YURUB GEENYO FEAT CABDI CURIYE - IGU KALI AHOOW OFFICIAL VIDEO 2021

  Рет қаралды 1,161,286

Waqal WStudío

Waqal WStudío

Күн бұрын

Yurub Geenyo Feat. Cabdi Curiye
Erayada & Laxanka Cabdi Curiye
Music Furinle
Camera Liibaan Dahir, Khadar Waqal
Editing Khadar Waqal
Afro Waqal Furinle Production

Пікірлер: 587
@ganaje007
@ganaje007 3 жыл бұрын
Wow heestan waxay ka hadlaysaa dareenka aniga iyo xaaskayga mabsuud qurux i love you mcn bdn
@hamdahayaat8885
@hamdahayaat8885 3 жыл бұрын
M.a alle ha iskukiin daayo
@ganaje007
@ganaje007 3 жыл бұрын
@@hamdahayaat8885 mahad sanid hamda
@samsambarud4376
@samsambarud4376 3 жыл бұрын
Ma sha Allah Allah hakudowroo ur queen 👸 Aameen Ya Rabbi
@ganaje007
@ganaje007 3 жыл бұрын
@@samsambarud4376 sidoo kle samsam alle ha ku sharfo
@najahdiamond4976
@najahdiamond4976 2 жыл бұрын
Allah isku kiiin barakeeyo long life 🥰
@gaashaanmedia4520
@gaashaanmedia4520 3 жыл бұрын
Waah waah sawtul raxma❤️‍🔥❤️‍🔥 boqoradii codka way soolaabatay woww waqal studio keep going ❤️✌️
@qareenabiibakarshekh7964
@qareenabiibakarshekh7964 3 жыл бұрын
Ibnu xasan sh muumin Gorod .abwaan fanaan musigayste laxamayste .Hal abuur
@qareenabiibakarshekh7964
@qareenabiibakarshekh7964 3 жыл бұрын
Nolow sxb
@Weriyeaxmed
@Weriyeaxmed 2 жыл бұрын
Cajiib weeye heestani erayo culus iyo dad culus baa isugu tagay go forward saaxibayaal
@nimcodow1230
@nimcodow1230 3 жыл бұрын
Awww yurub geenyo cabdi curiye legends fanaanin waaweyn 🥰💯 Waqal studio another level 😇✌
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 2 жыл бұрын
Wlc back yurup geenyo laakin iga ilaaliye qadedweyne legende nimadadi baa hoos uu dhacdeey markad muuqdila tagteye ee qadeedweyne igu gursateye ee imiika somaliland koore kuu soo qaadeysa ee 🎋👑👏🏼😘🤗❤️🎋👏🏼😘👑❤️🥳🥳
@yasaalemedia8651
@yasaalemedia8651 2 жыл бұрын
Yurub maxamed cabdi abwan curiye legend so beutfull earth somalind waqal studio keep going
@drzeefofficiall1514
@drzeefofficiall1514 3 жыл бұрын
Sowtu raxma yurub Mohamed cabdi Fanaanadii qarniga heestu iga gadan Duubisti iyo editing #leggend Khadar waqal studio#
@sharmakeofficial4254
@sharmakeofficial4254 3 жыл бұрын
Boqorada codka iyo boqorka cod. Yurub genyo. Sowturaxma iyo cabdi curiye. Abwanka iyo fananka ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️. Waqal another level. ❤️❤️❤️❤️❤️
@kaysebadel7596
@kaysebadel7596 2 жыл бұрын
Wow CABDI CURIYE IYO YURUB GEENYO (Maxay tidhi geenyo)=BOGAHAYGA ADAA DHAYA LAXIDHIIDHA UNUGYADA WAR,WARAABSHA,XUBNAHAYGA LA,HAL MAALA XIDIDADA FAHAN,SIIYA RUUXDAYDA INAAD TAHAY LA.XAADKAYGA!!!!!!
