Dayax iyo Cadceedaa Lyrics | | Axmed Yaasiin Digfeer

  Рет қаралды 463,701

Gofadhe Lyrics

Gofadhe Lyrics

4 жыл бұрын

Пікірлер: 157
@abdihafiiid...............2008
@abdihafiiid...............2008 4 ай бұрын
Only legend ayaa so raadin kara hada iga danbyso 2024 Is muji.👆
@user-kv6ku1he3s
@user-kv6ku1he3s Ай бұрын
Haaa
@MissprincessZahraDiamondXO
@MissprincessZahraDiamondXO 17 күн бұрын
😥💔
@Mr.jordi.
@Mr.jordi. 7 ай бұрын
2024 hadaad daawatid please one love
@galdigsi3652
@galdigsi3652 Ай бұрын
Waan daawanayaa walle
@HapiXuseen
@HapiXuseen 4 ай бұрын
Heestan qof ila dareen San u dhegsto u dhegsta ma jiir tolw😢😢
@mohamedabdulkadirmohamed8557
@mohamedabdulkadirmohamed8557 6 күн бұрын
Yes 😢
@cumarhobyo9700
@cumarhobyo9700 3 жыл бұрын
Sidaan Ujoogo ayuu Qaraamigu Sidii Bunkii ii Qobtaa.❤❤❤ Fanaaniintii Hore Wada Xul Ayay ahaayeen, Heesahay Qaadeenna sidoo kale, Wada macaan Cad Laga Tuuro maleh.❤❤
@cilowali4662
@cilowali4662 Жыл бұрын
Aad iyo aad anigu dadkii hore ayan jeclhy ❤🙏🙏
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 Жыл бұрын
Niyow ma dhoobadeena meel laga qaaday ?!! Wan kuso mirooda laftarkaygu....
@user-sf5tu5gz2p
@user-sf5tu5gz2p 10 ай бұрын
Naa ii soomaali eekidaa ma anaa ku dhalay inaadeer gacalooy ❤❤
@Axmed_Hobyo
@Axmed_Hobyo 3 жыл бұрын
Wale dayrta maanta ah midaan daawadaan helay amase daalay oo dhacay Digfeer awadaa galay... Favorite line 💞💞
@gofadhelyrics7037
@gofadhelyrics7037 4 жыл бұрын
Taariikhda Fanaankii Yaasiin Axmed Digfeer. Waxaa Qoray: Cumar Seerbiya Yaasiin Axmed Goox (Digfeer), wuxuu ku dhashay gobolka Qorraxay ee dhulka SoomaaliGalbeed dabayqaadii dagaalkii labaad ee Adduunka, xili qiyaastii ku beegan sanadihii 1947 ilaa 1950kii qarnigiii Labaatanaad. Bilawgii hore ee noloshiisa, wuxuu u soo wareegay gobolka Hiiraan ee badhtamaha Soomaaliya, halkaasi oo uu ku noolaa ilaa taabbo galkiisii, waxaa soo koriyey adeerkii Goox Qarboosh oo ka tirsanaa Ciidamada sidoo kalena dhalay Fannaankii Maxamuud Goox Qarboosh. Bilawgii sanadkii1970-kii, Soomaaliya waxaa ka bilawday Kacdoon Faneed, waxaa aasaasantay Kooxdii Hobolada ee Waaberi ka dibna, sanadkii 1973 waxa la saasay kooxaha Onkod iyo Horseed oo kala hoostagi jiray Milatariga iyo Asluubta Soomaaliyeed. Axmed Iidow Abtiile (Axmed Nuur Jaangoo) oo xiliyadaasi ka mid ah Fanaaniinta magacooda aad loo hadal hayo kuna caanbaxay heesta Daljir ee uu halabuuray Abwaan Xasan Xaaji C/laahi (Xasan-Ganey) iyo Axmed Yaasiin Digfeer oo qiyaas ahaan 25 jir ah balse aanay bulshadu aqoon badan u lahayn waxay kow ka ahaayen asaaska kooxda Horseed ee Xoogga Dalka oo ka dhalatay isku darka kooxihii Booliska iyo kubadda cagta. Sanadkii 1973, wuxuu ahaa markii koowaad Yaasiin Axmed Digfeer uu ka soo muuqdo riwaayaddii ‘Ugub Jacayl Iyo Af Kala Qaad’ ee uu alifay nin caan ku ahaa magaca Ina Baaruud. Maxamed Warsame Aw-gabal Maxamed Cadde (Jubba) oo ka tirsanaa Idaacadda Raadyaw Muqdisho muddana ku noolaa Hargeysa oo loo xushay xayeysiinta Hoteelada Curubo iyo Jubba ayaa markii uu riwaayaddan oo ay ku jirtay heesta ‘Digfeer Aawadaa Galay’ ama ay dadka qaarkood u yaqaanaan ‘Dayaxiyo Cadceedaa, Dorraad Layga Yeedhay’; wuxuu Maxamed Warsame ku naanaysay Yaasiin Axmed Goox magaca Digfeer ee heesta ku jiray. Maxamed Warsame Aw-gabal Maxamed Cadde (Jubba) wuxuu