- La talin Khaas ah shorturl.at/0BtZ9 - La Talin Bilaash ah forms.gle/MSzWF2iKUnRroDsK6 - All My Links linktr.ee/Salimomer1
@hamse3184 ай бұрын
Mowduuc dhalinyarteenu ay aad ugu baahan yihiin, i can't wait
@SalimOmer4 ай бұрын
Hope it helps
@aishamuhamtt91714 ай бұрын
Social anxiety sanad kohor baa kahadashay aad bu iianfacay wllhy jasakallh wall❤
@Professor-Mk14 күн бұрын
Jazakalah akhii🙏🏼
@safiyaabdullahi75104 ай бұрын
Waqti aan xaaladaan ku jiri jiray ayaa jirtay alxamdulillah hada waan ka bogsooday jazakallah wll Salim
@SalimOmer4 ай бұрын
Alx..... aad ban ugu frxsanhay inad ka adkaatey
@OmarAbdi-g3u4 ай бұрын
Wll sidee ku xalise qormo kasamey
@1QURAN-c1Ju4 ай бұрын
@@OmarAbdi-g3uwalal xuska alle kaliya qalbigu ku xasila
@OmarAbdi-g3u4 ай бұрын
@@1QURAN-c1Ju aad iyo aad wll wa sax
@WalalahaChennel3 ай бұрын
Xldn Lagama Baxo Mana Aaminiyo Benta Aad shegeyso umada Benta kada
@Hawamohamed10Ай бұрын
THank you Omar❤🙏💯
@asmahassan56304 ай бұрын
Ku mahadsanid ustaad sida quruxda badan ee aad noogu sharaxday, kasoo hadal fadlan sida dadka toxic ah ama narcissistic ah ay u saameeyaan caafimadkaaga maanka.
@carfoonBintuBoqor4 ай бұрын
Mahadsanid maskax da loo badalo ee logah nadiifiyo negative thinking ka so hadal teacher salimow
@MohamttAbdikhadir-vs4ph4 ай бұрын
Thanks sxpow, inta og waxa kabadn inta aan is ogeyn😢 dhalin yarada da.doda udhaxeso 15/30 . Aye aad ugu bdn thy allah Hana wada caafiyo
@Habiba.38012 ай бұрын
Aniga wan qabaa
@AbdiqaniFaarax-zn2oeАй бұрын
Illahay haku xafido ustaado 🐐🔥
@nakrumabadri738620 күн бұрын
Waxa jirtay bari aan dadka ka baqan jiray lkn Alxm saliga rasuulka صل الله عليه وسلم ayuu Rabbi igu caafiyey❤
@SadioMursalAbullahi4 ай бұрын
SOCIAL ANXIETY waa idhibtay waxn rajynaya inay i afacdo taladad wlle salim Thank you so much
@ShamsoQueen-q4m4 ай бұрын
Social anxiety hda la dhibanhy xaldas inash allah ina k baxa rajeyna iso duceya wllyl adinka nh ❤😢 sandka cusub ano sida hda ahy mid ka duwan ah a kuso noqn dona muqlkn i.n❤❤
@AmiimBadal2 ай бұрын
Mahadsanid ustaad aad iyo aad ayad iga farxisay 😢😍
Aad iyo aad ayaa umahadsantahy ustaad sida quruxda badan aa noogu soo jeedisay mawduucaan.
@Salmo-bh6dd4 ай бұрын
Mnsh Allah ustaad Allaha ku sharfo mawduucan aad baan ugu baahnaa ❤
@AxmedBashir-k4sКүн бұрын
Sxb wa kumahadsantahay anney tan ihaysataa❤👑😢
@mustafupdyhasen45873 ай бұрын
Cajjib jasaakumlaah ustaad
@mohamedjamaali54454 ай бұрын
Ustaad waa ku mahadsan tahay mowduuca muhiimka ah ee aad nala wadaagtay, hal fikir ah ayaan kugu darsanayaa maadaama aad tahay qof takhasus uleh cilmi nafsiga (psychology) bulshadeenuna tahay kuwo aad ugu taxaluuqo barnaamijkaas fadlan isku inaad koorso caadiya ka bixiso jaamacada iyo goobaha waxbarashada si ardaydu wax intaas ka badan usii fahmaan. Mahadsanid.
