RIWAAYADII - IF IYO AAKHIRO - HOBALADII WAABARI

  Рет қаралды 1,283,453

Abdirizak Abdullah

Abdirizak Abdullah

Күн бұрын

Пікірлер: 856
@quule
@quule 2 жыл бұрын
Habeen axadi so galeyso sacaduna tahey 22:55 oo habenimo. 2022/may /29 qof kasta oo comment argo waXAN ku salamey ASC🤝
@zuperzadiik34
@zuperzadiik34 2 жыл бұрын
cws
@JANADOONE
@JANADOONE 2 жыл бұрын
Wcs
@ibrahimmohamoud8236
@ibrahimmohamoud8236 2 жыл бұрын
Wcs
@cabdibaashiilyaas4650
@cabdibaashiilyaas4650 Жыл бұрын
Wcs wll
@umumohamedmohamed7057
@umumohamedmohamed7057 Жыл бұрын
WCS 18 February 2023 still Wn Daawanayaa😂
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 2 жыл бұрын
Maxan Universal Tv ka daawaney anagoo Caruur ah Riwaayadaha Waaberi Legends, Hooyaday mcn baa aad ujeclayd Waayo Xiligaas Quruxda badnaa Ayey Soo qadatey oo waxay kamid ahayd Ciyaalkii iskuulka Lafoole xiligii kacaanka❤️Alla Hooyo maxad nasiib lahayd😢JiiLka danbe hadan nahey Nasiib xumo iyo Qadar Eebbe ayaa nagu dhacdey ..
@mudalibhaarin5542
@mudalibhaarin5542 Жыл бұрын
Aaad iyo aad sxp
@fouedahmad
@fouedahmad 7 ай бұрын
Haben sabti soo galayso tarikhdu thy 8 Mars 2024/sacaduna thy @21:45 ramadan ka dhimanthy 4 haben inta iga danbeysa ASC SalaNta Gobta ❤❤❤❤
@Talasame.
@Talasame. 2 ай бұрын
Wcs
@Bishaaroabdifarah
@Bishaaroabdifarah Ай бұрын
Wcs
@suhraad32
@suhraad32 3 жыл бұрын
Yaraantydi ila maanta 2020😢 kama xiiso gooyo ruwaayadihi hore yaraantydi jimacaha ayaan daawan jiry caawna waa jimce❤️
@baxwalaxmed6633
@baxwalaxmed6633 9 ай бұрын
❤18 jan 2024 maalin salaasa ah l, 06:03 A.M , iyo baradii fanka iyo ababka bulshada Hargeysa . Eebbe cid walba hankeeda ha udedejiyo , waddada dhibta yarna ha uyassiro . Habeen dheer oo soo jeed ahbaan riwaayaddaa aan abid duugoobi doonin ku soo khattimayaa . Half of life is memories 🎉❤
@adnankafi4035
@adnankafi4035 5 жыл бұрын
Ruwayadani waxay ixasusinaysa waqtigaan yaraaa walahi habenka jimcaha laga soo dayn jiray SLNTV dadkii aan wada daawan jirnay waqtiga na kala durkiyay qaar ayaa yurub joga allow isku kaayo soo celi aamiin aamiin
@Saada02
@Saada02 7 ай бұрын
Who’s watching with me Feb 2024 ❤
@yaxyemiliqo1207
@yaxyemiliqo1207 7 ай бұрын
Aniga weliba malin ka dambeeso😂
@Saada02
@Saada02 7 ай бұрын
@@yaxyemiliqo1207 🙈😂
@maryamabubakarahmed4709
@maryamabubakarahmed4709 5 ай бұрын
Me❤
@mohamettwarsame
@mohamettwarsame 4 ай бұрын
😂😂
@wiilsomaliyeed4457
@wiilsomaliyeed4457 2 ай бұрын
Aniga
@kalidmohamed5689
@kalidmohamed5689 5 жыл бұрын
Alle haw naxaristo, riwaayadani micno wayn ayay leedahay, waa markii 2 we aan daawado( markii 1 waxaan ku daawaday qaarada Africa imikana oo ah markii 2 waxaan ka daawaniyaa qaarada Asia), allow na fahansii xaqa. Amiin
@shuaybabdillahish.hussein5872
@shuaybabdillahish.hussein5872 5 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto dhamaantood inta dhimatay iyo inta noolba. Anshax wanaagsan iyo habdhaqan suuban ayey muujin jireen fanaaniintii hore lkn imika waxaa badelay Deeqo Afro iyo kooxo la mid ah.
