Run ahantii waxan ahay wiil kupada dheela kana ciyaara kooxaha yurub waliba waxan ku jira academy oo da'deedu tahay 14iLaa 17 inzhallah markan noqdo qof caan ah waxan u ciyaari doona puntland oo ah meezhan ka imaday 5sano ka hor anigoo jira 2012 Hadana waan leeyahay muztaqbal Fcn aan kubadayda kusii wadan garo Wana ku Faraxzanahay dalkayka guuzhay gaaran. Mowqif wlpa aan lahaa wnbdlay markan argay farxada ka muuqata wajiyadooda quruxda badan iyo laacibiinteena aaadka u dadaalay Waa wax lgu farxo wllaHi InzhallaH My dream is football player ❤
@wadanisomaaliyed77454 жыл бұрын
Guul ban ku rajyn sxb
@ayuubabdiqani79232 жыл бұрын
Thanks guulayso
@geenyadadheer5 жыл бұрын
Labo sno ka dib waxaa Ku jirnaa dabaldagii Kowda agusto hambliyo dhamaan dadkaygii layga beerow ❤❤❤
Masha Allah ala jacliyaa puntland inaan ku dalxiiso ilaahoow mar un ii kas Asxaabey xabadkoo reer puntland ah igu sooo qabto yaaqeey aan isku feeereeyeee From hirshabeella
@ibrahimmohamet72046 жыл бұрын
qaaali qanciso hhhhhhh qabo hee
@mahamodlaavo95626 жыл бұрын
qaaali qanciso baladwayn iyo beerta raaxada ana inan tago.. Ilaahow aan isku dul kufnaa gaban beerluloo kala goor barqa''
@ahmedabdi83706 жыл бұрын
Hhhh qaaali cdey rooog Caz ba lgu dhigan u bax gaduudan duzha lagaaga zhubin zodhaweyntada kaliya baaayo zodhawooow