POP THE BALLOON. EEY AMIRO SAMEYSAY SXBTEY NINKEDA KASO MUQDAY. (FALANQO. )

  Рет қаралды 8,651

Hamda Home Decor

Hamda Home Decor

Күн бұрын

Пікірлер: 79
@RoodaIshwaaq
@RoodaIshwaaq 4 сағат бұрын
Garoobnimadu mahaa ceeb .
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 4 сағат бұрын
❤بسم الله الرحمن الرحيم❤أَعُوذُ بِاللَّهِ مِنَ الشَّيْطَانِ الرَّجِيمِ. اللَّهُ لاَ إِلَهَ إِلاَّ هُوَ الْحَيُّ الْقَيُّومُ لاَ تَأْخُذُهُ سِنَةٌ وَلاَ نَوْمٌ لَّهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الأَرْضِ مَن ذَا الَّذِي يَشْفَعُ عِنْدَهُ إِلاَّ بِإِذْنِهِ يَعْلَمُ مَا بَيْنَ أَيْدِيهِمْ وَمَا خَلْفَهُمْ وَلاَ يُحِيطُونَ بِشَىْءٍ مِّنْ عِلْمِهِ إِلاَّ بِمَا شَاءَ وَسِعَ كُرْسِيُّهُ السَّمَاوَاتِ وَالأَرْضَ وَلاَ يَؤُودُهُ حِفْظُهُمَا وَهُوَ الْعَلِيُّ الْعَظِيمُ❤❤❤❤❤❤❤
@umalmohamed1666
@umalmohamed1666 3 сағат бұрын
Boqoradena Amiiro qurux iyo sundus waa gabdho karti leh waye walhi ❤ gabar uma cil qaban❤ garobnimada ku qanac sanyihin😘
@yuuuuga1
@yuuuuga1 3 сағат бұрын
Garoob waa nag goaan qadaty guulna garty abyo ceeb mahan ❤❤❤
@UmeymaIbrahim-j6b
@UmeymaIbrahim-j6b 53 минут бұрын
Tasa been ehen walahi
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 4 сағат бұрын
Midka shaarka cad wato iyo surwaal cad wato waaye 😂😂
@salmomaxamedsanaag6220
@salmomaxamedsanaag6220 57 минут бұрын
Wlhi beentaa maha somali qori qori kutaag bey yaqaanan uf m.a hadalka adag baan kugu jeclahy wlhi❤
@duniyakordahab
@duniyakordahab 26 минут бұрын
الهم صل على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 4 сағат бұрын
❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤❤
@ibtisammohamed2570
@ibtisammohamed2570 23 минут бұрын
Abayo i like ur videos. Somali wallahi qof saas ufakiro makujiro MashaAllah ilahey akubarakeyo caqlikaaga
@istahil.roble7788
@istahil.roble7788 3 сағат бұрын
Horta waxan ku waydiiyay xamdiyeey nimanka iyagaba bikro maahin luuqyo badan soo mareene sheybaar lagu baaro noso raadi walaaley 😂😂😂😂
@maryanfarax3606
@maryanfarax3606 2 сағат бұрын
Jumca wanagsan abayo scw scw
@aminoalli-o1j
@aminoalli-o1j 3 сағат бұрын
Xamdiyey sheegtey
@AishaCuud-y4z
@AishaCuud-y4z 4 сағат бұрын
Kkkkkk adkaaaty ninka waa la soo qarxiyay 😂
@IlhanAden-y9h
@IlhanAden-y9h Сағат бұрын
Husni waaye kaas hamdia😂
@munaismail2109
@munaismail2109 3 сағат бұрын
Meeg caadiya dumarkii u qaadatay xbbt Lkn waan ku haystaa warkastoo aad keento
@MaryanAbdulqadir-o7i
@MaryanAbdulqadir-o7i Сағат бұрын
Asba waa garoob maadaba oow guur soo maray inan garooba waa mid gunimo diiday nin garoobane waa doqanimadiisa
@DrsFarhiyaMuse-1
@DrsFarhiyaMuse-1 2 сағат бұрын
Marwaxo ina adeer mashaAllah dhalaal ❤hamdiyyyy❤
@yuuuuga1
@yuuuuga1 2 сағат бұрын
@@DrsFarhiyaMuse-1 Mahad sanid qalbi
@luulabdirahman2841
@luulabdirahman2841 7 минут бұрын
She said hbbti it's so funny
@istahil.roble7788
@istahil.roble7788 3 сағат бұрын
Hooyadey waxay dhihi jirtay farta iyo meesha bugtaaa is og ninka gabadhaas ayaaa booskiisa kuso fariisisay haddana waa qaraarooyaaaa 😂😂😂😂😂
@yuuuuga1
@yuuuuga1 3 сағат бұрын
@@istahil.roble7788 haaaa walhi sas waaye
@MUMTAZSEID-t1w
@MUMTAZSEID-t1w 3 сағат бұрын