@sadiq07
@sadiq07 2 жыл бұрын
19/9/2022 subaxnimo isniina marki igu horeysay ee aan daawado riwaayadii if io akhiro waxaan ahy arday Barta suugaanta waxana jeclahay literature nimada waxaan le yahay hami ii so duceya inta hami lehna Allaha u rumeyo
@gulledmohamed1092
@gulledmohamed1092 4 жыл бұрын
Waa riwaayad wajiyo badan taabanaysa runtii waan qashuucay dad waa dadkii hore fanna waa fankii hore waxaan daawanayaa 10th June 2020
@fatmabarre6037
@fatmabarre6037 5 жыл бұрын
Ruwaayadan xasuus gooni ah ayee ii leedahay Anoo yar baaa abahey ii Daari jiray malaha 100jeer ka bdn waan fiirsadey 2008 ayee eheed 8sano ayaan jiray wexee eheed markii Qaxa Lagu maqnaay Aniga ayeeyo aabe iyo awoowe gurigaa Ku harney Si aaan Quraanka Dhaqsi U dhameeyo Oo Kooxdeyda Dugsiga Quraanka aan ka harin ❤❤❤❤❤ilaahow Waalid keyga ii dayso❤❤💋💋🤲🤲
@افضلافلاموالمسلسلات
@افضلافلاموالمسلسلات 3 жыл бұрын
Aabahaa pro waaye
@abdifatahaadan5972
@abdifatahaadan5972 Жыл бұрын
Illahay haw naxariisto sahra axmed Actarad aan laga daba matalin xaga codkana waa ma daashadii waaberi xidig xaraar buteysatey xiligii waaberi
@mohamedabdi7091
@mohamedabdi7091 3 жыл бұрын
2006 baan daa waday waan yaraa tv yada cajalada ah ayan kadaawaday wlhi xasuus waxaan ku cel celin jiray " inna wis wisnaa wa innaa laka wis wisnaa "
@ramlanor3713
@ramlanor3713 4 жыл бұрын
ilaahow u naxariiso wixii dhintay 2020 yaa ila dawayo🤭🤭
@ilkacaseqays62
@ilkacaseqays62 4 жыл бұрын
Aniga dawanaya 2020
@ramlanor3713
@ramlanor3713 4 жыл бұрын
@@ilkacaseqays62 2019 dawashadis bilabay ilaa hda iima dhaman kis kis u daawoya😁
@maxamedyusuf6890
@maxamedyusuf6890 4 жыл бұрын
@@ramlanor3713 ]Pl
@maxamedyusuf6890
@maxamedyusuf6890 4 жыл бұрын
@@ramlanor3713 .kb
@Travel_To_the_World
@Travel_To_the_World 3 жыл бұрын
the best drama for ever
@caashobashiir648
@caashobashiir648 2 жыл бұрын
riwaayadan tariikhda ay agtauda ka leedahay anaa og
@fatimayacquubcabdi4752
@fatimayacquubcabdi4752 Жыл бұрын
Aniga mantay aya dawaday Sandka 2023 walahi waa riwayad ficaan wanna kahelay 🥰❤️🤗
@maslaxxasanxuseen8461
@maslaxxasanxuseen8461 Жыл бұрын
@caddeyarejuube6387
@caddeyarejuube6387 5 жыл бұрын
Yaa ila daawanaayo bishaan 5aad 2019 Ruwaayadan wlh waa ruwaayad xikmad badani ku jirto markii iihu horeysay aan daawaday 2012
@Hasla.wabi.tore.0
@Hasla.wabi.tore.0 9 ай бұрын
WAXAN ABAAL WAYN U HAYNA INTI MU ALIFTAY IYO INTI SO DIYARISAY IYO WALIBA INTI MATASHAY EE SIIDA QURUXDA BADAN LEEH UGU HAGARBAXDEY ANO NAAN ILAWAYN INTI KU DADASHEY IN AY NOSO GADSIYAN RUWAYAN GURUX DA BADAN WAXAN NA ILLAHEY UGA BARYAYNA IN U UNAXARISTO INTI DHIMATEY INTA YAR EE NOLNA UGA DABA NAXARISTO AMIN YA RAABI 🤲