@saadbedri6425
@saadbedri6425 3 жыл бұрын
Ruug cadaaYashi wy so rogaal celiyeen❣😍 Thankz for making our childhood so great Yurub & Abdi uriYe
@luulsharaf6881
@luulsharaf6881 2 жыл бұрын
Cabdi Curiye Midhihiisa iyo Laxankiisa Waa wada Dareen socda Heesana Yurub Geenyo Wayba isku Soo Baxeen Woooof Wooof ✅💯👍
@daahirxiisofficial
@daahirxiisofficial 3 жыл бұрын
Dadkii Fanka iska Lahaa weeye Yurub Geenyo iyo Cabdi curiye Iyo Team Waqal studio Yaap weeye Heesku
@arabjama2970
@arabjama2970 3 жыл бұрын
Wwwwww Fananiin Baryahan Saaxada kayara Maqnaaba soo Laabtay iyago Oodohoogi wata mr Curiye v Boqorada Codka Yurub geenyo
@DAAUUSSTUDIO
@DAAUUSSTUDIO 3 жыл бұрын
Yurub geenyo codkii Oo Qof Ah manshallah dhaha Fadlan
@abdallaeid045
@abdallaeid045 3 жыл бұрын
Woow Allaaya cizak Two legendry Cabdi Curiye & yurub geenyo Ustaad waqal keep going bro👏
@lajeclaydaqarniga2853
@lajeclaydaqarniga2853 3 жыл бұрын
Hala hala sowtu Raxma Yurub Cabdi geenyo🥰❤️💖💞Boqorada fanka Alle yacisag
@ilhancaraaye5801
@ilhancaraaye5801 3 жыл бұрын
Eesh qiyaasak sowtu raxma iyo abdicuriye erayo laxan music codmcan intaba ma kala dhacan geenyo wa is dhuubte sidas ka raba hadi kale wa gabobeyzaa❤❤😘🌹
@happyahmad9689
@happyahmad9689 3 жыл бұрын
Viva best song waa la yaabay cabdi curiye ahaa yurub geenyo keep gowing guy's
@salman_sergio
@salman_sergio 3 жыл бұрын
Yurub geenyo FEAT cabdi curiye Heeso kalena waan idinka sugayna Wakhtigu idinma xumeeyo legends Ereyada 💯 Laxanka 💯 Music 🎵 axmed weli ibrahim furinle 💯 Waqal studio 💯 keep going
@janoshaw5670
@janoshaw5670 3 жыл бұрын
Waah-Waah Ax yaa Sawturaxma Boqoradii Codkaay Waanu Kuu Boholyawnay Waqal Salaan sare Ustaad ................
@WaqalStudio
@WaqalStudio 3 жыл бұрын
Allaah ya salimak brotherkayga
@janoshaw5670
@janoshaw5670 3 жыл бұрын
@@WaqalStudio Ustaad mahadsanid inbadan pin ka iigu Qabo waa Meherad aan wali Xadhigii Laga Jarine
@xerogeeltv2967
@xerogeeltv2967 3 жыл бұрын
Jilaagii waynaa ee reer Burco Sawkaa Janagale Taageero buuxda sxb
@maxamedkarre8075
@maxamedkarre8075 3 жыл бұрын
Jilaa Jana gale Saaxiib aad baan kuu Taageera From Canada Baryahan Riwaayadii waad Yaraysay
@somaliasal7849
@somaliasal7849 3 жыл бұрын
Majaajilayste Janagale Abwaan Xagaan kaala Soo Xidhiidhaa Aad baan Kuugu Bahnaye Wiil aad ugu xdhanay Fankiisa baatay
@deekbashiir1459
@deekbashiir1459 3 жыл бұрын
Welcome back sowtu raxma yurub maxamed cabdi ( Geenyo )❤️👑
@bbenacnac
@bbenacnac 3 жыл бұрын
Yurub geenyo is back 👸🏽🥰 Waqal studio best cameraman in hargeysa 🔥 Hoyga Qurxda iyo ilbaxnida ❤️🤍💚
@mohamedousman7973
@mohamedousman7973 3 жыл бұрын
Qof i jecel hadaad tahay Waxaan Ahay Mid Kuu Nugul🔐❤️
@kaaftoonfamily9200
@kaaftoonfamily9200 3 жыл бұрын
Miyaad ku nooshahay jaceylka🥺❤️ is bacK cabdi curiye🇸🇴❤️
@deeqa445
@deeqa445 2 жыл бұрын
Yurub Geenyo shraf badan nolow mcn qali allah ha ku xiftiyo 🥰🥰
@apdinajipinhomb4130
@apdinajipinhomb4130 3 жыл бұрын
Gacma dahab waqal iyo fanin an uxisay cabdi curiye iyo sawtu raxma genyo🖤💥
@mssm6154
@mssm6154 3 жыл бұрын
Heestan inaba caadi maaha...Waqal duubista,erayada laxanla iyo codka talan taaliga ah ee labada fanaan.. Ninkaas Cabdi Uriye cod rabaaniya ayuu leeyahay..Hesihiisa soo badiya
@suhaibahmed3589
@suhaibahmed3589 3 жыл бұрын
Wow! Laba legend baa is helay, Cabdi Curiye iyo Yurub Geenyo guul baan idin rajaynayaa.