@queensister24064 ай бұрын
Jazakallah qeyr ❤
@aishamohamedjama57682 ай бұрын
Thank you so much wll masha,allah ilaahy cilmiga hakuu barakeeyo , qof balaaqa leh bad tahay. I wish inaan qof sidaado kle u sharaxaya heli lahaa when l was struggling these topics in my psychology classes
@Aminaaa554 ай бұрын
wcs walal thanks noo soo badi 👌
@Jaana_f4y4 ай бұрын
جزاك الله خيرا جزاء اخي 😊
@engamalahmed4 ай бұрын
Thank you very much mawduuc qiimo badanbad nala watagtay waxbadan wan ka barty channelkaaga keep it up
@SalmaanAbdullah-ef3jy4 ай бұрын
Mahadsanid salim
@mohamedbulshawi75594 ай бұрын
Social anxiay wuxuu igaar siiyay heer aan dadka dhex gali waayo waxaan ka baqayaa inaan dhidido , garaca wadnahagu waa saaid , dadka ma dhex galo masajid kuma tukado meherada ma tako waxaan umalaynaya in dadkoo dhan isoo egayaan oo la igu mashquulsan yahay
Waxa ku rajayn in Allah kugu anfaco muqaalkan. Oo dawadada ka hesho. Inshallah
@24hours1714 ай бұрын
podcast aan aad ugu baahna Wye jasakallah wllo
@najaxseid94892 ай бұрын
Amazing program thanks brother
@abdirahimmohamedahmed33994 ай бұрын
Alla ma anuu igawaramayaa walaahay xabad beena igamuu sheegin
@Nuseyma4 ай бұрын
Wll mahadsanid saalim omer
@Howslife12344 ай бұрын
Keep going wll
@saynabcali62884 ай бұрын
Mahadsanid ustaad
@AmiinBadel4 ай бұрын
Jaskalah wll video ay dhalinyartu aad ula dhibaneyd baad noso gudbisay m.a👏
@OmarAbdi-g3u4 ай бұрын
Qof hore ula tacaale o ka atkaade hadu jiro dadka walalihisa haku cawiyo wadada u umare iyo sida uku xaliye laga yabo ine cawiso isagane ustaad saaid a ugu mahadsantahy adigane
@iprahimapdullahiyarow13644 ай бұрын
mahadsanid saxb❤🙏
@hafsamohamuth97864 ай бұрын
3:38 Habeenimo ayaan dawanya si aanay waxna iga qasin Mahadsanid wll❤
@mohafadal21124 ай бұрын
Aad ban kuu salamay ustaad salim xilimaaa soo dayn casharka
Masha allah aad baanu ugu bahnayn cashar kaan aadka u qiimaha badan allow noo fududee in aan ku dhaqano taloyin kaan aad nasiisay ustaad thank you Alot.
@SalimOmer4 ай бұрын
Aamin. Shukran
@Abdiraxmaa8vvt8c825 күн бұрын
Dhawaan baan isku arkay cabsi iyo kalsoni daro Heer aan qofka aan lahadlayo aan ka cabsanayo in aan wajigiisa eego
@XamdaMaxamed-uo5pr4 ай бұрын
Thankz wlal ❤
@ridwaomar27704 ай бұрын
Shukrn
@Ahmedmoha-v2c4 ай бұрын
Thanks wllka
@Sucdiii4 ай бұрын
From TikTok
@Moh_view4 ай бұрын
Muqaalkan wuxu iso gaaray xili aan baahi weyn u qabo walal mahadsanid Jazakallah.
Ha ilaawina saliga rasuulka صلوات الله وسلام عليه❤❤❤❤❤❤
@SalimOmer4 ай бұрын
SCW
@ZakariyeAli-m7e4 ай бұрын
جزاك الله خيرا
@saammu82314 ай бұрын
Thnx Mcln❤
@OmarAbdi-g3uАй бұрын
Aniga aya ladhiban arintan cilada ugu weyn e iheysata wa dhidid tiro badan o wajiga ah Waxyaabo badan aye idhaafise arintan waline wala tacaalaya hadu jiro qof iska daawe ama ka guleyato ha ino faideyo
@hassannoorali25864 ай бұрын
Haa, ila hada wan kujira. Mar marna waxan heela xurnimo.