ku dhintay dagaaladdii Sokeeye ee Soomaaliya. Digfeer oo muddo kooban ku noqday nin fanka Soomaalida dhexdiisa caan ka ah sidoo kalena noqday macallimiinta kooxdiisa Horseed, waxyaabaha la aamisanyahay in suugaantiisa ay soo shaac saartay waxa ka mid ah ilaa afar heesood oo uu u dhiibay Abwaan Nuur Jiis oo madax ka ahaa Maxakamada Gobolka Hiiraan, heesahaas oo uu Abwaanku kaga cabanayey haweenay uu qabay. Heesahaas waxaa ka mid ah: 1. Heesta Sagal oo markii hore ahayd Sahra xaaji Xalwaay. 2. Saaxiib miyaan nahay, iyo heesta 3. Rugta saxada wacanee Baladweyn salkeedaa Rabbi kugu sameeyee Sawjadii naftaydaay, Sahraay waan ku sugayeey Qisadan Abwaan Nuur oo bilaabmatay 1973 in muddo ahna socotay ayuu Abwaan Nuur Jiis waxa uu saluugay fariimahan uu dirayo iyo falcelinta ka imanaysa oo aanu midho dhal u arkin, waxaanay taasi sababtay in Abwaanku uu Buula-Xaawo ku xidhxidho qaar fannaaniin kooxda Horseed ka tirsan oo uu Digfeer-na ku jiro. Muddo ka dib Abwaan Nuur wuxuu u soo wareegay Muqdisho halkaasi ayay Digfeer wakhti ku sii wada qaateen, inkasta oo la sheego inaanay xilligaasi Haweenayda iyo Abwaan Nuur lamaane ahayn balse weli waxa aad u xooganaa jacaylkii uu u qabay. Digfeer oo u sheekeeyey saaxiibkiisii rumaad ee Aadan Cabdi (Aadan Goobbe) oo ay ka wada tirsanaayeen kooxdii Horseed oo anigana sidoo kale ii sii sheekeeyey, ayuu Digfeer ku yidhi “Mushkiladaha I haysta waxaa ka mid ah, in hees kasta oo aan qaado, dadku waxay leeyihiin waxay ku saabsantahay arintii Nuur iyo marwadiisa, aniga xattaa kuwa igu saabsan dadku waxay moodayaan uun in aan Nuur ka hadlaayo”. Balse dhinaca kale, Digfeer laftiisa waxa soo foodsaaray jacayl xooggan oo markii dambena uu u gardhiganayo xaaskiisii waana ka mid ah marka uu ku heesayo “Ma Markaad Gaajootaada, Garabba Maalin Dubataa” arrintaasi oo ku saabsanayd dood uu ka qabay qaab daranka qoyskiisa. Isla Ayaamihii fanka ee Digfeer, Habeen ku jiray sannadkii1981 iyada oo Muqdisho la joogo waxa goob ay ku sugnaayeen qaar ka mid ah Hoboladii Horseed ugu yimi nin dhallinyaro ah oo ka soo safray Galgaduud, Badhtamaha Soomaaliya, ninkan wuxuu ka cabanayey gabadh ku ballan furtay oo ay jacayl wadaag ahaayen isla markaana barbaarta facooda ahi ay isku ogaayeen. Ninkii markuu sheekeeyey wuxuu xusay in gabadhaasi ay nin kale ka raacayso oo markaasi isaga ka dhaqaale roon. Abwaan Aadan Cabdi Axmed (Aadan Garaash) oo dadka badankoodu ku garan karaan gabaygii ‘Toosi Luquntaada’ ayaa u alifay heesta Burji iyo Nasiiblaay oo ay ereyadeeda ka midyihiin: • Waxaan baaq u dirayaa • Tacsi ugu bun dubayaa • Jacaylkeeni barigii • Barbaartii wax ka ogayd • Ee Gelinsoor bankiisiyo • Baadiyihiisa laga helo • Beel guba inaad tahay • Iyo beeni raad ma leh! • Na dhex marin bariidadu • Ilayn waan is baranee! Heestii ayuu Digfeer qaaday, waxaa laxanka wada saaray C/qaadir Leyloon, Aadan Goobbe iyo Yaasiin Axmed Digfeer oo dhammaan ka wada tirsanaa kooxda Horseed. Heestan mar dambe isna waxa qaaday C/qaadir Jubba. Mar kale 1982, Digfeer iyo kooxdiisii Horseed oo Hargeysa geeyey riwaayaddii ‘Wakhti Iyo Waalli Jacayl’ oo uu alifay Abwaan Bashiir Salaad, wuxuu ka warhelay inay Hargeysa timi xaaskiisii oo uu sidoo kale uu ka dhexeeyo jacayl xooggani balse khilaaf ku kala maqnaa . Digfeer wuxuu codsaday in la