@farduusaupthi1184
@farduusaupthi1184 3 жыл бұрын
Inta iLa Aragtey iney sii Yaraaneyso Yurub geenyO🥰☝
@kiinabdi680
@kiinabdi680 3 жыл бұрын
Waah waah hees iyo badh iga dheh Geenyo iyo Curiye ❤️❤️❤️
@dekhamud9918
@dekhamud9918 3 жыл бұрын
Asalkii reer Borama ayaa ishelay Abdi curiye iyo yurub geenyo ina sheikh muumin laxankiisa wan daremaynaa
@khadarfuad6387
@khadarfuad6387 2 жыл бұрын
laxam iyo midho ayaa ku dhacay, war ninkaa heesta sameeyay sidaa ayaan ku qaatay, waa legan🙏🙏
@abdurazaktahir4172
@abdurazaktahir4172 3 жыл бұрын
Cabdi curiye LEGEND legend dhallay weeyaan iskuma dhibbo hees samaynteed laxansaaristeed iyo qaadisteenba intaa waxa usii dheer qoob kaciyaar bilaa mashaakil ah oon la isba xiijinayn hadana kaalayarag ah ayuu hayaa horey usoco
@ahmedibrahim2363
@ahmedibrahim2363 2 жыл бұрын
Waqal studio Allah ka baqa oo iska daaya heesahan aad umada islaamka ah ku fitnaynaysaan waayo Allah swt waa idinkala xisaabtwmayaa Sidaa darteed wllyaal Allah swt waydiista irsaaqad xalaala oo aa tan xaaraanta ah idiin dhaanta
@mohamedabdijalil478
@mohamedabdijalil478 3 жыл бұрын
Niyow yurub geenyo dakharbay sii noqonaysaa wllhi keep going yurub geenyo😜
@mukhtarmohamedcolhayecilmi4365
@mukhtarmohamedcolhayecilmi4365 2 жыл бұрын
Cabdi curiye sxb yurub geenyo geed bay ka dhigtay ee idil barkhadadii xabeebta lahayd iska jidjiido bila caleek heesta inta yurub bas igu socotay
@xamdihussein2343
@xamdihussein2343 3 жыл бұрын
Run miyaa mise waa indhahyga yurub genyo iyo c/curiye woow
@abdirisakqalinle652
@abdirisakqalinle652 2 жыл бұрын
Masha alah Cabdi Curiye anigu shakhsi ahaan waan u ansixiyay inuu yahay fanaan dhaba oo inoo badali doono BK eegii iska qiiro joojiyay fanka. Cabdi Curiye naanaystiisu waa BK Baa yaabay ama BK dile. Bal idina magac keena. Greetings from Tainan, Taiwan
@khadraciise2044
@khadraciise2044 3 жыл бұрын
Wow Amazing Yurub geenyo Zawtu raxma qurux iyo Labis Laguma gaaro Ayada iyo Shaadiyo sharaf are the best Somali Queens keep going Geeeenyo❤️❤️❤️❤️🙏
@sacdiyomohamedcabdi3664
@sacdiyomohamedcabdi3664 2 жыл бұрын
Lkn shaadiya cod yurub kuma gaarto wlee
@tabiyetv2491
@tabiyetv2491 2 жыл бұрын
Walaalayaal isoo booqda TABIYE TV Waqal Mahadsanidiin walaalayaal idinkuna,
@khalidabdillaahi2450
@khalidabdillaahi2450 3 жыл бұрын
Two legends cabdi curiye vs yurub geenyo keep going waqal
@Muwahib_khayre
@Muwahib_khayre 3 жыл бұрын
Abwaan,Laxamayste, Fanaan, Wixiiyo Dhan Cabdi Curiyee❤️❤️❤️❤️
@Zeinn_tupe
@Zeinn_tupe 3 жыл бұрын
Yurup geenyo jidhkeedi watagay lkn codkeedi mcaana wli muutagin jir oo joog hooyo mcn🥲
@axmeddaanshood662
@axmeddaanshood662 3 жыл бұрын
Boqtooyo. Geenyo. Iyo. Abwan Abdi labo Fanan ad uu cod Macan. Well back. Geenyo. Waxab lagma qabaan. Karo. ❤️❤️❤️❤️😍🌍