Aniga ku sinayo talada ku joojin la heed kaliya hawenki dhaqso sexo cunto fcn kugu filan cun hada 18 ka wentahay gym gal jimicsiga waxo dhisa kalsoonidada ubax bananka suqa aad aadeg guriga don insharer hado ku xiranyahay iska fur lkin hore haka furin marka jiimka bil cml wadid bal is fiiri kalsoonidada herka mareyso jimicsiga guriga xita waku sameey karta youtubeka ku qor exercise insha Allah waa cafi madi donta abayo 😢
@haykaldai38673 ай бұрын
Bro waxa ka codsanaya dadka hadalka ku dhagdhaga markee bulshada ku dhex jiraan ina video kasoo sameyso side iskaga dawen karaan
@siciidabdulahiyusuf92294 ай бұрын
Wll wa mahadsan thy
@cherrysmartgenz4 ай бұрын
Masha allah guulaysoh hogaamiye
@AbdirashidAxmed-u6o3 ай бұрын
Thank you
@SalimOmer3 ай бұрын
You're welcome
@sharifmohamed59924 ай бұрын
M.a shaqo fiican ayaad heysaa
@barwaqosanag22044 ай бұрын
Xanuunkan hadan la noolahay wllahi allah ha iga caafiyo aniga iyo inta ila midka ah dhawaan ayaan ogaaday in ay xanuun thy awal dadka dhibatda saari jiray i got all that symptoms you mentioned the first part
Ustad kwrn qofka haduu #shik_shigayo maxaasana keeno wa qof an aqoonin marki lahadlaayo kali waye
@AbdirahmanAliIsmail-qf3ly4 ай бұрын
Saalim aad iyo aad baan kuu bogaadinayaa, waxaan kaa codsanayaa inaad barnaamiyadan Cilmi nafsiga ah soo badisid waayo dadku aad bay ugu baahanyihiin.
@SalimOmer4 ай бұрын
Shukran Wll
@Updirahmaanabdilaahi-tc2rz4 ай бұрын
Vidoes faaido leh inaan subscribe ku dhoho iyo inaan like ku saaro ba igala waynid taecher
@Nazar-j7d4 ай бұрын
Monk mode kasoo hadal ustaad.
@mubarikmedia64714 ай бұрын
30k Hampalyo
@SalimOmer4 ай бұрын
Thnkz wll
@Ndlllahmed-u6n4 ай бұрын
Waan us kudayay inaan sameeyo teeda kale qof ma ee gikaro awal waxaan ahaa qof aan cabsan silama filaana ayaan isku badalay
@CaaishaLiban-td3ov4 ай бұрын
Kulamid ayaan ahay xaladaas ayan daremayaa😢
@FardowsoFarax-hf7tt3 ай бұрын
Firi xalad oo kale aniga so arkay lkin hada waka ronaday Alx kaliya hawenki dhaqso sexo cunto fcn kugu filan cun hada ka wentahay 18 gym gal jimicsiga waxo dhisa kalsoonidada ubax bananka dhax gal dadka is adkeey insha Allah waka cafi made
@Updirahmaanabdilaahi-tc2rz4 ай бұрын
Teacher saalim.
@MunoMursalC.Rahman4 ай бұрын
Wall app ku edit gareesay
@SalimOmer4 ай бұрын
Premiere Pro
@XedarAhmed4 ай бұрын
Sxb hal su aal ayan rabaa inan kuweydiyo taso ah waqti badan inan kulumiyey waxan ehen hadan tusale bixiyo kubada ayan cayaaraa lugta aankucayaro waa midig balse waxan go aansadey inan kucayaro lugta bidix waliba waqti badan ayan wadaa projectigan sxb waa muhim su aashan iso jabab?
@SalimOmer4 ай бұрын
We iska fcn thy inaad bidixda barato. Lkn ogsonow Allah midigtada ayuu awooda galiyey midaas xoga saar. Lkn wxa kasi fcn ado lababada lugoodba ku ciyari kara
@XedarAhmed4 ай бұрын
Bro mahadsanid bro hada cadi u aragtid 15 daqiqo ayan rabi lahaa hadal su aalo gooban inan kugu weydiyo qurbo ayan kunolahay marka waxa iiroon qof igu diin ah inan weydiyo su aalaheyga
@AyaanKhalif-g1c4 ай бұрын
Waxba ka fahmin waxn ad so qadneso iska da oo cadi nola hadl 🙏
@24hours1714 ай бұрын
dhawr mar daawo wa fahmiye
@Suldanwarsame4 ай бұрын
Ust wali maka hadashay niyad jabka
@Mona.g84 ай бұрын
😭😭tlfonka hde laiga sowaco aa jareyna
@marwaansiciid4 ай бұрын
Shamsooy isku mid ban nahay gabar mobile kalama hadli karo
@Mona.g84 ай бұрын
@@marwaansiciid 😂ani sas ma ahi qof cusub lee dhaxana iqabnayso
@user-ehqueen3 ай бұрын
Abyo anaa kula mid ah 😢🥺 wa iska yaabey wlh😢
@suhaibahmedabdirahnmaan67474 ай бұрын
gamo phobia kasoohadal kacabsiga guurka dad badanbaa haystaa kasoohadal
@abdihakimomar44044 ай бұрын
Asc salim
@SalimOmer4 ай бұрын
Wcs wll
@iqramohamedabdi63953 ай бұрын
Salim meel gooni lagala soo xiriiro mlhn miya? Waxbadan ban isku dayay inan kula xiriiro wey isurta gali weyday fadlan jawab
@AbsolutelyrightRight4 ай бұрын
Social anxietyigu dawo ma leyahay yacni kiniiniyo ma looqaata wll
@SalimOmer4 ай бұрын
Haa lkn wa lga carara. Ma ficna inaad barato
@saammu82314 ай бұрын
Teacher Salim ilmaha sidee loo kordhin kara kalsoonidooda?