fasaxo isaga oo sheeganaya inuu xanuusanayo balse waxa ka diiday taliyihii kooxda inkasta oo ay fasaxeen dhammaan hoboladii kale duwanaa ee ku jiray Horseed safarkana ka mid ahaa. Digfeer oo cabiraya fasaxa loo diiday, isaga oo la hadlaaya taliyihiisii, wuxuu ku heesay ‘Anna waa lay sitaa , Adna waa kuu subax wanaagsan, Wakhtiguse mooyi si uu noqon’. Digfeer, heeso badan ayuu noloshiisa ku cabiray waxaana ka mid ahayd heesta ‘Haddii Geel La Kala Dhaco’ oo uu kaga hadlaayey mar uu gabadh uu calmaday weydiistay qoyskooda balse hayb ahaan loogu diiday. Wuxuu si farshaxannimo leh ugu doodayaa in haddii dadka dhib kasta dhexmarto in laga wada xaajoodo oo arrinta gar lagu dhammeeyo, balse isaga tiisa gef laga galay haddiiba loo diiday inuu ka gardhigto gabadha uu caashaqay ee loo diiday. Xiliyadaasi Fanka Soomaaliyeed, muddo dhawr sanno ahba gudahooda waxa la samayn jiray qiimayn ku saabsan tayadiisa, waxaana qiimayntaasi samayn jirayn uun fannaaniinta dhexooda. Sannadkii 1983 waxa la abaabulay qiimayn ku saabsan fannaanka ugu wacan heesaha calaacalka ah (Cataw) luuq ahaan iyo laxan ahaanba, labadiiba waxa lagu maamuusay Yaasiin Axmed Digfeer. Mar kale sannadkii 1983 debaal-deg aroos oo loo samaynayey Col. Axmed Cumar Jees isla markaana uu hab-maamuuskeeda lahaa Madaxweyne Maxamed Siyaad oo si gaar ah ay saaxiib u ahaayeen walaalkii Maxamed Cumar Jees, waxa la isugu yeedhay intii u mudnayd shantii kooxood ee Waaberi, Onkod, Halgan , Heegan iyo Horseed. Xafladdii waxa furay Aabihii fanka Soomaalida, C/laahi Maxamed Maxamuud (Qarshe) oo qaaday heestii ‘Dhalintii Waddankaan Nahay’ ka dibna, safbaa la mariyey qof kastaana wuxuu qaadayey hees kabankana wuu dhiibayey, waxaana goobta yaallay ilaa afar kaban oo la soo xulay. Waxay soo gaadhay Yaasiin Digfeer, waxa uu qaaday heestii ‘Kaalay Kaalay Kol Ii Imo’, dadkii goobta joogay oo ka badnaa 300 oo qof way diideen in Digfeer Kabanka wareejiyo, sidii ayaanu saddex heesood oo kale ku qaaday. Waxyaabaha gaarka u ahaa Yaasiin Digfeer waxa ka mid ahaa in uu kaalinta koowaad kaga jiray Billadda Tumista Heesaha Fudud (Saambo/Jaas) waxaana la sheegaa inaanu jirin qof sidiisa u tumay inta la ogyahay Fanka Soomaaliyeed. Markii ay soo baxeen heesaha ku jiray riwaayaddii ‘Dab Jacayl Kari Waa’ sanadkii 1974 ee Abwaan Xasan Ganey ee aadka loola dhacay laxamadii uu heesahaasi saaray Axmed Nuur Jaangoo, ka dib Jaangoo wuxuu noqday nin aad loogu tixgeliyo laxan samaynta, balse waxaa xusid mudan Jaangoo laxan muu samayn jirin Digfeer oo la jooga ixtiraam aawadeed. Burburkii Soomaaliya ka dib, Digfeer waxa uu inta badan ku noolaa magaalooyinka Jigjiga iyo Jabuuti. Digfeer waxa uu magaalada Hargeysa ku geeriyooday sanadkii 2002-dii. Alle ha u naxariisto WQ: Cumar Cali Xasan - Seerbiya Muqdisho, Soomaaliya 29.12.2018
@hafsoquruxo21
@hafsoquruxo21 4 жыл бұрын
Thanks waxa laga yaba qoralka ina dhib uso marti 😋😮
@gofadhelyrics7037
@gofadhelyrics7037 4 жыл бұрын
walaal taariikhdiisa waxaan kasoo xigtay cumar seerbiya nin uruuriya fanka soomaalida weeyaan
@ustaadsaqaawe8498
@ustaadsaqaawe8498 3 жыл бұрын
M.a baaba digfeer alle ha u naxriisto waa fanaanka qudha ee aan ugu jeclahay allaa yarxama
@hanadmahad5294
@hanadmahad5294 3 жыл бұрын
Thanks msul
@bashiircawil6063
@bashiircawil6063 3 жыл бұрын
