtay iyo cilaaqaadyada laba dal oo xumaaday
@dahirmax6281
@dahirmax6281 3 жыл бұрын
Ayaanle ninkaan idaacadda ayuu ceebeeynayaa dadka hasoo hor fadhiisin
@barrehassan6501
@barrehassan6501 3 жыл бұрын
Adeer siyaasad waxba kama taqaanide umada ha jahawareerin adiga iyo xarfaankaan wariyaha isku sheegaya ee ay caadifada qabyaalada ay qaaday.
@abdikarinmohamed728
@abdikarinmohamed728 3 жыл бұрын
war ninkan wayn maxaa ka khaldan marba meelbuu isku qaadaya diyaar turkiga lagu celiyay buu leeyahay ciladba jirta ciyaal miyaad u sheekaynaysaan
@colujoog5775
@colujoog5775 3 жыл бұрын
Warba mahayo
@ridwanhussein1715
@ridwanhussein1715 3 жыл бұрын
Kan wax falanqeeynaya hal dhinac ayuu durayaa bes. Dad aqoon leh keen meesha ayaanle waad ku ceeboobaysaa kan wllhi Political analysis kulaa yahuu 😊
@bestmayraaled8077
@bestmayraaled8077 3 жыл бұрын
Mahadsanid Gudomiye Ayanle & Qeys Falan Qeyn Xikmadeysan Ad Soo Gudbisan Mar Walbo
@nursaid6283
@nursaid6283 3 жыл бұрын
Ayaanle mxa mudadan ku koopay isha wararka hanoolaato qays keliya?
@ابوعاليهالهاشمي
@ابوعاليهالهاشمي 3 жыл бұрын
Wallhi waad ufiirsaty
@kobcifikirkaaga573
@kobcifikirkaaga573 3 жыл бұрын
Ninkaan meesha ka wad aad leedahay Qeys
@afnanhassanaden6334
@afnanhassanaden6334 3 жыл бұрын
Ma waxaa rabtaan baad kuhadlaysaan
@abdimohammed6068
@abdimohammed6068 3 жыл бұрын
I told you hanoolato this guy analysing politics is below average, Ayanle repeated the question what is the link between the flight and secret services and he couldn't answer several times. Ayanle this guy is playing with his pen in order to perceive people that he has knowledge. He cannot link Djibouti, Somalia, Ikran Tahilil's case and the security Council which Djibouti is part of and Amisom. Hanoolato challenge and educate people but don't become maqaayat or fadhi ku dirir talk. When you critically think the solution might be many but you get close, however, when you talk and say I heard this in forum or he went Iran which is baseless statement; you make us brain dead.
@hasind
@hasind 3 жыл бұрын
Ayaanle, ninkan oo kale wareysigiisa shakhsiyadaada bay dhaawac ku tahay. Sheekadii makhayadaha baad waxkhti nooga lumisay!
@alimuse9541
@alimuse9541 3 жыл бұрын
AYAANLE WAA KA LEEXDAY DARIIQII XOGTA IYO WARARKA SUGAN,,,,,,,,,, QAAQLAYAASHA MUCAARID IYO MUXAAFID ISKU ERYADA AYUU KA MID NOQDAY
@Bsihar
@Bsihar 3 жыл бұрын
Halow maqal majira ninkan waxba mafalaqenaya ee wa tageraa digaa ah
@fatxiabdullahi9013
@fatxiabdullahi9013 3 жыл бұрын
Ninka ma daacad mahan oo hal dhinac ayuu u jajeraaah
@sokorhaji5575
@sokorhaji5575 3 жыл бұрын
Warkiisa waa khal khal
@musedini7381
@musedini7381 3 жыл бұрын
Taageere idhala
@khadarali8847
@khadarali8847 3 жыл бұрын
Waxbaa la mucaaradaa bay maqleen Farmaajo waa madaxweynaha 10ka sano ee soo socda
@ugaasmaxamed9392
@ugaasmaxamed9392 3 жыл бұрын
Nin mucaaarad ah warkiisaa falan qeeyo nooga dhigto waxaan ognahay marka ayaanle hadaa cadaalad tahay dad kale duwan oo mucaarad iyo muxaafidbo leh noosoo fariisi
@sahromohammed1288
@sahromohammed1288 3 жыл бұрын
Wax iskuma haysan waadka indho labanaySan xaqiiqda
@ashaoali8020
@ashaoali8020 3 жыл бұрын
SAHRO MOHAMED . MAXAAD JECLAAN LEHEEYD INEEY DHAHAAN .
