Cajaa'ib waa hees xus iyo xasuus mudan runtii Mahadsanid saaxiib sare Qaraamiyahan Kayd iyo Diamond aan hore loo arag ayaad soo qodaysaa Halkaa ka wad hawsha bro Keep Going Anytime.
@qaraamyahan10 ай бұрын
Mahadsanid wllo. Way soo socdaan kaydad kale oo macaan runtii.
@SuugaanSafaari10 ай бұрын
@@qaraamyahan Adaa mudan saaxiib Waa kula Joognaa hawshu ha socoto.👍