Hees Cusub Farxaan Xidig Iyo Kaltuun Bacado (Ugbaad)

  Рет қаралды 111,060

Maxamed Amiin

Maxamed Amiin

Күн бұрын

Пікірлер: 34
@ahmedomer3730
@ahmedomer3730 Ай бұрын
Intii qof ee tiktok kasoo raacday farta taaG☝️😂😂
@Fatmamohamed-j8x
@Fatmamohamed-j8x Ай бұрын
Ani ☝🏻
@hudaaadandacar9194
@hudaaadandacar9194 Ай бұрын
Ani😂❤
@hafzamohamed
@hafzamohamed Ай бұрын
Aniga 😅
@ahmedomer3730
@ahmedomer3730 Ай бұрын
Isku dookhbaynu nahay 🤣🤣
@naciimamustave7978
@naciimamustave7978 Ай бұрын
✌️
@Mustalifaaa-n3d
@Mustalifaaa-n3d 27 күн бұрын
Waxan dhagaysanaya habeen isniin ah 8/12/2024 9:16 cawaysnimo anigoo rajaynaya inay ii rumoobi doonan riyooyin badan oo aan nolosha ka leeyahy ilaahow ila garab gal🤲 Hees xasuus igu leh Wn soo booqan doona markay noloshu ii samaaato i.n 😢❤
@abdiaziizabdulkadir3301
@abdiaziizabdulkadir3301 9 жыл бұрын
caadi ma ahan qoftan wan ka helay runtii caawa n sifiican u gu fiirsaday waanba jeclaaday xaqiiqdii
@ShuceebCumarmaxamed
@ShuceebCumarmaxamed 7 ай бұрын
War ma noshahay 8snno kadib jaceylkeedina makaa baxay mise wali wa kuhaya😂
@hafzamohamed
@hafzamohamed Ай бұрын
​@ShuceebCumarmaxamed 9 Sano kadib ban arkay qoralkan tolow miyu nolyahay
@randasomali1774
@randasomali1774 Ай бұрын
Wankahelay heestan dhamaadka sanadka 2024
@salmoahmed488
@salmoahmed488 Ай бұрын
😊​@@randasomali1774
@shirecabdi1446
@shirecabdi1446 Ай бұрын
From tiktok welcome 😂😅
@cabdirahmaansiciid7723
@cabdirahmaansiciid7723 4 жыл бұрын
2020 ayan dawanoYa heestaan
@RadioQaraami
@RadioQaraami 2 жыл бұрын
LYRICS: #PAGE:1 #BACAADO Jacayl Aayatiinloo Bishaariyo Ugbaadloo Aan u OLolayoo Uurkayga Gubayaan Aad u Odorasayaaye #XIDDIG Jacayl Anbaqaadloo Bilkhayr iyo Udgoonloo Aan U ILo xidhoo Oogadayda Gubayaan Aan ardaa U waabee #PAGE:2 #BACAADO Ubax iyo Kalgacal dhaba Aflax nolosha kaan Idhi Eegmadiisa Oo Qudha Kaan U Oomanaayee Alle Igu Simoo Abshir Farax Daweeyee #XIDDIG Axdi iyo Jacayl dhab ah Adeec nolosha taan idhi Arageeda Oo Qudha Ku iLdoogsadaa Calaf tuu i siiyaay Alle Mahadii weeyaan #Chorus: #BACAADO Ubax iyo kalgacal dhab ah Aflax nolosha kaan idhi Eegmadiisa Oo Qudha Kaan U Oomanaayee Alle Igu Simoo Abshir Farax Daweeeyee #XIDDIG Axdi Iyo jacayl dhab ah Adeec nolosha taan idhi Arageeda Oo Qudha Ku ILdoogsadaa Calaf tuu i siiyaay Alle Mahadii weeyaan #PAGE: 3 #Bacaado Aqal inaan yegloolshoo Ooridaadii baan ahee Ii arimi aduunyada IFKA intaan ku noolahay Kaa adkaysan maayoo Kaama OoLi karayee #XIDDIG Aqal inaan yegleelshoo Sayigaagii baan ahee Aayihii naftaydaay ILwaad qurux wanaageey Ii dhago nugloowoo Aqbal keen ahoow adi #Chorus: #Bacaado Aqal inaan yeglooshoo Ooridaadii baan ahee Ii arimi aduunyada IFKA intaan ku noolahay Kaa adkaysan maayoo Kaama OoLi karayee #XIDDIG Aqal inaan yegleelshoo Sayigaagii baan ahee Aayihii naftaydaay ILwaad qurux wanaageey Ii dhago nugloowoo Aqbal keen ahoow adi. ==================== |📩📩📩📩📩 📩📩📩📩📩 📩📩📩 |SUBSCRIBE:🔕 Mahadsanid:😎Buraale❥︎ |✉️✉️✉️✉️✉️ ✉️✉️✉️✉️✉️ ✉️✉️✉️