@alphamale5802
@alphamale5802 3 жыл бұрын
Waar bal Sool Sanaag iyo Cayn ha idiin dambayse shan tiinan maamul gobaleed mideeya ee is wada haysta.
@iyigunler9509
@iyigunler9509 3 жыл бұрын
Shanta ayaad lix kutihiin yaa idinka saaray
@bigie2264
@bigie2264 3 жыл бұрын
@@iyigunler9509 dee kaalay naga dhig dee liin qarbooshbaanu ku qooshiye
@mrali3601
@mrali3601 3 жыл бұрын
Qabiil qaran ma wa Isaqland
@rhoda506
@rhoda506 3 жыл бұрын
Wax laga xishoodo baad sheegta iyo been shame on you
@ashayahya
@ashayahya 3 жыл бұрын
This man doesn’t know anything he’s bellow average of even people who don’t claim to be political analyst.
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 3 жыл бұрын
Ninkaan waa jaahil muxuu u keenaa waxaan aan wax sharixi karin
@ashayahya
@ashayahya 3 жыл бұрын
@@alahayowarligeygukiiisraac4225 waxba isma dhaaman. Meel dhexe ayaan oga tagay fiidiyaha.
@abdimohammed6068
@abdimohammed6068 3 жыл бұрын
@@ashayahya I so agree with you, I been saying this for weeks alhamdulilah people have understood this, well done
@dalkahooyo1772
@dalkahooyo1772 3 жыл бұрын
Fahad yasiin waa nin qaran ah oo istahila in tariikhda somaliyeed lagu xuso, waa nin dalka ka nadiifshay jawasistii somaliyeed ee xidhnaa shaad dowlidnimo, waa nin baacsaday, dabagalay, heeryadana u tuuray heyadihii dabaqoodhiga ahaa sida sahan group iyo heritage iyo sirdoonka caalimga ahaa , maantana waa alxamdulihaa inuu nabad qabo ilaahayna ka badbaadiyey dhagartii loo maleegay.
@faizaanuuraafaizafany4594
@faizaanuuraafaizafany4594 3 жыл бұрын
Waxa nasiib daro ah inay inaku Jiraan dad noocan u fakera oo iyago arka xaqiiqada baal mara si ay shaqsi ugu xumeeyaan war wa idiin doqoniino hadii aad qadiyadiina somalinimo aad hoos u dhigtaan idikoo isleh shaqsi ku xumeeya
@hiranstate9407
@hiranstate9407 3 жыл бұрын
Good Job PM Rooble Farmaajo iyo Mooryaan Fahad Yaasin waqti haku lumin siyaasada Soomaaliya waa uga dhamaatay iyaga xitaa iska daaye dowladaha qaarkood sida Turkiga waxay hada baaritaan ku bilaabeen dadka wadankooda ganacsiga ku leh ee Farmaajo iyo Fahad Yaasiin oo dalka Soomaaliya danbiyo waaweyn ka galay taageeri jiray iney daba galaan halka ay hantida ka keeneen iyadoona dhawaan kuwo badan ruqsada ganacsigooda lagala qaaban doono. Hadaad dalka iyo dadka Soomaaliyeed u naxeyso cadaalada u hiili oo maafiyadan hada fashilmeen ee ay aabaha u ahaayeen Farmaajo iyo Fahad Yaasin si dalka looga bad baadiyo ku dadaal doorashada hirgelinteeda. Waxaa laga yaabaa in ay dad badan kaliya maqleen burbur loo geystay garoonkii diyaaradaha Bulo Burte ujeedkii laga lahaa villa Soomaaliya ayaa ku lug laheyd oo qorshahu waxuu ahaa in ciidamada Jabouti ee halkaas jooga iyo shacabka leyska horkeeno maadaama dhawaan Jabouti laga celiyey Mooryaan Fahad Yaasin waxaa burburkaas geystay Shabaabka kuwooda ay Farmaajo iyo Fahad wada shaqeystaan. Laakinse dhawr qol oo miino lagu bur buriyo meel ma loo fadhinaa waaye su'aashu?.Jawaabta oo waa maya. Qaraxii dhawaan Mogdishu ka Dhacay ee lagu dilay dhawr iyo tobanka qofood xitaa ujeedkiisu waxuu ahaa in fashilka siyaasadeed ee kooxdaan ku dhacay bulshada looga weeciyo. Marka PM Rooble yaan lagaa mashquulin howsha qaran ee aad bulshada u heyso ee 1-Kiiska Ikraan