@TomleeAli-z4s4 ай бұрын
@@saammu8231 waxay ila tahey in aan been loo sheegin Taas ayaa kalsoonida caruurta dhisi karto
@Mahamedabdiqadirhuseen3 ай бұрын
Haduu jiro qof social anxiety la tacalay reply ha iso galo
@MohamttAbdikhadir-vs4ph3 ай бұрын
Waxa aad ku anfacayo in aad dhahdid aniga oo kliya ima hasto dheh io cidna igu mashqul Sano io codna ha Isla barbar dhigin ,good work 👏
@MaryamaAbdulahi-er5ug3 ай бұрын
Wllhi 100 90 waxan ahy qof walaac badn scholka fasalka marka ku jiro xita wa walaca ardaydd isku levelka nahy xita waka walac maxa igu dhcayao🥹🥹
@aliibrahim5436Күн бұрын
Scholeke dhigata😂
@ZakariyeAli-m7e4 ай бұрын
M.a
@abdullahijaylaani39664 ай бұрын
Aad baad u mahadsantahay sxb lkn dhibka ihaystaba waa inaan hadalka aan qofka kula sheekeeysan lahaa uuba igu soo dhacaynin tusaale ahaan waxaan is leeyahay qofkaan kugu cusub maxaa ku sheekeeysanaysiin shaqo idinka ma dhaxayso school islama dhigataan oo arimaja schoolka kalama hadli kartid maxaan kala sheekeeystaa haduu igu cusub yahay tusaale ahaan sxbkeey baa igu yiri dumaashi baan ku barayaa waayahaye dumaanshi maxaan ku sheekaysanaynaaa inaa ii soo jawaabto baan rajaynayaaa
@SalimOmer4 ай бұрын
Sidee ku ogaatey iney wxba idinka dhaxeen? Garan meesid wax macluumad ah oo ku sabsan qofkan. Yaa ku sheegey inaadan ugu yaraan isku fikir, dabeecad, aragti, xiiso ahayn? Fikirka noocas ah aad is leedahay qofkan mxan ka shekesaneena waxba ma wadaagne wa fikir aad naftaada ugu shegeeneyso si aad iskugu qanciso inaan u baahneen inaad qof la hadasho… Marka xigta aad qof la sheekesato bal is weydii xgee ayuu wada hadalkiina ka bilowmey… iyo … hda waxa kawada hadleesaan miyey is leeyihiin. Wada hadalka wa la bilaaba kaliya isaga inta badan iska soconaya.
@bashiirmumin8754 ай бұрын
Legenow wax badan ayaad iga anfacday
@WalalahaChennel3 ай бұрын
Mafahmeysid ilaa ee kugu dhacdo Waa sbbta ee Dadka ufhmi La'yihiin Ikn Mida Layaabka leh Aya ah Wxa usharaxeysa Si Ay Adiga kugu Dhacday Qlad ugu weyn ee Aan kashaleynyo aya ah inta uu xld xun ilagaly oo Aan qof muslim ah Nafta Dhaafiyey Sirteyda oo uu Bulshada kufafiyey ila Hadana Walanolhy Arinkn Aniga Maxumi lkn waqtiga ixumeyey iyo Xlda xun ee An kusugnahay Dadkana Wxan Ku recording greya indha qofkas wxu damac sanyhyna wxa ii shegta Maskaxdeyda Astamaha Uu igu hyo waxa kamida Cabsi Kalsonidro Mxuu iga Aamini dona Qofkas Dib inaan uxasuusto wxi Hadayey nadhexmary Fikir badn Xanaqban oo nafteyda Aan Ladaglmyo in Aan kafogado Goobaha bulshada Hurdo La'Aan Stres bdn Kliya wxan kunafisa Kalinimada