@hassandaada4868
@hassandaada4868 4 жыл бұрын
2020 Qofki daawadow like isaar fadlan
@aliomar2018
@aliomar2018 4 жыл бұрын
A
@laylamohamedmoha5058
@laylamohamedmoha5058 4 жыл бұрын
Illaahay haw naxariisto sahra axmed
@dhoolhaaji2534
@dhoolhaaji2534 4 жыл бұрын
xishoodka haka tagin aabe🙏🏾 xaragada ku dhimo hooyo👸🏻 intaad anii i xoortaan😤 xoolo hayga raacina😢 inti gabar calaacalaysa aan maqlay tii igula adkayd😢 ax yaa ax😢😢😢
@noraismail334
@noraismail334 Ай бұрын
inta 2024 ila soo bookhatay asc❤
@Qaasaali123
@Qaasaali123 3 жыл бұрын
Ilaahay haw naxariisto faaniinta intii dhimatay inta nool alle ha dhawro.
@shaaciyeabdirahman368
@shaaciyeabdirahman368 4 жыл бұрын
Adoo ila waramayoo Hadalka ila wada Muuuqaaagio waayee Ku aawey Allow idion naxariiso kama daaalo soo booqashada riwayadan axyaa jacyl 31/01/2020 haben jimce ah 2:40pm
@saidhersi1516
@saidhersi1516 5 жыл бұрын
9/23/2019. Habeen. Talaada ah. Baan daawanayaa riwaaydan. If iyo. Aakhiro. Aad baan ujeclahay Alle how naxariisto. Sahra Axmed iyo inta kujirta Oo dhimatay. Inta noolna. Uu kamid yahay. Tuse Alle cimriga. How dheerayo. Riwaayadaha Aan ugu jeclahay. Bay kujirtaa xishoodka haka degin Aabe xaragada kudhimo hooyo inta ani ixoortaan xoolahayga. Ha raacina ax ax ax Yaa hees 😭😭😭😭
@fadumanur3408
@fadumanur3408 3 жыл бұрын
Y
@mumtaascabdirashiid
@mumtaascabdirashiid Жыл бұрын
Alle haw Naxariisto labadodaba Caawa o ay taariikhdu thy 10/8/2023 Caawa waxn uso booqdy kadib markn ugaady in fananku yahy saxbky igu qaaliya aabihi😢❤ Hadana uu dhinte alle haw naxaristo Dhamantood😢😢
@salebanyusuf1169
@salebanyusuf1169 2 жыл бұрын
dadkii hore xikmad ayaa ka buuxda 16/10/2022 saacaduna tahay 11:12 pm ayaan burco ku. daawanayaa waxaan rajaynayaa sanadka soo socda inaan isbedel nololeed sameeyo
@Cimraanliibaanmaxamuud4644
@Cimraanliibaanmaxamuud4644 9 ай бұрын
Waligey waan maqli jirY riwayada if iyo aakhiro lakin cawa ayan nasib u yeshay in aan daawado waxan ku suganahy magalada kampala tarikhdu 1/1/2024 sanad cusub subax arooryo 5:26 anigoo sooman waliba inti dhimatay Allh ha'unaxaristo inta nolna cafimad cimri dheer iyo cibado suban
@abdallamohamed5794
@abdallamohamed5794 3 жыл бұрын
Musicians doc ayey kadaawanaayan 😀😀 Inti ila aragte like isaara 😂😂😂😂
@abdifatahsacad7894
@abdifatahsacad7894 4 жыл бұрын
riyawadan wlhi marki uu dhintaY tuse ayaan nacaY inta ka HoraYsa waaa jacaYl inta ila qirotaY like ta hala i dhaafin
@niciimaxasan6325
