Mahadsanid Ustaad, luuqada English ka ayaa ah caqabada ugu wayn ee dhalinta soomaaliyeed ka hortaagan inay ka faa'iidaystaan fursadaha shaqo ee UN or international NGOs, professional academics, iyo Scholarships ka inkasta oo qofka laga rabo commitment haddana taladaadu waa noo muhiim.
@yusufshireАй бұрын
@@mohamudesse4890 insha allh muuqaalo badan baan kasoo samayn mawduucaas
@SalloAbdi-n6q24 күн бұрын
@@yusufshire yuusuf English weliba ielts ka soo hadal, hore waad uga hadashay lakin sii badi!
Guul ustaadkaygii❤❤ Waxanka xumahay inaynaan gaadhin 20k lakiin waynu gaadhi 1m soon i.A talo ahaan accoubt tiktok furo si halkaas inooga soo raacaan dad aan ka war qabin channel🎉
@yusufshireАй бұрын
@@AxmedSh.XuseenCumar insha ally qorshaha way iigu jirta
@SalloAbdi-n6q24 күн бұрын
@@yusufshire English ka soo hadal bro
@abdullahihared8482Ай бұрын
MAHADSANID MUDANE YUSUF.
@Wacditv984Ай бұрын
mahdassanid usde
@drznaimanaziip9100Ай бұрын
Thnkz wllo Luuqada english wll laisaga bhn yehe saan kubrn leheen nava caawi
@maankaalimuse957323 күн бұрын
Yusuf xaqiiqatan wad u qalanta 100k iyo ka badan wan ku dhiiri galina mar walbo fursadaha aad nala wadaagto . waxan ka codsana in vedio ka soo samaysato cv qaabka loo qoro iyo wax yaabaha loo baahanyahay Mahadsanid .
@Siciidjamaal-k6b14 күн бұрын
Yuusufaw laba jeer waxa lay diiday mid sucuudiga ah waliba waxan hiigsanayaa ku 🇦🇺 Australia
@Heyri-b1j29 күн бұрын
Wcs yuusuf shire sanad lamida abwe Waxaan rabay inaan arimo badan kaa waraysto oo scholorships ka ku saabsan meel aan kaa waydiiyana waan waayay marka mudo badanna raadinayay meel aan kaala soo xiriiro plz fariintayda tix gali oo iiga soo jawaaab siaan kuula soo xiriiro mahadsanid!
@Abdirahman_jamaАй бұрын
asc zhp waxaan rabay su'aal in aan ku waydiiyo.waxaan xaraystay scholarship ka turkey ga marka waxaan rabay in aan ogaado natiijada sideen ku ogaan kara?
@yusufshireАй бұрын
@@Abdirahman_jama email bay soo diraan emailka ku xaraysay aad ula soco