Thanks wllo aad bad umahadsanthy wanaan dhamaysany
@Sharkou_Nuh
@Sharkou_Nuh 2 жыл бұрын
Midaan daawadoo kale dunidaba ma joogtee Meedey Dahabadeydii! GREAT SOMALI ARTIST. REST IN PEACE💚
@user-Abdifitah
@user-Abdifitah 6 ай бұрын
Still listening 1 February 2024😢
@abdirahmanabdirazak3466
@abdirahmanabdirazak3466 5 ай бұрын
Somali ku hadal sxb
@user-Abdifitah
@user-Abdifitah 5 ай бұрын
@@abdirahmanabdirazak3466 is it problem if I use these language bro
@FAISALJIMALE
@FAISALJIMALE 4 ай бұрын
Like me still lestening😂😂😊😊
@ayanna_mx4613
@ayanna_mx4613 3 жыл бұрын
2020 end kiisi bn daawanya old is gold Allah haw naxriisto abwaan digfeer😭💔
@nasteexonalkaaduunyada1346
@nasteexonalkaaduunyada1346 3 жыл бұрын
Ilaahey ha unaxariisto Yaasiin axmed Digfeer🤲
@queenofmavia6090
@queenofmavia6090 3 жыл бұрын
Aamiin
@qali7159
@qali7159 Жыл бұрын
Amiin illahaya haku naxristo
@suleimankeydaud9807
@suleimankeydaud9807 Ай бұрын
Still 27/6/2024 like isar❤❤
@AbdiMalik-hm7tz
@AbdiMalik-hm7tz 5 ай бұрын
Still listening mar 8 / 2024
@coman4671
@coman4671 3 жыл бұрын
old gold digfer inan aan taageri jiray allaha una xariistee janada fardoowso allaha ka waraa biyo
@cismaanxasan786
@cismaanxasan786 4 жыл бұрын
Waan ladhacay heestii form borama
@dhawrsaninaawke5690
@dhawrsaninaawke5690 17 күн бұрын
Ilaahow isii qof I jecel oo igu faana❤
@Abdulahi22222
@Abdulahi22222 4 жыл бұрын
Walee dayta manta mid aan daawadaa helay ❤❤✅✅✅🤴🇸🇴Jacaylkii cilmi dilay Igu dooganaayoo dadka kale ma aadee anigaa la iga dabariday.
@suleimanahmed5366
@suleimanahmed5366 Жыл бұрын
ALLA KABAX |☆ DAYAXA IYO CADCEEDAA DORAAD LA IIGA YEERO DARUURA KORKOODAA DURBAAN LA IIGA TUMAYEE . ☆ ☆DARIIQAAN TALAAB-TAA DABAYLIHII JACEYLKAA IGU SOO DAGAAYOO DARIS AANU NOQONEE ☆.| ❤🎻 BIG LEGEND | AXMAD YAASIIN DIGFEER. | ❤🔥
@Hanad_adam
@Hanad_adam Ай бұрын
Old is gold 🎉❤
@khaalidjamaal4149
@khaalidjamaal4149 2 жыл бұрын
Kabanka waxa ku farayaraysanaya ustaadki wayna jiim sheekh muumin alle haydin naxariisto labadiinaba dhawan ayu jiim dhintay
@abdirisagabdigder7300
@abdirisagabdigder7300 4 жыл бұрын
hadaan fanaan noqolaha heestaan kalaan qaadi lahaa
@IsmaelAbdourahman-zn8bt
@IsmaelAbdourahman-zn8bt Жыл бұрын
Hesahan oo kale maarkan dhagesto waan giiroda walahi 😢😢❤
@ridwaancabdirixmaan6031
@ridwaancabdirixmaan6031 Жыл бұрын
heestan qiso aniga igu dhacday ayay ka turjumaysaa anigoo schoolka sare dhigta ayaan inan jecladay inanta reerkodu reer ladan oo lacag haysta ayay ahayeen ana noloshaydu meel iska dhexe ayay ahayd inantii si xad dhafa ayan ujecladay xataa heer waxan gaadhay aan exemka aan kaalinta shanaad soo galo anoo markii hore exemka schoolka oo dhan ugu sareyay noloshayda way is bedeshay inantiina way igu gacan saydhisay ilaa maanta ma iloowo si kastoy ii xumaysay hadh iyo habeenba wan uduceeya gabadhaas
@Cabdi.carab.sooyaal
@Cabdi.carab.sooyaal Жыл бұрын
Nacala kugu yaale ma qisadaada ayaanu noogu kor sheeke oranay kkkkkk
@user-sf5tu5gz2p
@user-sf5tu5gz2p 10 ай бұрын
Wallaahi walaal nin gobeedka la sheegaaba waaa adiga oo qudha maan shaa allah caqli ayaa ku dhaaftay facaaga ee baara kallaah huuno macaan ❤❤
@hanadabdulkadir9454
@hanadabdulkadir9454 Жыл бұрын
Woow 2023 ayaa weligey heestan maqley wana ka helay 🎉❤
@aboubakarhassan7670
@aboubakarhassan7670 19 күн бұрын
Mon pays 🇩🇯one love 2024
