(1) Sidii Alle Uga Badbaadiyey In 4 Jeer Lasoo Faqo Qabriga Nabiga SCW

  Рет қаралды 15,191

Qaamuus

Qaamuus

Күн бұрын

#Qaamuus #Xogaha_Qarsoon
Qaamuus Tv Kala Soco Xogaha Qarsoon Ee Ugu Dambeeyey Dunida
✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks

Пікірлер: 74
@QAAMUUS
@QAAMUUS 6 ай бұрын
Waad saxsan tihiin walaal. Waan ogahay in aanu Jidhka NABIGU SCW is baddalayn. Kelmadda hadhaa ayaan is khalad ah u isticmaalay anoo u jeeda Maydka Nabiga. Waad ku mahadsan tihiin baraarujinta ereygaasi.
@Ali_qasim143
@Ali_qasim143 6 ай бұрын
Calayhi afdalu salaatu wasalaam ❤❤❤ Sxb maqaldame waa alaah uun allena haka cafiyo ereyga aad u isticmashay xabiibkeena bro minfadlak markaad kahadlayso nabigena ama ambiyada iyo salixiinta iyo umada qiimaha kuleh muslimkaa u isticmaal oraah ama hadal kan ugu wanaagsan ee aad kudhawaaqi lahayd mahadsanid waan kujecelnahay waana kugu taageernaa wanaaga waxaadna tahay qof wanaagsan marba hadii lagu sixi karo thanks sxb
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 5 ай бұрын
الله اكبر ولله الحمد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 5 ай бұрын
صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 5 ай бұрын
Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 5 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@BIDHAANMEDIADH
@BIDHAANMEDIADH 6 ай бұрын
Masha alh waad mahadsantahay sida aad u saxda Erayga khaldaan oo Carabka ka Xaday aniga xataa markaan dhageesiga bilaway oon maqlay ayaa arkay in aad Saxday
@HusseinAli-b7p
@HusseinAli-b7p 6 ай бұрын
Haraaga jidhka hadhihiin wll Nabiyada ciida macunto oo jidhkooda ma dhammaado oo waa sidiisa Nabigeena صلى الله عليه وسلم
@QAAMUUS
@QAAMUUS 6 ай бұрын
Waad saxsan tahay walaal. Waan ogahay in aanu Jidhka NABIGU SCW is baddalayn. Kelmadda hadhaa ayaa is khalad ah u isticmaalay anoo u jeeda Maydka Nabiga. Waad ku mahadsan tihiin baraarujinta ereygaasi.
@HusseinAli-b7p
@HusseinAli-b7p 6 ай бұрын
@@QAAMUUS allh haku sharfo wll qalad waa iska dhici karaa oo biniaadm baynu unahy
@claahigoohe3779
@claahigoohe3779 6 ай бұрын
Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akba
@leyloshcali2376
@leyloshcali2376 5 ай бұрын
Haraa ha dhihin nabiga scw iska dhaafe dadka ehlu kheyrka ah jirkooda ma baaba'o ee dheh jirkii barakeysnaa ee nabiga scw.
@KhairiaabdillahidabarAbd-wq1cz
@KhairiaabdillahidabarAbd-wq1cz 6 ай бұрын
Sallahu cala Nabiyuna Mohamed
@DiegoJotta-du1hm
@DiegoJotta-du1hm 6 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم
@MahmoudMohamed-rw6ue
@MahmoudMohamed-rw6ue 6 ай бұрын
Salalaahu calayhi wasalam
@AbuqudamaAssomali
@AbuqudamaAssomali Ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك علي نبينا وحبيبنا وقدوتنا محمد عليه افضل الصلاة والسلام
@nathra7351
@nathra7351 5 ай бұрын
Nabi muxamed scw wuxuu kujiraa janadii farowda lama helaayo cidkasta oo isku dayda daarood juudaan ayaa ka mida kuwa doonaaya inaay lasoo baxaan mana helayaan ishalah
@maxamedsh.xassen4211
@maxamedsh.xassen4211 6 ай бұрын
Haa walaal waxan anlga& adigaba ugnastexayna in.aanu jasadka nabigu hadha.ahayn eeuudhamstiranyahay
@bilancabduqadir
@bilancabduqadir 6 ай бұрын
Caleyhi salaatu wasalaam❤ Wad madsan tahey wll lkn haraadi ha oran wll ma qaldame wa allaah Thanks mar kale😊
