Naag nool iyo nus keep the good work and pray for me and i will too
@SuuudSiciid4 ай бұрын
Mashalh gacalo wadnotobabartay mashalj🎉
@fowziasheekibrahim89984 ай бұрын
Mansha Allah habo sadar muqda sualka dhan ku soo dhawaw hargaysa habo ❤
@raZaaaana4 ай бұрын
Masha allaah ❤ energy kaa helaa xbbti 🎉
@hoodocismaan78344 ай бұрын
Masha allah wll hamda mom aad u karti badan bd tahy alle cimriga io cafimadkaba hakuu siyadsho hn ❤❤❤❤❤
@MunaSiciid-c8k4 ай бұрын
Woof caleeg qofkii u horeyay baan noqoday hamday hpo ka so hadal laba yar yar ee wali annna guursan tallo iyo tusaale mxd na odhan lahayd ❤❤
@BushraCabdi-yd5no4 ай бұрын
maaashaaallaah gaari dumar hargysa waanu kugu soo dhawaynaynaa❤❤❤❤❤❤❤
@queenilhaney2354 ай бұрын
Asc abayo first time a comment sogoro weyan dar allah aya kujeclhay ❤❤horey usoco anigo rotikatha dawanaya aya gurigaa kunathif sanaye m.a thanks sister 👩 ❤
@ilhanmohammed95694 ай бұрын
Masha Allah my beautiful sister! May Allah bless you and your family, waale in aad gaaritahaay leyskuuma haysto taas, Masha Allah quruxeey hoorey usooco 💖💖💖🫶🫶🫶🌷🌷🌷
@SacdaBuraale4 ай бұрын
maasha allaaah intanbaa ka ficn hadal hayta ummada
@mssdahiro61134 ай бұрын
Masha allah abayo ilahey haku barakeeyo family kaga quruxda badan wan kugu dayan dona hada Rer yesho insha allah ❤
@ا-م7د4 ай бұрын
gaari waa dhaaftayاللهم بارك
@Zaxarla-c4s4 ай бұрын
Sodhawow Hargeisa waa gutigagi ❤
@Teamceyda-f7q4 ай бұрын
Mansha allah walalayal isoo booqda channel ❤❤❤
@FaadumoDaahir-wt5op4 ай бұрын
Mandha allsh xamdi allaha ku barakeeyo huuno nookay waanu ku soo dhawaynaynaa hooyo adag
@MaryanAli-q1m4 ай бұрын
Hamda❤❤❤❤ queen 👸🏻
@SuhuurNaasir4 ай бұрын
Mnsha alllh wn ku so dhawaynaynaaa from hrgisa
@NishadHirsi4 ай бұрын
❤❤❤❤ abyo wankudayanahaa hooyo an jecelahay❤❤❤
@abdifataaxabdala43154 ай бұрын
gabadha gaariya . lkn wllo hamda marak mugudish tagaty noo mada iman imka haragesa waan ku sugen .amiin
@duniyakordahab4 ай бұрын
Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw ❤صل على النبي محمد صلى الله عليه وسلم
@fadumomohamed21134 ай бұрын
Masha Allaah marwo gaari ah gurigeeda
@umurayann54574 ай бұрын
Queen adi iyo doqon kala dheer aamiin ducadaada ❤❤❤
@anisaabdulkadir60684 ай бұрын
Mansha allah tabarakalah bayo isku filan saa isuku camiraysid ban ka helay aniga xita maalinka howl badan qabto xoga waa is cajabiya
Walaal waa 10 markay gaadhaan مرو اولادكم بالصلاة وهم ابناء سبع واضربووهم عليها وهم ابناء عشر وفرقو بينهم في المضاجع waxa micnaheedu yahay caruurtiina fara salaada markay 7 jir gaadhaan 10 jir markay gaadhaan ku garaaca meesha ay seexanayaan kukala kaxeeya
@maryanhappy53564 ай бұрын
Abayo lkn gabadha iyo wiilka kala qol seexi diinta sas bey qabta 7sano hdey ilmaha garaan 2qol hala kala.seexiyo ayeey diinta qabtaa
@sumayaahmed52644 ай бұрын
In aan o so qoro raway lakni waxa is dhahay iska daah iyadabo we taqanaa Allah wa fajiyee
@rahma_h2y4 ай бұрын
Masha allah tabarakallah hamdaay allah ku sharfo macaney gawadha kaliya ee somalida aan ka daawado keep going queenteena❤❤
@IqraAhmed-q5s4 ай бұрын
Noso badi abayo❤❤❤❤
@SacdaBuraale4 ай бұрын
naaag gaariya gurigeeda
@SacdaBuraale4 ай бұрын
xaajigii meeyey
@kautharabdi57274 ай бұрын
Naag gaari gurigeda
@AsiaGeedi4 ай бұрын
Naag gariya girigeda
@sahroibrahim65494 ай бұрын
Naag gaari ah gurigeeda
@deeqadagan21134 ай бұрын
Allah ku caafiyo iskumid baa nahnay luuqada English ku dhibanhy wlle 😂 Allah no fududeyo English Horta dhiigaaga waa noocee ?
@SacdaBuraale4 ай бұрын
ax hawl ma dhamaato lkn guriga habeysan laguma daalo
@fardusali54704 ай бұрын
Ilmaha wawaynk ma izla sexizaa xamdyy gabdha qol gooniya dajji
Naa naag la furan oo la nacay oo laga tagay uma xumid teeda kale wiilkaada ween oo swedan joogo maxa u inkirtay Balo fool xuma badan habar stress hayo u ektahay
@fardowsaomar19284 ай бұрын
Hamdi habar maahan kowdheh anagaa iskudugsi macilin abduqaadir sh farax iyo skuul cilmi cadde ama cumar binu cabdulvaziz aheen tankale xamdi warsame 2badaan cunug leedhashay markeey guursatay waan ogaa Ayadoo yar eeyguursatay maasha allaah dheh gabadha