@niciimaxasan6325 Жыл бұрын
Tuse doraad buu dhintay maalinta aad comment qortay uu noolaa allah ha u naxariisto
@NastehoNalka-dt7hh
@NastehoNalka-dt7hh 6 ай бұрын
😂
@NastehoNalka-dt7hh
@NastehoNalka-dt7hh 6 ай бұрын
​@@niciimaxasan6325wlhi dheh magaciisa saxda ah muxuu ahaa😢
@mohamedabdalla2024
@mohamedabdalla2024 2 жыл бұрын
Dad waa dadkii hore hadalna waa intoo yiri masha allah ilaah ha unaxariisto badankood waa dhinteen amiiin 🤲🤲🤲🤲🤲
@yusufabdulle6041
@yusufabdulle6041 5 жыл бұрын
12/7/2019 caawa ayaan daawanaayaa. Riwaayad cajiib ah waaaye.😍😍😍😍
@jesuisfrancaiemademed.maxa4447
@jesuisfrancaiemademed.maxa4447 4 жыл бұрын
08\12/2019 oo cawa Ayan dawanaya alle ha unaxaristee
@zaidmustafe1301
@zaidmustafe1301 5 жыл бұрын
Qofkiii daawanayow 10/62019 like isaar hhhhhh
@daudahmed1957
@daudahmed1957 3 жыл бұрын
Halkii sanoba mar ayaan daawadaa riwaayadan dawada ah
@francoiskayad878
@francoiskayad878 6 жыл бұрын
if iyo Aakhiro, Erayidi iyo Murtidi Allaha u Naxariiste Abwaan Cali Diiriye Cigaal (Cali Gaab) xasuus.
@hannanapdilaahi2306
@hannanapdilaahi2306 Жыл бұрын
In baddan baa la iiga sheekeyey oon xiisayn jiray inaan mar uun daawado blse caawo tariikhtu thy Friday /4/11/2022 ayaan soo abaaray ❤
@osmtvpuplic9164
@osmtvpuplic9164 Жыл бұрын
5/11/2022
@qalbidacdamahugoboqalbidac7771
@qalbidacdamahugoboqalbidac7771 5 жыл бұрын
5/8/2019 yaa ila dawnaya ruwaydn waan kahela 💕💕💕💕💕💕💕💕💕
@salebanciise2654
@salebanciise2654 5 жыл бұрын
ax ax rabbi janadisa haku mac suumee Riwayda wax SAMEEYYE abwaan sangub
@naimaahmed9848
@naimaahmed9848 5 жыл бұрын
Ameen amen
@mahamedzadiik1948
@mahamedzadiik1948 5 жыл бұрын
sugub malaha riyaadan waxa leh abwaan cali gaab
@abdinasirmohamed4012
@abdinasirmohamed4012 4 жыл бұрын
Abwaan cali gaab ayaa lagaa Riwaayadan walal
@khalidfaraskacad895
@khalidfaraskacad895 2 жыл бұрын
14 july 2022, waxaad mooda in hadda daawaha laga soo qaady
@amiiramustafe2104
@amiiramustafe2104 5 жыл бұрын
Ax ax illaaHaW idiiN naxarizo oo su,aalaHa idiiN fudaYdiiii 😢😢😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@xafsaqueen8684
@xafsaqueen8684 5 жыл бұрын
@Ali Omar 🤣🤣amin
@nastehaomar8663
@nastehaomar8663 4 жыл бұрын
Amiiin
@Bishaaroabdifarah
@Bishaaroabdifarah Ай бұрын
Aamiin Aamiin dhamaantod
@xaragokhan455
@xaragokhan455 4 жыл бұрын
Caawa markii igu horesay waaye😢😂😂ya ila mid ah 20.00 habenimo 25/11/2019😋😋😎😍
@mohamedademqanciye2105
@mohamedademqanciye2105 5 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto inta ciida ka hoos martay kuwa joogana Alle caafimaad iyo cimri barakaysan oo cibaado suuban leh Alle ha siiyo.. Allow aamiin aamiin