Kkkkkkkkkk alla xamdiyaaaa waa run gabdhihi la ixtirami jiray xataa hadaan larabin
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 4 сағат бұрын
Hhhhh waaa filaayay inuu garoob heli karin xata 😂😂😂😂
@YaAllah-p2n
@YaAllah-p2n 4 сағат бұрын
نحن مسنا الضر وين الامه الاسلاميه بكيت متنا من القهر لمن اشكي يا ناس نحن نموت من الجوع والله ماتكلمت الا من جوع ومن ضيق الحال انا وكامل اسرتي تشردنا من بيوتنا بَسَبَبَ الَحَرَبَ نَحَنَ فَيَ حَالَهَ لَايَعَلَمَ بَهَا الَا الَلَهَ حَسَبَنَا الَلَهَ وًّنَعَمَ الَوكيَلَ فَيَ مَنَ اوًّصَلَنَا الَى هَاذا الَحَالَ والله تعبت من هذا الدنيا والله ياخوان تعبت اختك في حال ميعلم به الا الله وًّالَلَهَ الَعَظَيَمَ مَا كتَبَتَ هَذا الَمَنَاشَدَهَ غَيَرَ مَنَ الَضَيَقَ وّالَفَقَر يَاعَالَمَ حَسَوّا فَيَنَا ارَجَوّكمَ وّالَلَهَ الَعَظَيَمَ رَبَ الَعَرَشَ الَعَظَيَمَ انَه الَاكلَ مَا فَيَ عَنَدَيَ بَالَبَيَتَ وًّالَلَهَ يَا اخَوّانَيَ انَهَ خَوًّانَيَ بَقَعَدَوًّ بَالَيَوًّمَيَنَ مَافَى اكلَ وًّالَلَهَ وًّضَعَنَا كثَيَرَ صَعَبَ نَحَنَ ٦نَفَرَ دَاخَلَ الَبَيَتَ وًّابَيَ مَتَوًّفَيَ وًّلَا يَوًّجَدَ مَنَ يَعَوًّلَ عَلَيَنَا وًّسَاكنَيَنَ فَيَ بَيَتَ اجَارَ لَانَسَتَطَيَعَ دَفَعَ الَاجَارَ الَلَيَ بَاقَيَ عَلَيَنَا انَيَ دخلة على الله ثمَّ عليكِ اني في وجه الله ثم في وجهك اني اترجاك اتوسل اليك تساعدني لوجه الله. الله يَأْخي منَ الصَبَاحُ حُتا الان يَحُرّم علينا الاكل غير الماء اني اقسم بالله العلي العظيم على كتاب الله اني بنت يتيمه من ومعي خوات صغار اقسم بالله على كتاب الله ان خواتي ماعاد يقدرو ينطقو بكلمة من شدت الجوع وبيتنا ايجار وصاحب البيت مقدر ضروفنا يريد الإجار او بيخرجنا إلى الشارع و اني اسالك بالله وانشدك بمحمد رسول الله يا اخي لوانت مسلم وتحب الخير انك تساعدني بقدر استطاعتك ان تتواصل معي او تراسلني وتساب على هذا الرقم 00967717415667 وتطلب اسم بطاقتي وترسلي ولا تتاخر وايعوضك الله بكل خير اني بنت يمنيه نازحين منالحرب انا واسرتي بيتنا اجار الشهرب 15 الف يمني والان علينا 45 الف حق 3 شهور وصاحب البيت من الناس الي ماترحم والله يا اخي انه يجي كل يوم يبهدلنا ويتكلم علينا ويريد من البيت للشارع لانناماقدرنا ندفعله الأجار شافونا الجيران نبكي ورجعو تكلمو الجيران ومهلنالاخره الأسبوع معادفعنا له حلف يمين بالله هذا بيخرجنا إلى الشارع فيااخي انت رجال إذا شفت اسرتك جاوعين تعمل المستحيل من اجل تامن لهم الاكل ولكن انابنت عيني بصيره ويدي قصيره ليس لي اب مثلك يسمح دمعتى ويحمينى من الذل والاهانة .🥺واخواني سغار ساعدنا انقذنا قبل أن يطردونا في الشارع نتبهدل او نموت من الجوع انا اقسم بالله الذي رفع سبع سموات بلا عمد وبسط الارض ومهداني لااكذب عليك بحرف من هذا الرساله واني ماطلبتك إلى من ضيق وقسوت الضروف والحال الذي احنافيه واني وأسرتي نسالك بالله لولك مقدره على مساعدتنا انك لتاخر علينا احنا في اشد الحاجة والضروف القاسيه جزاك الله خير الجزا وحسبي الله ونعم الوكيل ولا حول ولا قوه الا بالله الذي يقدر يساعدنا ;-'-"!;'(')"\|\(/()\|¶:)'|\\>|\≧@♡)♤♤♤♤🎉
@Samatar07
@Samatar07 2 сағат бұрын
she is saying ' So funny "
@HamdiWarsame-e7y
@HamdiWarsame-e7y Сағат бұрын
Subaxalaahay
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 3 сағат бұрын
Jumca wanagsan scw 🎉❤🎉
@Firlocaddey111
@Firlocaddey111 Сағат бұрын
Inta fahantay inay xusni kusocoto 😂😂😂
@salmomaxamedsanaag6220
@salmomaxamedsanaag6220 Сағат бұрын
Jah ilahayow xamdi haiga qaadin sanlee nogu hadal midkastoo wasaqa garoob buu afka kusoo taagaa uf