@saifmohammed1646
@saifmohammed1646 4 жыл бұрын
hadaan inyar miraha kaa saxo walal halka aad tidhi: Anoon duunyo xoolaad Midna ii dareerayn Waxaad ka odhanlahayd : Anoon duunya xoolaad Deexna ii dareerayn aad baan kaaga mahadcelinaya sida wacan eed uqortay miraha
@gofadhelyrics7037
@gofadhelyrics7037 4 жыл бұрын
Adaa mudan walaal saif waadna mahadsantahay sixitaankaaga
@user-rd7cl3pq3w
@user-rd7cl3pq3w 2 ай бұрын
Yaa dawanaya 2024 me
@zakboy6538
@zakboy6538 2 жыл бұрын
2022/4/25 baan daaawanaya yaa salaam alla yarxam digfer
@najaxahmed1358
@najaxahmed1358 2 жыл бұрын
Hadan dhegeysanyaa aniguna kkkkkkk
@zakboy6538
@zakboy6538 2 жыл бұрын
@@najaxahmed1358 waaad iga yara danbysaaaa
@user-ul8fe1cm5e
@user-ul8fe1cm5e 5 ай бұрын
Kaban kaan jiimi shekh muumin miyaa tumay❤ sidaan dareemayo gacantiisa ayaan ka dhadhan sanayaa
@MohammedAhmett
@MohammedAhmett 2 ай бұрын
team digfer like sara
@abdihafiiid...............2008
@abdihafiiid...............2008 2 жыл бұрын
Waa heesti u magaca caan baxay kula baxay . Anigana xasus gooni ah I ah . Amase daalay oo dhacay Digfeer aawada galay..
@khader3888
@khader3888 5 ай бұрын
Still feb/17 /2024😢
@naajudahir220
@naajudahir220 9 ай бұрын
Malin talaada ah o ay ku began tahay 12:7 / 31/10/2023 jawiguna u yahay mid robed ninkeyga o iga fog ban dhagesanaya ilahay haisu kaayo daayo hana isu kaaya keena jacaylkenana rabi hano siyadiyo awlaad baariyana hana siya mcn aduunka ayan ku jeclahay ❤
@KhadarZero100
@KhadarZero100 6 ай бұрын
Meeshad jogtana ku dar tarkhda hadgu hafine😂😂
@bashirosman3386
@bashirosman3386 7 ай бұрын
Waa heestii uu magaca digfeer kula baxay ahun
@nasimoshiikh3482
@nasimoshiikh3482 4 жыл бұрын
Thanks Ina heesta o kaban ah so deyso
@gofadhelyrics7037
@gofadhelyrics7037 4 жыл бұрын
maxaa tidhi walaal nasimo si fiican kuumaan fahmine
@nasimoshiikh3482
@nasimoshiikh3482 4 жыл бұрын
Thanks heesta o kaban ah
@gofadhelyrics7037
@gofadhelyrics7037 4 жыл бұрын
@@nasimoshiikh3482 oky walaalo
@cabdikariincawil5644
@cabdikariincawil5644 4 жыл бұрын
hees macan iga,dheh
@abdallaalhadi32
@abdallaalhadi32 Ай бұрын
2024 bisha 6aad 16 hbn axada sacaDu thy 2:00pm berina ciid carafo ay thy jawiguna ad umacanyhy feeto7 iyo kaligey meel cidlo ah hees iyo badh
@apdirahman1433
@apdirahman1433 5 ай бұрын
Old is gold 🪙 wlhi 😢❤
@sharmopoy6225
@sharmopoy6225 5 ай бұрын
Absolute
@Nastexo996
@Nastexo996 5 ай бұрын
1 march Friday 😢❤❤❤
@lawyeryahyeabdiabdilahi677
@lawyeryahyeabdiabdilahi677 Ай бұрын
Inta ila dhageysanaysa caawa oo kale 27/06/2024 2:30 habeenimo oo Arbaca ah like soo dheha ❤
@cilowali4662
@cilowali4662 Жыл бұрын
Midaan daawado kle Dunidaba ma joogtee Meeday dahabadeydii Meeyday dahabadeydii Hee xigmadeysan wye wlhi 🩸❤️📞 Music kawa daran ax ax🎵
@nuuraalidhahar522
@nuuraalidhahar522 5 ай бұрын
Still listening 5 march 2024😢
@saedhassanabdirahmaan6327
@saedhassanabdirahmaan6327 Жыл бұрын
Murti iyo heeso waa kuwii hore💯✅
@kawsarhenna8695
@kawsarhenna8695 4 жыл бұрын
Axyaa hees xigmadaysan
@ahmedhassan8584
@ahmedhassan8584 4 жыл бұрын
Old ıs gold
@ronniecastiel6970
@ronniecastiel6970 2 жыл бұрын
i dont mean to be so off topic but does anybody know of a method to log back into an Instagram account? I somehow forgot the account password. I would appreciate any tips you can give me.
