MADHEEDHAALE | KULUC | SANBUUL | BULO | MASXAF | GOOBBE | LYRICS

  Рет қаралды 5,113

Qaraamyahan

Qaraamyahan

Жыл бұрын

Mahad-naq gooniya: Ismaaciil Ibraahim X. Axmed.

Пікірлер: 15
@qaraamyahan
@qaraamyahan Жыл бұрын
Heeskan Daa'uud aad buu ugu xarragooday isagoo ka baydhay muusigii laxanka laga dheegan jiray oo jeexay tub kale oo u gaara isaga farshaxankiisa. Heeskan waxa kale oo tumay ustaadkii weynaa ee Jiim; tumid laxanka la raacayo. 3:15.
@usamearwax2999
@usamearwax2999 7 ай бұрын
Lqxankuna waa rashiiid bulo😊
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 Жыл бұрын
Waayo waayo❤️
@Laalayslyrics
@Laalayslyrics Жыл бұрын
Caleek Caleyk Allaylehe Dhuuxiibaad U Dhaadhacday Soo Hor Soo Hor
@qaraamyahan
@qaraamyahan Жыл бұрын
Mahadsanid wllo. Waan soo wadnaa kayd macaan.
@Laalayslyrics
@Laalayslyrics Жыл бұрын
Anna Halkaan Baan Ka Billaabay Inan Ku Xirmo Channelkaan Barakaysan.
@bareomar4050
@bareomar4050 11 ай бұрын
Miyi baan aqal wayn kaga muujin laha ma ahan ee Waa miyi baan aqal kaga Moosi laha
@qaraamyahan
@qaraamyahan 11 ай бұрын
May walaalo waa kaaga muujin lahaa. U fiirso oo dhugo. Mida kale guriga lama mooso’e daadkaa la Iska moosaa.
@abdirahmansaeddhuux_yare1186
@abdirahmansaeddhuux_yare1186 9 ай бұрын
​@@qaraamyahan Heesta Eraygeedu waa miyi baan aqal weyn kaaga moosi lahaa. Waxaad dhegaysataa waraysiga Axmed cali cigaal iyo Cabdisalaan hereri.. Heestan baa ku jirta oo uu soo qaadanayaa Axmed Cali Cigaal.
@qaraamyahan
@qaraamyahan 9 ай бұрын
@@abdirahmansaeddhuux_yare1186 Wllo waa kaaga muujin. Soo akhri buugga hoobal iyo heesaha Maxamed Axmed. Halkaasaad ku arkiye. Axmed Cali Cigaal mar haddaanu heesta lahayn uguma xog roona ninka heeska qaadaya; Kulucna waadigaa arkayoo muujin lahaa buu leeyahay.
@bareomar4050
@bareomar4050 11 ай бұрын
Minawaariyo waa Markabka Gujiska ah ee biyaha quusa
@hodandiiriye-bk4cf
@hodandiiriye-bk4cf Жыл бұрын
Aslaamu Alaykuma first one
@qaraamyahan
@qaraamyahan Жыл бұрын
Wa calaykumu salaam wllo.
@bahdoonbisle
@bahdoonbisle Жыл бұрын
Yaa salaam saaxiib hambalyo Xamsow @qaraamyahan caanjaladdan way ka duwantahay kuwa kale oo idil, markastoon heestan u xiiso caanjaladdabvaan daartaaa. Waxa ay ku jirtay keliya KZbin-ka IK HAJJI oo aan u doonan jiray, waxa aan ku xushay sida xarragafa iyo farshaxanka leh ee AHU Daa'uud iyo Goobbe ugu xarragoonayaan. Mahaddanid saaxiib in badan. ❤
@qaraamyahan
@qaraamyahan Жыл бұрын
Mudnaan sxb Cabdiqanow Mudnaan. Waa cajalad dhaxal gal ah. Wxn maqlay in erayada in ka mid ah uu Kuluc leeyahay waanse soo xaqiijin doonaa
LAAC | CAYDARUUS | QARSHE | CAGAF| LYRICS
5:43
Qaraamyahan
Рет қаралды 1,4 М.
ТАМАЕВ УНИЧТОЖИЛ CLS ВЕНГАЛБИ! Конфликт с Ахмедом?!
25:37
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 159 МЛН
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 17 МЛН
Wareysi BBC Marxuum Rashiid Bullo Ibraahim
11:47
Mohamed Abdulaahi Farah
Рет қаралды 35 М.
Somaliweyn Media | Rashid Bulo   Maruun soo rogaal celi
6:30
Shabakada Somaliweyn
Рет қаралды 24 М.
Wareysi Faanaankii Rashiid Bullo Q. 2aad & Xuseen C. Deeqsi
9:33
War iyo Wacaal
Рет қаралды 24 М.
Wareysi laga qaaday Maxamed Axmed Kuluc 1974
29:56
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 30 М.
Farxiya Cali Ahun & Rashiid Bulo Ahun  | Heestii Uurka Ku Tabaye
8:39
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 94 М.
SOODAANI | XASAN DIIRIYE | LYRICS | GOOSGOOS
1:00
Qaraamyahan
Рет қаралды 1,2 М.
ТАМАЕВ УНИЧТОЖИЛ CLS ВЕНГАЛБИ! Конфликт с Ахмедом?!
25:37