Alle ha u raxmadee Qarshe wuxu ahaa mid isku ekaysiiya erayada, iyo laxamada uu samaynayo sida an ka maqlay mar la waraysanayay xaaji Gujis. waxaana u tusaale ah heestan Laac. erayga laac oo ka dhigan sida shay meel sare saaran oo la laacyo o kale, sida si la mida heestana marka la qaadayo codka meel hoose inta laga bilaabo ayaa meel sare la gaynya. from low note to high note. cajiib