@asadboojo2374
@asadboojo2374 3 жыл бұрын
eeeywaaa eeywaaaa heesihii darandooriga suuqa kusoo noqday laba shaqsi kala kacsan iyo hees xul ah yaa igu raacsan de ajaaja 👌👌👌🔥🔥🔥🇸🇴🇸🇴
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 3 жыл бұрын
Waawareey libaax soo noqoy cabdi curiye back to the stage 💃
@ciisemoha1148
@ciisemoha1148 3 жыл бұрын
El ustad waqal wanku salamay brother key1️⃣1️⃣1️⃣🏆🏆🏆
@kingkhalid511
@kingkhalid511 3 жыл бұрын
Sawtu raxma boqorada codka geenyo 130K one day hees iyo badh🔥
@MohamedAhmed-bs9zp
@MohamedAhmed-bs9zp 3 жыл бұрын
Yurub boqorada codka haweenka somaliyeed long life Marwo😍
@dr-abdilatiffaisal7650
@dr-abdilatiffaisal7650 3 жыл бұрын
Cabdi Curiye laga yaab Erayadiisa, Codkiisa & laxankiisaba.100%👏🙏
@sacdiyosheqxusen9792
@sacdiyosheqxusen9792 2 жыл бұрын
Yurubgeenyo boqorada codka gabar daganan iyo dulqad badn tageera kuahay ❤
@somalimusicpro49
@somalimusicpro49 3 жыл бұрын
Woow waxana muqaal waa dhafay magac kale ubixiya waqal ismaqal ma jiraa the legacy hargeisa
@thebeautyoftheworld3636
@thebeautyoftheworld3636 3 жыл бұрын
Yurub sowta da yaratey😁, beautiful video, voice and lyrics ❤ 🔥
@abdimohamed8640
@abdimohamed8640 2 жыл бұрын
Erayo waa qalad miisaan ahaan.
@NAJIIBB123
@NAJIIBB123 10 ай бұрын
Awal yurub miyay kula wayned hilibka miyad arkayday qoftan haday is cateso o tabtedi kuso noqoto wa gabadhyar😂 tarikh dib adba ubaar hesehedana 2014 so arag 😂
@medsaid357
@medsaid357 3 жыл бұрын
waaw cabdi curiyee hambalyo brothers legend aya tahay somaliyeed
@iqruushdiamond6842
@iqruushdiamond6842 3 жыл бұрын
Laba legend aa is helay layaab layaab 💘 😻💜 💛 💚 🧡 💘
@anisasheikh7544
@anisasheikh7544 3 жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@hodanmaxamed9406
@hodanmaxamed9406 3 жыл бұрын
💯💯💯💯💯💗💗
@abdishakurdhiirane1310
@abdishakurdhiirane1310 3 жыл бұрын
Waaw abwaan macal fanaan curiye iyo fanaanada qaaligaa liji boramawi
@cawilyare9805
@cawilyare9805 3 жыл бұрын
Welcome back queen wlhi anoo fiirsan ayaa ogahy heestaan inay macn thy yrub mahamed abdi
@najiibziitoh396
@najiibziitoh396 3 жыл бұрын
It's fire waqal studio another level keep going respectful ✌️💞
@hipaaqdahapo2400
@hipaaqdahapo2400 3 жыл бұрын
Yurubgeenyo🥰
@faizam523
@faizam523 2 жыл бұрын
Masha Allah, Abdi curiye is in the house! 🥰🥰 Waa ninkii fanka iska lahaa, dhal abwaan, fanaan, laxameyste abwaan, intaba wada ahe. Yurub iyo curiye in badan baan sugayey inaad wada heestaan.🥰❤❤👏👏👏👏👏👏👍👍👍
@Abduljeylani
@Abduljeylani 2 жыл бұрын
Asxaabey waan wareerey aniguye ,qofkii igu dhaama ha ii soo sheego heesta ereyga ay ku socoto, iney Deel-qaaf tahay oo sheeko lagu heesey tahay uun baan dareemayaa.