meel saar.2-Doorashado hufan qabo. Sidoo kale waad aragtaa maamuladii ay kooxdaFarmaajo iyo Fahad been beenta ku dhiseen kii ugu dambeeyey Hirshabele Guudlaawe iyo Dabageed madaxey isku geliyeen dhawaana markiisii horeba waxuu iska ahaa maamul magac u yaal ah waxaa hubanti ah in maamulkaas maqalkiisa lagu diimi doono kaliya hadii Yusuf Dabageed xiriir la sameeyo qurba joogta Hiiraan oo uu heshiis la galo,maxaa yeelay isagaa wax badan oo dhib ah oo reer Hiiraan ka soo gaaray xarunta villada sabab u ahaa Haduu kaliya Dabageed Hirshabele waan ka baxnay yiraahdo Cali Guudlaawe horjoogaha reerkiisa uun buu noqonayaa maxaa yeelay Farmaajo iyo Fahad Yaasin iyagii oo fashilmay oo laga kala cararayo ma doonayaan in ay arkaan kuwii ay dhiseen oo beentii ay shalay ku dhiseen ku sii shaqeynayo. Arinta kale ee xiisaha leh beesha caalamku hada wax weyn uma arkaan maamulan loogu yeero dowlad goboleedyada iyo madaxdooda wey ogyahiin in ay doorashada dhan u tahay nooc ka mid ah ganacsiga oo aysan dooneyn nidaam guud oo dalka dhan wada gaara. Waxaasi oo dhan hadii leysku soo duuduubo waxa kaliya ee hada la sugayo waa dowlad cusub iyo madaxweyne cusub. RW Rooble horey u soco waqti haku lumin qof siyaasada dalkiisa ku fashilmay isbuuc ka hor intaadan Fahad Yaasiin xilka ka qaadin adigaa laguugu mashquulsanaa sidii siyaasada lagaaga saari lahaa intaanba daacadnimadaada iyo taageeto shacab ayaad ku soo gaartay dalka horey u dhaqaaji. Soomaaliya Hanoolaato.
@nasrichannel9994
@nasrichannel9994 3 жыл бұрын
Maasha allah macluumaad muhima ayuu sheegay
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 3 жыл бұрын
hh ma familygaa hhh
@nasrichannel9994
@nasrichannel9994 3 жыл бұрын
@@alahayowarligeygukiiisraac4225 kkk Marka ay somalida ka dhamaato adiga oo kale ayay hagaagaysaa bal fikradayda ayaan dhiibtoo hadana waxaad ku leedahay ma famligaa
@farahaadan5187
@farahaadan5187 3 жыл бұрын
Kan la waraysanayow dhexdhexaad noqo
@fatima-sx2ff
@fatima-sx2ff 3 жыл бұрын
Ayanle wiil fican baad ahayd oo barnaamijyadada LA jecel yahay wad isbadashay wadankayga u hili in ad war dhib ah shego MA ficna Ana barnaamijyadada egta Wan nacay hada, fahad wuu iska jogo laha hadu rabo in uu shirka baajiyo labadinu illaahay ka yaba wad dhimanaysan ninkan iska daa waraysigisa MA ficna
@mohamedabdul1986
@mohamedabdul1986 3 жыл бұрын
Ayaanle qabyaalad ayaa ka dhax hadleeyso
@hiranstate9407
@hiranstate9407 3 жыл бұрын
👍👍👍👍👍
@salma-qs2gi
@salma-qs2gi 3 жыл бұрын
This man is Rooble said we someone famaajo said because everyday we listen Rooble teamwork
@hassanfaliidh4583
@hassanfaliidh4583 3 жыл бұрын
Ayaanlaw ninkan maha falanqeeye ee waa nin dhinac kararan weeye mida kale ayaanlow saxafi ayan kugu oga waxana kugu tuhmaya inad shuruucda saxafada wax ka taqano mida kale waxan kugula talinaya inad qof dhex dhexada keento
@suldanmohamed8385
@suldanmohamed8385 3 жыл бұрын
Yaab laxkasta waa macac leyneysa, jabuti wey kufashilmatey iney shirka birito dib udhigto
@mohamudaden3391
@mohamudaden3391 3 жыл бұрын
An reliable source
@sahrasaid140
@sahrasaid140 3 жыл бұрын
ASC. Jimca. Mubaarak
@xaruudxusseen3567
@xaruudxusseen3567 3 жыл бұрын
Adeer erayga ha noolaato iska daa waayo waxaad tahay calooshiis u shaqayste.