@abdiazizashor284
@abdiazizashor284 3 жыл бұрын
Cawa oo uu so galayo sandka 2021 ayan dawnaya dhaman dadka daawan doona sandka 2021 like isaara si aan idinn arko wll
@farxiyecumar5877
@farxiyecumar5877 4 ай бұрын
Inta jeer een daawadey ruwaayadanj tiŕo maleh 2006 ilaa 2024 🎉
@sheekhxasanal-waajidi530
@sheekhxasanal-waajidi530 5 жыл бұрын
22 may 2019 haben khamis ah o ramadan ah yaa ila dawanaya🙏🙏
@fardoosaxmed813
@fardoosaxmed813 5 жыл бұрын
Alle haidin naxaristo sidan qayasayo badankoda waa ay dhenteen waxan dawan haya manta o ah 10 April 2019 inta ila mid ah lik
@mohametgorgor8325
@mohametgorgor8325 5 жыл бұрын
July 2019 20
@abdikadir_faisal24
@abdikadir_faisal24 2 жыл бұрын
Nov 28/11/2021 habeen isniin Ah baan daawanaya alle ha u naxaristo sahra Ahmed iyo dhaman inti dhimatay hobalada waabari
@hassanhabbad4534
@hassanhabbad4534 2 жыл бұрын
Hooyo Sahra axmed jaamac iyo intii kalee dhintay rabiyow unaxariiso
@abdulazizziiso2637
@abdulazizziiso2637 4 жыл бұрын
2020 still watching 🤑❤ Allow u naxariiso intii dhimatay😭
@xamiidacabdimoha2075
@xamiidacabdimoha2075 Жыл бұрын
Wllhi jiliin way dhaafeen hinda xitaa wy ka shidanthy way fiicnaan laheyd in ay xiligaan sidaan tiyaatarka loogu soo ban dhigo ruwaayado 11/2/2023
@samiiraibraahim
@samiiraibraahim Жыл бұрын
4/3/2023 malin sabti ah sacaduna 5:41 galabnimo ayaan dwanyah alle intii dhimatay haw nxriiztoh inta noolna cafimadka iyo cimriga haw dheereyoh amein yaa rapi🤲😘❤
@SuaadoHaji
@SuaadoHaji Жыл бұрын
In badan ayaa layga shekeyey lkn cawa waan dawdey 2023 Augusta from ogadenia l love you somali alla of tham
@yahyeabdi7970
@yahyeabdi7970 4 жыл бұрын
Waa 21-7-2020 gobolkii togdheer ,ilahay naxariisti jano haka waarabiyo inta dhimatay inta noolna ilahay ha ilaaliyo if iyo aakhirabo 🤲
@sukhraismacil6981
@sukhraismacil6981 4 жыл бұрын
Inta Ila daawanaysa 2020 like hayga ilaawin plz
@xassanxabbad750
@xassanxabbad750 3 жыл бұрын
Hooyo sahra axmed jamac allaha kawaraabiyo janatul firdowso tabiyow adoomada ayaa nahay janada kawaraabi dhammaantood
@dabiyobiyo9880
@dabiyobiyo9880 6 ай бұрын
Riwaatadn xusuus 2018 ayaan Si maqal ahaan ugu dhageystay radio 📻 muqdisho o hben walba 12:00 laga so deen jiray xusuus aniga iyo zxpkay carab Caawa o ay 27/3/2024 waliba Xili suxuur ah ayaan dib u yara fiiirsaday aad bey u wacan tahay wllhi riwaayadan 💯
@muhudinhussien4525
@muhudinhussien4525 4 жыл бұрын
When people die,,you feel they were best ,,but when they around you take them as joks,,, اللهم يرحم الجميع.....