@ashaomar6719
@ashaomar6719 3 сағат бұрын
Mcnto kolleyba aniga barnamijkaas kama helin specifically new generation ma jecli in ey fiirsadhaan bahdilkaan iyo dhaqan xumada ey rabaan in ey hergeliyaan oo dad badhan ku deydhaan I don't agree. 😢😢😢
@yuuuuga1
@yuuuuga1 2 сағат бұрын
@@ashaomar6719 XAqiiq wax fcn mahan
@Udug.carale
@Udug.carale 40 минут бұрын
Doqonka dhererka badan wuxuu kudayanaye cunuga gaaban😂😂😂😂😂
@najmacaiapdi
@najmacaiapdi 3 сағат бұрын
Adkaatay o fogaatay 😂😂
@aminasaid7006
@aminasaid7006 3 сағат бұрын
Masha allaah hamdi inader ❤
@sumayoilyaas7977
@sumayoilyaas7977 2 сағат бұрын
Nin kashego sid waa kan dharka cad wata
@KarimaNeima
@KarimaNeima 2 сағат бұрын
Runta uku imow hamda ❤❤❤
@deeqacali_23
@deeqacali_23 2 сағат бұрын
Garoob miyay wax kayaqanan ayaga noloshodi dayacantaha waa qarar xamdiyey way heli wayeen ❤from gabar land😂ani walhi garoob nag nag dhaftay u aqaan oo goan gartay
@MunaApdilaahi
@MunaApdilaahi 4 сағат бұрын
Duhurki ban dawaday ina dib ugu labto so ego ninka ban igu kalifaysa xamday😂😂
@yuuuuga1
@yuuuuga1 2 сағат бұрын
@@MunaApdilaahi 😂😂😂😂😂😂😂
@sahramohamed2470
@sahramohamed2470 3 сағат бұрын
M.a abayo xamda waakugu raacsanahay commentigaa kabixisay😊
@mssdahiro6113
@mssdahiro6113 2 сағат бұрын
Xamdiyey wiilka waku dhamate ina adeer hadow saxibta jecla marba hadey kala tagen riyo kale iyo mustaqbal ayow leyahay sow mahan 😂😢
@Najmadhool
@Najmadhool 2 сағат бұрын
Mustaqbal haduu leeyahay muxuu gabdhaha ubahdilayaa isagaba haduu garob sooguursaday muxuu uguceebaynaa gabadha.
@mssdahiro6113
@mssdahiro6113 2 сағат бұрын
@@Najmadhool waxa run mahan se wax ufahan teen barnamij lee waye wana les kululesta sow mahan qalbiyey
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 4 сағат бұрын
Waa Dhawnahay Aqwaan❤ Xamdi Quruxleey❤😂 Amiradeena Maa Laga Hadlaaa Maantta❤ 🎉 Ani Maba Fahmaayi Xamdi 😂 Mana Rabo Inaan Fahmo❤ Laakiin Amiira Asaxabteeda Ayaan Ka Mid Ahay Tageeadeeda Ayaan Ahay ❤😂 Garteeda Gar Gardaradeedanne Gar Kkkkk😂 Kaftan😂 Keep Going Xamdi 🎉Walasheey 💘😘😘😘😘😘😘😘🤲
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 Сағат бұрын
Barnaajimkaan Soomaali looguma talo galin Nimankaan bikro ku waasheen 😅😂
@2daysago_
@2daysago_ 48 минут бұрын
Barnaamijka soo daawo caalamka.....waaba la isku bahdilaa. Barnaamijkan aqoon uma lihid wll soo daawo caalamka. Qofwalbo waxa ka qaldan ayaad toos ugu qarxineysaa. Waxbo laiskuma reebanaayo
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 39 минут бұрын
@@2daysago_ Waa daawaday Niman iyo naago madaw ah ama African American ha uun baa isku bahdila. Iyaguna waa dhaqankooda
@samiiragurey6812
@samiiragurey6812 3 сағат бұрын
Xammdiyey saxibtaa niku majecl dhaqaalehee buu jeclaa hh
@yuuuuga1
@yuuuuga1 3 сағат бұрын
@@samiiragurey6812 Xaqiiq
@SahraHassan-c3q
@SahraHassan-c3q 2 сағат бұрын
Aboyo fany wye ayey dhahday 😂😂😂
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 4 сағат бұрын
XAMDI GABAR BAARTAY GAROOB AAA KA ROON😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂GAROOBNE SHIMEEY CEEB NOQOTAY CAJAA"IB 🤲🤲🤲 ILLAHOOW NA ASTUR 🤲😘🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😘