@nimomohamud-vl7yy
@nimomohamud-vl7yy 4 ай бұрын
True
@playRidwaan
@playRidwaan 4 ай бұрын
Still listening 11 March 2024
@yahyahassan274
@yahyahassan274 4 жыл бұрын
Halaa waleee waxba ka dhacay.
@mukhtarcayngal1973
@mukhtarcayngal1973 2 жыл бұрын
Old song 🎵 is gold ✨ 👌
@Aminsom
@Aminsom Жыл бұрын
Heesahaan oo kale markan dhagesto waxaan igusodhaco waaagi aan yaraa iyo wadanki dhulkii aaan ka imaaday 😢
@rakipapdi2780
@rakipapdi2780 3 жыл бұрын
Thinks licrks
@zakariyelaala6348
@zakariyelaala6348 Жыл бұрын
11/30/2022 kaliya 2023 waxaa inooga hadhzan 30 malmood oo qudha
@keyow6048
@keyow6048 6 ай бұрын
Best song all time somali songs 💆🏾🔥🔥
@mandekmohamudosoble6788
@mandekmohamudosoble6788 5 ай бұрын
Hees iyo bar❤😢
@FAISALJIMALE
@FAISALJIMALE 4 ай бұрын
Still listening 01/04/2024
@nimcohappy5466
@nimcohappy5466 4 жыл бұрын
I love guitar❤❤
@cabdicasis3649
@cabdicasis3649 2 жыл бұрын
Asc
@cabdicasis3649
@cabdicasis3649 2 жыл бұрын
Asd
@ClcasiisRoberto-ip6rg
@ClcasiisRoberto-ip6rg Жыл бұрын
Hètaan wan ku marqamaa marka aan u jabanaynayo❤❤❤
@muhamedaaaminandirahmaan7377
@muhamedaaaminandirahmaan7377 3 жыл бұрын
Axsan hees digfer ala yarxam
@MohammedAhmett
@MohammedAhmett 2 ай бұрын
digfer❤❤❤❤
@AbdirahmanYuusuf-cq2zh
@AbdirahmanYuusuf-cq2zh 4 ай бұрын
Habeen arbaca ah ramadan 2024 bishi 4aad 3diidi mirqaanku igu baxayo 🥹🙂‍↕️
@sheeylong9946
@sheeylong9946 4 жыл бұрын
Heestan 2001 ban ku qaayi jiraay aniga iyo saxibkay....wa an bosaso ku sugneen
@gofadhelyrics7037
@gofadhelyrics7037 4 жыл бұрын
dhal murqaan
@aminmohammed5994
@aminmohammed5994 4 жыл бұрын
Wrya sheey luuga dheroow..wa ikana haqay.....raaag kala dhumaay wrya wayuhu xagu ku dhigaay
@abdiazizyaano8001
@abdiazizyaano8001 10 ай бұрын
Dururaha korkooda gurbaan laiga tumaayaa 2023❤
@marwomohamed9816
@marwomohamed9816 Жыл бұрын
Old is gold ❤😢
@4ktmakaveli130
@4ktmakaveli130 2 жыл бұрын
Old is gold
@RoodaAbdiHassan65
@RoodaAbdiHassan65 8 ай бұрын
Favorite song 🎵 💕
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 7 ай бұрын
Kabankii ustaad jiim ayaa so dhadhamaya allha unaxristee😢 Heestan waxan ku dhagaystay habiin 12:00 marayso waa midnight Kaso horjedka hospital digfer xaafad la dhoho ciiso qodax rer hodan ayaa yaqaan dadba umaleya ina qayilayay balse waxa i hyayay buuq ama stress markii aan murug ama jaam galo waxa dhageysta sedex fanan midkood muse ismail qalinle, cumar dhuule , digfeer sedexdaba allh unaxristo waxaan kuso maray waqti badan oo xaladuhu igu adkayeen maqaalkan ina so dhereyo waa jecla lakiin waxan idinla wadagay nuxurkii shekada noloshu waa halgan Markaa oo kale waxa odhan jidhay Meeday anfacdeydii?🙏
@ApokorAbdirisaaq-fn9if
@ApokorAbdirisaaq-fn9if Жыл бұрын
Heesi waa heesihii hore dadna waa dadkii hore maleyla qabaa midaas😊😊😅