@AhmedNaasir-os3cf
@AhmedNaasir-os3cf 6 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤
@Manzuri94
@Manzuri94 6 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم
@AligaffanehHassan
@AligaffanehHassan 6 ай бұрын
Macha allah saw ❤
@HusseinDaahir-yw3pw
@HusseinDaahir-yw3pw 6 ай бұрын
Jirka Nebigu salalahu caleyhi wasalam waa taam ilaa hadda
@Banadir-State
@Banadir-State 6 ай бұрын
Asc walaal wariye... Ha dhihin haraaga jirka Rasuulka SCW.. Ee ogoow jirkiisa waa sidiisii maalinta la aasay oo xitaa isma bedelo ilaa qiyaamaha la soo saaro..
@AbdirahmanAhmedGanayee
@AbdirahmanAhmedGanayee 6 ай бұрын
Alahu❤❤akbar
@Islam-k1q
@Islam-k1q 6 ай бұрын
Allah akbar
@dahirawale4237
@dahirawale4237 6 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه 😊 Halkan waxaan ku saxayaa qaldaad uu galay saaxiibka hadalkan soo jeediyay: Nabiga (صل الله عليه وسلم) qabrigiisa hadhaa kuma jiro ee isagoo dhamaystiran ayuu jiifaa Anbiyada jidhkooda ciidu ma cunto. Nabigigu qabrigiisa ayuu ku nool yahay oo marka lagu salliyo wuu maqlaa oo gartaa qofka ku 😅 Salaant la salaamo wuu celiyaa.
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 6 ай бұрын
SXB ISKA HUBSO WAXAAD SHEEGAYSO CADEE INAY EHELU BAYDKU QAATEEN NIDAAMKA SHIICADA TAASI WAA BEEN ABUUR IYO DACAAYAD
@najoinayasin2486
@najoinayasin2486 6 ай бұрын
Nabiga scw jidhkiisa ciidu macunto markaa halka ad ledahy hadhaga jidhkii nabiga scw sax maaha zxp
@Nashaadmaxamed-bx4sp
@Nashaadmaxamed-bx4sp 6 ай бұрын
Scw
@maadhiintube1077
@maadhiintube1077 6 ай бұрын
Salalaahu calayhi wasalam
@YUSUFABDi1
@YUSUFABDi1 6 ай бұрын
Walaal Hadhaa ha oran please ambiyada jidhkoodu isma baddalo wll nabigeenna csw waa jasadkiisa daahirka waa sidiisi
@omerhassan3041
@omerhassan3041 6 ай бұрын
Jidhka nabiyada iyo anbiyada ciida iyo aboorkuba ma taabtaan ee hadalkaas iska sax fadlan.
@QAAMUUS
@QAAMUUS 6 ай бұрын
Waad saxsan tahay walaal. Waan ogahay in aanu Jidhka NABIGU SCW is baddalayn. Kelmadda hadhaa ayaa is khalad ah u isticmaalay anoo u jeeda Maydka Nabiga. Waad ku mahadsan tihiin baraarujinta ereygaasi.
@CabiidArts
@CabiidArts 6 ай бұрын
❤❤❤scw❤❤scw
@Mukhtaarcabdirooble
@Mukhtaarcabdirooble 5 ай бұрын
Mxd ka wadaa hadhaaga jidhka nabiga no no no ma lihid balaaqo sxb bye
@FatoumaMareyeh
@FatoumaMareyeh 5 ай бұрын
Scw scw
@RodaMoussa-d8y
@RodaMoussa-d8y 6 ай бұрын
Scw scw scw scw scw
@MusseMNur
@MusseMNur 6 ай бұрын
Walaal waan ku salaamay, Waxaan kuu sheegi lahaa in ay qaldantahay weedha ah " hadhaaga jidhkii nabiga", Naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaato,e nebigeenii udgoonaa Jidhkiisu waa sidii ruuxdu kaga baxday, isma bedelin, ciid ma cunin, wax alla wax ka bedelan ma jiro, weedhaaduna waxay la macno tahay in jidhka qayb ciiddu cuntay. Markaa ka noqo, kana astaqfirullayso, mardanbe ha adeegsan. Nabad gelyo.😊
@QAAMUUS
@QAAMUUS 6 ай бұрын
Waad saxsan tahay walaal. Waan ogahay in aanu Jidhka NABIGU SCW is baddalayn. Kelmadda hadhaa ayaa is khalad ah u isticmaalay anoo u jeeda Maydka Nabiga. Waad ku mahadsan tihiin baraarujinta ereygaasi.
@cadnaanhassan4956
@cadnaanhassan4956 6 ай бұрын
Wall waxaan ka saxayaa hadalka ah haraaga jasadka nabiga tasoo ah qalad ciida ma cunto ama matabato jirka anbiyada
@maxamedilkacase7179
