Yasmin - mid i hanata ii noqo Artist: Cumar Yare Music: Cabdisalaan Jimmy Album: Cilmi
Пікірлер: 17
@liibaanliiburuuj4 жыл бұрын
Cumaryare, zeynab labadhagax iyo jamacyare heesahoda waan jeclahay waa heeso la jaan qaaday musiga casriga 1998 oo uu tumay macalinka musiga cabdisalam jimmy
@GorGor20234 жыл бұрын
Cabdisalaam Siciid Xasan 《 Jimmy 》ilaa hada qof keenay lama hayo muusiga uu tumay Jimmy wa Another Level Jimmy wuxu ahaa mar la arag Muusiga uu tumay ilaa hada quluub teena kama pixin ee ninkaas zhucaac puu noo tumay waxaas muusig lama oran karo 🤣🤣🤣🤣🤣 1997 puu muusiga noocaan ah uu tumaya, Muusig noocee ah ayuu tumi lahaa hada 2021 ??? Jimmy muusiga wan ku ixtiraamaa cimri dheer iyo caafimaad pan ilaahay kaaga paryay aapo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🙏🙏🙏🙏🙏
@liibaanliiburuuj3 жыл бұрын
Cid gaarta la waa jimmy, xili qurux badan buu musiga tumay iyo toronto 1997 ilaa 2000
@GorGor20233 жыл бұрын
@@liibaanliiburuuj Aad iyo aad zxp 🎹🎹🎹🎹
@wiilkaReerCigalle2 жыл бұрын
Cumar Yare - Legend wayn oo fankii 90s noo shiday
@roblehirzi46585 ай бұрын
Weli waxaan la yaabanahay Abdisalaan jimmy sidan uu wax tumayo cid xata ku dhaw ma jirto
@fajacalafarxaan545712 жыл бұрын
waaaaaaaw omar yare
@alisaajin87816 жыл бұрын
masha.allah..cumar yare
@samiyamohamed5006 жыл бұрын
my fristhuula
@elkichwa32746 жыл бұрын
Legendary cumar yare
@samiyamohamed5006 жыл бұрын
mash Allah
@samiyamohamed5006 жыл бұрын
aaminya allaha
@samiyamohamed5006 жыл бұрын
aaminya Allah
@abdiabdi48735 жыл бұрын
Hi
@nuureebo123 жыл бұрын
Hhhh
@liibaanliiburuuj3 жыл бұрын
Sxb nuur Allah ha u naxariisto miyaa aqoon u leheed sxb