@user-bf4fu8ij2p
@user-bf4fu8ij2p 2 ай бұрын
Wali 2024/5/17 Dawanayaa
@ibrahimmohame7520
@ibrahimmohame7520 2 жыл бұрын
2022 who listening 🎧
@abdulahiholand4022
@abdulahiholand4022 3 жыл бұрын
Kabanka yaa garaacaya.. Cajiib yaa cajiib.. Jacayl daalan oo culus,, igu daadi dhagaxuun
@muusiga
@muusiga 2 жыл бұрын
Jiim sheekh muumin baa tumayaa kabanka
@cabdikariincawil5644
@cabdikariincawil5644 4 жыл бұрын
hees macan runti
@haldoortube1824
@haldoortube1824 Ай бұрын
Dayaxa iyo cadceeda
@FitirYare
@FitirYare 5 ай бұрын
Meday dahabadeydii😢
@xasanaxmed8688
@xasanaxmed8688 Жыл бұрын
Ale ha unaxariisto lkn heestu inaba caadi mahaa😍☑
@AbdirahmanOsmanabdullah
@AbdirahmanOsmanabdullah 6 ай бұрын
Dahab caanaheeda wow❤❤
@AbdirahmanOsmanabdullah
@AbdirahmanOsmanabdullah 6 ай бұрын
Kabanka yaa tumay digfeer,nooshhega
@Ahmet_zhukri
@Ahmet_zhukri 5 ай бұрын
Waa isla isaga wll xeel-dheere kaban buu ahaa🫡🎸
@shahwahshabalaas9030
@shahwahshabalaas9030 2 жыл бұрын
Wow 😍
@mssamiishamssamiisha6307
@mssamiishamssamiisha6307 14 күн бұрын
July 2024😂❤
@ZacduushAdanibrahimSacdu-wb4ox
@ZacduushAdanibrahimSacdu-wb4ox Жыл бұрын
Dhageysigeeda kamadalo🥰
@mahadfantaastic6274
@mahadfantaastic6274 5 ай бұрын
7 m7rch 2024
@aflaamhindiCusub
@aflaamhindiCusub 2 жыл бұрын
2022 yaa DaawanaYa
@ismaelomar8211
@ismaelomar8211 Жыл бұрын
Waaaaaa bien bien
@mohamedosmaan1112
@mohamedosmaan1112 Жыл бұрын
2023❤️‍🩹 like saar haday tahye hestada 😊
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 6 ай бұрын
#LyricsSongDAYAXIYOCADCEDAA #Page1 Dayax iyo cadceeddaa Dorraad Layga yeedhoo Darruuraha korkooddaa Durbaan Layga tumayee #MUSICWarmaxaadTidhi Dariiqaan ka Laabtanna Dabaylihii Jacaylkaaaaa Igu soo deggaayoooooh Derris aanu noqoneeeee Middaan daawadoo kale Dunnidaba ma Joogteee Meedday dahabadayddii Meeday dahabba dayddii Wallee dayrta maanta ah Ama daawadaa heLLay Amase daalayoo dhacay DIGFEER Aawadaa galayee EEEEEEEEEEEEEEEE-EEH #Page2 Anoo duunyo xoollaad Deex-nna ii darreerayn Jacayl daalanoo Culus Ugu daadi dhagaxyooh Wax kaleeto daayeeeee Dahab caanaheeddaaaa DACAR ii dhadhamayoo Dibnahaba Ma Saarreee Middaan daawadoo kaLe Dunnidaba Ma Joogteee Meedday daha-bbadaydii Meedday dahaba-dayddii Wallee dayrta maanta ah Amma daawadaa heLLay HOOOOOOOOOOOOOY AMA daawaddaa HeLLay Amase daalayoo dhacay DIGFEER Aawadaa galay #Page3 Intaan dumar Jeclaaddaan Dookhu igga habbaabooo Sidda aan dar darranahay Iska dabba warreegteeee Jacaylkii Cilmi-ba DILLA IGU Dooganaayoooooo Dadka Kale ma AADDEE Annaa Layga dabba ridday. __________________________ HEES XUSID MUDAN OLD IS GOLD Heestan waxa curinteedda Lahaa Abwaan Ahmed Ismail Baaruud 1973 Laxankana iyo Luuqdana waxa Saaray Ustaad SaaxiibuL Masraxiya AHMED YAASIIN DIGFEER AHUN.