@abdiladiifcolombia1018
@abdiladiifcolombia1018 6 жыл бұрын
😭😭😭 duni taas ayey ahyd Alllllow intii dhimatey u naxariiso
@somaliqueen7277
@somaliqueen7277 5 жыл бұрын
Waaa riwaayadahii dawlada lagu riday dawlad la asayban raadinaynaaa
@SuhaibMuhumed
@SuhaibMuhumed Жыл бұрын
Wali waan dawanaya, Allow u naxariiso inta dhimatay Tuse toosiye ayaa u danbeyaye. 😢
@yaasiinmaxamed570
@yaasiinmaxamed570 10 ай бұрын
Aamiin sxb Alle qabriga ha u nuro
@azhrafleo8113
@azhrafleo8113 10 ай бұрын
12/12/2023 Markii Sadexaad maalin arbaco Time 1:30 pm Qof walba iga danbeeya waxan ku salamaya ASC❤🙏👋
@MunaUsmaan-nb8br
@MunaUsmaan-nb8br Жыл бұрын
Alleh ha unaxariisto tuse aw toosiye hada ayaan geeridisa arkaye😢
@muusecabdilaahimuusecabdil9946
@muusecabdilaahimuusecabdil9946 2 жыл бұрын
Alle hawnaxariisto sahra axmed iyo inta kale dhimayba
@MameAbdi-qx1gh
@MameAbdi-qx1gh Жыл бұрын
21 April 2023 waa maalin jimce oo waliba maalin Ciida ciidulfitri ah qofwaliba oo akhrinaya qoraalkaygan waxan kasalamaya aalada ilahay ku dhex aburay sablayada feedhaha taasi oo ah Qalbiga Asc
@mahamedaadam
@mahamedaadam Жыл бұрын
2023/3/27 malin khamiisa allaahyaoo unaxariiso dhamaantood😫💔👍
@mustafecabdiqaadirmaxamud4201
@mustafecabdiqaadirmaxamud4201 3 жыл бұрын
waxan dawaanya 4/8/2021 Alle ha naxristo inti dhmtay
@fatimasaed6838
@fatimasaed6838 5 жыл бұрын
14/09/2019 ❤, Ayaaan daawanayaa riwaayad cajiiba..
@xasancumar4381
@xasancumar4381 5 жыл бұрын
صاحبة الافكار
@naimabdihakim6844
@naimabdihakim6844 2 жыл бұрын
11/22/2021 still am watching kama xiiso dhaco rabi naxristi jano ha idinka waraabiyo inti dhimaty🤲🤲🤲
@ciiltira10
@ciiltira10 Жыл бұрын
Waxaan dawanayaa 13/4/2023 Ramadaan ay tahy 22 maalin khamiis ah 10:55
@Bulshaaawi
@Bulshaaawi 6 ай бұрын
Aniguna 4/4/2024 Ramadana ay tahay 25 maalin khamiis 5:56
@nuuraawil361
@nuuraawil361 2 жыл бұрын
Hadan daawanaya 18\3\222 eesh cala riwaayad
@daahirsiciid7750
@daahirsiciid7750 3 жыл бұрын
Wlhi waan is badalaa markaan daawado ruwayadihiii horw cod macana sahra...........