@mrali3601
@mrali3601 3 жыл бұрын
Aniga wa ka so hor jeeda waxa, qofka hadi dambi jiro Somali Na yahay in imanshaha wadanka laga hor istago wa khalad qof asagu Dulmi samayn jiray in aad hab dhaqan ki si samayso adiguna waxba ma so kordhinayso Marka hadi wax lo haysto ha yimade iska dhaaf oo marku gacanta so galo waxi dambi ah ku qaad, lkn hadad imanshihi wadanka ka hor istaagtey waxa dhici karta inadan dib u arag oo iska baxsado, Interpol aduunka wax 100%shaqeeya ma aha ila labada wadan heshiis horay u kala saxiix deen
@dalmarbariise7583
@dalmarbariise7583 3 жыл бұрын
Masha Allah ayanle sxb xaqiiqda kahadashaa
@nimohussein444
@nimohussein444 3 жыл бұрын
Warninyahow illahaga ku aburtay wadankan oga yab waxan arkaya inad carabkaga wadankan inad kugubto inadrabto barnamijkana wuxu noqday barnamijyada dalka sida toska ah indalka logu dhibateyo logu talo galay dadkan masakinta ah e sodonka sano dhibatada ku nola carbka u idin qalaline carabkina haku dhibataynina ninkan farmaja ah ma arag waligey mana aqano lakin wax dhama wali nama somarin
@colujoog5775
@colujoog5775 3 жыл бұрын
Qof aan wax ogayn baad waraysateen
@abdullahwarsame4704
@abdullahwarsame4704 3 жыл бұрын
Hawiyaha horta isma caqli dhaman miya saxafi ma tihide karamada haka qadin saxafada
@deeqaahmed2607
@deeqaahmed2607 3 жыл бұрын
Hanoolaato guuleysta🙏
@abbasabdikarimmohamed4608
@abbasabdikarimmohamed4608 3 жыл бұрын
Ayaanle khabiirkaan falanqeyaha inte kaso heshay, bulshada aya u bahan. 2+2 wa 4 iyo wa 5 ayu noqday warkiisa, isagaba muransan.
@MultiXaaji
@MultiXaaji 10 ай бұрын
Thanks ayaanle.
@ابوعاليهالهاشمي
@ابوعاليهالهاشمي 3 жыл бұрын
Khalaas ayaanle maanba kudawadeen hadaan ogaan lahaa inaad mucarad tahy walibana hanolaato waad cebeesay farmajo guul
@xamdixasan5809
@xamdixasan5809 3 жыл бұрын
Maasha allaah hanoolaato waad kumahad santihiin hanoolaato
@afnanhassanaden6334
@afnanhassanaden6334 3 жыл бұрын
Nacaybka fahad iyo farmaajo yuu mee idin katuurin ilaahay kabaqa
@maxamedaxmed3361
@maxamedaxmed3361 3 жыл бұрын
Kuwaan Talo Mahayaan
@ibrahimmohamed3306
@ibrahimmohamed3306 3 жыл бұрын
The worst interview ever! Sickness!!
@zeinabelmi2076
@zeinabelmi2076 3 жыл бұрын
Ayaanle ninkan naga daa please
@abdullahifarah6772
@abdullahifarah6772 3 жыл бұрын
Waar nin sheekeye baad noo keentay
@abdullahifarah6772
@abdullahifarah6772 3 жыл бұрын
Waar qof wax garad ah keen, waan ku dhageeysanaa, siyaasada sidaa maasha isagaa baa jahwerersan
@youngboy5293
@youngboy5293 3 жыл бұрын
Habar kasta waa qabiir ku sheeg kuwa geela raaca ayaa idin dhaama
@mohamedofficial9
@mohamedofficial9 3 жыл бұрын
ala Kuwani Been badanaa Hadad Run sheegeysaan Falanqeeye dhexdhexaad ah keena
@yahyabillow1735
@yahyabillow1735 3 жыл бұрын
Falanqeen mamuuqato......meshaan neceeb shaqsi aaa kamuuqata
@adamsahal5155
@adamsahal5155 3 жыл бұрын
Channel ka ha,iska haleyn oo kan oo kale haku casumin.
