Waa maamulaha shaqada sababtoo ah sharaab cid kale lama siiyo aan ka ahyn martida
@FarxiyaCismaan-ec6tmАй бұрын
Waa muumulaha sabaabtuna waa iney gabadhu sir ka hyso sababtaasuna udiley
@CabduqaadirxasanFanax-b9e3 күн бұрын
Mamulaha dilay
@lailafarah25754 ай бұрын
Masha Allah Qasab ayaa u saaraynaa lake ta Waayo maba laga tagi karo adigoo Inoo soo gudbinayo qisooyinka ugu fiican in ay Ku dhaafaan احلى قصص وشكرا ❤
@AyuubCusman-w1c13 күн бұрын
Maamule
@user-Askaaxmedkaarpm6go2wk1y3 ай бұрын
kow baan fahamey in uu maamuluhu diley
@c.qaadir31004 ай бұрын
Shukran yaa akhii Waa qiso cajiib ah
@NasriinOfficial-me3ch3 ай бұрын
Daqiiqaduhu waa 25:15min aniga waxan ka shakiyey odayga ee maamulaha shirkada ah iyo shaqaalaha
Maxaa idinku dhacay haloo kala kiciyo saaxiibkeen ileys 3cisho iyo 25 comment waxaas xaqdaro waaye in intiina badan inaa iska dhegeysataan kadib iska socotaan idinkoo taageero buuxda usamayn
@AaminaXassan-b9e4 ай бұрын
Maamulaha maya dilay❤
@mallakIsmael4 ай бұрын
Waxan dawanaya 10 maalmod kadib😂balse hada Waxan marayaa markuu danbibadhuhu ka imiday mamulaha shirkada ee ukuso noqday gabdha yar 17:30 daqiqo waxaan ka shikiyay mamulaha shirkada waayo said ayay iskugu dhawayeen teda kle qof kle oy shaarab uso diyarinayso oy guriga soo galinayso ma jiro walasheed intay sharab udiyariso so fadhiso odhanmayse ninkaas ayan ka shikiyay 100% waxaan umalaynya wliba sobobta uu udilay inuu ula imiday arimo dhaqanxumo oo ay diday ama intuu arimaha ula imiday inuu mrkii danbe isdhahy way ku khashifi kartaa inuu jeel galo qof jcel ma jiree intaas uunban is dhihi kara sbobta ku kaliftay nio waan sexan lahaa lkin kiiska ila macanba ilaa aan dhameyana sexan maayo wan ku salamay👋
@AmranAbdille2 ай бұрын
Hello walal qaali sawirkatha wankahelay ee fadlan nambarkaga isoidir
Ayy runtada waye ana Nawal leydhaha 😂 sa iga shegtay ahay yaaq😊
@HooyomcnInacabdele4 ай бұрын
yaadu maydilin baan uumalaynaya❤❤
@Aniitaakhan4 ай бұрын
Maamulaha aa uku shakisanahay 90% 10ka kalena dadka shaqeeyo mid ka mid ah🙄
@CabdiWaxid-x1s3 ай бұрын
Yaa waaye 😢😢😢
@bakaal18024 ай бұрын
Ifiye dilaaga wa walasheed
@adanmohamed60314 ай бұрын
Leg😂😄😇
@bakaal18024 ай бұрын
Maya ifiye wawalaashed
@AlisaMoha00-lt4wt4 ай бұрын
Wah waaaaah labo qiso Ii talo😅
@FatimaMaxamed-sw6gj2 ай бұрын
Waxan umalay naya odayga ay xog haya u ahayd sababtana waxan umalay naya inu gabdha donayy kadibna ay diday kadibna uu sidas udilay sababta uu uyiri inay guriga ka gudhay rabtayna wa inu iska fogeyo edaha iyo indhaha dan bi barayasha gabadhuna iyada guriga si cadiya uga fudhay madama uu yhy ma mulehedi sas umalenaya waxana so qoray qoralkan shekada oo maraysa 24.50 🙌
@ZeeynabMoha4 ай бұрын
24:47 walashed😂😢
@AmranMaxamed-uv5ih4 ай бұрын
Waa mAamulaha
@HaniMohamed-ce6sr4 ай бұрын
Mamulaha
@YuusufMaxamuud-g1o4 ай бұрын
Waa maamulaha😂
@QamarAwuseymohamed4 ай бұрын
I miss your vice to listen
@inacabdirisaaq-k1f4 ай бұрын
𝑄𝑖𝑠𝑜 𝐿𝑎𝑏𝑑𝑎 𝑏𝑎𝑑 𝑚𝑎𝑛𝑡𝑎 𝑠𝑜𝐺𝑎𝑙𝑖𝑠𝑎𝑦𝑎 ❤
@XasanAdanDhuxul3 ай бұрын
Mamulaha waye dilagu
@Ifka-t3h4 ай бұрын
Manukalah fara ku godan
@kafiyaabtidoon40434 ай бұрын
Ifiye qisadaan waa soo galisay maxA kaa siya
@MaidoOmar-u5x4 ай бұрын
Wan shegay nikas inu dilay mal mulaha 😂😂yes
@YuusufMaxamuud-g1o4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hibaqali34564 ай бұрын
Hayeh noo soo daa I Aniga dhan dami Baaris naga dhigteen 😂
@CfitaaxMadaxey-n3s3 ай бұрын
🎉
@ifrahmahamedabdi71314 ай бұрын
Shekadan horay uga hadadhay
@cabdilahimuuse3134 ай бұрын
Maamulaha maya dilay
@FosiyoAynab-ek7zs4 ай бұрын
Aniga waxay Ilyahay mamulah
@zahrashire70204 ай бұрын
Waxaa dilay mamulaha shikada
@GeenyoFadumo4 ай бұрын
ifiyow ma qisoyinki Hore ayad nogusocelisy
@osmanboukah15674 ай бұрын
Asc wr wb somali maxamed
@DARWIISHAD4 ай бұрын
Wcs
@Maima4ever-24 ай бұрын
Dilaaga maamulaha waye waxa uga shakiyey kow cabitaanka meesha yaaley maxa yeelay hade walaasha tahay si qof marti ah oo kale ma uguso diyaariseen Teda kale iyo maamulaha sida oo shakiga u abuurey in guriga uu problem kaheysto cml