@maxamedilkacase7179 6 ай бұрын
Waad mahadsan tahay.
@QAAMUUS
@QAAMUUS 6 ай бұрын
Waad saxsan tahay walaal. Waan ogahay in aanu Jidhka NABIGU SCW is baddalayn. Kelmadda hadhaa ayaa is khalad ah u isticmaalay anoo u jeeda Maydka Nabiga. Waad ku mahadsan tihiin baraarujinta ereygaasi.
@QadanCali-iq8xh
@QadanCali-iq8xh 6 ай бұрын
Scw scw scw scw
@maslahaaladilib4144
@maslahaaladilib4144 6 ай бұрын
waxaan aad ugu faraxsanahay in dadku maantay diinta fahansanyihiin wayna ku mahadsanyihiin sida ay kuu sexeey waayo aniguba markan ka maqlay ereygaa aadbaan u dhibsaday balse hadan waxan is iri malaha isma oga marka allaha kubarakeeye is ilaali sxb
@AliomarAbukar
@AliomarAbukar 6 ай бұрын
😊😊
@Abdisatar
@Abdisatar 6 ай бұрын
Scw Scw Scw
@gorodaxmed7762
@gorodaxmed7762 5 ай бұрын
Csw csw csw❤❤❤
@mahamedabdirahim5305
@mahamedabdirahim5305 5 ай бұрын
SCW SCW SCW
@caaishacandiwali1953
@caaishacandiwali1953 6 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw
@Mahamed-ce4hn
@Mahamed-ce4hn 5 ай бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@MohamedBulhan-l1l
@MohamedBulhan-l1l 6 ай бұрын
S c w
@GuuleedGuuleed-bv6jw
@GuuleedGuuleed-bv6jw 6 ай бұрын
qabta kale so daa
@MaryanJamac-xj8lo
@MaryanJamac-xj8lo 5 ай бұрын
Scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw
@maxamedshekhibrahim3387
@maxamedshekhibrahim3387 6 ай бұрын
Csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw
@SubeyrMahomud
@SubeyrMahomud 6 ай бұрын
Waxaa tidhi siirka faadumiyiinta ayaa saxaabo laayey ismana soo gaadhin warkaaga oo dhan waa khalad iyo been abuur
@CabdiAadan-p9c
@CabdiAadan-p9c 6 ай бұрын
Scwscwscwscw
@abdikhadaraxmed-sg6yd
@abdikhadaraxmed-sg6yd 6 ай бұрын
ibnu baaz ka aad sheegayso ma xuu ahaa bal is waydii dadkii yahuudu islamka u soo adeegsatay ayaad noo sheegi culumadii wa waynayd ee islamka soo qaado hadaladodii hadad hadal soo qadan hadii kalana quranka iyo axaadista ku e kow
@abdirahmanhassen4130
@abdirahmanhassen4130 5 ай бұрын
Beentii wahabiyada ayaad ka sheekaynaysaa
@Faisalhassanrabah
@Faisalhassanrabah 6 ай бұрын
Salalaahu calayhi wasalam
@XasanGuray-c8q
@XasanGuray-c8q 5 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤
@ZakariyeZiraje
@ZakariyeZiraje 6 ай бұрын
Scw
@SaruurAxmad
@SaruurAxmad 5 ай бұрын
Scw scw scw scw scw
@XasanGuray-c8q
@XasanGuray-c8q 5 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤
@IsmailHassan-s8x
@IsmailHassan-s8x 6 ай бұрын
Scw
@XasanGuray-c8q
@XasanGuray-c8q 5 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤
@fahmi1435
@fahmi1435 5 ай бұрын
Scw
@XasanGuray-c8q
@XasanGuray-c8q 5 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤
@XasanGuray-c8q
@XasanGuray-c8q 5 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤
@XasanGuray-c8q
@XasanGuray-c8q 5 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤
@XasanGuray-c8q
@XasanGuray-c8q 5 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤
“Don’t stop the chances.”
00:44
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 62 МЛН
The evil clown plays a prank on the angel
00:39
超人夫妇
Рет қаралды 53 МЛН
Леон киллер и Оля Полякова 😹
00:42
Канал Смеха
Рет қаралды 4,7 МЛН
2 MEN DUG TUNNEL TO STEAL THE BODY OF RASULULLAH (ﷺ)
4:29
Nourish TV
Рет қаралды 3,4 МЛН