@safaarashaad2325
@safaarashaad2325 3 жыл бұрын
Sowturaxma boqorad fank🤍💯 hees ay leeday oon kayar caajisey man arag 🥰
@asmajamalmedabdi4465
@asmajamalmedabdi4465 3 жыл бұрын
Abdi gurey the king is back mashllh mami yurup genyo legends baa ishelay wlhi
@caaisha71
@caaisha71 3 жыл бұрын
Waqal hufaha fanka legend Geenyo zawtu rahma Nd abdi curiyr
@engmuuse3863
@engmuuse3863 3 жыл бұрын
Sowtu raxmah & cabdi curiye hit Voice waqal wa naga waaloosa
@sheekeeye369
@sheekeeye369 2 жыл бұрын
Yaaa salaaaam Sowtu Raxma Geenyadii fanka soomaaliyed iyo legend Cabdi curiye
@luulibrahim1562
@luulibrahim1562 3 жыл бұрын
Welcome back yurup geenyo (Soowtu Raxma)
@abdirahmanblue3621
@abdirahmanblue3621 3 жыл бұрын
Sawturaxma yurub geenyo is back 😮🎶🎧🎸🎸🎷😍
@amingohe8444
@amingohe8444 2 жыл бұрын
Heestu waxay kulansatay ereyo macaan music macaan laxan macaan muqaal macaan iyo labo fanaan oo legend codad macaan le Manshaa allaah
@ilko-dheere
@ilko-dheere 3 жыл бұрын
Yes Queen Geenyo.. I listen in my relax time😎 now.
@sayidtinhoqani4248
@sayidtinhoqani4248 3 жыл бұрын
Waqalka quruxda fanka the one and only geenyo & curiye🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@abdihakimali6513
@abdihakimali6513 3 жыл бұрын
Cabdi curiye iyo yurub geenyo waa labo fanaan ku dayasho mudan
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 2 жыл бұрын
Boqorada Codka Yurub mahamed Abdi Geenyo iyo Abdi Curiye ❤❤❤❤❤❤
@nooradan1739
@nooradan1739 3 жыл бұрын
Finally mama na mzee wamekutana, shared a well presented song.
@ameennikke
@ameennikke 3 жыл бұрын
WAQAL STUDIO 🎙️🎙️🎙️ WUU TAGAY LAYAAB LAYAAB.... FROM LITHUANIA
@fardousadan9298
@fardousadan9298 2 жыл бұрын
Laxanka.midhaha.iyo music aad ayey u macaan yihiin well done wallo
@axmedgurey775
@axmedgurey775 3 жыл бұрын
Hees iyo badh music furinle ayaa igu socda
@maxamudmuriidi2656
@maxamudmuriidi2656 3 жыл бұрын
come back Boqorka Codka Cabdi Curiye Keep going pro
@empireshow1
@empireshow1 3 жыл бұрын
Laba legend baa is helay
@falisabukarhilowle2497
@falisabukarhilowle2497 3 жыл бұрын
Yurub geenyo iyo cabdi curiye waa faanaaniinta ugu sidata fanka soona saara heesa dhaxal gala
@DARMAAN1
@DARMAAN1 3 жыл бұрын
Legend Abdi Curiye sxb igu Qaali ah 🔥
@suheybcaduur8325
@suheybcaduur8325 3 жыл бұрын
Wlaahi waa run nin waliba ninkiibuu raacaa waawaynka waan idin wataaa
@DAARULIIMAAN
@DAARULIIMAAN 3 жыл бұрын
Aniga dad i daawado ma haysto diini soo gudbiyaa wll isoo booqo ifkaa walaal lagu yahay
@ameennikke
@ameennikke 3 жыл бұрын
Ok walal
@mowliidshirwac
@mowliidshirwac 3 жыл бұрын
Heesihii Layaqaanay Waaa Kuwaaan Oo Macnaha Wayn lahaaa
@fahadsamaleh1675
@fahadsamaleh1675 3 жыл бұрын
Waaaaw Another level #waqal #Yurub iyo #Curiye tageere 1 Macalinki music #Furinle
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs 3 жыл бұрын
1hour 11k for eva ma arkin 😱✔️ waqal studio another level
@schakadx324
@schakadx324 3 жыл бұрын
Dashii boorama Yurub maxamed abdi iyo cabdi xasan sheikh mumin❤️👏🏽
@mohamethnazri5044
@mohamethnazri5044 3 жыл бұрын
dhashii booramo xageeya dee heesta un dhagyso nio yurub waa gbdh reer hrgysa duriyada waligeedna rer hrgysa ahyd
@schakadx324
@schakadx324 3 жыл бұрын
@@mohamethnazri5044 abtoow intaanad jawaabin soo kala baro dadka, yurub geenyo qabiilkeedu waa ree hargeisa la isuma hayo lkn iyadu borama ayey kuso kortay oo waa ree borama ilaa imikana hooyadeed iyo ciyalkooda ayaa dagan!