@mahamedhasan5416
@mahamedhasan5416 5 жыл бұрын
Yaa ila dawanaya wakhtigaas inta iga danbaysa like igu qabata 3/7/2019 1:05 am Waxan ku sugayaa ciyaarta Cup America ee u dhaxaysa Brazil vs Argentina
@apdullaahiissekirishmohame7925
@apdullaahiissekirishmohame7925 3 жыл бұрын
ana cwa aan ku sugayaa 2 sano dabib
@nourhassan1524
@nourhassan1524 2 жыл бұрын
2021 dhamaad ah 1 bari baa ka dhiman ilahay khayrkiisa hanasiiyo 2022ka
@xamdaadaan1534
@xamdaadaan1534 5 жыл бұрын
xaasus igdhe ruyadn aadbn ujecelhyi illaoh unxariso sahra axmed baa ugu dabiseyi waruyad i ugu mcn ❤😅😅😅
@hersitube9933
@hersitube9933 6 жыл бұрын
Dadkaan dad ayeey ahaayeen masha allah alaha unaxaristo intii dhimatay wayo waayo Manta ayaan so xasuustay
@asadomar2694
@asadomar2694 5 жыл бұрын
mohammed ali intane ma iga sohoreysay sxp
@calizakiadam4096
@calizakiadam4096 3 жыл бұрын
2021 yaa wali ila dawanaaya kama Xiiso Daalo riwayadan 😭
@burhanyare6879
@burhanyare6879 2 жыл бұрын
Yaa ila dawanaya 2022 farta taaga
@aarkaburco3977
@aarkaburco3977 3 жыл бұрын
2021 ayaan daawanayaa yaa salaam kama daaalo if iyo aakhiro waayo anoo yar ayaan universal tv kadaawan jiray
@Alihusen-po1vv
@Alihusen-po1vv 22 күн бұрын
22,9,2024 saacada waa 7.20 hbnnimo isoo duceeya walalahey somaliyeed
@akarboy5697
@akarboy5697 4 жыл бұрын
Waxa igu dan baysay wagan yara 2009 cawa ayan dib udawanaya 2020 mirqan io jigjiga alla khatigu muxuu socdaa wallee✌
@zihaambarwaaqo8660
@zihaambarwaaqo8660 2 жыл бұрын
2022 4 13 ayan daawanaya Allah how naxariisro inta dhimatay😭
@nemcoahmed1082
@nemcoahmed1082 9 ай бұрын
Riwaayadan san uu jecla ila hada uu jecelahay wlhy🥺♥️
@hassanbiriye6236
@hassanbiriye6236 5 жыл бұрын
intii dhimatay alla ha u naxariisto. runtii waa fanantii qiimaha laheyd.
@haphziinamohamed71
@haphziinamohamed71 5 жыл бұрын
Amiin ya rapi
@nasteexomahamed4266
@nasteexomahamed4266 3 жыл бұрын
Hestan cw ane iqusesa wan dhagesoya 2021 bisha labad 9keda haben arbaca dhagesoya anr itabanesa
@cabdiboodhari1764
@cabdiboodhari1764 4 жыл бұрын
Markii iigu hureysay waxey aheed 2004 iska fiiiri yaa ila daawanaaya maahine sheeekada waxaa soojeediyay dhudi meydal iyo tuse
@sakiaxmed5786
@sakiaxmed5786 Жыл бұрын
Al ya raxma sahra ahmad jamac iyo inta kale la jilaysha riwayda
@aminhafid2946
@aminhafid2946 7 ай бұрын
😭🥺ayeeeyo sahra Axmed ilhy haku naxriisto
@Ab.fth568
@Ab.fth568 5 ай бұрын
Habayn xili danbe fani waa kii hore Riwaayad xasuuso leh 2024/5/5
@zhakuurmp8831
@zhakuurmp8831 4 жыл бұрын
Waa ruwayada macan inta iga danbaysa ismujiya like
@amcshi2037
@amcshi2037 5 жыл бұрын
Waa riwaayad cajiib ah aad iyo aad waxa ka faa’iday xikmad. Ilaahey ha u wada naxariisto intii geeriyootay amiin. Meesha waxaa ka gartay Sahro Ahmed ku soo xasuustay heestii, naf ku jaceel. Waxaan aad uu ladhacay hadalada aadka u wanagsan ay ku wada hadlaayaan.