@biintumusebiindhe7191
@biintumusebiindhe7191 2 жыл бұрын
29/8/2021
@apdishakurmahmoud4523
@apdishakurmahmoud4523 2 жыл бұрын
Amse awada galay
@cilowali4662
@cilowali4662 Жыл бұрын
20222//. 3November sacadu waa. 4:2 glb ah qamiis ah😢❤
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 Жыл бұрын
Ano mobilkayga ku haysta maxan uga so dhagaysta KZbin-ka wa amar Alle ?? I love you ban ahay kkkkk
@jabarkuson2241
@jabarkuson2241 Жыл бұрын
Hesta fuur nyw download ufuuur deee
@nasimoshiikh3482
@nasimoshiikh3482 4 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️
@cshakuurkhadar6504
@cshakuurkhadar6504 2 жыл бұрын
𝐀𝐬𝐠
@khadarbiixi8201
@khadarbiixi8201 2 жыл бұрын
Khadar biixi
@ibraahimosman2696
@ibraahimosman2696 Жыл бұрын
Noofur zxb aa degsanee
@Wizard_x10
@Wizard_x10 2 жыл бұрын
❤🏅🔥
@hamdiabdirahman4712
@hamdiabdirahman4712 2 жыл бұрын
nin adag
@iqruushbea5950
@iqruushbea5950 2 ай бұрын
❤❤❤
@YasmiinAxmed-ir3me
@YasmiinAxmed-ir3me 9 ай бұрын
Rr❤
@ClaahiCali-hn8us
@ClaahiCali-hn8us 4 ай бұрын
2024
@AbdirahmanOsmanabdullah
@AbdirahmanOsmanabdullah 6 ай бұрын
Heestan Ma maqlikaro waxasameeyay gudhugudhu lol ,dahab caanaheeda nin kiigaranayaa
@MohammedHassan-wf5sq
@MohammedHassan-wf5sq Жыл бұрын
Waxayka miidtay heesah ikadoqag
@biladaquruxda1986
@biladaquruxda1986 Жыл бұрын
💔😭
@NimcoAbdi-ri8jd
@NimcoAbdi-ri8jd Жыл бұрын
Nimco abdi
@kelakaka8104
@kelakaka8104 7 ай бұрын
Old🥹❤️
@AbaaBala-nk2je
@AbaaBala-nk2je 6 ай бұрын
2024 😂
@mohamedhassannour6400
@mohamedhassannour6400 4 жыл бұрын
walaal halkaa aad tidhi walee daryta maantaa mid aan daawadaa helay waxa weeyi walee dayrta maantaa ama daawadaa helay amase daalay oo dhacay dig-feer aawadaa galay mahadsanid
@gofadhelyrics7037
@gofadhelyrics7037 4 жыл бұрын
Mahadsanid walaal mohamed.
@qaadiroyusuf406
@qaadiroyusuf406 2 жыл бұрын
Www 2021
@ciisexasan2445
@ciisexasan2445 Жыл бұрын
😢😢😢😢❤❤
@cabdicasiis6864
@cabdicasiis6864 2 жыл бұрын
@ Gofadhi sxp mcn noo fur de
@gofadhelyrics7037
@gofadhelyrics7037 2 жыл бұрын
maxaan walaal noo furaa i fahansii
@cabdicasiis6864
@cabdicasiis6864 2 жыл бұрын
@@gofadhelyrics7037 download ka pro
Shimbiryahow dabaylaha lyrics || Hanuuniye
5:03
Gofadhe Lyrics
Рет қаралды 107 М.
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 68 МЛН
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 5 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 18 МЛН
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 2,3 МЛН
Digfeer iyo Sahra Ilays (Haaygu nicin hanti la'aan)
9:53
Duul Media
Рет қаралды 4,6 МЛН
Go'e Halaq Miyaa Tahay lyrics | | Khadra Dahir Egeh
6:30
Gofadhe Lyrics
Рет қаралды 351 М.
Faysal Muniir Heestii Dayaxiyo Cadceedaba Lyrics 2019 BY ILKACASE LYRICS
6:34
AXMED YAASIIN DIGFEER ( HADII GEEL LA KALA DHACO ) HD OFFICIAL
9:20
ARDAA MEDIA PRO
Рет қаралды 1,5 МЛН
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,3 МЛН
DIGFEER IYO HEEESTII DAYAXIYO, CADCEEDAA
5:36
HAL ABUUR CYC
Рет қаралды 596 М.
Yassin Axmed Digfeer |  Buugii Sirta | Biir
6:29
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 1,3 МЛН
KeshYou x Snoop Dogg - Forever Sunday (Official Music Video)
3:06
BM PRODUCTION
Рет қаралды 235 М.
Sevinch Ismoilova - Ustozlar qo'shiqlaridan popuri (Xorazmcha)
6:15
Sevinch Ismoilova
Рет қаралды 1,2 МЛН
BYTANAT - ҚЫЗҒАЛДАҒЫМ
2:24
BYTANAT
Рет қаралды 433 М.
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 30 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 12 МЛН