@halimodhinbil5362
@halimodhinbil5362 2 жыл бұрын
@@schakadx324yurub geenyo maa iidooor?
@shuceybmohamed2781
@shuceybmohamed2781 3 жыл бұрын
Boqorada codka Yuruub geenyo 👸🎤 Yaa u xiisaY❣️☝️
@bigro8667
@bigro8667 3 жыл бұрын
Asaaskii dunidiyo anigu dumarbaan ahaa ha yeeshee Inan Ragoow Ergiyo waxan ahay dacwoo eedbaan ka tabanayaa😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@sahromahmad4915
@sahromahmad4915 2 жыл бұрын
Hees dareen xambaarsan weeye heestan
@zamzamabdi7228
@zamzamabdi7228 3 жыл бұрын
Wow yurub Mohamed Abdi Geenyo noolaw inader qail qurux ❤️❤️❤️👏👏👌👌🌹💋
@NFMUSICOFFICIAL
@NFMUSICOFFICIAL 3 жыл бұрын
WAAWEYNKI AYA ISHELEY MASHA ALH❤
@xarbixarbi7574
@xarbixarbi7574 3 жыл бұрын
EREYADA HEESTU WAA BILAA KHAAFIYAD(bilaa xaraf raac)
@mahadxikmaawi2063
@mahadxikmaawi2063 3 жыл бұрын
Yurub the legend is come back 🔥🔥 💯
@fahadmohamed3315
@fahadmohamed3315 3 жыл бұрын
Yurub geenyo iyo cabdi curiye hees shidan ayay soo tuureen waan idinka haynaa
@h9domusa380
@h9domusa380 2 жыл бұрын
Yurub iyo cabdi are so talented singers thank you for sharing this amazing song 😍
@intsaraden9886
@intsaraden9886 3 жыл бұрын
💕❤💞❤❤❤💞 geenyo iyo curiye well don Waqal
@muusiga
@muusiga 2 жыл бұрын
Waah waah yaa axmed weli furinle ma jirto cid tumidda muusiga kugu gaadhaa
@Somali122
@Somali122 3 жыл бұрын
Oo weli yurup wey yartahay mey furfurminbee 😅👈
@hannaha188
@hannaha188 3 жыл бұрын
Dirac looks so beautiful on all Somali women body types. She looks great wearing Dirac ❤️❤️❤️
@axmeddigale8128
@axmeddigale8128 2 жыл бұрын
Alaahkabaq wall
@djilaniosman1211
@djilaniosman1211 2 жыл бұрын
very cute with the dirac
@suleimanhassan3095
@suleimanhassan3095 2 жыл бұрын
Abwaan Cabdi Curiye Waxaa dhalay AbwaankiiiAbwaanada Xasan Sheekh Muumin
XARIIR & XIIS | BABY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
5:43
Waqal WStudío
Рет қаралды 12 МЛН
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 8 МЛН
Synyptas 4 | Арамызда бір сатқын бар ! | 4 Bolim
17:24
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 10 МЛН
YURUB GEENYO 2019 HADAAN QALIN IYO WARAAQ
7:48
SULTHAANKA LYRICS
Рет қаралды 820 М.
YURUB GEENYO IYO CABDIKARIN CALI SHAAH DHAG DHAG 2021
4:28
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2,8 МЛН
Cabdi Curiye & Arawelo - MIYUU NOOLYAHAY JACAYLKU
5:27
Haataf Abdi
Рет қаралды 9 МЛН
Aamina
12:46
Suldaan Seeraar
Рет қаралды 340 М.