Yusuf codkisa anigo ilmo yar’ah, markan ka maqlo BBC oo aabahay Alle ha unaxaristo uu dhagaysan jiray inta baddan aad baan u xisayn jiray. Waan ku faraxsanahay in’aan arko ugu dambayn muqisa. Allah yaxfdak wllo 😊
@DhagacadeGaney715 ай бұрын
ad iyo ad yusuf garad
@awilmohamed84735 ай бұрын
Yuusuf Garaad waa Munaafiq weyn,waa ninkii BBC da oo Soomaali oo dhan ay u siman tahay, kala qaybiyey ee Geel jirayaal reer kiisa ah ka soo buuxiyey,never ha dhagaysanina.
@hassan66925 ай бұрын
Bal soomaaliyeey kaalaya fahma cinwaanka meeshan ku qoran. Waa iga qatar badanahay, Maxay tahay? Waxaan baa television qaran lagu sheegayaa. Hal mar hadday iska daayaan qabyaaladda la isku shaqaaleynayo, sidaan waa dhaami lahaayee. RIP SNTV😢
@osmangiire13495 ай бұрын
He looks like a cartoon character 😊 I just can’t figure out which cartoon character!
@Ahmedcismaan-y1i5 ай бұрын
Inan gumeed hadalkii
@abdulahijama66145 ай бұрын
Yusufow dhaqankan adiga iyo kuwo la mida ayaa laga dhaxlay bal dib uraadi sidii aad adigu u dhaqmi jirtey markaad adigu wariyaha ahayd
@adanibrahimabdi54275 ай бұрын
yusufoow ilkaha Qaar miyaad siibatay
@cismaanguure9275 ай бұрын
Been abuurka dowlada waxaa ka dambeeya dowlado ajande wato si shacabka loo jahereeriyo ka dibna soomaaliyana ahaato dowlad daciif ah shacabkeeda tageero ka haysan ,
@khaledali50935 ай бұрын
Cuqubadii sahra ciidle nuurba kaaso baxaday ma is tiri
@saeddahir76005 ай бұрын
Yuusuf garaaaad ninka inan ka oohiyay ee hayn kariwaaayay siduu soomali uga hadli karaa amina muuse weheliye😂😂😂
@samirr5465 ай бұрын
Waar aamus shariif ma tihide Yaa ka oohiyey oo aan weli raaligelin ka bixin Shariifadii aamina muuse weheliye!!!!!!
@MaxamedSanka99-qm6mg5 ай бұрын
Aamino muuse waxeey udabatay hal ibliisa iskadaa yuusuf garaade xitaa farmajo xasan sheekh madale mid eeysan ku ooyin majiro mala oohintu meelbeey utaaltaal bal dib uraac inta jeer eey kujirto baraha bulashada inta jeer ee kalduwan eey baroor lataaganthy
@Tiimbare5 ай бұрын
Waa sax Yusuf Garaad horuu u sheegay in England aysan ahayn Somalia wakhtigaas waxay meel sharci leh sow ma dacweyn lahayn?