@kafiaahmedaden3722
@kafiaahmedaden3722 3 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂gabar baartay 😂😂😂😂😂😂
@Oubah-l4q
@Oubah-l4q 2 сағат бұрын
Wlhi waan is waydiyay bal muxu kaa ogyahay inu ma dhalees yahay ma waxbu soo laastay😂😂
@XamdaApdi-p6p
@XamdaApdi-p6p 2 сағат бұрын
😂😂😂❤❤
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 Сағат бұрын
Ninkaa waa kee iga daba geeya inta xanta jecel🤣🤣🤣🤣
@MaryanAbdulqadir-o7i
@MaryanAbdulqadir-o7i Сағат бұрын
Ka dheer ee shaarka cad ee mahrez ak taagan
@NimcoAli-vm7lv
@NimcoAli-vm7lv 3 сағат бұрын
Ala maxaan kaxanaaqay waxa garoom xataa mahelikaro hhhh😂
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 3 сағат бұрын
😂😂😂😂
@yuuuuga1
@yuuuuga1 3 сағат бұрын
Somahan 😂😂😂😂😂garob soo erisay ninka
@abdullahisheikh1096
@abdullahisheikh1096 4 сағат бұрын
Kkkkk qalad ayay kutahay ninkay ahaataba
@yuuuuga1
@yuuuuga1 3 сағат бұрын
Kkkkkk wall waxad didi waan daremoya
@aminoalli-o1j
@aminoalli-o1j 4 сағат бұрын
Awal uma fiirsan hdaan soo eegay 😅
@yuuuuga1
@yuuuuga1 3 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@dekosharaf6823
@dekosharaf6823 2 сағат бұрын
Abayo yawaye wiilka iga dabageeya
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 3 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 mara waxo oo mic 🎤 qaadada illaahayow hana tusin uma Deena maaha can canjilid day khatar ku tahy 😂😂
@yuuuuga1
@yuuuuga1 3 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis Сағат бұрын
@@yuuuuga1 kkkk
@SadiaOmar-c2l
@SadiaOmar-c2l 2 сағат бұрын
Asaaba garoobee
@yuuuuga1
@yuuuuga1 2 сағат бұрын
@@SadiaOmar-c2l haaaaaa
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 3 сағат бұрын
😂😂 xaaji sooqumabayso dheh shaydaankana iska dhaar been maaha xamdi meeqa dumarna oo nin quruxbadan qabo baa ilin ku seexata
@yuuuuga1
@yuuuuga1 3 сағат бұрын
Kuwa qurxan uga daran waa dhaqan xun yihiin ❤❤
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis Сағат бұрын
@@yuuuuga1 kkkkkkkk waa intay is leeyihiin waad qurux badanthy lkn yaa u sheega gabar caqlibadan quruxdoon maaha
@amranibrahim1395
@amranibrahim1395 3 сағат бұрын
😂💯💯
@umuibrahim7883
@umuibrahim7883 3 сағат бұрын
Asc abayo nambarkada aad Ayan Ugo bahnaa ma heli karaa si goni inaa kula hadlo Ayan rabay
@yuuuuga1
@yuuuuga1 3 сағат бұрын
Wcwrab 004740617832
@Amibrcggagtrb
@Amibrcggagtrb 2 сағат бұрын
😂😂❤
@nurtoalasow7862
@nurtoalasow7862 3 сағат бұрын
Wcs
@Nafteedauroon
@Nafteedauroon 4 сағат бұрын
Waleee xamdiyeey adigana fivekaaa kugu go'an oo fudedkaga wa zaa'id. Waligeed aaa lees xumayn jiray lana jaf jafan jiray .
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
Epic Reflex Game vs MrBeast Crew 🙈😱
00:32
Celine Dept
Рет қаралды 26 МЛН
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 52 МЛН
FROM QOL TO GURI WEYN ALHAMDLULAH NOLOSHA WAA IS BEDEL
21:16
Samia AHMED
Рет қаралды 12 М.
GABAR CAAN AH OO HADDA MALAYSIA IMAADAY AYAA KU JIRTO KASOO SAAR
14:12
Umkhokha: The Curse  TODAY 11 October 2024 FULL EPISODE HD
24:15
حلويات مع ايمان
Рет қаралды 4,5 М.
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26