@amaldirie6901
@amaldirie6901 3 жыл бұрын
War ninkan waa micaarad dawlada buu ku kacssnyahay war kaa akheisan mayno
@abdiwalifarah9484
@abdiwalifarah9484 3 жыл бұрын
Kuwaan waa kuwo maran walahi
@BRage-gc7gu
@BRage-gc7gu 3 жыл бұрын
Markuu ina adeerka lajirin wa maranyahay miyaa😳adaa maran doqonyahow orod tuuladada iska joog muqdisho iyo arimaheda waxba laga weydin maye😏
@abdiwalifarah9484
@abdiwalifarah9484 3 жыл бұрын
@@BRage-gc7gu Muqdisho waa magaaladaydii wana meshan ku dhashay dhib iyo dhibaato deegaan iyo mid dadba waa ixanuujunayaaa walal qofku markuu hadlayo wax macquul ah baa dadka lala soo horfaristaa runtana lataabtaa ninman waxay kahadlayan ciyalkaa xatee lagama dhadhicin karo waase qof majuura ku ma caayayo anigu thanks 😊 🙏 ♥
@madinaali9925
@madinaali9925 3 жыл бұрын
Viva dowlada jabuuti nolaada waa walaalehena cadowgina hajabo insha allah 👍👍👍👍❤❤❤💯💯💯💯
@abdiabdi8138
@abdiabdi8138 3 жыл бұрын
Hanoolaato Waxaan kuu sheegayaa ninkaas waa nin qabiileesan oo dowlad diid ah
@calioumar2967
@calioumar2967 3 жыл бұрын
Ayanle too
@qasimboobe1049
@qasimboobe1049 3 жыл бұрын
Asc ayanle xishod cebaykugutahay inad difacdo gele oo somali diida ceb
@mohamedhadi6291
@mohamedhadi6291 3 жыл бұрын
Rooble is the most dangerous priminister of Somali
@Loml-chi
@Loml-chi 3 жыл бұрын
Eebow nabad nasii yaarabi aamiin aamiin aamiin yaarabi
@raghedanan3959
@raghedanan3959 3 жыл бұрын
Hanoolaato you’re doing a good job 👍 thanks for the update. 🙏🏽
@geellaqchannel8252
@geellaqchannel8252 3 жыл бұрын
Super avocate waad waayay.
@geellaqchannel8252
@geellaqchannel8252 3 жыл бұрын
Badisay
@abdulahigabo3282
@abdulahigabo3282 3 жыл бұрын
Anaga ayaaba xaq u leh hadaan nahay shacabka somaliyeed kiiska Ikraan Tahliil AUN inaan dhageeysano maxaa shacabka looga qarinaa oo loo diidanyahay in lala wadaago shacabka.
@mohanadhifyussuf1996
@mohanadhifyussuf1996 3 жыл бұрын
#HANOOLATO This man is a controversial,contradicting and ignorant person, so please don't ashame your channel by calling him on your debates
@hafsaali4297
@hafsaali4297 3 жыл бұрын
Absolutely! You have right.
@maxamedamin6897
@maxamedamin6897 3 жыл бұрын
Wlhi sxb kan aad wareysaneysid sumcadada ayu heleyna
@shaxshax7836
@shaxshax7836 3 жыл бұрын
Fadlan dont call lataliye because you calling farmaajo madaxwayne which he is not. Incase you dont know his time has ended 8feb so he is holding the positin with no dustur and thats why he want no dorasho to happend so he can stay longer. My advice to you is to respect dasturka and call farmaajo ex madaxwayne and this lunitic man he apointed dont exist follow what your PM says..simple becase he is the kusimaha madaxwaynaha and PM of Somalia and you know farmaajo handed that reaponsibility on 1.5.21 no more blaa blaa madaxwaynaha.