@SareyFarah
@SareyFarah 6 ай бұрын
Xusuus baan yara galay wllhi tani waa Ruwayaada kaliya aan ugu jeclahay in an daawado❤IF IYO AAKHIRO❤😊Two legends 🙌 HASSAN ISMACIIL TUSE IYO SAHRA AHMED JAMAC❤14/04/2024❤Sunday❤
@suleekhaibrahim1124
@suleekhaibrahim1124 2 жыл бұрын
Daawashadeyda cawa 23/1/2022 Alle haw naxariisto inta dhimtey Anna malinba dhici doonta aan marxuun ahy In ALLE i naxariisto amiiin iso dheh
@mahamedaadam
@mahamedaadam Жыл бұрын
Aamiin
@NafisoCabdinuurcabdile
@NafisoCabdinuurcabdile 4 жыл бұрын
Allaha unaxariisto sahro axmed iyo xasan ismacil uur cade 12/6/2020
@khadrakoos102
@khadrakoos102 3 жыл бұрын
Aamiin
@cdigta
@cdigta 2 жыл бұрын
Amiin
@abdirisaqnoradin8786
@abdirisaqnoradin8786 3 жыл бұрын
Mid ka mida ruwayadahan ugu jecla Amazing
@cabdinuurkhadar7424
@cabdinuurkhadar7424 Жыл бұрын
Waa maalin Jimce ah 16/12/2022 Ilaahay swt ha unaxariisto inti dhimatay😢😢😢
@zakariaapdihi6235
@zakariaapdihi6235 Жыл бұрын
Waxaan daawanayaa sadexdii habeenimo Oo biir ah waxaan joogaa Berbera oo aan tukaan Ku haystaa
@wll_baba_a4160
@wll_baba_a4160 Жыл бұрын
Waa Habeen Axad Ah Saacaduna Tahay 2:48 taarikhduna tahay 13/november/ 2022 Waxan Dhmn Inta Muslimiinta Ah Ee Igaga Dambeysa aduunyada Markaan Ka Haajiro kadib Ka Codsanayaa inay Allah Dambi dhaaf Nooga Baryaan aniyo intii muslim ahba
@HalisTa..22
@HalisTa..22 2 ай бұрын
"Adkeeyoo ayaantaynu leeniyo wuu iman waqtuguye samir ila ogoow" Axyaa riwaayad🤦‍♂️ Dad waa dadkii Hore Hadalla waa intay yidhaahdeen💯✋
@amalkaasim8167
@amalkaasim8167 Жыл бұрын
Ruwayada yaila jecel o dawanaya 2023😊
@abdulahiahmed5067
@abdulahiahmed5067 4 жыл бұрын
intaa aan garanayo sahra ahmed iyo gabadha hooyadeed metelysaa horta labadaasiba waa dhinteen ilaahay ha u naxariisto
**Riwayadda Ninna Waal Ninna Waani |  Qaybta 1aad | 1998
1:02:20
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 163 М.
Majaajilo Xishood Iyo Jaceyl Qosol 2015 HD
41:44
MURTI IYO MADADAADALO
Рет қаралды 1 МЛН
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
Part 5. Roblox trend☠️
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 2,7 МЛН
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 136 МЛН
QABYO 2 FULL AH
2:03:43
ABDUL ILAMOS HD
Рет қаралды 531 М.
**Riwayaddii | Gosgoos | Sooran Ahun, Jawaan  & fananiin kale | Jigjiga
1:36:46
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 1,9 МЛН
Silsiladii Siinley oo dhamaystiran Full: HD
1:37:20
BAADIGOOB
Рет қаралды 1,5 МЛН
Sheekadii Waxbarasho, Awkuuku, Jeyte iyo Ziyatom
11:21
Said Nabadon
Рет қаралды 1,4 МЛН
Waa riwaayadii Ragow aarsi haween u adkaysta markiina
46:07
Áwil Mawliid
Рет қаралды 109 М.
RUWAAYDII BEENEEY WAA RUN
2:07:30
Universal Somali TV
Рет қаралды 2,7 МЛН
Ruwaayadii Habloow Hadmaad Guursandoontaan
24:26
Gurmad Tv
Рет қаралды 966 М.
Riwaayadii DAB JACAYL KARI WA 🔥MAJAAJILO IYO HEESO
1:39:04
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 375 М.
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26