@fartuunmaxamed3764
@fartuunmaxamed3764 28 күн бұрын
Isodociya jecel helo please xld 😢 sidan badasho
@Cartan7
@Cartan7 7 ай бұрын
farxaan xiddig heesaya gobolka waqooyi somali haybad ahaan abwaan siciid sh abukar sameyay fikrad heesta music laxanka waqooyi
@Maanka.uroon22
@Maanka.uroon22 Ай бұрын
TikTok ban kaso raacay ishcala hees 😢❤
@amranahmed9376
@amranahmed9376 Ай бұрын
from tiktok
@abdallezeadomar
@abdallezeadomar 2 күн бұрын
2025 inta dhagesanaysa😅❤
@bisharshirwac2258
@bisharshirwac2258 Ай бұрын
2025 from tiktok ❤
@Cartan7
@Cartan7 6 жыл бұрын
waqooyi somali u dhashay hal abuur alifay miraha heestan siciid abukar ilko-jiir
@RayaanApdirashiitT
@RayaanApdirashiitT Ай бұрын
Ooridaadi baan Ahee 👨‍❤️‍👨💍 Ii Arimi Aduunyada🌏 Ifka intan Kunoolahay♥️ Kaa Adkaysan Maayoo😻 Kaama Ooli Karaayee🫂💝 I.a Malinta Qofka jeclaa Helo heesta U Qaadi Doono I Can't wait🫶💍
@NimcoYussufNimcokubra
@NimcoYussufNimcokubra 18 күн бұрын
@HoodoHassan-h1s
@HoodoHassan-h1s Ай бұрын
2024😢😢😢
@maariyoahmed2417
@maariyoahmed2417 Ай бұрын
2024/11/25 From tiktok
@Nasra_slbn
@Nasra_slbn Ай бұрын
TikTok baan kasoo arkay kaygi baan udiray 🥹❤️ 25 November 2024 7:16
@abdirisaaqalixusen270
@abdirisaaqalixusen270 11 жыл бұрын
waaaaaaaaaaaw
@omarabdii3555
@omarabdii3555 2 ай бұрын
Eryy hgc 2:56
@mumtaazabdirishiid3743
@mumtaazabdirishiid3743 9 жыл бұрын
wow
@Cabdiwali-km4rf
@Cabdiwali-km4rf 6 ай бұрын
wocala hess
@SleepyFuchsiaFlower-tv6cp
@SleepyFuchsiaFlower-tv6cp 3 ай бұрын
⁸juyeer⁴
eid jama and kaltun bacado mahadnaq
9:58
mcbarry10
Рет қаралды 1,8 МЛН
Dhamays farxaan iyo kaltuuno - Kaamilo Tv
7:13
kaamilotv
Рет қаралды 1,5 МЛН
Хаги Ваги говорит разными голосами
0:22
Фани Хани
Рет қаралды 2,2 МЛН
Farxaan Xidig iyo Kaltuun Bacado - Dhameys  2011
9:12
Maxamed Amiin
Рет қаралды 81 М.
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 4,5 МЛН
Kaltun bacado iyo Mustafe Dafle CASHAQII KUFYOO
9:29
KOOXDA WAABERI
Рет қаралды 155 М.
KALTUN BACADO HEES CUSUB GAMUUN CAASHAQ 2016 HD
6:08
Abukar Mahdi
Рет қаралды 164 М.
farxaan badacas iyo heestay hagarlii - YouTube
7:05
maxamed cali
Рет қаралды 226 М.
jacaylka maxan baxnaanshey Kaltuun xasan bacado
5:36
KOOXDA WAABERI
Рет қаралды 1,9 МЛН
Abdihamiid iyo Hodan Hees cusub (Somali 2011) Erayadii Ibrahim Eagle
10:21
JOOQLE IYO NIMCO
10:55
Jibrilstudio
Рет қаралды 1,5 МЛН
kaltuun bacado iyo abdulqadir aj
10:27
Abdulqadir Aj TV
Рет қаралды 639 М.