@june6206
@june6206 3 жыл бұрын
Kkk hada ayaa madexweyna ah ilaa mid la dooranayo farmaja ayaa madaxweyne ah
@abdulahigabo3282
@abdulahigabo3282 3 жыл бұрын
Guuleesta hanoolaato
@zakariahmohamed5787
@zakariahmohamed5787 3 жыл бұрын
Asc wll Ayanle waxa sharaf kuu ah inaad ahaato wardoon waraka xaqiiq ino so tabiya dhinaac walba warayso sidaan u helno waar dhax dhaxaad ah Many thanks Zakariah
@myabeyle4648
@myabeyle4648 3 жыл бұрын
Fahad Wa Isku Kalsona Masuuliyinkale Baqey Fahad horistagey Sidaas 100% U Egtahey Hanolato Dhinac U Rarantahey Dhanka Kale Wareyso
@caddeadam8277
@caddeadam8277 3 жыл бұрын
Qosol yaa raba.
@abdulkadirmohamed1643
@abdulkadirmohamed1643 3 жыл бұрын
Hanoolaato channel nin muacaarad ka u janjeera ayaa ku soo kordhay rooble oo amaray xanibaada doyaarada shacabkaa xitta og
@jamahazadmoha4667
@jamahazadmoha4667 3 жыл бұрын
mansha alah ayaanle waraysiga aad layeelanayso aqoonyahanka khibradisa waa fcntahay waana aragtida aan aaminsana inay tahay arintaan aytahay arin talaabo sirdoon ah oo aykashaqeyen arima uu fahad yasin samaysteen kuna fasshilmeen siyaasada xaalkuna uuxunyahay khibradooduna waayaratay
@calioumar2967
@calioumar2967 3 жыл бұрын
Ayanle fadi kuu dirir oo baraxa keenay please next bring real political analysis who fair and tell the truth no matter wat we tire of kuu dirir
@moktarilkacase5085
@moktarilkacase5085 2 жыл бұрын
Hanoolaatow ninkan waa kaadib waa beenaale weeyn ee xoolahaas oo kale hawarerysanin
@ahmedbishaar5734
@ahmedbishaar5734 3 жыл бұрын
Fadlan wariye ayaanle arrimahan ama keen labo qof o labada dhinac ah ama qof dhex dhexaad ah
@geellaqchannel8252
@geellaqchannel8252 3 жыл бұрын
Waad mahadsan tihiin Hannoolatjo fahfahintiina
@dhawaaqlaheeyn7137
@dhawaaqlaheeyn7137 3 жыл бұрын
12:20. Lakiin Ciwaanka Diyaarada Beey Aheed Sababta Eey ku noqotay in eey Twitter Ama Facebook Soo dhigaan? Ilaa Waa Diyaarad Caalami ah he???. Sidee Ku Cadeen kartaa Shacab Reer Jabuuti ah in eey Saarneen Ama Reer Hargeeysa Ama Jigjiga? Oo eey Aheedbin eey Jabuuti ku haraan??? Ilaa Jabuuti Dagaal kama Jiree??. Dadna Aheeyd in eey Jabuuti ku rlharaan. War ninkaa Waa Baaba 🤣🤣🤣😂🤣. Bal Hadba siduu wax U gadinaayo bal fiiri. Twitter Diyaarad Iyo Facebook ba Wax Meeysan ku qorin?? Sababta eey U noqotay.. Jabuuti Baa nagala soo Celiyay beey tiri. War Cawaan kaan bal Fiiriya. 🙈🙈
@MohamedIbrahim-lc5rb
@MohamedIbrahim-lc5rb 3 жыл бұрын
Suaasha lagaweydiiyey ku jawaab ma garanayo kan oo kale lama Keene mediya sharaftaad aad bay
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 81 МЛН
How Strong Is Tape?
00:24
Stokes Twins
Рет қаралды 96 МЛН
Cat mode and a glass of water #family #humor #fun
00:22
Kotiki_Z
Рет қаралды 42 МЛН
Guddoomiye Cabdulqaadir - Waxaan soo toosay aniga oo dhaawac ah !
45:09
ABDISATAR JAWAABTI FAHAD MA'AHAYN MID LOO FADHIYAY!
37:50
HANOOLAATO
Рет қаралды 278 М.
Fahad Yaasiin waa Kuma? Prof Samatar ayaa sharaxaya
8:56
Xogmaal Media
Рет қаралды 383 М.
CABDULLAHI MAXAMED NUUR: WAREYSI BUUXA  SHIRQOONKI SHAQADA
3:47:53
HANOOLAATO
Рет қаралды 1,2 МЛН
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 81 МЛН